Mahuraan Media
Mahuraan Media
  • 870
  • 886 267

วีดีโอ

Sariflaha Hadiya Oo Ka Qayb Galay Olalaha Nadaafada Burco
มุมมอง 1123 ปีที่แล้ว
Sariflaha Hadiya Oo Ka Qayb Galay Olalaha Nadaafada Burco
Warkii Burco Ee Ururka Tawakal Oo Ka Qayb Qaatay Olalaha Nadaafada Burco
มุมมอง 463 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Ururka Tawakal Oo Ka Qayb Qaatay Olalaha Nadaafada Burco
Komishanka Tamarta Somaliland Oo Kormeeray Suuqyada Burco
มุมมอง 453 ปีที่แล้ว
Komishanka Tamarta Somaliland Oo Kormeeray Suuqyada Burco
Warkii Burco Ee Hayada Havoyoco Oo Soo Qaban Qaabisay Fursadaha Suuqa Shaqo Carbinta Somaliland
มุมมอง 1043 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Hayada Havoyoco Oo Soo Qaban Qaabisay Fursadaha Suuqa Shaqo Carbinta Somaliland
Warkii Burco Ee Jaamacada Burco Kuuliyada Shareecada Jaamacada Xidhitaanka Dawro
มุมมอง 493 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Jaamacada Burco Kuuliyada Shareecada Jaamacada Xidhitaanka Dawro
Warkii Burco Ee Wasaarada Caafimaadka Iyo Bilowga Talaalka Dabaysha
มุมมอง 383 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Wasaarada Caafimaadka Iyo Bilowga Talaalka Dabaysha
Maxaa Ku Cusub Doorsshada Burco Caawa Waa Sidee Jawiga Magaaladu
มุมมอง 933 ปีที่แล้ว
Maxaa Ku Cusub Doorsshada Burco Caawa Waa Sidee Jawiga Magaaladu
Warkii Burco Ee Doorashada Iyo Hanaanka Gobolka Togdheer Ay Uga Dhacday.
มุมมอง 373 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Doorashada Iyo Hanaanka Gobolka Togdheer Ay Uga Dhacday.
Warkii Burco Ee mujaahid Musharax Maxamuud axmed Oday
มุมมอง 1093 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee mujaahid Musharax Maxamuud axmed Oday
Warkii Burco Ee maalintii Labaad Ee Xisbiga Ucid
มุมมอง 853 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee maalintii Labaad Ee Xisbiga Ucid
Warkii Burco Ee Musharax Cabdiraax Cali Cilmi Oo Burco Cudud Ku soo Bandhigay.
มุมมอง 1163 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Musharax Cabdiraax Cali Cilmi Oo Burco Cudud Ku soo Bandhigay.
Dhoolatuskii Siciid Salebaan Mire Iyo Muxiyadiin Ibraahin Umal Burco Iyo Wadani.
มุมมอง 1053 ปีที่แล้ว
Dhoolatuskii Siciid Salebaan Mire Iyo Muxiyadiin Ibraahin Umal Burco Iyo Wadani.
Warkii Burco Ee Mujaahid Musharax Maxamuud axmed Oday
มุมมอง 773 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Mujaahid Musharax Maxamuud axmed Oday
Warkii Dhoolatuska Weftigii Siciid Salebaan Mire Iyo Diini Ibraahin Umal Degmooyinka Ku Mareen
มุมมอง 3363 ปีที่แล้ว
Warkii Dhoolatuska Weftigii Siciid Salebaan Mire Iyo Diini Ibraahin Umal Degmooyinka Ku Mareen
Warkii Burco Ee 18 May Oo Si Weyn Looga Xusay
มุมมอง 1483 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee 18 May Oo Si Weyn Looga Xusay
Warkii Madaarka Magaalada Burco oo Dib u Habeyn Lagu Sameeyay
มุมมอง 7733 ปีที่แล้ว
Warkii Madaarka Magaalada Burco oo Dib u Habeyn Lagu Sameeyay
Warkii Burco Ee Musharax Siciid Salebaan Mire oo Siweyn Loo soo Dhaweeyay Degaano Kala Duwan
มุมมอง 323 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Musharax Siciid Salebaan Mire oo Siweyn Loo soo Dhaweeyay Degaano Kala Duwan
Barnaamijkii Musharax Xildhibaan Siciid Salebaan Mire Iyo Kormeerka U Kuur Gelida Baahida Degaanada
มุมมอง 1623 ปีที่แล้ว
Barnaamijkii Musharax Xildhibaan Siciid Salebaan Mire Iyo Kormeerka U Kuur Gelida Baahida Degaanada
Musharax Siciid Salebaan Mire Oo deeqo Booyado Biyo Ah Gaadhsiyay Degaano Kala duwan
มุมมอง 653 ปีที่แล้ว
Musharax Siciid Salebaan Mire Oo deeqo Booyado Biyo Ah Gaadhsiyay Degaano Kala duwan
Burco Bangiga Amal Bank Ayaa Daahfuray Barnaàmijka Dhalinka Kaab
มุมมอง 513 ปีที่แล้ว
Burco Bangiga Amal Bank Ayaa Daahfuray Barnaàmijka Dhalinka Kaab
Warkii Burco Ee Musharax Xamse Baashe Oo Tartan Ciyareed Furay
มุมมอง 1883 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Musharax Xamse Baashe Oo Tartan Ciyareed Furay
Warkii Burco Ee Musharax Shawr Oo Bulshada Gobolka Togdheer Ugu Baaqay Inay Kaadhadhka Qataan
มุมมอง 1553 ปีที่แล้ว
Warkii Burco Ee Musharax Shawr Oo Bulshada Gobolka Togdheer Ugu Baaqay Inay Kaadhadhka Qataan
warkii Burco Ee Komishanka Maamul Wanaaga
มุมมอง 633 ปีที่แล้ว
warkii Burco Ee Komishanka Maamul Wanaaga
Dadka Lagu Aasay Xabaalaha Weyne Ee Burco Tiradoodu lix Iyo Labaatanka Cisho waa 142 "Maayirka Burco
มุมมอง 333 ปีที่แล้ว
Dadka Lagu Aasay Xabaalaha Weyne Ee Burco Tiradoodu lix Iyo Labaatanka Cisho waa 142 "Maayirka Burco
Burco Xaalada Dhimashada Covid 19 Oo Sare U Kacay Iyo Maamulka Gobolka Oo ka Hadlay
มุมมอง 943 ปีที่แล้ว
Burco Xaalada Dhimashada Covid 19 Oo Sare U Kacay Iyo Maamulka Gobolka Oo ka Hadlay
Burco Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Biyaha Aduunka
มุมมอง 643 ปีที่แล้ว
Burco Oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Biyaha Aduunka
Burco Oo Roob Ka Curtay Degaanada Qaar
มุมมอง 1223 ปีที่แล้ว
Burco Oo Roob Ka Curtay Degaanada Qaar
Abwaan Ildab Oo Karbaashay Tiglayaasha
มุมมอง 5373 ปีที่แล้ว
Abwaan Ildab Oo Karbaashay Tiglayaasha
Burco Oo Laga Dhagax Dhigay Laybareerigii Labaad Ee Magaaladu Yeelato
มุมมอง 593 ปีที่แล้ว
Burco Oo Laga Dhagax Dhigay Laybareerigii Labaad Ee Magaaladu Yeelato

ความคิดเห็น

  • @axmedjamici8143
    @axmedjamici8143 25 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @ahmedgaarane2123
    @ahmedgaarane2123 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @xaajijama9603
    @xaajijama9603 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto maxmed ibrahim warsame hadraawi, runtii qabyaalad ma aqoon , gabayadiisu waxay ahayeen kuwa ka turjumaya hadba waaqaca markaa jira isaga iyo saaxibkii gaariye. Ilaahay ha u naxariisto

  • @MaryanQalbi
    @MaryanQalbi 4 หลายเดือนก่อน

    Ana raabo

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkk qabyaaladu waa dawo . Aniga fikirkayga waayo waxa lagu helaa waxaanad aqoonteeda lahay oo reer nimo lagu helaa

  • @nashaadfarxaan5149
    @nashaadfarxaan5149 5 หลายเดือนก่อน

    Aabo ubaxle ❤🦁

  • @AbdilaahiMxamuudgalbeedi
    @AbdilaahiMxamuudgalbeedi 6 หลายเดือนก่อน

    Hestan waxan dhegeyisay 2014kii ano somaliladar ah 2024na waxn dhegeyisay anoo derejada qalasnimada sita ayan dhegeyisay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah alle ha barakeeyo Abwaanka

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน

    Dajiya Mustafe kiiko ayaa laxameeyey Erayadana Abwaan Dhaglas ayaa leh Hassan Aadana waa qaadaa

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 9 หลายเดือนก่อน

    (Wcb)2viking ppe24/25 elite(eagle eyed).

  • @abdiqanimustafe3027
    @abdiqanimustafe3027 10 หลายเดือนก่อน

    Inta goojacade garanaysa like saara😂

  • @ahmedsandheere7438
    @ahmedsandheere7438 11 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu ha cadeeyo waxay xaaraan ku tahay

    • @xuzemx
      @xuzemx 2 หลายเดือนก่อน

      Fidiyoga daawo

  • @ziraajiofficial7106
    @ziraajiofficial7106 ปีที่แล้ว

    Heeeskaan magaceeda isheega

  • @muuminkaamil8510
    @muuminkaamil8510 ปีที่แล้ว

    9l

  • @ahmedzhakirilkacaze9378
    @ahmedzhakirilkacaze9378 ปีที่แล้ว

    Maalintaa 10 jir ayaan ahaa Alx maantan 20 jir allow waa kugu mahad 🖤

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Aloow unaxriiso hadraawi

  • @abwaangurayibaahin5938
    @abwaangurayibaahin5938 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq baad kaga hadashay

  • @abwaangurayibaahin5938
    @abwaangurayibaahin5938 ปีที่แล้ว

    Ahluna yaa qaasiin marcuuf

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 ปีที่แล้ว

    AUN asaguba qabiilka wuu ahaa waayo Dowladii kacaanka wuu mucaaradaya waliba suxun oo andhaxa kabacsan balse Dowladihio kale waxba kamuusan dhihin.

  • @axmedsayid1983
    @axmedsayid1983 ปีที่แล้ว

    Mashalaah

  • @Tatico_official
    @Tatico_official 2 ปีที่แล้ว

    What a hit song 2 legends

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 ปีที่แล้ว

    Gabar yahay tusaaliyo talo Waanku siiyee haku tumanin Hadalkee waxan kaga tagayaa Tasho baanku leeyahay🧕🏼👋 😂

  • @hooyazakariya425
    @hooyazakariya425 2 ปีที่แล้ว

    Spam misleading

  • @qamareygclqamarqali6682
    @qamareygclqamarqali6682 2 ปีที่แล้ว

    Spam or misleading

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      Yes Of Course It Is Pure Your Comment Is Spam And Misleading Fear Allah If You're Muslim.

  • @abdirashid4357
    @abdirashid4357 2 ปีที่แล้ว

    Sbem or masneading

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      Yes Of Course You Comment Is Misleading

  • @abdiqanihassan3145
    @abdiqanihassan3145 2 ปีที่แล้ว

    sxb

  • @jba9115
    @jba9115 2 ปีที่แล้ว

    M.a sheikh waa mahadsanid sida aad xaqa ubayaanisay

  • @xamdacabdilahi5491
    @xamdacabdilahi5491 2 ปีที่แล้ว

    M.a gashaale cabdi mouse nin wax qabad leh

  • @nouhomer5700
    @nouhomer5700 2 ปีที่แล้ว

    war HeesTan ma musTafe doLlarbaa qaadi jiraY waH show ninku waa Legend😇😇

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    Aftahanimada waa loo dhashaa ilaahay ha caafiyo

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 3 ปีที่แล้ว

    Alle haidin barakeeyo

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan Dhaglas waxan ku xasuustaa Heestii Xasan Aadan qaadi jiray ee Dajiya

  • @bukhaarilabawaranle9102
    @bukhaarilabawaranle9102 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan buuxa Abwaan mxmed xasan dheglz Wayo arog iyo hibo uleh fanka iyo sugnta tiriyeyna heeso badn aad u dhegysto oo kabuxdo murti fro badn cimri dheer iyo cafimaad abwane

  • @najaxdaahir7921
    @najaxdaahir7921 3 ปีที่แล้ว

    Mnzh allh waa maxad ad ufican

  • @geelqaad9160
    @geelqaad9160 3 ปีที่แล้ว

    Eraygii Abwaan waxaa qiimo tiray ninkaan oo markuu sheegtay.

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว

    Cilada jirta waa Qabyaalad, xasan adan Iman maayo hargeisa Inta aad sidaa uhadleysaan

  • @kawsarabokor9891
    @kawsarabokor9891 3 ปีที่แล้ว

    ninka waa fanan abwaan majajilayste

  • @جناتيويو
    @جناتيويو 3 ปีที่แล้ว

    Waa nin aaamin ah ninkani walhi marbanu wada shaqAyn jirnay siciiid salebaan guulyso wlll wa nin wangsan

  • @yusufjama
    @yusufjama 3 ปีที่แล้ว

    Guulaysta idam alle

  • @sagalhassan7677
    @sagalhassan7677 3 ปีที่แล้ว

    Solomadow fadlan intiina burco jooga inanka yar ee solomadow ee Diini ha ka xaasidina farta waa ninka qudha ee solomadow uga sharaxan burco is muujiya Siciid saleebaan mire na waa nin solomadow mid u tahay aan qabyaalad iyo qudhmuun aqoon ee soo saara

  • @roobledaris193
    @roobledaris193 3 ปีที่แล้ว

    Wajigiin gubay waabay hadlayaan, waa dad caqligu fooraro, bal maxay ka hadlayaan iminka ee naga tusayaan kaynta biya mareenka ah?

  • @adamisse6304
    @adamisse6304 3 ปีที่แล้ว

    Meel banaan xadhxadhatoy haa xadhxadhan bananada ee dhako keen

  • @sahracabdirahman3597
    @sahracabdirahman3597 3 ปีที่แล้ว

    Wakaa

  • @hassanduale1769
    @hassanduale1769 3 ปีที่แล้ว

    Muse bixi diyaaradaha muxu ku xidhayy

  • @hassanduale1769
    @hassanduale1769 3 ปีที่แล้ว

    Xinif iyo muse bixi waa ciilqabayaal

  • @kaysaahmed531
    @kaysaahmed531 3 ปีที่แล้ว

    Ismaaciil bulbs ma fansahanyahay gabayga hooyadaasi marinayso aqoon laawe Iman laawe xaasid

  • @kaysaahmed531
    @kaysaahmed531 3 ปีที่แล้ว

    Kaysa hill qaaran waa muunad

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 3 ปีที่แล้ว

    Reerkan isaaq wa jamhad ba ladhihi kara lama dhihi karo wa dad gooni isku taag bal axmed c cigal iyo xasan adan maxay u dhimeen walh fananiintas waligood kama hadlin qabyalad ama shaqsi fanka unbay ka hadlan subxanalahi war ilahay kabaqa cay aflagado xaqiraad been qofka laga shego intaasba isaaq way ku faanaan 😎

    • @mohamedmohamoud3238
      @mohamedmohamoud3238 3 ปีที่แล้ว

      Abwaan dhaglas nin ku siray wax kuu sheeg ma laha hadraawi bal dib ugu noqo..waxa sameeyey sangub

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmohamoud3238 wuxu yiri sifiican u dhageso cigal iyo samater qaranimada smliland bey kaso horjedan bu dhahay waligodna kama hadlin wax qabyalad hesaha besey ka hadlan markii lawaresanayo abwanku koley waxba ka qaldan

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmohamoud3238 maxanu hadraawi lahayn eed ka hadlayso bal iisheg adigu

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว

    bedelku wax macna ah male wax dhaxal gal ah lakalaya ragan madhan

  • @khalud1272
    @khalud1272 3 ปีที่แล้ว

    Horta maxaa ku maangaabka u horboodaan soomaalida, hadda ninkaan waxbuu xarimay daliilna ma keeni, hebelaa yiri heblaa saas tiri lasoo shirtagay.

    • @umabdulahi95
      @umabdulahi95 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo culimada lama caayo ninkaan waa nin oowliyo ah maslada wuu soogaabiyay oo wuxu dhahay baara oo risaj sameeya laakin waa xaraam

    • @khalud1272
      @khalud1272 3 ปีที่แล้ว

      @@umabdulahi95 ولا تقولو لما تصف ألسنتكم الكذب هذا حلال وهذا حرام لتفتروا على الله الكذب waa aayad quraan ah, inaad wax xaaraantinimeyso waxay ubaahantahay daliil