- 71
- 43 185
Abdalle Mumin
เข้าร่วมเมื่อ 20 ส.ค. 2021
Freelance journalist passionate mainly about human rights in Somalia and East African region.
Baraarug Podcast - Episode #5: Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo caqabadda helitaanka shaqooyinka
Baraarug Podcast - Episode #5: Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo caqabadda helitaanka shaqooyinka
#Baraarug #Somalia
#Baraarug #Somalia
มุมมอง: 9
วีดีโอ
DHAANTO 2025: Gabdhaha Saransoor
มุมมอง 20K21 วันที่ผ่านมา
Hoy, sidii seymo roob sagal u ekeey, Samaan badaney, adaan ku sitaa. Hoy, sidii suntii baad na saaqdeen, Gabdhaha Saransoor, samaan badanaa! (Ereyadii: Axmed Qeys)
Women Job Seekers in Somalia: Overlooked Challenges in Public and Private Sectors
มุมมอง 2821 วันที่ผ่านมา
In Somalia, women job seekers and interns in both public and private sectors face similar challenges in environments often overlooked by mainstream reporting. Sexual harassment, lack of fair compensation, denial of rights, and other violations remain alarmingly prevalent.
Skills gap and gender barriers in Somali job market
มุมมอง 1128 วันที่ผ่านมา
Youth in #Somalia face various challenges when searching for jobs as access to employment opportunities becomes limited and lack of skills affects educated youth. Some women are affected by incidents of sexual harassment in the workplace, and many of them are met with rejection due to the cultural norms. It is important that women have a support mechanism amongst them. In today’s program, we sp...
Cabdikariim Cabdisalaam, Guddoomiyaha Iftiinka #Mudug oo sharaxaya tacliinta gabdhaha Somalia
มุมมอง 16หลายเดือนก่อน
Cabdikariim Cabdisalaam Maxamed oo ah Guddoomiyaha Iftiinka #Mudug ayaa sharaxaya tacliinta gabdhaha iyo wiilasha ee ka jirta Soomaaliya. Dhaqanka Soomaalida muxuu u arkaa haddii gabar ku shaqeysato farsamada gacanta sida korontada, rinjiyeynta iyo dhismaha? #baraarug #baraarugeena #codkeena
BARAARUG PODCAST #EPISODE 3: Xuquuqdeena, Mustaqbalkeena, Hadda!
มุมมอง 20หลายเดือนก่อน
BARAARUG PODCAST #EPISODE 3: Xuquuqdeena, Mustaqbalkeena, Hadda! Tebinta: Anfa Aden Abdi. #baraarug
Dood: Caqabadaha caddaaladda Puntland iyo xuquuqul insaanka
มุมมอง 12หลายเดือนก่อน
Dood: Caqabadaha caddaaladda Puntland iyo xuquuqul insaanka. #Garowe #SJS
Qeybta 2: Dooda maalinta xuquuqda aadanaha, xorriyatul qawlka.
มุมมอง 3หลายเดือนก่อน
Qeybta 2: Dooda maalinta xuquuqda aadanaha, xorriyatul qawlka.
Qeybta 1: Dooda maalinta xuquuqda aadanaha, xorriyatul qawlka
มุมมอง 3หลายเดือนก่อน
Qeybta 1: Dooda maalinta xuquuqda aadanaha, xorriyatul qawlka.
Xildhibaan Cali Xaaji iyo caddaaladda darrada ka jirta Soomaaliya
มุมมอง 51หลายเดือนก่อน
Xildhibaan Cali Xaaji iyo caddaaladda darrada ka jirta SoomaaliyaXildhibaan Cali Xaaji iyo caddaaladda darrada ka jirta Soomaaliya
Somalia: 4 key commissions vital for human rights are yet to be established
มุมมอง 29หลายเดือนก่อน
Somalia: 4 key commissions vital for human rights are yet to be established.
DAREENKA DHALINYARADA: Maxamed oo talo u jeediyay dhallinyarada
มุมมอง 4หลายเดือนก่อน
DAREENKA DHALINYARADA: Maxamed oo talo u jeediyay dhallinyarada. #baraarug
Dhaqamo liidid ku haya dhallinyarada iyo haweenka #Baraarug
มุมมอง 2หลายเดือนก่อน
Dhaqamo liidid ku haya dhallinyarada iyo haweenka #Baraarug
8 Arrimood oo ku saabsan xadgudubyada galmada ee goobaha colaadaha Soomaaliya
มุมมอง 7หลายเดือนก่อน
8 Arrimood oo ku saabsan xadgudubyada galmada ee goobaha colaadaha Soomaaliya
𝐁𝐀𝐑𝐀𝐀𝐑𝐔𝐆 𝐏𝐎𝐃𝐂𝐀𝐒𝐓 #𝟐: Ka-qeybgalka dhalinyarada iyo haweenka ee siyaasadda Soomaaliya
มุมมอง 2หลายเดือนก่อน
𝐁𝐀𝐑𝐀𝐀𝐑𝐔𝐆 𝐏𝐎𝐃𝐂𝐀𝐒𝐓 #𝟐: Ka-qeybgalka dhalinyarada iyo haweenka ee siyaasadda Soomaaliya
Bal dhuux dareenka dhallinyarada reer Muqdisho
มุมมอง 43หลายเดือนก่อน
Bal dhuux dareenka dhallinyarada reer Muqdisho
What can be done to remove the barriers facing women and youth participating in politics in Somalia?
มุมมอง 342 หลายเดือนก่อน
What can be done to remove the barriers facing women and youth participating in politics in Somalia?
𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝: Haddii bulshada xuquuqdeeda aasaasiga la ilaaliyo waxay noqoneysaa bulsho wanaagsan
มุมมอง 262 หลายเดือนก่อน
𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝: Haddii bulshada xuquuqdeeda aasaasiga la ilaaliyo waxay noqoneysaa bulsho wanaagsan
Xoriyatul qawlka, isu imaatinka xuquuqaha aasaasiga ah ee uu dammaanad qaadayo Dastuurka Soomaaliya
มุมมอง 172 หลายเดือนก่อน
Xoriyatul qawlka, isu imaatinka xuquuqaha aasaasiga ah ee uu dammaanad qaadayo Dastuurka Soomaaliya
#𝐁𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐠 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭: 𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏: xuquuqaha madaniga, caddaaladda iyo dhowrista xuquuqda muwaadiniinta
มุมมอง 62 หลายเดือนก่อน
#𝐁𝐚𝐫𝐚𝐚𝐫𝐮𝐠 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭: 𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐚 𝟏: xuquuqaha madaniga, caddaaladda iyo dhowrista xuquuqda muwaadiniinta
Xildhibaan Daahir Jeesow oo sharaxaad dheeri ah Soomaalida ka siiyay aqoonta uu u leeyahay Md. Xasan
มุมมอง 212 หลายเดือนก่อน
Xildhibaan Daahir Jeesow oo sharaxaad dheeri ah Soomaalida ka siiyay aqoonta uu u leeyahay Md. Xasan
#LAASCAANOOD: Siday warfidiyeenka haweenka Puntland & Khaatumo uga faa'ideysteen tababarka SJS?
มุมมอง 682 หลายเดือนก่อน
#LAASCAANOOD: Siday warfidiyeenka haweenka Puntland & Khaatumo uga faa'ideysteen tababarka SJS?
Faadumo Cali Iimaan oo fasirtay micnaha xuquuqul insaanku u leeyahay dhallinyarada & haweenka
มุมมอง 4.3K2 หลายเดือนก่อน
Faadumo Cali Iimaan oo fasirtay micnaha xuquuqul insaanku u leeyahay dhallinyarada & haweenka
DOCUMENTARY Remembering killed journalists in Galkayo, Somalia #End Impunity
มุมมอง 122 หลายเดือนก่อน
DOCUMENTARY Remembering killed journalists in Galkayo, Somalia #End Impunity
Enhancing Climate Change Reporting and Climate Justice for Journalists in #Somalia.
มุมมอง 284 หลายเดือนก่อน
Enhancing Climate Change Reporting and Climate Justice for Journalists in #Somalia.
Maxay #Djibouti deked u siinaysaa Ethiopia? Saameynta Berbera iyo Garacad!
มุมมอง 444 หลายเดือนก่อน
Maxay #Djibouti deked u siinaysaa Ethiopia? Saameynta Berbera iyo Garacad!
Egypt mise Ethiopia? Maxay ku jirtaa danta Soomaalida?
มุมมอง 514 หลายเดือนก่อน
Egypt mise Ethiopia? Maxay ku jirtaa danta Soomaalida?
Our blood we support you guys
HAMBALYO REER SARANSOOR HAMBALYO 🎉🎉
2:52
❤❤❤❤❤❤
Mashallah saransor
Caligaroob ma ogi geed Kal maleh
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
hore u socda
aan kuugu daree markii masar ay gooyeen wadamada carabta iyo qaar muslimeenta waxaa ka wakiil ahed safaaradaha carabta soomaaliyaqunsuliyo calanka soomaaliya kor ka babanaayey waaqaca ayaa ku dhahaaya kan nagu dhex jira aan lasafano xaljale majiro kan soosocda hanaga joogo waa dal madaxweynihii hor socdo in lagubo
wariye itoobiya dhinac walba ayey nooga jirraa ciidan iyo shacaba marka hore ma in itoobiyaanka la bixiyo markaas waxuu rabo ha keensado mise asagoo og in itoobiyaan iyo masar dagaal ka dhexeya og maxuu ula jeedaa in lagu kor diriro oy qax labaad oon soonoqosho lahey galiyo soomaaliya xadan khamaar ayuu ku ciyaarayaa soomaaliya
iney labaduba baxaan hadii gale aysan wada joogin mid kaliya joogo mid ay dan noogu jirto majirto masar dagaalka itoobiya waxa u dheer iney tababarta dhalinyaro soomaaliyeed oy bada cas geyso si ay ula diriraan xuuti oo khasaaro badan noogeystey kanaaka suweys aan ku khasaarney mareykan iyo dowladaha yurub wey ku taageeayaan
Runta macaanaaaa
aliyaw rabbii adiga cadaaladda ku haleeshiayay markii hawiyaha ay damceen iney xaq darro kugu dilaan ayaanu leenahy dhammanteenna sxb
Good news
Wiilow masar horta sidaad U qeexday arinka masar waa sax waana kugu raacsahay, lkn ethopia waa xabiibatanaa kaama yeelin ethopia waa gacalisadeena hanoo xayeysiin, dhibka ey noo geystey ayaa ka badan waxey na tartey,ma Mana dooneyso in somaliya ay noqoto dal xoog leh lkn maan gaabku ma fahmi karaan oo meel dhow ayey wax ka arkaan, ethopia midnimada somaliya ayey inkirsan tahay bal waxey aaminsan tahay in somaaliya ay tahay qeyb ka mida ethopia, burburkii dowladii dhex iyadaa mucaarad kii dowlada ridey saldhig u aheyd soona hubeysey, marka ethopia hanoo xayeysiin, dhulkeenii qeyb ka mida ayey xoog ku heysataa. Gunaandkii masar danteena uma imaan madaxda hada ka talisana waa qaaimiin musuq maasuq badan waxayna u yimadeen dalkeena ka fal celin biyaxireenka ethopia iyo iney gudaha somaliya ka bilowdo xarbi bil wakaala ku wajahan ethopia. Nacam ethopia waan isaga filanahay hadii xalku xumaado, Marka 2duba danteena kama shaqeynayaan ee amaan hana siiyaan Ethp qofkii caadifad u haya ha ahaado.
Ana dhexdeena umarimeyso ethpia wadankeeda hakala soo dagaaasho, waa la ogyahay dan kale ayey leeyiihn,
Labadaba dan nooma aha ethopia waa cadowgeena,falastiin wax ha u tarto, ukrian waaba loo hiiliyey lkn masar wax faaiidaa nooma leh
Ilbaxnimada gaaljecelka sidaan miyaa
Kani wa Neef runti
Bro, I assume themat could solve the insecurity problem in the south and thank you for this good idea.
tuug tuug dhalay laangaab ah
Nin cay tamaayo rum ma sheegaayo qof kasto wuu fahmi karaa waxuu ka hadlaayo
Waxan aad sheegaysaa ma sax baa ma qaladbaa shaw waa waxeenii duliga ahaa ee soomaalidu iska lahay haa waa qudhunkeenii
Qof run sheegaayo ma caaytamo ,, ee maxaad la caaytameeysaa ?? Kuwa tiktok dartiis loosoo xirey waxeey geeysteen ee is balansi iyo qabiil caay ahaay waa la og yahay Kuwaas ineey dambi galeen waa la og yahay ee wax kale sheeg
Guddoomiyaha gobolka xisaab culus ayaa sugeyso asiga mahdi iyo sulub cid hadalkeyga hor istaagi karta ama dowlad majirto warkeygana waa xaqiiq don't play no more or???
Dhammaan hadalkiisa ma.been baa, sidaa shegeysid qya qaldan, waayo ninkani laqn gaab maahan. Inta badanba runta atuu sheegayaa, sidaad doonto u qaado.
Runta lamajeclee
Waar kan waaba xayawaan sida loo hadlo bartay mise wuu waalanyahay, Somaliland iyo Puntland kulahaa, labadaas maamul waa labo maamul oo qaab qabiil ah ku dhisan, haddii ay Soomaalinimo aaminsanyihiin midna ma dhi laheen waan go´eena midna Federaal aan qaadano, dadka noocaas ah maa wax ka sugee waa yaabe.
Ninkaani Dumin qaran uunbuu ku hadlaa ma Utoobiyaanbaa mise waa ku shubo?!!!!. UF...Baa lagu yiri doqonow.
Asc mudane ❤❤❤
Waar kani hada ayuu soo toosay wax kale oo uu ku halo ayuu waayey xaalkiisu waa nacnac waa macaaac
Cidaacada afka galaada
Kan in 30 sano la xiro ayuu istaahilaa waayo sharciga ayuu gacntiisa ku sitaa oo wuxuu rabaa in siduu rabo loo yeelo oo sharciga ayuu handadayaa madaxdana u caayayaa wax uusan hubin oo isaga sideey la tahay u turjumayaa
Ninkaan waxuu mudan yahay in shacabka laga qabto waayo waaa beenaale waxa uu shegaayana waa been madaxada ayuuna ugefaaa maxdaxwynaha xataaaa waaaaa u gefay
Hey you need to go Dahir allasaw court Cabshadaadu waa badantay Marka halkaatag
Qurunyahow umada kafariiso
adiga in lagu waso ayay eheed wacalyahow wacalku dhalay
Don't listening to him he's one of them
(( ALLE. UMADA. HAKA. QATO. QAAMIMIINTA. XASAN. DHIIQO. KU. KEENSADAY. QABYAALAD. CUQDADAYSAN. WADANKIINA. QARANIMADII. IYO. DAWLADNIMADII. QARIBAY. (( WAYO. CAQLIGIISUBA. WAA. MAXAA. CUNAA. HUNGUR. IYO. XASUUQ. IYADOO. (( XASAN. DHIIQO. AWOODII. DAWLADNIMO. MAUULIYADII UMADA. AYUU U. ISTICMAALAY. INUU. KU. XASUUQO. DADKI. IYO. SALKII. IYO. INUU. 24. SAAC. BOOBAYO. HANTIDII. UMADA. (( ISAGA. IYO. NAAGAHIIS. IYO. MOORYAANTUU. DHALAY. WAA. YAY. DIIRATAY. DADKII. IYO. DALKII. ALLE. CUQUBADA. FIDNADA. DULMIGA. IDIN. KU. BIXI. GURYIHIINA. SI. DHAQSAA. ALLE. U. GEE. QAAINUL. WADAN. WUXUSH. DHAGAR. QABE. WAA. XASAN. DHIIQO. ((MUXUU. MW. IYO. MASUUL. KA. KASAA. MOXOG. YUU. GURI. JIREE. MOORYAAN. MASAAKIINTIIMUSULIFIYAY. ALLE. KAA. QABAY. TUUG. TUUGO MEEL WALBA. GAYSTAY. IMISAAD. KU. NOOLAAN. CUQUBO. IYO. DULMI. WAJIGAA. GUBAY KA. QARI. UMADA. WAJIGAAGA. WASAQAYSAN. (( TAARIIKH. XUME))❤❤❤❤
Waa sax warkaa
Adaa faasid iyo faasiq eh waa naqaan sirdoon Adoo kale eh oo caado qaato eh wan ogahay 3mushaar inaad qaadato double agent 😮
ilaahey haku sharfo
dadka sommliyeed gar ahaan siyaasiyiintooda ilaahey awoodeeda ha tusso
inlaaalilaaah wa inaaa ileyhi raajicuuuuun
Beenlow caloosha kuxanuuntay
Waa mahadsan tahay mudane Abdalla muumin baraarujinta aad bulshada siisay iyo sida wanaagsan ee aad nooga digtay dhagarta , musuqa , khiyaanada iyo fisqiga ka jira maxkamadihii qaranka ee cadaalada laga sugaayay . Run ahaantii waan kaaga mahadcelinaa juhdiga aad ku bixisay helida xogtaan muhiimka ah , in kastoo waajib ay kugu tahay inaad u soo ban-dhigta wixi halis ku ah dadkaaga iyo dalkaaga . Subxaan Allaah . ( dulmi waa ka daalnee rabow daacad adeegta noo keen }.
Nin la ciilay cml ayaad uhadleeysa sxb is deji
Reer tiktok umada Allah ha ka qabto
Dadkiina fusuqa ah ee TikTok’s ceshada marka hore nacnacda iyo cayda jooji