- 73
- 1 852 685
Shafi Somali
เข้าร่วมเมื่อ 22 พ.ย. 2019
Welcome To Shafi Somali
CLICK SUBSCRIBE TO GET MORE VIDEOS
NAGU SOO BIIR TO WATCH UPCOMING VIDEOS.___Editing ©Shafi Somali
make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
Videos.
Business Number +251909004371
SOCIAL MEDIA

XARIIR AXMED IYO MISS XISS | GAYAAN ISKU OOMAN | OFFICIALL LYRICS 2020
XARIIR AXMED IYO MISS XISS | GAYAAN ISKU OOMAN | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง: 3 836
วีดีโอ
MAXAMED BK | JIGJIGA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 9774 ปีที่แล้ว
MAXAMED BK | JIGJIGA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
SULDAAN SEERAR | HEES CUSUB | XIDIGTII QURUXDA | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 1.7K4 ปีที่แล้ว
SULDAAN SEERAR | HEES CUSUB | XIDIGTII QURUXDA | OFFICIALL LYRICS 2020
FEYSAL MUNIIR | SACDIYA DHEEMAN | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 4204 ปีที่แล้ว
FEYSAL MUNIIR | SACDIYA DHEEMAN | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
XARIIR AXMED | FOZIYA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 6964 ปีที่แล้ว
XARIIR AXMED | FOZIYA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
MAXAMED BK | NAF KU RAACDEY | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 8K4 ปีที่แล้ว
MAXAMED BK | NAF KU RAACDEY | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
XARIIR AXMED | HARGEYSA DAREEN JIRA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 6K4 ปีที่แล้ว
XARIIR AXMED | HARGEYSA DAREEN JIRA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
SAFWAN HALAC | NOQDA LABA MASULA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 4824 ปีที่แล้ว
SAFWAN HALAC | NOQDA LABA MASULA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
KHALID KAMIL | ISHA BAXARKA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 4.7K4 ปีที่แล้ว
KHALID KAMIL | ISHA BAXARKA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
SULDAN SERAAR | HARGEYSA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 3514 ปีที่แล้ว
SULDAN SERAAR | HARGEYSA | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
ILKACASE QAYS | SOMALILAND | OFFICIALL MUSIC 2020
มุมมอง 8084 ปีที่แล้ว
ILKACASE QAYS | SOMALILAND | OFFICIALL MUSIC 2020
KHALID KAMIL | GOB BATAHY | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 1.9K4 ปีที่แล้ว
KHALID KAMIL | GOB BATAHY | OFFICIALL LYRICS 2020
ABDIJIBAR GACALIYE | DAR DAR GELIYA | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 3394 ปีที่แล้ว
ABDIJIBAR GACALIYE | DAR DAR GELIYA | OFFICIALL LYRICS 2020
MISS XISS | SIDU U HINGAADSHAY | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 3554 ปีที่แล้ว
MISS XISS | SIDU U HINGAADSHAY | OFFICIALL LYRICS 2020
SHARMA BOY | AM SORRY BBE | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 7704 ปีที่แล้ว
SHARMA BOY | AM SORRY BBE | OFFICIALL LYRICS 2020
KING ARFAX IYO IFRAX LAKI | GUUL WEEYE | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 8544 ปีที่แล้ว
KING ARFAX IYO IFRAX LAKI | GUUL WEEYE | OFFICIALL LYRICS 2020
MISS XISS | BAL MAXE IDHUHU | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 4254 ปีที่แล้ว
MISS XISS | BAL MAXE IDHUHU | HEES CUSUB | OFFICIALL LYRICS 2020
KHALID KAMIL | HEES CUSUB | JIDHIIDHICADU WAA MAXAY | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 83K4 ปีที่แล้ว
KHALID KAMIL | HEES CUSUB | JIDHIIDHICADU WAA MAXAY | OFFICIALL LYRICS 2020
XARIIR AXMED | HEES CUSUB | TU SAN ILA SAHAMI | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 4.1K4 ปีที่แล้ว
XARIIR AXMED | HEES CUSUB | TU SAN ILA SAHAMI | OFFICIALL LYRICS 2020
ISMAIL DANAN | TOLMOON | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 7214 ปีที่แล้ว
ISMAIL DANAN | TOLMOON | OFFICIALL LYRICS 2020
KHADAR KEYOW | XAYAAT | COMING SOON | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 6524 ปีที่แล้ว
KHADAR KEYOW | XAYAAT | COMING SOON | OFFICIALL LYRICS 2020
XAMDA BILAN | MAXAD IGA HEYBIN MAANTA | OFFICIALL LYRICS 2020
มุมมอง 7K4 ปีที่แล้ว
XAMDA BILAN | MAXAD IGA HEYBIN MAANTA | OFFICIALL LYRICS 2020
ABDIKARIN ALI SHAH IYI NAJMA NASHAAD | KU DOONAY | OFFICIAL LEYRICS 2020
มุมมอง 3474 ปีที่แล้ว
ABDIKARIN ALI SHAH IYI NAJMA NASHAAD | KU DOONAY | OFFICIAL LEYRICS 2020
SAMIIR ZAAM | PRANK | HEES CUSUB | OFFICIAL LEYRICS 2020
มุมมอง 2.1K4 ปีที่แล้ว
SAMIIR ZAAM | PRANK | HEES CUSUB | OFFICIAL LEYRICS 2020
KHAALID KAAMIL | KU DUL OOYAY SAWIRKAGA | HEES CUSUB | OFFICIAL LEYRICS 2020
มุมมอง 28K4 ปีที่แล้ว
KHAALID KAAMIL | KU DUL OOYAY SAWIRKAGA | HEES CUSUB | OFFICIAL LEYRICS 2020
CABDIKARIIN CALI SHAAH | HEES CUSUB | YAA SALAAM | OFFICIAL LEYRICS 2020
มุมมอง 7194 ปีที่แล้ว
CABDIKARIIN CALI SHAAH | HEES CUSUB | YAA SALAAM | OFFICIAL LEYRICS 2020
XARIIR AXMED | XAMAR YAA KA BILABA | OFFICIAL LEYRICS VIDEO 2020
มุมมอง 1.2K4 ปีที่แล้ว
XARIIR AXMED | XAMAR YAA KA BILABA | OFFICIAL LEYRICS VIDEO 2020
XARIIR AXMED | DHAMEYSTIRAN | OFFICIAL LYRICS 2020
มุมมอง 7964 ปีที่แล้ว
XARIIR AXMED | DHAMEYSTIRAN | OFFICIAL LYRICS 2020
XARIIR AXMED | KALSOONI | OFFICIAL LYRICS 2020
มุมมอง 12K4 ปีที่แล้ว
XARIIR AXMED | KALSOONI | OFFICIAL LYRICS 2020
OMAAR BAR BAR | WAA SOMALILANDER| HEES CUSUB | OFFICIAL LEYRICS 2020
มุมมอง 1.7K4 ปีที่แล้ว
OMAAR BAR BAR | WAA SOMALILANDER| HEES CUSUB | OFFICIAL LEYRICS 2020
2/12/2024 habeen isniin ah 🥺
1 / 12/2024 Ayaan heesta dhaygsanaya Watigu waa 1;55 am Goobtu waa Borame
1/12/2024😊inta iga danbaysa
Xilli aan qiyaasayo in uu ku beegnaa 2012 ama horaantii 2013 bay ahayd markaan heestan dhagaha ugu raaxeyn jirey, aniga oo ardey dugsi sare sii dhameynaaya ah, wakhtiga fanka Khadra iyo Mursalba wuu cusbaa oo markaas uun bay hananayeen dhagaha bulshada Soomaalida iyaga iyo kooxdoodii Xidigaha Geeska ee dib ka noqotay mid ka mid kooxaha mucjisada ah ee soo maray taariikhda fankii guud ahaan. Caawa oo taariikhdu tahay 2024/11/24 12:00AM habeenimo oo maalin Isniin ah soo galayso ayaan dib udhageysanayaa iyada oo Khadra iyo Murslana hobollo yihiin, aniga oo ah Aabbe 4sanno ka hor jaamaca dhameeyay shaqooyin wanaagsanna haya, Eebbe mahadii. Waa geeddiga nolosha
Long memory
Nin waliba Midu Dumar Calmadey wey Cudontahay wlhi Q abayo mcnto Xasus tada Kama Dhallo Sharaaf iyo Karamo igu Nolow waligaa 21/11/24 Night Aya and Zaka Mam Safar
21/11/2024 Sacada. 12:04. Habeenimo
Heestan waxan dhagaysanaya habeen sabti soo gelayso waxay isoo xasuusisey inan aan aad u jecla valse aanan is cal fan Saxil somalilnd 2024.nov.16
2020/9/10/ 2:07 habaynimo gobtuna wardher mirqankuna wa saxdi wlhi xashiisna wa guxa hestuna way baxaysa only inta mirqaanta❤
Hada iga danbayso like Hayla dhafin hesta wanku mirqamayaye 😩😩
9/Nov/2024❤
Heestan inta dib usoo raadisay❤😔
6 nov 2024❤
Waa goor barqa ah saacduna waa 10:07 maalin talaado ah 4/11/2024 inaan is xalaashana xppi ana waan rabaaa😢😢😢 Waxaan rajeynaa inaa aqarindoon comntigaan anoo waxa walbo ii hagaageen i.a😢😢😢
Goobtu waa degmada sheekh ee gobolka saaxil sacadu wa 5:35 galbnimo mirqaankii aduunkaan haynaa heestan baa noo baxaysa 2024/11/4 malin isniin❤jawigu wa kii la iibsan jiray🔥
Still 2024 😢❤jacylku macan
YaRkii xiisaHa kaLGacaL NaftaYda ku xeeRaYow XaNaaNiYo koRiiN HapooN Waxaa taHaY inaN xisHooda InaaN is xaLaasHaNaNa Xapiipi aNpa wn rapaaa SaacaDu 9:21 Saturday 2 November 2024 WxaaN dremaYaa jacayL aad u muG,wayN HeestaaN mrkaaN arkay wxn raadinayay hees jacayL ah oo aaN sms aHaaN uGu qoro GacaLiyaHyga isaGa wxn u jecLaady sida HooYadu u jecezhahy upadkeeda KaMaNa maarmo Alle wxn wydiisanaYaa iNuu caLaf iiGu daRo oo NaxaRiistiisa iii dhaweeYo ApdiraHmaN apdikaRiM ahmett Aad aYaaN ku jecLaHay ❤🫂
27 October 2024😢❤
25/10/2024 hadad iga danbayso like ta
😢😢😢😢
Waxan ku xasuustaa 2013 anigo secondary ku jira oo mobile chane ka dhagaysan jiray waa hees aad qali u ah waxan dib u dhagaysanayaa 16/10/2024 hada iga danbayso like ta ii saar
11 /10 /2024❤
11 October 2024 at 11:43pm❤
Heestan watuu Abwaan qiiq AUn Gacanta ka taagey ee uu lahaa Hadii atoorayashii hore lasoo kiciyana ma samayn karaaan Jawiga iyo qaabka loo sameeyay bal Sawiro Adigo meeel xeeb ah jacelkaga kula laydhsanaya oo dabayshu Marba meel idin dhaafayso waa Sawir aan laga sheekayn karin Erayada wxa iska leh ban umalaynayaa Abwaan Budin
😊Saacadu waa 9:40 subaxnimo Maalintu waa arbaca Sanadku 9/Oct/2024 Heestan waxaan wada dhagaysanaynaa gabar aan aad u jeclahay oo aan kala joogno laba magaalo oo aan masaafo ahaan aad u kala fogayn ma wada joigno lkn waxan kawada dhagaysanynaa Whatspp screnshering Ilahay Hana Gaadhsiiyo maalinka Farxadayada Ensha allah❤
War waxan waa fananaad wlhi laxankaan waa laxamadeedii khadro axsan fanaanad
September /9/30/2024 for me Fv is love song omgg best🫅🏽❤️👥💍😭
27 September 2024 fid jimco ah dhagesanaya muqdisho somalia 🇸🇴
November 13👍🏻
Heestan iyo heeso kale wakhti baan kusoo qaatay 2014 wiilkii heestaas iisoo diray wuu tahriibay yurub buu galay ismaanaan calfan balse caawa dib u dhagaysanayaa anigoo marwo Alhamdulilaah ❤
Heesaha xariir, waa mida qudheen ugu jeclahay heesahiisa, dee Nasteexa unbaa igu wayn.
still only one in 2024
23/9/2024😢💔
23/09/2024😢❤ Hadad iga danbaysid liketa ha ila dhaafin.❤😢
16 Sep2024❤
2024/Aug/8💔🤦♀️
Wa Xilli an Usii socdo Gurigayga hurdona an isu diyarinayo Sacaduna wa 3:00.
Domenica Valleys
2012ki kadib cawoytahy September 12/2024 ayan dib uso xusey ax moments 😊
Goorsheegtu waa sadaxdii iyo bar wxa ku suganahy nairobi kenya markii igu horeyse wxn ku dhagaysan jire xamar liido illhy hay tuso sanada badan kadib anoo halka rabe gaare❤
Omg Maxa meshan Ben ka socota😂😂😂
Watching 11 September 2024😊
2024/9/8 ❤🥺
5/9/2024 jcylowwww❤😢
😢
Koch Track
Xiligu waa roob jawigu wa jawiga jawiyada ❤sacaduna waa halki saac eeha biinimo Date waa 27 August 😢 inan is xalashanana xapiipi anba wan raba ❤hawaaro jcylku
💔😮💨
Walaalayaal Ex fanaan cawaale aadan hadda kabacdi ugu yeera waa uu kabaxay fanka, shahay hore oo eheed 17 August 2024 kuna beeg need maalinta aroos kiisa ayoow soo gaba gabeeyay fanka Haddi aad ku faraxsantahay kabixi taanka fanka like 👍 saar❤
(19/08/2024) isniin❤
inaba caadi maahan heesta erayda iyo laxan kaba cod kuna waa fadhiyaa mursal favorite fanaan
Mahadsanid aptigay xariir axmed ❤❤
2024-08-10 still🔥🔥🔥🔥🤟🏽
Waa jawi roob oo dagan oo lagu kala dago tariikhdu waa 10\8\2024 aniga iyo yaasir boqor axmed iyo gurigii boqorkaa