- 194
- 62 192
@Arabmoh
เข้าร่วมเมื่อ 10 พ.ค. 2024
วีดีโอ
Yabooh ku xigeenka aminga iyo siyaasada maamulka gobolka banaadir
มุมมอง 16212 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maamulka goboka banaadir ayaa u diyaar garoobay doorasho qof iyo cod ah
hassan sheikh mohamud
มุมมอง 11712 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Oo ka qeyb galay ururka iskaashiga dalalka carabta oo lagu qabtay dalka sacuudiga
cumar camey
มุมมอง 10414 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Hadal munaafaqadeysan 4 milion yimaa la oran karaa hal reer oo ah unukaa leh 4 milion baa ku nool xamar
General odwaa yusuf raage
มุมมอง 12614 ชั่วโมงที่ผ่านมา
dib u magacaabistiisa maxay kaga dhigantahay somaliya?
koonfur galbeed ma aha sacbooley
มุมมอง 138หลายเดือนก่อน
Maamulka koonfur galbeed waxay diyaar u thaya dowladnimada
33 sano ka hor shidaal ay qaadatay bey maanta ku celisay dowlada
มุมมอง 32 หลายเดือนก่อน
33 sano ka hor shidaal ay qaadatay bey maanta ku celisay dowlada
Baanlow Baanlow 😂😂😂😂😂
ORFANIHII BAA DHIGAYSANAYSAAN
Guuleyso
☝️✅💯🥰🥰🥰
❤❤❤madaxweyne qoorqoor we love you hadaan nahay reer balanbal soon noqo adoo nabad ah 4more years
benale
Bentley
Aaamiin
Warmale isaaq laan ha isku mashquulin
Waar beenaale doqona nac nacdiisa inuu wakhti nagaga lumo maaha. Ninkan aad Isaaq moodaysaana waa harti weliba Dulbahante ah . Maxaa Isaaq la mood uraya aduunka saaran.
Kuwaqudbadaynata ma dadqalatooyinkii kunoola buuraha xargay een idiba dagin miya xayawaan duur joog tii 1baad miyaa boqor buur madow marna haydin raaco marna hayska kiin celiyo lasheekaysta dameero duurjeegtii goonfu 2badiina =xayawan duurjoog oo ku nool dhiiga dadka garaad laawe garaad laawe dhalay ilaa wawowgiisiiv5 ugeeta
Adooo weyn
Taariikhda Soo baro Abdilaahi suldaan timacadde ayaa gabayga tiriyey
Mounafaq Mounafaq dhaley 😂😂😂
Gaajuu ka baqayaa
Dameeryahow waxad ka jawabta suasha salax
Ximaar
Jabuuti waa wadan ay ku Filan tahay khayr aad keeda
Vive djibouti, lzs jaloux vont maigrir
Waar kuwan reer yaakhiiga ah ee ciise iska daaya waa madaaqiin wa iska jaahiliin wakhitigaa idinkaga lumaya
AflagD Sarkal waa Laba sano xarig ah
Wa runta
Dadkan miyirkiibaa ka tegey itoboya maxey ictiraafi kartaa mida kale itobiya 19% berbera ayey iska bixin weydey iyaa daawaha ku wada
Waanashaxad
Waarwaxan Maydgaraac Somaliland Waa Lamataabtaan
Caacaacaac huuur waxba hala hadhin faqash baad markii hore ii dhiibi jirtay xaasid maadaa waxtarey somaliland xaasid
SICIIDAXMED AADAN... aslmckmwrtulwbkt...kabcdi
Hadla badan danbaa dhaanta guul iyo gomanimo somaliland
Garguurte iyo dukaamadiisa dheh dawlad yaanl ladhin
Subxanaallha
Hasidi sadakhada djibouti ku nool o catamaya on abal lahayn wa somali land hakhayaki ba kaso bihi inti Ismael u khabanayay manta ayay ka ku i warabayal bay.
Somali land wahba ma aha Djibouti hadi yar tahay khadar o ka yar wad araktan 7:38 wanakeda hormarka Allah ma socelinayo sadakhad walliki ban na dab kuranaysin.keesi
Afkaluu kuhadlayaa
Tuura qofkan jaqjaqda badn
Uus tour kan eego uhadlay
Guuul xas caynaashe
Jindaagay uus
Amusing heeg yahay
Guul xasan caynaanshe
Waxy ka xanaaqan ruta
Mashala ader fudeey liibaan
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxan doqonka ah ee ooyayaa muxuu ahaa. Wallaahi kani waa naaqus aan caqli lahayn waanu ooyayaa. 2.0. Mashruyca biyaha uu ka hadlayo waxa dib u qaattey gaalladi lacagta lahayd waxana caadiga noqottey inay dhahaan mashruuc baanu samayneynaa. 3.0. Siday kolba meel ugu carrarayaan ay lacagta mushahar iyo been been ugu qaattaan aakhirkana waxbaba kama hagaagaan. 4.. Kenya , somalia iyo ethiopia dhammaan sidaasi bay ku sameeyaan. 5.0. Waxana sabab tu tahay waxa dhammaaday dagaalkii qaboobaa. 6.0. Ka bacdina waxay burburiyeen dawladdii ruushka iyo reer barigii. 7.0. Ka bacdi waxay go'aansadeen inay africa dhahaan waxbaanu qabaneynaa. 8.0. Ka bacdina iyagaa dib u qaattaa lacagta mashruuca. Waxana lagu qorsheeyaa dalka Kenya. 9.0. Dhamnaan africa sidaasi bay ula dhaqmaan. 10.0. Waxanay saxmaysaa marka dawladdii mudowga sovietigu soo noqoto ee miisaankii siyaasaddu dib ku soo noqoto dunida oo loo sinnaado reer bariga iyo dawladaha reer galbeedka. 11.0. Imta ka horeysaa dawladaha reer galbeedku africa dhaqaalaha ay geeyaan dibay ugala soo noqdaan. 12.0. Waxayna ku cunnaan Nairobi iyo dallalka reer galbeedka. 13.0. Waxay xarun ka dhugteen Nairobi si badheedh ah bayna lacagta dib ugala noqdaan.
Maxa been la isku sheegaya snm
Marykan aya raba jibuuti mana calacayso
Sheeqo somaliland waliged somalia ayey xanayesa no aqoonsi War calamka ii raba ee somaliya hanaysa waliga dowlad issaq aya rabtan inaad calamka keysa Horta wllalaha samaron aya waxba uu ogaleyne sorry
War idinka Somali ah maxa doda nocan ah idinkugu wacantahay
Kkkk Niki Ethiopia khayr kasogayow inay ku dhafin dulka ledihina samaron aya leh saylac iyo isse mana yelayan reerka samaron inay Djibouti babado ama albabada loxiro wayo wa majoriti ayey kayihin Djibouti odhan wana dhalna wayena nadhalaan saylacna maxan duul hargeysa kuyala nasabka samaron ee gojacade kuraciwayen oo raga dhulbanta lasosafanwayeen iyago gacan lohadinayo didayna dagal adiguna idoorow dagal lagashay wllalka sorry
Kani caqli xumaa. Yaa yidhi ethiopia ayaa dhaqaale soo wada somaliland. Aqoonsi ethiopia iyo dalal kale oo ay Saxilby yihiin baa aqoonsi laga helayaa. Albaab bey jabineysaa. Markaa somaliland is the winner
Human raacweeye allakubixi
Ethiopia anaga siinaynaa ciid doono ayan siinayna dhulka anaga leeh adigu canfarta iska so celii Garbo ciise canfar aya ka haysata
Anagu canfar wan isnagana waligayba gofgi adka wa la garanaya ee adigu sidi lagu galay mad ilowday lascanad anigu calan iyo dal adunka laga cagonsanyahay ban hahay canfarna ana haguma ee adisomalia bad ka tirsantahay tamad ilowday lascanad oo intaleg ba ka adgatay Mada hadli kara