Somali Global media
Somali Global media
  • 277
  • 88 815

วีดีโอ

Sheikh Abdi Hersy_Markabkii Turkey ee Muqdisho Ku Soo#somalia
มุมมอง 38517 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_Markabkii Turkey ee Muqdisho Ku Soo#somalia
Sheikh Abdi Hersy_ Jileecii MW Xassan ee UNSOM James Swan#somalia
มุมมอง 67320 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_ Jileecii MW Xassan ee UNSOM James Swan#somalia
Sheikh Abdi Hersy - Khiyaanada Xeerka Caruurta _ Ma Liibaanaha Lagu Liibaana#somalia
มุมมอง 1.5K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy - Khiyaanada Xeerka Caruurta _ Ma Liibaanaha Lagu Liibaana#somalia
Sheikh Abdi Hersy_ Xiriirka Ethiopia Loo Jaray _ Puntland_#somalia
มุมมอง 2.4K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_ Xiriirka Ethiopia Loo Jaray _ Puntland_#somalia
Sheikh Abdi Hersy - Dowlad Xayeysinaysa Dowlad Kale_#somalia
มุมมอง 5K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy - Dowlad Xayeysinaysa Dowlad Kale_#somalia
Sheikh Abdi Hersy_ Qaraxa Liido Beach #somalia
มุมมอง 4142 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_ Qaraxa Liido Beach #somalia
sheikh abdi hersy Arrimaha Qarsoon ee DEGDEG #somalia
มุมมอง 3332 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy Arrimaha Qarsoon ee DEGDEG #somalia
Sheikh Abdi Hersy _ Muse Biixi oo Qaniimo Hor Leh Soowada#somalia
มุมมอง 2894 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy _ Muse Biixi oo Qaniimo Hor Leh Soowada#somalia
Sheikh Abdi Hersy Ruushka Maraykanka oo Siyaasadda #somalia
มุมมอง 4574 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy Ruushka Maraykanka oo Siyaasadda #somalia
Sheikh Abdi Hersy_Hadalki Sh Sharif_ Farmaajo ii Geeya _ Hubka Ethiopia#somalia
มุมมอง 2.4K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_Hadalki Sh Sharif_ Farmaajo ii Geeya _ Hubka Ethiopia#somalia
Sheikh Abdi Hersy_Jawaabtaydii Aqoonsiga Falastiin#somalia
มุมมอง 2.1K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_Jawaabtaydii Aqoonsiga Falastiin#somalia
Sheikh Abdi Hersy _Qabuuraha La Qodayo_ Amarkii Shalay _ Maanta_ Baaq Nabadeed#somalia
มุมมอง 1.1K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy _Qabuuraha La Qodayo_ Amarkii Shalay _ Maanta_ Baaq Nabadeed#somalia
sheikh abdi hersy _Khudbaddii MW XSM_ Shirkadda Duulista_ Tarxiilka Ajnabiga#somalia
มุมมอง 6K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy _Khudbaddii MW XSM_ Shirkadda Duulista_ Tarxiilka Ajnabiga#somalia
Sheikh Abdi Hersy_Hambalyo MW Xassan_ Farmaajo _ Abukar Baale#somalia
มุมมอง 1.7K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy_Hambalyo MW Xassan_ Farmaajo _ Abukar Baale#somalia
Sheikh Abdi Hersy _ Jawaabti Cal Balcad_ Safaradda Germany #somalia
มุมมอง 1.7K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy _ Jawaabti Cal Balcad_ Safaradda Germany #somalia
Sheikh Abdi Hersy _Shirkii Jaraa_id ee #somalia
มุมมอง 17K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy _Shirkii Jaraa_id ee #somalia
sheikh abdi hersy_Kala Dhaqaaqa Farmaajo & Fahad#somalia
มุมมอง 5547 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy_Kala Dhaqaaqa Farmaajo & Fahad#somalia
Sheikh Abdi Hersy - Ethiopia oo Afka Furatay_ Amniga Airport_#somalia
มุมมอง 7689 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy - Ethiopia oo Afka Furatay_ Amniga Airport_#somalia
Sheikh Abdi Hersy - Hubka Caabudwaaq _ Xogtii Ugu Dambaysay#somalia
มุมมอง 6179 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy - Hubka Caabudwaaq _ Xogtii Ugu Dambaysay#somalia
sheikh abdi hersy_Ethiopia oo Qiiq Ka Baxay_Qabyaalada Digil _ #somalia
มุมมอง 3.1K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy_Ethiopia oo Qiiq Ka Baxay_Qabyaalada Digil _ #somalia
sheikh abdi hersy_ Shirka Golaha Amniga Qaranka _ Xanaaqa Xildhibaanada Qaar#somalia
มุมมอง 9309 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy_ Shirka Golaha Amniga Qaranka _ Xanaaqa Xildhibaanada Qaar#somalia
sheikh abdi hersy_Turkey Baddeena Ma Bixin Karto_ Ethiopia Badda Yaan Loo Saxiixin#somalia
มุมมอง 9099 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy_Turkey Baddeena Ma Bixin Karto_ Ethiopia Badda Yaan Loo Saxiixin#somalia
Sheikh Abdi Hersy - Happy Birthday Ama Tahniyadda Dhalashada Ma Banaan Tahay_#somalia
มุมมอง 81412 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy - Happy Birthday Ama Tahniyadda Dhalashada Ma Banaan Tahay_#somalia
Ethiopianka Qaxootiga Ku Ah Somalia & Abukar Baalle oo Ethiopia Dhulka Ku Jiiday!#somalia
มุมมอง 12K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ethiopianka Qaxootiga Ku Ah Somalia & Abukar Baalle oo Ethiopia Dhulka Ku Jiiday!#somalia
sheikh abdi hersy_ Oomaar Barbar _ DJ Subeer#somalia
มุมมอง 65212 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy_ Oomaar Barbar _ DJ Subeer#somalia
sheikh abdi hersy_ Dhaqanlaawe Faisal Rooble oo Markaan Beentiisii Ku Qabanay Caytamay#somali
มุมมอง 2.1K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
sheikh abdi hersy_ Dhaqanlaawe Faisal Rooble oo Markaan Beentiisii Ku Qabanay Caytamay#somali
Sheikh Abdi Hersy - Gurmadka Dowladda Ku Baaqday#somalia
มุมมอง 77312 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sheikh Abdi Hersy - Gurmadka Dowladda Ku Baaqday#somalia
wararaka degdeg barnaamijka ee VOA#somalia #somaliland #deg
มุมมอง 7314 ชั่วโมงที่ผ่านมา
wararaka degdeg barnaamijka ee VOA#somalia #somaliland #deg
wararaka degdeg ah maanta barnaamijka #somalia #somaliland #deg
มุมมอง 5414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
wararaka degdeg ah maanta barnaamijka #somalia #somaliland #deg

ความคิดเห็น

  • @bossmireh8146
    @bossmireh8146 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Miyaad caafimaaday maanta sland somad qaadine

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 วันที่ผ่านมา

    Sheekh abdi xirsi maxaa ku dhacay

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 วันที่ผ่านมา

    Magacaabista shanbalooshe aa?

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u วันที่ผ่านมา

    Das duur baa khalad ah baad ku waa la tay yaa sheekhul cal maani war diin laawe dastuur ka aad sheegi asa gaaba wada shey dhaani ah kii allaa ba yaal e balaa yaa la mor wax lagu dari ama laga jari baad das tuur ku sheeegi yaa shey khul calmaani

  • @farhiomohamednor9373
    @farhiomohamednor9373 วันที่ผ่านมา

    Kkķkdadka damaashaadaya wax baa kudhacay

  • @Abdilahiabdi-kq9su
    @Abdilahiabdi-kq9su วันที่ผ่านมา

    gobol diyaarad iibsaday

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed วันที่ผ่านมา

    SHEIKO FAQASH,OUF XAMAR,OUF XAMAR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir วันที่ผ่านมา

    Sheikh abdi hersy Macalimu allaha ku xafido

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r วันที่ผ่านมา

    MASHA ALLAAH HADII XIRIIRKA LOO JARAY ITOOBIYA. MARHORE AYEY AHAYD INLA ERYO SAFIIRKOODA IYO XIRIIRKOODA GUUDBA JILJILEEC WAXBA KUMALEH WAXAY U ARKAANBA INAYNU NAHAY DAD XAYAWAAN AH OO AAN WAXBA ISKA WAABINAYN, SOMALIDU WAA WADA MILITRY WELCOME TO WAR WESTRN SOMALI FRONT IN ETHIOPIA NOT IN OUR LAND OR MARITIME, YOU ARE FUCKING HYPOCRISY ABIY AHMED WE ARE READY TO FIGHT WITH YOU IN WESTERN SOMALI LIBERATION FRONT YOUR OWN MILITRY IN SOMALIA FORGET ABOUT THEM, THEY WILL BE PRISONERS WHO WILL WORK TO OUR FARMS BECS THEY KNOWS THAT JOB OF THE FARMS.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 วันที่ผ่านมา

    Abdi-faqashow wax qiimo ah ma leh hablo yar yar oo aan adduun iyo taariikh waxba ogeyn hadday nisu-saacihii la siiyey ay argagaxisada Xamaas iyo Gaza u tahriibiyeen . Sheeko Carbeed diin laga dhigtay immika waxa ka ilbaxay xataa dawladihii afCarabiga kuwa ku hadla ugu miisaanka weyna . Xamaas , Gaza iyo argagaxiso waxa kaaga aqoon badan dawladaha Carbeed ee geedka iskaga xidhay . Adiguna wadaad-xumow cidla ka dhararaqlee وبالله التوفيق

  • @sadaqisdabest
    @sadaqisdabest วันที่ผ่านมา

    War xishod

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf วันที่ผ่านมา

    ❤❤ WIILASHA YARYAR BUU KUFSADAA CABDI XIRSI

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz วันที่ผ่านมา

    brother, we can defend our country fully,

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 วันที่ผ่านมา

    SHEEKHOW, Why are you not Saying something about the attack on SOUTHWEST SOMALIA.

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 วันที่ผ่านมา

    passport Somalia waxaa ku qornaa laguma tagi karo Israel South Africa iyo Rodhesia.

  • @seed3966
    @seed3966 วันที่ผ่านมา

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbii

  • @seed3966
    @seed3966 วันที่ผ่านมา

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc วันที่ผ่านมา

    نعوذ بالله من شرّ كلّ ذي شرّ شرّه

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 วันที่ผ่านมา

    Waxan video hore weeye maa doqonimo kaatahay mad video tariikhdiisa maalintas tahay sodhiigtiid

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px วันที่ผ่านมา

    Ilahay haka qabto gurgurte dadka iyo dalka wa daalim

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 วันที่ผ่านมา

    Ina Xirsow cuqdada isaaq waxaad ka qaadaysaa dhiikar Iimay na waad ku dambaynaysaa adoo dhuumanaya,redsea ilaahaybaa nasiiyay ciddaan doonana waaba siinaynaa e miyaad ooyi miyaad oleli miyaad barooran miyaad maroora dillaaci maya maya adiga dhiikarkaa kugu filan that’s it waayo miskiin baad tahay

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 2 วันที่ผ่านมา

    Hubka uusoo.ibiyay. ayuu.uaruuriyaa...lacagta

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 2 วันที่ผ่านมา

    Wadankenawuxuu.ka.istagi.layahay.waa.xalane.

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin Amiin Amiin yaarabbii ❤❤❤

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 2 วันที่ผ่านมา

    XSM weli aqoonsi buu Ethiopia ka raadinaya, maskaxda bay kaga jirtaa in aanu xor ahayn. Kursiga uu ku fadhiyo ma istaahilo, waa madaxwaynaha ugu liita caalamka. Fikirkiisa iyo caqligiisu hunguriga buu kaga jiraa.

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 2 วันที่ผ่านมา

    XSM weli aqoonsi buu Ethiopia ka raadinaya, maskaxda bay kaga jirtaa in aanu xor ahayn. Kursiga uu ku fadhiyo ma istaahilo, waa madaxwaynaha ugu liita caalamka. Fikirkiisa iyo caqligiisu hunguriga buu kaga jiraa.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Amiiiiin Amiiiiin yarabi Amiiiin Amiiiiin Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Amiiiin Amiiiin Amiiiiin ❤❤❤❤

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 2 วันที่ผ่านมา

    Mr carrur wase jaahil qaawan

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 2 วันที่ผ่านมา

    Shacabka Somaliyeed??????????????????????????????????????????

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 2 วันที่ผ่านมา

    Acw.South Media Corporation (SMC).waad ku mahadsantihiin wacyingalintiina iyo dhiirogalintiina.dadka Digil iyo Mirifle,waa dad balaaran oo 40 (Jifooyin) iyo in ka badan ka kooban,ee yaan hal lahjad laku koobin oo xukunka wax halaga siiyo dadka dhulkaas ku nool walaalayaal. tusaale.waxaa jira Jifooyin aan ku hadlin lahjadda 'Maay',sida Jiida,Asharaaf,Ajuuraan,Biimaal,Wardaaye,,Garaha,Tunnidda,reer Baraawe,reer Marka,Gandarsha,Ogaadeenka Bakool iyo wixii la midka ah (IWM).Midda kale,gobolkaasi Sh/Hoose,waa gobolka labaad ee Soomaaliya ugu weyn,una khayraadka badan,hadeey noqon laheyd badda,beeraha iyo wabiyada.dhamaan Jifooyinkaas waxay leeyihiin lahjad u gooni ah. yaanan dadka la dulminin.markaa aad fiiriso, waxaad aragtaa 'wasiir!' ka tirsan Maayland (Koonfur-Galbeed) oo idaacada lasoo istaagaya lahjadda Mayga, isagoo kari kara inuu ku hadlo lahjad aay dadkiisa oo dhan aay wada fahmayaan,oo ku qodbeenaya.Lahjadda Mayga markuu dadkiisa la hadlayo, iyo markuu la hadlayo dadka oo dhan oo Maayland kunool way kala duwantahay. Islaam allow, wasiirkaas ma dadkiisa ayuu hurumar la rabaa,mise cagsigeeda. midda kale, aniga iyo dadka ila midka ah,waan qaldanaan karnaa, waxaan aaminsanahay,dadka iyo dalka Soomaaliya, in aay 34 sanno dhibaato ku jiraan,waxaa sabab u ah dadka iyo dowladda Maayland(KG),oo aan dadkooda iyo dhulkooda aan dhibaatada ka qaadi karrin 1995-2024 (Isbaaro !!),maadaama dalku yahay 'Federal!'.waxaay Maayland sheegataa (6 gobol),waxayse kari weyday in (3 gobol) aay maamulkooda ka shaqeyn waayay.Gobolka Sh/hoose oo ka kooban ( Marka,Afgooye,Wanlaweyn ama Daafeed,Qoryooley,Baraawe,Kurtunwaareey,Sablaale,oo maantana aay ku kordheen,Shalanbood,Janaale,Golweyn,Buulo-mareer) IWM, waa gobal weyn,oo dhaqaalo iyo wax soo saar badan,oo aan lahayn maamul si wanaagsan u sheegta.dhibaatada wadankeena maanta haysata, waxaa ka mid ah gobolkaas.waxaana u horseeday dhibaatadaas in aay ku jiraan Maamulka Maayland (KG).haddii aay ka damqanayaan dhibaatadooda gobolkaasi, kuma aaysan soo duuleen dad aan dowlad iyo kaledanbeyn dooninaynin, ama aan rabin,oo gobolo kale ka yimid.Dhanka kale,maamul goboleedka (Gal-Mudug,)waxaa degan oo dhistay 11 (Jifooyin) oo Soomaaliyeed.11ka Jifooyin,dad ka mid ah, in aay hor istaagaan 40 Jifooyin ,oo aay udiidaan Dowladnimooda,Biyahooda,Dhulkooda,Hurumarkood Beerahooda,Baddooda ,Bakaarahooda iyo Dekadahooda, ma fiicna. mida kale,aniga iyo dadka ila midka ah waxaan qabnaa,in dhibaatada Soomaaliya ka jirta iyo dowlad la'aanta, aay sabab u yihiin 'Siyaasiyiinta !!' sedex (3) jifooyin, oo Soomaalidda Jifooyinkooda ka mid ah:1 -Majeerteen(Maxamuud -Saleebaan),2- Hiraab(HG iyo Abgaal)iyo 3- Isaaq(Haber-Awal),inkastoo aay jiraan dad fiican oo Soomaalinimadda aay ku wayntahay.Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah. (RRA),markey iska kiciyeen (Salbalaar iyo USC), waxay kaxirteen bar 'kontorool iyo isbaaro !!' magaaladda Wanla-weyn,oo waay iska dhaafeen gobolka Sh/Hoose oo dhan,markaas ayaa laga faa'ideystay. midda kale, Soomaaliya waa hal Qabiil, laakiin, waxaa jira 'Jifooyin iyo lahjada badan'.yaanan la isku colaadinin kala duwanaantaas.codowga ummadda Soomaaliyeed iyo kuwa diinta sharafta leh ee islaamka kugabanaya ama ka beensheegaya ee ah Al-Shabaab,iyo wixii la midka ah(IWM),ilaahow nago qabo.Ilaahayow, Soomaalidda qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley,oo Burcad isu mari.Dowladnimo wanaagsan Allaha-Raxmaan ha na siiyo;Aamiin.

  • @mohamuudibrahim-ib9kk
    @mohamuudibrahim-ib9kk 2 วันที่ผ่านมา

    Duqan ma farmajaa biila horta

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 2 วันที่ผ่านมา

    Abiya Ahmed iyo Hasan Shiek miyaad kala taqaanaa Mr sabloow?

  • @bashiiraxmadbare1248
    @bashiiraxmadbare1248 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekh cabdi khayrwadae ilaahay hanoo aqbalo Ducadaada amiin

  • @AbdiFadxi-s2m
    @AbdiFadxi-s2m 2 วันที่ผ่านมา

    Amin

  • @sucud101gmailcom
    @sucud101gmailcom 2 วันที่ผ่านมา

    Sheekh wakhtiga aad soo gasho taariikhda sheeg waayo waxaan ku wareeray adiga iyo dadka codadkaagii hore soo copy yeeya

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @cabdifataxsaleban2616
    @cabdifataxsaleban2616 2 วันที่ผ่านมา

    Adugu aqoonyahan ayaad kheegata matahey adigu aqonyahan

  • @cabdifataxsaleban2616
    @cabdifataxsaleban2616 2 วันที่ผ่านมา

    Caafimadkaa maskas hala baadho Malaha

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 2 วันที่ผ่านมา

    Ibrahiim (إِنَّ رَبِّي لَسَمِيعُ الدُّعَاءِ ) ( Rabbigay wuu maqli ogyahay Ducada ) Ama wuu aqbalaa Ducada si dhaqso ah ADEER XUSEEN

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaa cadahay xasan iyo cida uu ka soo jeedo in nacebtahay naceebka ilaah ayaa noo daran ilaah ayaa wax dhiibo😂😂😂😂😂😂

  • @seed3966
    @seed3966 2 วันที่ผ่านมา

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Yaa rabii 🤲🤲🤲

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 วันที่ผ่านมา

    munaafaq mj oil 🛢 kani

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 วันที่ผ่านมา

    waxan waa mafiyo iyo moryan wadah shaqeystah kuwih dortay bah kah daran sidah dani dal bobeh

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan shiekh waa in somali iska qabataa wuxuu ku sifoobay khaainuwadan, tuugo, munaafaq, beenaale,qabyaaladiiste lkn wuxuu helay parliament xaaraan ah oo isaga u shaqeeya

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 2 วันที่ผ่านมา

    Sheqow xasan ma xumo lkn Somali hadan nahay qabyaalad ayaa qofka dalka u wanagsan laga jecel yahay mw xasan sheeq qof walbo oo waxgarad ah kama xuma inoo dalkan hogaamiyo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte waa isaga cida kadambeeya in ay xoog wadanka ku qabsanayaan itoobiya

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay umada soomaliyeed ha waa qabto insha Alaah xanuun aan muslinka ku dhicin kugu dhac oo Hadalka lagaa qabay nabruud baad tahay diinta ku gabanaya❤❤

  • @hassanmc6476
    @hassanmc6476 3 วันที่ผ่านมา

    Cabdi xirsiyoow qayr Alle haku siiyo,runtaad u taagan tahay. Halmid baanse rabaa inaan ku xasuusiyo,Hassan inuu meesha yimaado isugu eed kuma laha,waa la yaqaanay wuxuu yahay iyo wuxuu samayn doonaba. Laakiin Dani iyo Ahmed Madoobe yaa keenay iyo intii la socotay. Wuxuu Hassan haleeyo labadaa nin iyo cida ay kasoo jeedaan baa loo haystaa mays leedahay waa su,aale?