HAWRAR MEDIA
HAWRAR MEDIA
  • 50
  • 353 237

วีดีโอ

ABWAAN HADRAAWI// MAANSADA BULSHO @Hawrar-gabay-somali-1226
มุมมอง 174 หลายเดือนก่อน
fadlan subscribe and share 👍
Gabay CAJIIBA// ABWAAN Jaamac KEDIYE @Hawrar-gabay-somali-1226
มุมมอง 134 หลายเดือนก่อน
fadlan subscribe and share 👍
GABAY CAJIIBA// ABWAAN DHOODAAN @Hawrar-gabay-somali-1226
มุมมอง 415 หลายเดือนก่อน
fadlan subscribe and share 👍
Gabay CAJIIBA // ABWAAN Axmed BuDul @Hawrar-gabay-somali-1226
มุมมอง 236 หลายเดือนก่อน
fadlan subscribe and share
GABAY CAJIIBA //ABWAAN ABSHIR BACADLE @Hawrar-gabay-somali-1226
มุมมอง 1386 หลายเดือนก่อน
GABAY CAJIIBA //ABWAAN ABSHIR BACADLE @Hawrar-gabay-somali-1226
GABAY CAJIIBA// ABWAAN KEDIYE
มุมมอง 206 หลายเดือนก่อน
fadalan subc und share
Gabayga// DiB U heshiisiin// AUN abshir bacadle
มุมมอง 686 หลายเดือนก่อน
Gabayga// DiB U heshiisiin// AUN abshir bacadle
GABAYGIII JANNO DOON
มุมมอง 316 หลายเดือนก่อน
GABAYGIII JANNO DOON
ABWAAN HADRAAWI // GABAYBII RAG SIYAASI WADA NOQAY//
มุมมอง 3468 หลายเดือนก่อน
ABWAAN HADRAAWI // GABAYBII RAG SIYAASI WADA NOQAY//
ABWAAN HADRAAWI // MAANSO CAJIIBA @Hawrar-gabay-somali-1226
มุมมอง 3182 ปีที่แล้ว
ABWAAN HADRAAWI // MAANSO CAJIIBA @Hawrar-gabay-somali-1226
Gabay Cajiiba//Abwaan Abdiwaaxid Gamadiid
มุมมอง 3312 ปีที่แล้ว
Gabay Cajiiba//Abwaan Abdiwaaxid Gamadiid
Gabay cajiiba ( Geedi socod)@ Faarax Murtiile
มุมมอง 5063 ปีที่แล้ว
Gabay cajiiba ( Geedi socod)@ Faarax Murtiile
Gabay cajiib ah @ Abwaan xaaji Adam (afqalooc)
มุมมอง 1.2K3 ปีที่แล้ว
Gabay cajiib ah @ Abwaan xaaji Adam (afqalooc)
Qiyaamo ayaa Dambeeyo&& Abwaan Gamadiid
มุมมอง 4113 ปีที่แล้ว
Qiyaamo ayaa Dambeeyo&& Abwaan Gamadiid
Maansada kala maan/$/ Abwaan HADRAAWI
มุมมอง 2843 ปีที่แล้ว
Maansada kala maan/$/ Abwaan HADRAAWI
maansada HEELIYOW// ABWAAN HADRAAWI
มุมมอง 1733 ปีที่แล้ว
maansada HEELIYOW// ABWAAN HADRAAWI
MAANSADA/$BULSHO# ABWAAN HADRAAWI
มุมมอง 1133 ปีที่แล้ว
MAANSADA/$BULSHO# ABWAAN HADRAAWI
GUUROW $ Somaliyey Yaabka ka heshiiya $Abwaan maxamed gacal XAAYOW
มุมมอง 3513 ปีที่แล้ว
GUUROW $ Somaliyey Yaabka ka heshiiya $Abwaan maxamed gacal XAAYOW
GABAY Cajiiba $$ Ismaaciil mire
มุมมอง 1583 ปีที่แล้ว
GABAY Cajiiba $$ Ismaaciil mire
TIXDA DIBID YAAL && ABWAAN HADRAAWI
มุมมอง 823 ปีที่แล้ว
TIXDA DIBID YAAL && ABWAAN HADRAAWI
Abwaan Luqmaan && Gabayga WACDI
มุมมอง 743 ปีที่แล้ว
Abwaan Luqmaan && Gabayga WACDI
Hadey wada aniga tahay Siyaasadi Aabo male &@ Abwaan Hadraawi
มุมมอง 1.8K4 ปีที่แล้ว
Hadey wada aniga tahay Siyaasadi Aabo male &@ Abwaan Hadraawi
Abwaan jaamac kediye// Magaca soomali waa inuu kula sareeyaa
มุมมอง 1004 ปีที่แล้ว
Abwaan jaamac kediye// Magaca soomali waa inuu kula sareeyaa
Gabaygii Illahey mahad baan Uqiraayaa & abwaan Abshir nuur faarax (bacadle)
มุมมอง 4844 ปีที่แล้ว
Gabaygii Illahey mahad baan Uqiraayaa & abwaan Abshir nuur faarax (bacadle)
AUN. Abshir nuur faarax (bacadle) qaafil wax u sheeg
มุมมอง 3.5K4 ปีที่แล้ว
AUN. Abshir nuur faarax (bacadle) qaafil wax u sheeg
Barnaamijka DHAQANKA &Hiddaha// Ahmed faarax Idaajaa// Guurow&gabay iyo karona iyo VOA
มุมมอง 2234 ปีที่แล้ว
Barnaamijka DHAQANKA &Hiddaha// Ahmed faarax Idaajaa// Guurow&gabay iyo karona iyo VOA
Gabaygii ugu horeyay somaliya//Abwaan bulxan
มุมมอง 804 ปีที่แล้ว
Gabaygii ugu horeyay somaliya//Abwaan bulxan
Ruwaayad cajiiba//Magaalo Joog Xumo
มุมมอง 304 ปีที่แล้ว
Ruwaayad cajiiba//Magaalo Joog Xumo
GUUROW cajiib ah//abwaan iyo laashin//maxamed GACAL XAAYOW
มุมมอง 1.4K4 ปีที่แล้ว
GUUROW cajiib ah//abwaan iyo laashin//maxamed GACAL XAAYOW

ความคิดเห็น

  • @AnasCadir7467
    @AnasCadir7467 17 วันที่ผ่านมา

    M.a abwaanka somalida uku wanaagsan dhihi karaa runti wax iyo arin bulshada muhiim u ah uusan ka gabyin waa yaryahay, illah ha unaxariisto Ma qaadirka ka quusana asaan qabriga uqeyshanaa😢 Runti tuducdan waa tan uku saameynta badan, maanta dadbadan baa ku gadsoon arintan illahay hana hanuuniyo dhamaanteena

  • @cumarcabdullahi429
    @cumarcabdullahi429 17 วันที่ผ่านมา

    اللهم اغفرله وارحمه

  • @maryanabdimanshaalaahsheik575
    @maryanabdimanshaalaahsheik575 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha naxariisto janatul fardows ha ka waraabi

  • @yamaaniabshir9222
    @yamaaniabshir9222 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم اغفر له وارحمه.

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 5 หลายเดือนก่อน

    Biilka gurugayna

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 6 หลายเดือนก่อน

    Shiikh maxamed ibraahim warsame HADRAAWI. ILAAHAY HA U NAXARIISTO. wuxuu ahaa addoon wanaagsan oo dadka soomaliyeed ay tahay ineey ku daydaan

  • @walaalak1976
    @walaalak1976 6 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariizto abwaan❤

  • @abshirali313
    @abshirali313 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto walaalkeen. Abshir Nur Faarax (Bacadle)

  • @CumarCalli
    @CumarCalli 7 หลายเดือนก่อน

    𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮 𝘂 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼

  • @saidaali412
    @saidaali412 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto Janatul fardowso allaha geeyo

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 9 หลายเดือนก่อน

    sheekada hadraawi aad baan u dhegaystaa ilaahay hawnaxariisto

  • @AbdilazizBarre
    @AbdilazizBarre 9 หลายเดือนก่อน

    Allow uraxmo awoowe abshir😭

  • @HalimaMoha-m5f
    @HalimaMoha-m5f 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow kuu naxariisto oo qabriga kuu waasici

  • @Princesssenaco
    @Princesssenaco 11 หลายเดือนก่อน

    Alla abwankani mucjiso ayuu ahaa waa ninka ugu caqliga badan aduunka Allow u naxaniiso😢

    • @azadfaqdiid9066
      @azadfaqdiid9066 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll lkn nabigeenaa ah ka ugu caqliga badnaa dunida scw❤

  • @UpdiJibaaro
    @UpdiJibaaro ปีที่แล้ว

    AlaW u NaxariisO a waan ka❤😮

  • @hodonmaxamud6097
    @hodonmaxamud6097 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku naxariisto

  • @CabdiRahman-t3z
    @CabdiRahman-t3z ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariista adeero janatul fardawsa haku geeyo😊

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 ปีที่แล้ว

    Alaha u naxaristo my favorite gabyaa

    • @Kendndnd
      @Kendndnd ปีที่แล้ว

      Allah naarta ku fogeeyo dameerkan ciyaaya 😂

  • @farxiyacabdiwali746
    @farxiyacabdiwali746 ปีที่แล้ว

    Gacankii maroodiga ninkan galab kasiidayay isna gows libaax iguridaan gacalkay moodayay

  • @BARKAALEBARAKAALE
    @BARKAALEBARAKAALE ปีที่แล้ว

    Allow unaxariiso

  • @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj
    @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj ปีที่แล้ว

    11:00

    • @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj
      @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj ปีที่แล้ว

      ​@@Kendndndma abshir baa habaaraysaa

    • @HealthyToday24
      @HealthyToday24 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Kendndnd welee adaa meel xun u soco...ani sufi ahay lkn sufi qabuured ma ifi Lkn abshir bacadle hadaad caneesid adaa dhib qabo

  • @habibaomar9463
    @habibaomar9463 ปีที่แล้ว

    Asc qarabo allh Naxarista ebe allha wafajiyo inshallh

    • @Kendndnd
      @Kendndnd ปีที่แล้ว

      Allah naarta ku fogeeyo dameerkan ciyaaya 😂

    • @ridzthefirst6116
      @ridzthefirst6116 5 หลายเดือนก่อน

      Hoyda silked iyo macselay ku xaarta wase

    • @ridzthefirst6116
      @ridzthefirst6116 5 หลายเดือนก่อน

      Amiin ilahi ha unxariisto

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 ปีที่แล้ว

    Kama helin ilamana macano

  • @loyanibrahim6479
    @loyanibrahim6479 ปีที่แล้ว

    Allow u naxariisto.

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku naxariisto abwaane Xasuus an gureyn bad ino ahaan doonto Janadi fardowsa allah ka warabiyo ❤️

  • @Abuobeida-nj3xi
    @Abuobeida-nj3xi 2 ปีที่แล้ว

    رحمه الله تعالى

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 2 ปีที่แล้ว

    Illaahay naxariistii Jano hasiiyo macalin nolosha wax badan nooga iftiimiyay abwaan maskaxdiisa in badan noo shiilay buu ahaa oo wiliba erayada ugu wanaagsan ee wax lagu qeexo noogu qeexay abwaan hadraawi

  • @ilkayare
    @ilkayare 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw u naxriiso oo sii waxaad jaceshahay oo dhan oo uku horayso janadu firdoosa yaarab

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 2 ปีที่แล้ว

    ilaahow kuu naxariiso😭😭😭 udub-dhexaad kii Afka iyo Dhaqanka

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO 2 ปีที่แล้ว

    Allah hakuu NaxariizTO adeer

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 2 ปีที่แล้ว

    Allah how naxariisto abwaan Mahamed Ibrahim Warsame (hadraawi)wuxuu ahaa qof naadira isagoo kale

  • @abdirahmanhashi1210
    @abdirahmanhashi1210 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto qabrigiisa Allah ha u waasiciyo

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 2 ปีที่แล้ว

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته فردوس اعلي

  • @aaminxasan3520
    @aaminxasan3520 2 ปีที่แล้ว

    رحمة الله عليه رحمة واسعة

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 2 ปีที่แล้ว

    اللهم ارحمه وغفر له

  • @hamziahmed3079
    @hamziahmed3079 2 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariso

  • @maxamudibrahin3177
    @maxamudibrahin3177 2 ปีที่แล้ว

    inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajacuun illaahw unaxariiso

  • @al7ayat-alsa3yda
    @al7ayat-alsa3yda 2 ปีที่แล้ว

    Walee hadalkani hadal abwaan kaliyaata maahee ee runtii wa falylasuuf ... maa shaa' allah

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 2 ปีที่แล้ว

    رحمك الله اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران

    • @hhfhd9908
      @hhfhd9908 2 ปีที่แล้ว

      آمين يارب

  • @MohamedHasan-ms8wv
    @MohamedHasan-ms8wv 2 ปีที่แล้ว

    Allah yarxamah abwaan Mohamed Ibrahim warsame.

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 2 ปีที่แล้ว

    Ilahaay haa unaxaristo samir iyo iman dhaman family iyo Somali wayn

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว

    allaw unaxariiso aaamiin aaamiin aaamiin

  • @saranoor4655
    @saranoor4655 2 ปีที่แล้ว

    Alle qabriga haw nuuro

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 ปีที่แล้ว

    Allow unaxriiso

  • @farduusaxmed47
    @farduusaxmed47 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku naxariisto abwaan 😭

  • @Nuura01
    @Nuura01 2 ปีที่แล้ว

    Allaah yarxamuu ya rabi

  • @aliyqodax
    @aliyqodax 2 ปีที่แล้ว

    Allah Ha u naxariisto.Abwaanka oo maata oo jimce ah lagu aasayo Xabaalaha baqiiq ee magaalada hargeisa 3:00pm 19-August-022

  • @saidalidahir7129
    @saidalidahir7129 2 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi . 19 Aug 2022. Jumce

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 ปีที่แล้ว

    " Murugo weynaa maqalka geeridaadu ". Rabbigey haw naxariisto " Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi " janooyinkiisa faraha badanna ha ugu deeqo, dhammaan ehelkii uu ka baxay iyo ummadda soomaliyeed-na samir iyo iiman saadiq ah ha ka siiyo Dhaxal aan duugoobayn buu nooga tagtaye. " Qofka ii duceeyoow " " Rabbigay ku darajee " - Hadraawi. Fadlan faataxada aynu u marno.

  • @jaygoodle953
    @jaygoodle953 2 ปีที่แล้ว

    ILAAHAYOW kuu naxariisto. Inna lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun. He moved on today. I am tears. I am grateful you were in this world with us. I am listening to this probably for the 50th time. Inshallah, bi'idnillaah sheekadani kol kale, maalin qoran ayaad inoo sii wadidoonta. May the almighty welcome this kind wonderful great grand son of Adam

    • @Xoriyo_xarago23
      @Xoriyo_xarago23 2 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa Allah

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 2 ปีที่แล้ว

      waayahy walaale, ma af soomaaligaa kugu adag

    • @jaygoodle953
      @jaygoodle953 2 ปีที่แล้ว

      @@Qubanaha_Uurdoox mise af ingiriiska ayaa kugu dhib ah. Abwaanka ka hadal...

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 2 ปีที่แล้ว

      @@jaygoodle953 i know more than you this silly poor language you think it's like whole knowledge af soomaaliba wax laguugu sheegee inaad af soomaali ku qor unbaan ku idhi anuu