Eng. Ali Mamow
Eng. Ali Mamow
  • 50
  • 19 967

วีดีโอ

Baro Mid ka mid ah Xirfadahaan | Bilaha ka haray 2024.
มุมมอง 4.3Kหลายเดือนก่อน
Haddii aad dooneyso inaad xirfado kusoo kordhiso noloshadaada. bilaha ka haray sanadkaan. Baro mid ka mid ah xirfadahaan aan muuqaalkaan idinkugu sheegi doono. ka baro. @CaamirAcademy wa.link/v9s4ds
The Impact Of Technology | Saameynta Tiknolojiyadda | Maxaa Waxbarashada iska bedelay? | #edtech
มุมมอง 702 หลายเดือนก่อน
Casriga ugu fudud ee qof hormar gaari karo, waa casrigaan tiknolojiyadda. Sidoo kale waa casri ay adagtahay in qofku hormarkaas ku tilaabsado.
YouTube Hadaladeena miyay Dhegeysataa? | Sidey Ku ogaatay? |YouTube Recommendation
มุมมอง 2162 หลายเดือนก่อน
Muuqaalkan Ka dib Waxaad si dhab ah u ogaan doontaa Sida TH-cam ay mar walba kuugu soo bandhigto Muuqaalada aad xiiseyso si aadan uga dhax bixin TH-cam. #subscribe #Share #motivation
Qiso Cajiib!! | Sidaan Masameyn Lahayd Adigu?
มุมมอง 1482 หลายเดือนก่อน
Waa Qiso Muujineysa Wanaaga Qofka uu sameeyo dadka kale Alle Dartiisa Miraha Ay leedahay.
Stress and Overthinking | Kabax Xabsigaan Sababay Dhimashada Malaayiin Qof | #subscribe@engalimamow
มุมมอง 673 หลายเดือนก่อน
Waa Cinwaan Aan ku eegeyno sidee Stress-ka looga Hortagaa? Muxuu sababi karaa hadii aan laga hortagi karin. 👉 Kusoo biir Aaaladaheena kala duwan 👇 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/engalimamow 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: engalimamow 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: www.tiktok.com/@UCFCp2FWozKDZSjals2zSBqA
Horey ma u maqashay Quantum Computers ? | What is Quantum Computing? | @engalimamow #subscribe
มุมมอง 684 หลายเดือนก่อน
Qalab lagu sheegay in uu ku qaban karo 3-daqiiqo iyo 30-ilbiriqsi shaqooyin Computer-adeenu aysan ku qaban karin 10,000 -sano. Waa Quantum Computing ama Quantum Computers. 👉 Kusoo biir Aaaladaheena kala duwan 👇 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/engalimamow 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: engalimamow 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: www.tiktok.com/@UCFCp2FWozKDZSjals2zSBqA
Ai Muxuu dunida kusoo kordhiyay | 92-sano kadib Maxaa dhici kara? | #subscribe @TheAlieffIrfan
มุมมอง 2034 หลายเดือนก่อน
muqaalkaan waxaan kaga hadleynaa dhibaatooyinka laga yaabo inuu artificial intelligence (Garaad-ka macmalka) bini aadamka uu ku sababi karo. 👉 Kusoo biir Aaaladaheena kala duwan 👇 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/engalimamow 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: engalimamow 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: www.tiktok.com/@UCFCp2FWozKDZSjals2zSBqA
Su’aalaha Google ma weydiisay Ramadaan? | daawo muuqaalka| @engalimamow #subscribe
มุมมอง 265 หลายเดือนก่อน
#subscribe #technology #mobilereview Muqaalkaan waxaan kaga hadleynaa Su’aalo ay inta badan dadka muslimiinta ah weydiiyaan Google ka bisha ramadaan.
Epsode#1 / 5-qodob | oo laga soo calaamadeyay | Ramadaanadii Hore | Adeegsiga Internet-ka.
มุมมอง 195 หลายเดือนก่อน
Qodobadda Muuqaalkaan Kujira waxaa tixraac u ah Cilmi baarisyo kala duwan oo lasameeyay 2020, 2021,2023 Ramadaanadii lasoo dhaafay. Daawo muuqaalka oo ka bogo si aad macluumaad Dhameystiran u hesho. 👉 Kusoo biir Aaaladaheena kala duwan 👇 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/engalimamow 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: engalimamow 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: www.tiktok.com/@UCFCp2FWozKDZSjals2zSBqA
12-jir African | Marocan ah oo ku guuleysta Koobka | 𝐂𝐲𝐛𝐞𝐫𝐬𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐨𝐦𝐩𝐞𝐭𝐢𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐮𝐩 |
มุมมอง 1405 หลายเดือนก่อน
12-jirkaan African u dhashay wadanka Maroco ayaa ku guuleystay koob-ka aya qabato hey'adda Amniyaadka Internet-ka wadanka mareykan-ka oo loo qabto dadka ku xariifsan cilmiga amnigayaadka internet-ka ku saabsan. 👉 Kusoo biir Aaaladaheena kala duwan 👇 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/engalimamow 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: engalimamow 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: www.tiktok.com/@engalimamow
Dhimashada Malaayin Qof Sanad Walba | Maxaa Sababa??? #DaawashoWacan
มุมมอง 246 หลายเดือนก่อน
Waa Muqaal aan kaga Hadleyno Cilmi baarisyo kala duwan, qaarkood ay qaateen 10 Sano.
𝐌𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐥𝐢 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 !!! Xalku waa maxay? | Daawasho wacan | #subscribe ----
มุมมอง 1036 หลายเดือนก่อน
Ma leedahay saaxiibo kaaga sheekeeya in ay facebook, Tiktok Ku naceen Naago Qaaqaawan, Heeso, Iyo waxyaabo kale oo aysan ku raali ahayn? Muqaalkaan waa muqaalkaagii iyo muuqaalkiisii. 👉 Kusoo biir Aaaladaheena kala duwan 👇 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺: t.me/engalimamow 𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸: engalimamow 𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸: www.tiktok.com/@engalimamow
Samsung oo markale sheegtay in ay dib u bilaabi doonto | 7-sano oo Cusbooneysiinta Mobiles dhowr ah
มุมมอง 1766 หลายเดือนก่อน
Samsung oo markale sheegtay in ay dib u bilaabi doonto | 7-sano oo Cusbooneysiinta Mobiles dhowr ah
OnePlus | Taleefan ka News-ka Caalamka Heysta. #mobilereview @engalimamow
มุมมอง 687 หลายเดือนก่อน
OnePlus | Taleefan ka News-ka Caalamka Heysta. #mobilereview @engalimamow
Baro Xirfad 2024 | Short Film keygii ugu Horeyay. @engalimamow
มุมมอง 337 หลายเดือนก่อน
Baro Xirfad 2024 | Short Film keygii ugu Horeyay. @engalimamow
Iska Bedel Taleefankaaga. Hadduu Kuwaan ka mid yahay. | Daawasho wacan. | @engalimamow
มุมมอง 1.6K7 หลายเดือนก่อน
Iska Bedel Taleefankaaga. Hadduu Kuwaan ka mid yahay. | Daawasho wacan. | @engalimamow
Part #2| Galaxy S24 Ultra | Inka badan intaad ka maqashay. | @engalimamow
มุมมอง 877 หลายเดือนก่อน
Part #2| Galaxy S24 Ultra | Inka badan intaad ka maqashay. | @engalimamow
Maxaad ka taqanaa Galaxy S24 Ultra + Galaxy Ai? | @engalimamow #subscribe
มุมมอง 3477 หลายเดือนก่อน
Maxaad ka taqanaa Galaxy S24 Ultra Galaxy Ai? | @engalimamow #subscribe
Waa Maxay Sababta Google ay u lumisay Chat GPT? | muuqaal Xiiso leh. @engalimamow #subscribe
มุมมอง 387 หลายเดือนก่อน
Waa Maxay Sababta Google ay u lumisay Chat GPT? | muuqaal Xiiso leh. @engalimamow #subscribe
maxay ku kala duwan yihiin Google gemini iyo ChatGPT? | Loolanka #google & #openai | @engalimamow.
มุมมอง 227 หลายเดือนก่อน
maxay ku kala duwan yihiin Google gemini iyo ChatGPT? | Loolanka #google & #openai | @engalimamow.
AiTech#02 | Maxaad ka taqaanaa Gemini Ai? | Aduunka cusub oo dhashay. @engalimamow #subscribe
มุมมอง 427 หลายเดือนก่อน
AiTech#02 | Maxaad ka taqaanaa Gemini Ai? | Aduunka cusub oo dhashay. @engalimamow #subscribe
𝐢𝐬𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲-𝐝𝐚 |𝘔𝘢𝘹𝘢𝘢 𝙊𝙥𝙚𝙣𝘼𝙞 𝘬𝘢 𝘤𝘶𝘴𝘶𝘣 |Subscribe.
มุมมอง 248 หลายเดือนก่อน
𝐢𝐬𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲-𝐝𝐚 |𝘔𝘢𝘹𝘢𝘢 𝙊𝙥𝙚𝙣𝘼𝙞 𝘬𝘢 𝘤𝘶𝘴𝘶𝘣 |Subscribe.
𝐒𝐢 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝 𝐇𝐚𝐤𝐮 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐬𝐚𝐧𝐢𝐧 𝟐-𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐄𝐫𝐚𝐲 | Noloshaada Halis Ayay Ku Geli Kartaa.@engalimamow #takecare
มุมมอง 348 หลายเดือนก่อน
𝐒𝐢 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝 𝐇𝐚𝐤𝐮 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐬𝐚𝐧𝐢𝐧 𝟐-𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐄𝐫𝐚𝐲 | Noloshaada Halis Ayay Ku Geli Kartaa.@engalimamow #takecare
𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡? | 1-daqiiqo ku ogow! @engalimamow
มุมมอง 529 หลายเดือนก่อน
𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡? | 1-daqiiqo ku ogow! @engalimamow
Su'aal uu ku weydiin doono qof walba oo aad talo weydiisato!!!! | @engalimamow.
มุมมอง 4389 หลายเดือนก่อน
Su'aal uu ku weydiin doono qof walba oo aad talo weydiisato!!!! | @engalimamow.
OGOW NUUCA FARTA LAGU SAMEEYAY LOOGA WALBA OO QORAAL KA KOOBAN | Haku bixin lacag ee adiga sameyso
มุมมอง 8411 หลายเดือนก่อน
OGOW NUUCA FARTA LAGU SAMEEYAY LOOGA WALBA OO QORAAL KA KOOBAN | Haku bixin lacag ee adiga sameyso
Siraha guusha kaliya waxaan kusoo koobnay hal eray. #nolosha |Mahir Bin Ali|
มุมมอง 38ปีที่แล้ว
Siraha guusha kaliya waxaan kusoo koobnay hal eray. #nolosha |Mahir Bin Ali|
Codka mobile 📱 hadduu kaa xirmo || Talaabadaan raac Lacag haku bixinin
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
Codka mobile 📱 hadduu kaa xirmo || Talaabadaan raac Lacag haku bixinin
7 xirfadood mid kamid ah baro || suuqana ka Shaqeyso || Si online ah 😲 😱 😲 😱
มุมมอง 512 ปีที่แล้ว
7 xirfadood mid kamid ah baro || suuqana ka Shaqeyso || Si online ah 😲 😱 😲 😱

ความคิดเห็น

  • @user-dh5pi5hq5p
    @user-dh5pi5hq5p 13 วันที่ผ่านมา

    Wll niyadan Kaga duceyay wlhi alle Haku barakeyo anigo yaaban video daawade😢❤thanks

  • @user-dd4zg3od3e
    @user-dd4zg3od3e 18 วันที่ผ่านมา

    Tanks wll

  • @abuuyaasir11
    @abuuyaasir11 26 วันที่ผ่านมา

    A53 INTA HEESATO 👋

  • @RosinaAbdul-j2t
    @RosinaAbdul-j2t หลายเดือนก่อน

    thanks bro

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @alijames95
    @alijames95 หลายเดือนก่อน

    Wan ku salamay sxb mr ali dahir from jamhuriya university ✋

  • @Jiqda
    @Jiqda หลายเดือนก่อน

    Hadabarto IT ga shaqo makuhelaya somaliya dhaxdeeda se qofka barta waxyabaha uu kashaqan karo isheg pro❤😊

  • @DaauufCali
    @DaauufCali หลายเดือนก่อน

    Hiiii

  • @InjineereWaaw
    @InjineereWaaw หลายเดือนก่อน

    Battery da oo kuek 85 Aana gaareeynin 100 maxaa waaye iladiisa

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 หลายเดือนก่อน

    Halooo kaco aqoonta❤❤❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

    Wax hala barto

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd หลายเดือนก่อน

    Alx Wlal anigu Waxaan aqaana Video editing Io Graphic desing Sidoo kle waxaan sameeya Content Creation Wlal Lkn Shaqo Kuma Hayo editing Io Graphic desing 1sannad ahna waan baranayeyy hada wlhi waan ka sii niyad jabayaa maxaay tahay ciladu wlal

    • @saidahashi9921
      @saidahashi9921 หลายเดือนก่อน

      Contentaga uga faaiidayso waxad baratay wlle khasab ma ahan waxad baratay in cid kle ugu shaqeyo ada self emloyer noqon kara

    • @MonalisaMonalisa-py5vz
      @MonalisaMonalisa-py5vz 21 วันที่ผ่านมา

      Video editing se kubartaa 🥺

    • @MohamedAhmed-bs1wd
      @MohamedAhmed-bs1wd 21 วันที่ผ่านมา

      @@MonalisaMonalisa-py5vz Wlal Hadaan Is Kaashano kwrn oo aan Ku caawiyo kwrn

  • @UsameIbrahim-vx3nt
    @UsameIbrahim-vx3nt หลายเดือนก่อน

    Hore usoc sxp waa usame Ibrahim oo jogo magalada Garissa ❤❤🎉 mahasanid

  • @ILYAAS252
    @ILYAAS252 หลายเดือนก่อน

    guulayso Wll

  • @FahiimoUgaas
    @FahiimoUgaas หลายเดือนก่อน

    😢🎉😂

  • @daadigamer
    @daadigamer หลายเดือนก่อน

    keeb going bro

  • @mohamed_Abdi_Ali
    @mohamed_Abdi_Ali หลายเดือนก่อน

    xu

  • @KhadroMahamed-k8o
    @KhadroMahamed-k8o หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 2 หลายเดือนก่อน

    Thnks

  • @Amirainadahir-ue4eh
    @Amirainadahir-ue4eh 2 หลายเดือนก่อน

    Woo i samesmi way maxa sameya

  • @user-ty5ej7dt7c
    @user-ty5ej7dt7c 2 หลายเดือนก่อน

    Aboowe horay u soco ❤

  • @nonam-br1ct
    @nonam-br1ct 3 หลายเดือนก่อน

    Ok brathar tanks

  • @SakariyeIbraahin-je6bl
    @SakariyeIbraahin-je6bl 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah wll mahadsanid

    • @engalimamow
      @engalimamow 4 หลายเดือนก่อน

      Thanks bro

  • @ConfusedBilliards-hl6ri
    @ConfusedBilliards-hl6ri 6 หลายเดือนก่อน

    Never give Up pro❤❤

  • @aishoabshir8487
    @aishoabshir8487 6 หลายเดือนก่อน

    vodka what's upka codkayga lama maqlo

  • @ashrafmusharaf2993
    @ashrafmusharaf2993 7 หลายเดือนก่อน

    keep up pro

  • @Mohamed_A_Alpha
    @Mohamed_A_Alpha 7 หลายเดือนก่อน

    warbixin qiimo badan waxna laga faidaayo NASIIB WACAN KUU RIJAYNAA WLLKAY ALI guulayso 💯

  • @abdiaziiz4033
    @abdiaziiz4033 8 หลายเดือนก่อน

    Thank Eng ali mamow😊

  • @Abdi-rahman-gorgor
    @Abdi-rahman-gorgor 8 หลายเดือนก่อน

    Horay usco sxb qaali

  • @ashrafmusharaf2993
    @ashrafmusharaf2993 8 หลายเดือนก่อน

    thanks eng ali mamow

  • @amalb9293
    @amalb9293 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, l ask Allah SWT to increase your knowledge 🤲

  • @abdiaziiz4033
    @abdiaziiz4033 8 หลายเดือนก่อน

    Wahad san tahy eng cali daahir

  • @RaxmoXuseen-te7co
    @RaxmoXuseen-te7co 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m 8 หลายเดือนก่อน

    Shukran akhii

  • @maxamedcabdulaahi2999
    @maxamedcabdulaahi2999 11 หลายเดือนก่อน

    Keep going ustd

  • @khadromaclimahmed4688
    @khadromaclimahmed4688 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ustaadii👍

  • @Indhoos252
    @Indhoos252 ปีที่แล้ว

    Guuleyso mclinkeyga

  • @kalgaceylboy1174
    @kalgaceylboy1174 ปีที่แล้ว

    Sxp codka telefonka oo is gaabinayo marka mesha codka laga dhereyo marka taabatid oo is furayo hadana is xerayo sidee loo xaliyaa plz

    • @engalimamow
      @engalimamow ปีที่แล้ว

      Codka su automatically ah miyuu isu xirayaa. Hadey jawabtu haa tahay Hardware problem ayaa jira mrkaas

  • @Indhoos252
    @Indhoos252 2 ปีที่แล้ว

    Thank you bro🙏🥰

  • @Mohamed_A_Alpha
    @Mohamed_A_Alpha 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll aadbaad umahadsantahay sida wanaagsan ee aad inoogu soo gudbisay ani ahaan runtii waan kafaa iday mahadsanid mar 2aad wll qaaliya 👏👏💯

    • @engalimamow
      @engalimamow 2 ปีที่แล้ว

      Thank you my brother

  • @engalimamow
    @engalimamow 2 ปีที่แล้ว

    ✔️

  • @qatrasugaal1395
    @qatrasugaal1395 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @walalhunter3719
    @walalhunter3719 3 ปีที่แล้ว

    Hor Mr Wcan wllkey

  • @walalhunter3719
    @walalhunter3719 3 ปีที่แล้ว

    Mzha allah

  • @cmcbashram1562
    @cmcbashram1562 3 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsan tahay sidaad nogu faa ideysay

  • @cmcbashram1562
    @cmcbashram1562 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @cmcbashram1562
    @cmcbashram1562 4 ปีที่แล้ว

    wll keep going

  • @misscinuudubucabdala7990
    @misscinuudubucabdala7990 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll insha allah wankuxeranhay chanelkaga