- 7
- 424 200
abdirahim salaad
เข้าร่วมเมื่อ 7 มี.ค. 2015
วีดีโอ
Mijn diavoorstelling
มุมมอง 569 ปีที่แล้ว
Ik heb deze video gemaakt met de TH-cam-functie voor het maken van diavoorstellingen (th-cam.com/users/upload)
Maxamed Bakaal Cirro (KASHAAN DHAYAAYEY) New Song 2014
มุมมอง 399K9 ปีที่แล้ว
Maxamed Bakaal Cirro (KASHAAN DHAYAAYEY) New Song 2014
Maxamed Bk hees cusub aabo best song 2015
มุมมอง 2.3K9 ปีที่แล้ว
Maxamed Bk hees cusub aabo best song 2015
Qalbiyada dhaawacan unba fahmi kara
Heestan waxaan aad u dhagaysan jiray zaxipkey barigaa uu xanuunkaa dareemayey . Ka dib mudo ay sheeko wadaag ahayeen waxaa dhexmaray Qiso Jacayl oo cajiib ah balse aan waarin markii uu joogto noqday khilaaf iyo muran aan dhamaad lahayn wiilkii Wuxuu go'aansaday in uu joojiyo xiriirka buuqa iyo muranku hareeyey taasi oo lama filaan ku noqotay Gabadhii oo isku dayday in ay xal raadiso . Xalwalba oo ay keentay wuu diiday isagoo ku Adkaystay go'aankiisi maalintaas wixii ka dambeeyey waxaa ay go'aansatay in ay ka masayriso iyadoo xiriir la samaysay wiil kasta oo ay isu dhawaayeen ama asxaabtiisa ahaa in kasta oo uu dhibsan jiray wuu iska indho tiray marna kama aysan dareemin in uu dhibsanayo ficiladeeda walow aysan waxba ula harin oo ay ku dadaashay in uu ka qoomameeyo xiriirkii uu laalay . Sanado ka dib Gabadhii Waxaa soo wajahay duruufo adag iyo caafimaad daro iyadoo dalka dibadiisa u aaday caafimaad isla markaana bukaan socod ah lacagna aan haysan oo qaliin sugayo ayuu si lama filaan ah ugaga farxiyo lacag aysan filayn oo ka badan baahideeda caafimaad iyo danaheeda oo dhan markay xawilada tagtay waxaa ay la yaabtay badnaanta lacagta iyo soo diraha oo ah qof aysan waxba ka filayn. Waxaa ay ii sheegtay in ay ahayd Caawin la yaab iyo amankaag ah oo aysan marna filayn Waxay tiri ina rag marna lama suurayn karo waxaad kala kulmaysid waligay xumaantiisa mahane wanaagiisa kuma fekerin in uu guulaystana ma jeclayn balse caawintaas lama filaan ka ah oo anan ehel iyo qaraabo midna ka filayn waxay badeshay aragtidaydii Guracnayd waxaana Gabadhaha ku waaniya waligiin nin raga haysku ladina hana xumaynina si walba oo aad dhibaataysan waxay u badantahay in uusan idin ka ficil qaadan . Qofkii ku xumeeya in aad ka aarsatid waxaa khayr badan in aad wanaajisid . Mahadsanid.
18/5/2015 ayay ahad barigay dhibatadani ku dhacdey ninka
Xilkas salbukooy waaku salamay wll😂😊
Waan kaa qaday 😂😂😂
Waxan dhageysana habin axad ah 15 12 2024 ano waligey qalbi jebin qofna qalbi jibin lakin waxa tebaya boqoradii an nolosha kumidobi lehen lakin ila hada dad kama aqaan waxa rajeyna inan habinkan xasusa dono markan jana gashadii helo❤❤❤🎉
mararka qaar maku qabata Oohin aan indhaha ka iman oo aad sida ilmaha yar u oohin hiqlayso dareenka jacaylka qofki so maray unba kajwabi kara😢
Cishqigan madigan gurayn
From salax sanaag tiktok😢❤
Xaadir❤😂😂
💔❤️ Khamiis iyo hargeisa
noloshuba kuma siso waxad rapto allah qalbiga no adkeyoo
Xasuus wlh 2014 jceylkygi kowaad ba hestaan aad u dhgeyzn jiray😢
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
Wxan ku leyahy qqofkaan kala dhamanow dabadey alle noloshhada ha horumariyo ooh kuma tuso wax dhibaata ah mid an sidaad ih gashayy kuu gelin oh ku dhawra nolshada alle buuq ma tusoo waaxx ku dhibo kumma tuso rabi nooooli kulanntee nabadiin0😢😢😢❤
Anigu dareenka heestan ma cabiri karo wayo meelo badan ayayka hadlaysaa
Taariikhdu waa 18may 2024 waxaan rajaynayaa inan soo noqon doono aniga oo waxbadan oo goals ah xaqiijiyay insha allah markay taariikhdu marayso 18 may 2025 ❤❤❤❤❤
who listining 2024
👋
Never tied of listening 🎧
Listening 2024 🥹😭
23/4/2024🥹👋
🥹🥲💔
2020/10/15 waa malin an ilawi karin oo xasus ad uway igu leh waa malinti anjacyl is barnay ❤ maxan isku barnay blz qadar dhacy canan ma leh😢
30´3´2024 Midaan kal.kacylku luliin kaal iyo rab ku jeclyn Nafyahy kaliga haa sugiin 💔😭
Anigu Bogsaday Bann dhagaysanayya❤️😍
2024/2/17😢
Still I listen. 17/2/2024
2024/1/14😭💔
tue 6/2/2024 😢 still i listen
2024/5/2ayaan dhagysan hya ya kle dhagaysan hyo
5 Februar 2024 Waxan rajaynayaa anigoo bogsaday inaan soo noqon doono i.n 💔🙇🏽♀️
Walaal walahi wanka xumahay wanan kula dareemaya balse ogow dikriga inuu u horeeyo wxa qaluubta dajiya go,aan saxana naftada la gaadh
Beena maaha zhp xaga digriga badi zhp
2024 from qalbi🥺🫶🏿
2024 stiil 😂
2024 still😂
2024 😀
Jacylka imika joga waa danysi dacad hadad thy waa lugu tumanaya 12/6/2023 habenka wxn dareemy ilahy ayuunba og dacad hadad tahy waa lagugu tumanaya 😭💔 qofka qoralkyga arkow wxan kaga tagaya waligy qof ha jeclan hadad jeclatana intu u qalmo in ka badan ha siiin😭💔 wlhi waa iga wano
Walaalo wax walbo dhamaad beyleyihiin waan soowada marnay xaladaan waad kamaxeysaa adna insha alh 😢💔
😭😭waad ila aragty inaan qofna intu uqalmo inkabadan la jeclaan😭😭🥺
Marka realty kahadlo qofka Bila aadin wye lama jclado
😭💔
Diamond & Golden Melody 🌟 ❤️ 😎 👑 💎 ✅
Tim 10:38 2/2/24/ malin xasuus badan kasHaan dHayay bugzo😢
Dhegaysanaya 1_20_2024 😔
3_feb 2024 💔😢🖐
Dhagaysanaya 19/1/2024 maalin jimce ah galinkii dambe 16:53 degmada Ibraahim Koodbuur, Hargeisa gaar ahaan dugsiga Abu Hureira Secondary agtiisa. Heestan waxan dhagaysanayay tan iyo 2015 bishii 1aad oo inantii aan jeclaa igu wacad furtay oo aan meherkeedii uun maqlay😢. Jacayl aan si ruuxi ah u dareemo kaas baa iigu dambeeyay. Qofkii iga dambeeyow Ilaahay waxad jeceshay haku sahlo wllo.
ameeen wllo😢
Ameen dhamaantenba wll😢
Dumarka ma qiyano badno ee raga kala lacag badan❤
ILhayow Ada I baray Adan igala noqode qalbigyga ka masax❤️🔥😭 xasuusuhu waa cadabe 🥹🤲🏻 2019/2/14____2023/2/29😫💔 0:00
Legendary Hit 👑 Sentimental Talent 🌟 Heritage for Generations ✨
Hubaal kulankii ma jiro Ka kaaftoon hibashadoo Calafka kadabaa dhahoo Karaamada hayska lumin 😭😭😭❤️🩹
😢
😢
😢😢
Axyaa hees maxamed bakaal cirro wuu dareen hadley Runtii aniga jacayl wuxuu yahay waan aqaaan heestan markan dhagaystey wallahi holac ayaa ka shidmay qalbigayga "hubaal kulaanki ma jiro ka kafton hibashado calfka kadabo dhaho karaamada hayska lumin" 😞😭💔
Xanun waye qofkaa jeclayd markaa waydo runtii jacaylba waxa unacaysaa xasustisa illahow inta ila midka qalbiga u qaboji 🤲😔.....manta ay thy tariikhda 11/12/2023 😢i.a ano kaso kabtay dhawaca 💔inan soo boqdo rajenaa
Aamin walaaahay ilaahay qalbigeena ha dhayo intii la dhabar jabiyey 💔😞😭
@@MaxasmedAbdiamii wll qli😢
Ilaahay qalbiyadena hayno dhayo huuno😢🤲🏾
@@Munayo12 amiin
Amiin wll
Heees Jiidh LeH😢
Ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢
❤❤
Still 3/10/2023 hbn arbca so galyso salsani baxday 10:28😅
Still i listen 01_10-2023
15/9/2023
2023/8/22 1:33Am still kashaan dhayayaay bogso😢