WADDANKA TV
WADDANKA TV
  • 1 773
  • 72 687 679

วีดีโอ

DEG DEG Itoobiya Waa Ka Laabatay Heshiiskii, Abiy Oo Qudbad Jeediyey, Somalia Oo Raadinaysa Maraakib
มุมมอง 10K5 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Shabb Oo Ogolaaday Heshiis, Xasan Sh Oo Guulwayn Gaaray, Somalia Oo Bilaa Dagaal Noqonaysa
มุมมอง 4.8K5 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Xasan Sh Oo Ku Dhowaaqay Inuu Xilka Isaga Tagaayo, Farmajo Oo Soo Hadlay, Muse Bixi Oo Helay
มุมมอง 12K5 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Xasan Sh Oo Itoobiya U Saxiixay Badda, Ogolaansho Rasmiya & Abiy Oo Warkale Oo Lafilayn Kaso
มุมมอง 3.7K5 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Maxkamada Gobolka Banadir, Farmajo,Kulane Jiiz & Fahad, Dilki Ikran Tahliil Oo Lagu Cadeeyey
มุมมอง 14K5 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Itoobiya Oo Go’aanki Ugu Xuma Qaadatay, Ciidamo Geesey Somaliland & Aqoonsiga Kudhowaaqday
มุมมอง 6K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Farmajo Oo Soo Hadlay Shaacana Ka Qaaday Musuqa Qabuuraha, Xasan Oo Filanwaa Ku Noqotay Arin
มุมมอง 9K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Dagaal Lagu Riiqmay Kadib Ciidanka Xoogga Oo Gacanta Kudhigay Cali Dheere, Xasan Sh Oo Hadda
มุมมอง 15K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Farmajo Oo Arin Yaab Leh Shaaca Ka Qaaday, Arintii Qabuuraha Oo Faraha Kabaxcay, Sh Cali Waj
มุมมอง 9K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Farmajo & Khayre Oo Xog Sir Ah Shaaciyy, Qabuuraha Cidda Qaadaneysa + Lacagta Lasiistay
มุมมอง 24K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Ugu Dambayn Somalia Oo Hadda Loo Doortay Gudoomiya Midowga Africa, Muse Biixi Oo Si Caro Leh
มุมมอง 9K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG A/Madoobe & Lafta Gareen Oo Lagadiyey Xasan, Abiy Ahmed Oo Dhoolatus Ku Sameeyey Xasan Sh
มุมมอง 13K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Aabaha Dhalay Luul Abdiaziz Oo Hadlay, Waala iqiyaamay, Puntland Oo Xirtay Soona Qabatay Nin
มุมมอง 23K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Lafta Gareen Oo Itoobiyaan Keensaday, Qilaafka Oo Cirka Isku Sii Shareeray, Kursiga Kama Dag
มุมมอง 3K6 หลายเดือนก่อน
Item Title: News Item URL: elements.envato.com/news-V2UJTZQ Item ID: V2UJTZQ Author Username: MusicalSmile Licensee: Abdiriak Abdullahi Registered Project Name: WADANKA TV License Date: November 4th, 2019 Item License Code: J8RF4K2NQV
DEG DEG Dagaal Xun Ayaa Qarxay, Lafta Gareen Oo Qaadacay Go'aanka Xasan Sh, Itoobiya Waa Waajoogaysa
มุมมอง 7K6 หลายเดือนก่อน

DEG DEG Ciidanka Xoogga Oo Heegan La Galiyey, Somalia Waa Dhaaratay Maalmo Kooban Ayaa Loo Qabtay
มุมมอง 4K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Ciidanka Xoogga Oo Heegan La Galiyey, Somalia Waa Dhaaratay Maalmo Kooban Ayaa Loo Qabtay
DEG DEG Xasan Sh Oo Go'aan Geesinimo Leh Qaatay, Ciidankii Itoobiya Ayuu Dalka Ka Ceeriyey, Abiy Oo
มุมมอง 9K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Xasan Sh Oo Go'aan Geesinimo Leh Qaatay, Ciidankii Itoobiya Ayuu Dalka Ka Ceeriyey, Abiy Oo
DEG DEG Sidee Ayuu Maanta Cali Dheere Ugu Gacan Galay Dowlada, DF Somalia Oo Wada Hadal La Furtay Og
มุมมอง 7K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Sidee Ayuu Maanta Cali Dheere Ugu Gacan Galay Dowlada, DF Somalia Oo Wada Hadal La Furtay Og
DEG DEG Ugu Dambayn Sharif & Farmajo Waa Ku Dhowaaqeen Hal Xizbi Oo Wayn, Xasan Sh Oo Ka Naxay
มุมมอง 4.9K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Ugu Dambayn Sharif & Farmajo Waa Ku Dhowaaqeen Hal Xizbi Oo Wayn, Xasan Sh Oo Ka Naxay
DEG DEG Somalia Waa Israacday Waala Heshiiyey, Dani Oo Saxiixay Heshiiska, Xasan Oo Shaaca Ka Qaaday
มุมมอง 3.4K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Somalia Waa Israacday Waala Heshiiyey, Dani Oo Saxiixay Heshiiska, Xasan Oo Shaaca Ka Qaaday
DEG DEG Somalia Oo Loo Doortay Kursigii Caalamigaa Ah, Xasan Sh Oo Kala Hadlay, Turkiga Oo U Diray F
มุมมอง 11K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Somalia Oo Loo Doortay Kursigii Caalamigaa Ah, Xasan Sh Oo Kala Hadlay, Turkiga Oo U Diray F
DEG DEG Somalia Oo God Wayn Markale Ku Dhacday, Xasan Oo Lagu Qayaamay & Siriq Waddanka Loo Dhigay
มุมมอง 2.6K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Somalia Oo God Wayn Markale Ku Dhacday, Xasan Oo Lagu Qayaamay & Siriq Waddanka Loo Dhigay
DEG DEG Xasan Sh Oo Shidaalki Somalia Suuq Madoow Ku iibiyey, Xisbiga Farmajo Oo Shaaca Ka Qaaday, K
มุมมอง 3K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Xasan Sh Oo Shidaalki Somalia Suuq Madoow Ku iibiyey, Xisbiga Farmajo Oo Shaaca Ka Qaaday, K
DAAWO Gariiraaye Oo Maxkamadda gobolka Banaadir La Saaraay & Arin Naxdinteeda Leh Oo La Ogaaday
มุมมอง 22K6 หลายเดือนก่อน
DAAWO Gariiraaye Oo Maxkamadda gobolka Banaadir La Saaraay & Arin Naxdinteeda Leh Oo La Ogaaday
DEG DEG Guulwayn DF Somalia Oo Hadda Kudhowaaqday in La Dilay, Hogaamiyahi Shabb, Jab Wayn Ayaa Gaar
มุมมอง 3.3K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Guulwayn DF Somalia Oo Hadda Kudhowaaqday in La Dilay, Hogaamiyahi Shabb, Jab Wayn Ayaa Gaar
DEG DEG Siyaasiinti Habargidir Oo Afka Furtay, Mareekanka Oo Farta Ku Goday, Xasan Sh Oo Wada Arin L
มุมมอง 3.6K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Siyaasiinti Habargidir Oo Afka Furtay, Mareekanka Oo Farta Ku Goday, Xasan Sh Oo Wada Arin L
DEG DEG Xasan Sh Oo Weerar Ku Qaaday Besha Habargidir, C/Shakur Oo Afka Furtay, Ciidamadii Ugu Badna
มุมมอง 3.9K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Xasan Sh Oo Weerar Ku Qaaday Besha Habargidir, C/Shakur Oo Afka Furtay, Ciidamadii Ugu Badna
DEG DEG Amiirki Shabb Oo La Dilay, Shabb Oo Gudaha Kenya Galay, Iran Oo Ku Dhowaaqday Warki Lasugaay
มุมมอง 3.7K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Amiirki Shabb Oo La Dilay, Shabb Oo Gudaha Kenya Galay, Iran Oo Ku Dhowaaqday Warki Lasugaay
DEG DEG Somalia Oo Markale Kudhacday Hog, Maxu Xasan Sh Sameeyey, Farmajo Oo ShirCulus Ku Dhowaaqay
มุมมอง 7K6 หลายเดือนก่อน
DEG DEG Somalia Oo Markale Kudhacday Hog, Maxu Xasan Sh Sameeyey, Farmajo Oo ShirCulus Ku Dhowaaqay

ความคิดเห็น

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 9 วันที่ผ่านมา

    Itoopiy ficilked xun ay dilay dony umdy somali.ay ogy cadowagay kamuqady iyo kaqasrson.

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 9 วันที่ผ่านมา

    Umaday somali.ay wax ksta ❤itoopiy ficilk umdy somalidey.ay ogy

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 13 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan หลายเดือนก่อน

    Shaqfir

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan หลายเดือนก่อน

    Cadawga soomaaliya hajabo

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan หลายเดือนก่อน

    Ale naguma sooceliyo dal xoreeye guul

  • @CismaanmaxamadNuur
    @CismaanmaxamadNuur หลายเดือนก่อน

    Farmaajo waxba wadanka umà qaban mana doo neyno imaaradna ha soo taagerto dilkisa ayuu soo doonayaa waa cadawga soomaliya iska jira ninkaa lagu adeeganayo

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 หลายเดือนก่อน

    الكذب حرام

  • @cabdinuurabshir8975
    @cabdinuurabshir8975 หลายเดือนก่อน

    Ayaanlow maxaa luguuwaayey

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    ilaahayow xaqiq ka dhig midowga soomaaliweyn ilaahow cadowga dhexdooda ka bixi ilaahow soomaali oo dhan mideeh aam Iin aamiin aamiinyaa rabi. Hada ka sanad ayuu turkigu ka bixiyey masar iyo imaaraad waa fdno ilaahey anagana ha na dhaafiyol masar iyo imaaraad wey noo soo socdaan duufaan ilaahey haku kiciyo intesan nasoo gaarin

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 หลายเดือนก่อน

    Noqda sidaas ookale ❤❤❤❤🎉 ilaahay baagaarsiiyey darajadaa maashaa alaa

  • @JamacAbdirasaq
    @JamacAbdirasaq 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo

  • @KhadarMxamed-q9t
    @KhadarMxamed-q9t 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumoXasan-p5b
    @FadumoXasan-p5b 3 หลายเดือนก่อน

    Ethopia waxayy ku nooshahay dhaqaalaha somllnd 💯💯💯

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 3 หลายเดือนก่อน

    Beeenle somalind wala citiraafaa kanaxa oo nafata waal

  • @SaifSaif-v3s
    @SaifSaif-v3s 3 หลายเดือนก่อน

    😫😫😫😜💀💀💀

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 3 หลายเดือนก่อน

    Islaamka guul guul guul

  • @saciidomire6372
    @saciidomire6372 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya ha guuleysato

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 3 หลายเดือนก่อน

    GUUL IYO GOBANIMO

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 หลายเดือนก่อน

    Waa bilas walaal Somaliland vlaha yasno in ay ku doo lasnto soomaaliya waayo soomaaliya wss cadowga koowaad er Somaliland, illahay ha kala fogeeyo

  • @LiibanAhmadmahamadibahim
    @LiibanAhmadmahamadibahim 5 หลายเดือนก่อน

    Woooow Somalia good

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 5 หลายเดือนก่อน

    Adiga ma cadeyn karaa adigoo somali ah ninka mareykanka iska daa waa hadalo raqiis ah hasan sh isagaa alshabaab Ah .ninkan iswidan joooga waa basaas u shaqeeya alshabaab

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 หลายเดือนก่อน

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faysalmohamud21
    @faysalmohamud21 5 หลายเดือนก่อน

    🤴🏾🌍🇸🇴

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 5 หลายเดือนก่อน

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Somaliland' Ethiopia 💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @AdenaliAden-ky6ne
    @AdenaliAden-ky6ne 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks. Thanks. Thanks ❤❤❤

  • @AdenaliAden-ky6ne
    @AdenaliAden-ky6ne 5 หลายเดือนก่อน

    ASC

  • @guledarale201
    @guledarale201 5 หลายเดือนก่อน

    Maad ka hadashid adigo madaxwayne ah baa laascaanood lagu dumiye la barakiciyey

  • @halimaisse2163
    @halimaisse2163 5 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne howsha iyo halgankan guuleystey mid la qarin karomaahan hore u soco Allahana kula garab galo waxmagaradkana warkooda cid dhageysanee ma jirto Hore haloosocdo guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ADNAN19751
    @ADNAN19751 5 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia waa heleysaa bads somaliya

  • @عبدالكريماسدى
    @عبدالكريماسدى 5 หลายเดือนก่อน

    تهانينا 🎉 شعبنا ن صوما لي ذكر استقلال من استعماري ايطالي 🎉

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 5 หลายเดือนก่อน

    Hadii Ethiopia ay u hirgasho ku qabso ku qadimayside, walee dhulkale iyo bad bay xoog ku qaadantoontaa. Somaliyey isdhiibaa soo socota ee Xasan munaafaq iyo Muuse Biixi ha la laayo waa qaainu wadaniyiine.

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah allow farmaajo markale sii xilka u herynta soomaaliya

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 5 หลายเดือนก่อน

    Mar kale madaxwene farmaajo guuuleyso cadowgaag cagta hoose

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 5 หลายเดือนก่อน

    Alshbaab hadii ay heshiiyaan dowlada Xasan sheikh waxaa u aragnaa Hawiye ama irir samaale dhexdiisa heshiinaya, Darood ma qusayso iyo dhulkiisa😂 maxaa yeelay waxa ay joogaan waa dhulka Hawiye.

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 5 หลายเดือนก่อน

    Alaa wayn dowladii hore magac iyo maamuusbaylahade aduunkana sharaf baan kulahayn ee halkee adugu xukuntaa Xasan caraashoow halkeese wax marinaysaa waa adiga NGO ga noqdee yaahuu adaa dowladii xooga lahayd iyo nidkaleba ka hadli kara . Waxkasta adaa baxshay please nadhaaf.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 5 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiekh inta wada jooga, ha kale dirin inta wada jooga. Beenloow Beenloow adigah & Cumar C/Rashid ayaah iibsaday.. lacagtii uguh badneydna adigah qatay.Silsnyo wax yar ayaad ka sisen

  • @halimaisse2163
    @halimaisse2163 5 หลายเดือนก่อน

    Hadey turkey 🇹🇷 ka mid tahay wadamada wada hadalka wada waan ku kalsoonahay in madaxweynahayagu aqbalo Allahana maslaxad keeno

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 5 หลายเดือนก่อน

    Tan ku xigta dalkii somaliya wuxuu ka tirtiray diintii islaamka suniga shaafiga ahayd 100% oo hada diimo kale ayuu somaliya keenay oo keenayaa oo taas waxaa kuu cadaynaya xasan shiikh masawirka uu ku tusay aduunweynaha in somaliya diinta masixiga ay qayb ku yeelan doonto somaliya oo somaliyey eega masaxa uu xasan shiikh ka khudbeeyey 26/6/2024 waxaa uu ku sharaxday calaamada iskutilaabta masiixiga ah oo cadaan ah oo si uu caalamka masiixiga ah u tuso somaliya inay masiixi noqotay oo baarlamaankii iyo isimadii iyo waxgaradkii iyo aqoonyahanadii muslamka ahaa iyo culumaa'u diintii islaamka ahayd ee somaliyeed waa fadhiyaa masaxaas uu xasan shiikh ka khudbaynayo shaydaankaan ummadda somaliyeed musaladka ku noqday oo meel kasta moora duugaya.

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 5 หลายเดือนก่อน

    Beenaale cad

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 5 หลายเดือนก่อน

    Ma markiuu qabuurihii quftay miyuu kantagayaa beenaale

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 5 หลายเดือนก่อน

    Maaanshaaa Allah Wariyaheeena Guuleyso Like iyo share nagu daaaa Wadanka TV xogaha Xasan Ku soco Mudane🎉🎉🎉🎉❤

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 5 หลายเดือนก่อน

    xasanow wax aad bilaawdo ood dhameyso waa lanahay ee tan dhamee bal wax aad soomaliya u qabatey oo lagugu amaano magacna aad ka tagtid sababta aduunkoodhan noo hunkuriyeynayo oo uu noo daldalanayo oo noo xukumayo waa shabaab la heshii ajnabigana xuduudada gee oo soo xir xuduudada oo dowlad aan u ekaano waa fursadii kuugu dambeysey

  • @Maxamedyare-sm6fx
    @Maxamedyare-sm6fx 5 หลายเดือนก่อน

    Guuley wadaxweyne xasan sheekh maxamuud lkn anigu waxaan arajey neyaa inaad xasan sheekh maxamuud midkii badali lahaa anigu ah maxamed cabdiraxmaan cabdulahi

  • @laablakacmedia5678
    @laablakacmedia5678 5 หลายเดือนก่อน

    Waa wax fiican in lawada hadlo waxaan leeyahay allaha ka dhigo mid mira dhal ah

  • @abdirahmaandhaqane1372
    @abdirahmaandhaqane1372 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 5 หลายเดือนก่อน

    Tan ku xigta dalkii somaliya wuxuu ka tirtiray diintii islaamka suniga shaafiga ahayd 100% oo hada diimo kale ayuu somaliya keenay oo keenayaa oo taas waxaa kuu cadaynaya xasan shiikh masawirka uu ku tusay aduunweynaha in somaliya diinta masixiga ay qayb ku yeelan doonto somaliya oo somaliyey eega masaxa uu xasan shiikh ka khudbeeyey 26/6/2024 waxaa uu ku sharaxday calaamada iskutilaabta masiixiga ah oo cadaan ah oo si uu caalamka masiixiga ah u tuso somaliya inay masiixi noqotay oo baarlamaankii iyo isimadii iyo waxgaradkii iyo aqoonyahanadii muslamka ahaa iyo culumaa'u diintii islaamka ahayd ee somaliyeed waa fadhiyaa masaxaas uu xasan shiikh ka khudbaynayo shaydaankaan ummadda somaliyeed musaladka ku noqday oo meel kasta moora duugaya.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 5 หลายเดือนก่อน

    War wuxu waa bahaahin, muxuu u lahaa itoobiya waa cadowgayaga oo dhulka uma ogolin taasoo run ah oo haddana wuxuu leeyahay may may badda somaliya waa isticmaali karaan oo wuxuu mooday khaa'inimada somaliya uu ku hayo inay itoobiya uu ku samayn karo.