Salaam Bank
Salaam Bank
  • 62
  • 138 254

วีดีโอ

Hab Adeegsiga Adeegga E-Muraabaxa ee Salaam Bank.
มุมมอง 5322 หลายเดือนก่อน
Hab Adeegsiga Adeegga E-Muraabaxa. #daahfurkaEMurabaraaha #AdeeggaEMurabaaha
Kalmadii Guddoomiyaha Dhaweeye Group Maxamed Xasan uu kaga warbixiyay Adeegga Cusub ee E-Muraabaxo.
มุมมอง 192 หลายเดือนก่อน
"Waa Barnaamij qof walba oo Mushaharkiisu Salaam Bank uu maro, mushaharkiisu Damaanad uu ka noqonayo" Guddoomiyaha Dhaweeye Group Maxamed Xasan Saleebaan. #daahfurkaEMurabaraaha #AdeeggaEMurabaaha
Eng Cabdiqaadir Bashiir Fooje oo ka warbixinaya Adeegga Cusub E-Muraabaxo oo Bangiga Salaam Soo.....
มุมมอง 502 หลายเดือนก่อน
"Barnaamijkaan waxaa uga faa'iideynaynaa qofkasta iyo shirkad kasta oo bangiga Salaam mushaharkiisu soo maro wuxuu nasiib u yeeshey inuu ka faa'iideysan karo barnaamijka E-Muraabaxa" Eng Cabdiqaadir Bashiir Axmed IT Manager Salaam Bank #daahfurkaEMurabaraaha #AdeeggaEMurabaah
Maamulaha Salaam Bank Garoowe oo ka hadlay Xafladda Daahfurka Adeegga cusub ee E-Muraabaxo.....
มุมมอง 242 หลายเดือนก่อน
"Runtii farxad weyn bay noo tahay maanta in aan goobjoog ka nahay daahfurka adeegga E-Muraabaxa. Waa adeeg cusub oo u fududeynaya macaamiisheenna in ay ka dhex dalbadaan adeegyada ay rabaan, isla markaana ay shirkadda Dhaweeye si degdeg ah ugu geynayso goobtooda" Khaliif Maxamed Jaamac Maamulaha Salaam Bank Garoowe. #daahfurkaEMurabaraaha #AdeeggaEMurabaah
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daahfuray Adeegga E-Muraabaxa.
มุมมอง 212 หลายเดือนก่อน
"Salaam Bank iyo Dhaweeye aad ayay ugu mahadsanyihiin soo bandhigidda adeeggan cusub ee E-Muraabaxa, oo bulshada noloshooda hormarinaya, waana halabuur wanaagsan oo u sahlaya shaqaalaha ku xiran Salaam Bank gaar ahaan ciidamada ay baahidooda ku daboolaan" Ilyaas Cismaan Lugatoor Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland #daahfurkaEMurabaraaha #AdeeggaEMurabaaha
Salaam Bank ayaa u qabtay hawlwadeenadiisa Salaam Bank Garoowe Tababar soconayay laba maalmood.
มุมมอง 1485 หลายเดือนก่อน
Cinwaanka Tababarku waxa uu ahaa : AML & KYC Waxaa soo Jeediyay Tababarka : Dr Maxamuud C/raxmaan Maxamuud (Hoori). #SalaamBank #tababar2024 #Garowe
Kalmadda Maareeyaha Salaam Bank ee xafladda qalinjabinta ardayda jaamacadda culuumta Caafimaadka...
มุมมอง 149ปีที่แล้ว
Maareeyaha Salaam Bank Cabdirisaaq Yuusuf Cali ayaa ka qayb galay xafladda qalinjabinta dufcadda 23aad ee jaamacadda culuumta Caafimaadka, Maareeyaha ayaa u hambalyeeyay ardayda qalinjabisay. #SalaamBank #UOHS #graduationceremony2023
WAA MAXAY HESHIISKA ISTISNAAC?
มุมมอง 705ปีที่แล้ว
W A A M A X A Y H E S H I I S K A I S T I S N A A C ? Dr. Haaruun Sheikh Abdirahman Guddiga Culimada Salaam Bank. #SalaamBank #Istisnaac
Salaam Bank oo Tababar u qabtay Ganacsatada Magaalada Qardho.
มุมมอง 64ปีที่แล้ว
Salaam Bank oo Tababar u qabtay Ganacsatada Magaalada #Qardho, Tababarkaas oo cinwaankiisu ahaa ''Ganacsiga Guulaysta''. #SalaamBank #Qardho
WAA MAXAY RIBO? SH. CABDICASIIS SH. CALI....
มุมมอง 518ปีที่แล้ว
W A A M A X A Y R I B O ? Sh. C/casiis Sh. Cali Axmed Guddiga Culimada Salaam Bank. #SalaamBank
GAROOWE: Waxaan ku Maalgelinaynaa Baabuur cusub oo lagu soo kordhiyay Mashruuca Dhaweeye Mini Taxi..
มุมมอง 159ปีที่แล้ว
Garoowe: Waxaan kuu Maalgelinaynaa Baabuur cusub oo lagu soo kordhiyay Mashruuca Dhaweeye Mini Taxi ee shirkadda Dhaweeye. #SalaamBank #Maalgelin
Farqiga u dhaxeeya bangiyada Islaamiga ah iyo kuwa aan Islaamiga ahayn?
มุมมอง 238ปีที่แล้ว
Farqiga u dhaxeeya bangiyada Islaamiga ah iyo kuwa aan Islaamiga ahayn? Sh. C/casiis Sh. Cali Axmed Guddiga Culimada Salaam Bank. #SalaamBank
Salaam Bank oo ku qabtay Magaalada Galdogob imtixaanka Booska investment officer.
มุมมอง 138ปีที่แล้ว
Salaam Bank oo ku qabtay Magaalada Galdogob imtixaanka Booska investment officer. #Salaambank #Galdogob #imtixaan2023
Salaam Bank oo ku qabtay Magaalada Gaalkacyo imtixaanka Booska
มุมมอง 38ปีที่แล้ว
Salaam Bank oo ku qabtay Magaalada Gaalkacyo imtixaanka Booska Cashier.#Salaambank #Gaalkacyo #imtixaan2023
WAA MAXAY MUSHAARAKO DR SH. KHADAR XASAN......
มุมมอง 695ปีที่แล้ว
WAA MAXAY MUSHAARAKO DR SH. KHADAR XASAN......
WAA MAXAY MURAABAXO? DR SH. KHADAR XASAN......
มุมมอง 4.3Kปีที่แล้ว
WAA MAXAY MURAABAXO? DR SH. KHADAR XASAN......
WAA MAXAY MUDARABA? DR SH. KHADAR XASAN.......
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
WAA MAXAY MUDARABA? DR SH. KHADAR XASAN.......
Salaam Bank ayaa Xaflad Sagootin ah ugu qabtay Galkacyo Hal-door C.fitaax C.wali Diiriye.....
มุมมอง 1602 ปีที่แล้ว
Salaam Bank ayaa Xaflad Sagootin ah ugu qabtay Galkacyo Hal-door C.fitaax C.wali Diiriye.....
Salaam bank oo ka duulaya mashruuca kaabe waxbarasho oo uu ku dhiiragelinayo xarumaha waxbarashada..
มุมมอง 732 ปีที่แล้ว
Salaam bank oo ka duulaya mashruuca kaabe waxbarasho oo uu ku dhiiragelinayo xarumaha waxbarashada..
Xafladda Daahfurka Mashruuca Kaabe Waxbarasho ee Xarumaha waxbarashada magaalada Qardho.
มุมมอง 332 ปีที่แล้ว
Xafladda Daahfurka Mashruuca Kaabe Waxbarasho ee Xarumaha waxbarashada magaalada Qardho.
Salaam Bank oo Cerigaabo ka Daahfuray Mashruuca KAABE WAXBARASHO
มุมมอง 212 ปีที่แล้ว
Salaam Bank oo Cerigaabo ka Daahfuray Mashruuca KAABE WAXBARASHO
Xafladda Daahfurka Mashruuca Kaabe Waxbarasho ee Xarumaha waxbarashada.
มุมมอง 272 ปีที่แล้ว
Xafladda Daahfurka Mashruuca Kaabe Waxbarasho ee Xarumaha waxbarashada.
Salaam Bank ayaa maantay ku qaaday Magaalada Bosaaso imtixaanka Booska Cashier-ka.
มุมมอง 1822 ปีที่แล้ว
Salaam Bank ayaa maantay ku qaaday Magaalada Bosaaso imtixaanka Booska Cashier-ka.
Salaam Bank ayaa ku qabtay Magaalada Garoowe imtixaanka Booska Cashier.
มุมมอง 782 ปีที่แล้ว
Salaam Bank ayaa ku qabtay Magaalada Garoowe imtixaanka Booska Cashier.
Salaam Bank ayaa maantay ku qabtay Magaalada Gaalkacyo imtixaanka Booska Cashier.
มุมมอง 962 ปีที่แล้ว
Salaam Bank ayaa maantay ku qabtay Magaalada Gaalkacyo imtixaanka Booska Cashier.
Salaam Bank ayaa ku qabtay Magaalada Galdogob imtixaanka Booska Marketing Officer
มุมมอง 1132 ปีที่แล้ว
Salaam Bank ayaa ku qabtay Magaalada Galdogob imtixaanka Booska Marketing Officer
Salaam Bank oo Tababar u qabtay Hawlwadeenada Suuq-gaynta Bangiga .
มุมมอง 652 ปีที่แล้ว
Salaam Bank oo Tababar u qabtay Hawlwadeenada Suuq-gaynta Bangiga .
Udir lacag bangiyada Salaam Bank bah-wadaagta la ah adiga oo isticmaalaya Taleefoonkaaga
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
Udir lacag bangiyada Salaam Bank bah-wadaagta la ah adiga oo isticmaalaya Taleefoonkaaga
Salaam Bank oo Tababar u qabtay Hawlwadeenada Xarunta Laascaanood.
มุมมอง 1373 ปีที่แล้ว
Salaam Bank oo Tababar u qabtay Hawlwadeenada Xarunta Laascaanood.

ความคิดเห็น

  • @MaxamudXasan-zl5px
    @MaxamudXasan-zl5px หลายเดือนก่อน

    Arintaas Goldogob kamajirto waa maxay sababta

  • @NorAreys114
    @NorAreys114 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa xaaram waxay muraabaxo ku sheegayaan iska ilaasha dadow wllhi waa idin digay aniga la iga waaniyey diiday soo taabtay

  • @AhmedNor-u3y
    @AhmedNor-u3y 5 หลายเดือนก่อน

    Qaabka hada bankiyadu ku shaqeyaan waa ribo caadi ah, oo la xeyladeystay

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 6 หลายเดือนก่อน

    Wright

  • @abdikariimhajiali6071
    @abdikariimhajiali6071 7 หลายเดือนก่อน

    Salaam somali bank iyo Salaam bank ma isku mida ?

  • @abasnahar5677
    @abasnahar5677 8 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid wll

  • @barwakorashid9625
    @barwakorashid9625 10 หลายเดือนก่อน

    Adeegan lag buu iga goosta shirladuna ma qabanayso hadii la qaraaco, halkee laga helaya

  • @mahadfeysalharuu4026
    @mahadfeysalharuu4026 10 หลายเดือนก่อน

    Uganda jooga lafta somali wee iga baxdi sidee ku daara

  • @haaruuncabdiraxman646
    @haaruuncabdiraxman646 10 หลายเดือนก่อน

    master card ayan ubahanahay

  • @XuseenMaxamud-c5f
    @XuseenMaxamud-c5f ปีที่แล้ว

    Nio waxan joga Kenya Aiden Somali lcg ugu diri Kara wa ku warere

  • @mohamedkulane4844
    @mohamedkulane4844 ปีที่แล้ว

    Adeega waafi hal taleefan labo app ma ku shubankara

  • @EngCCI
    @EngCCI ปีที่แล้ว

    App kaan maba jiro hana waalina anaga

  • @XasanCabdi-k1b
    @XasanCabdi-k1b ปีที่แล้ว

    😂🎉😢😢

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 ปีที่แล้ว

    Aan noo kiin wali daada waad waa lan baa tahay

  • @jibriilcismaan9898
    @jibriilcismaan9898 ปีที่แล้ว

    ASC WAXAN KA MID AHAY MACA MIISHA SALAM BANK WAXANA RABAY VISA CARD FROM GALKAIO GORMO IMAN

  • @raahoabdulqadirhusein-wh5sr
    @raahoabdulqadirhusein-wh5sr ปีที่แล้ว

    Nabarka xaruntiina adeega macaamiisha

  • @raahoabdulqadirhusein-wh5sr
    @raahoabdulqadirhusein-wh5sr ปีที่แล้ว

    Afrikalemiyaa kuegtihiin mise aduunkoodhan

  • @sihamfarhan6438
    @sihamfarhan6438 ปีที่แล้ว

    su'aal bankiga islaamiga ah miyuu for the rest ku yeelanaya 50% ganacsiga yacni ilal abad ?

  • @rahmohonestrahmohaaji7851
    @rahmohonestrahmohaaji7851 ปีที่แล้ว

    Asc bankigaan kenyo maka furan yshay

  • @gal-duurmedia7168
    @gal-duurmedia7168 ปีที่แล้ว

    Moobil niiclaa hadii aan isticmaalayo see u heli karaa adeegaan

  • @wariyefuqbakayle3636
    @wariyefuqbakayle3636 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanidin salama b

  • @haaruuncalimacalin6980
    @haaruuncalimacalin6980 2 ปีที่แล้ว

    Saving account ma isticmaali karaa walaal

  • @muqtaarquleey4254
    @muqtaarquleey4254 2 ปีที่แล้ว

    1414

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 2 ปีที่แล้ว

    Wxn Ahay wiil soomaaliyeed oo jarmalka jooga .... Markaa wxn rabaa inaan Bank samaysto ..sideed ii caawin kartaaa

  • @barkhadleahmed6619
    @barkhadleahmed6619 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah well

  • @addanmu
    @addanmu 2 ปีที่แล้ว

    Hormuud ayaa isticmalaa ee see udhigan garaa wall

  • @zakariyecollow6478
    @zakariyecollow6478 2 ปีที่แล้ว

    Link application nosoo dir wllo

  • @wondergames7146
    @wondergames7146 2 ปีที่แล้ว

    Akhyaartu waxay leeyihiin waan ka dulsaar yarnahay meelaha qaar waana runtood

  • @mohamedxoriye6019
    @mohamedxoriye6019 2 ปีที่แล้ว

    Khidmad Miyaa Lajarta Wa Imisa Hadii La jarto Khidmada

  • @zakiomar-g7g
    @zakiomar-g7g 2 ปีที่แล้ว

    Waa bank aan macmisha waqtiga kalumiyy

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 3 ปีที่แล้ว

    Sida lacagta loo sarifo??

  • @saqiqa
    @saqiqa 3 ปีที่แล้ว

    Kenya ma ka shaqeyna

  • @umusalmaan9212
    @umusalmaan9212 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin inbadan wax badan ayaan ka faa iiday runtii

  • @Arafad_ahmed
    @Arafad_ahmed 3 ปีที่แล้ว

    Plz otp code mxa waye

  • @saeedaar2537
    @saeedaar2537 3 ปีที่แล้ว

    Qofkii dibada jooga see u isticmalaa

  • @maryamaayaanle62
    @maryamaayaanle62 3 ปีที่แล้ว

    Vs kar mabixisn

  • @abiia9796
    @abiia9796 3 ปีที่แล้ว

    App kan ma ku shaqeeynayaa Android mise waa Apple kaliya

  • @mubaarigcabdilaahi5216
    @mubaarigcabdilaahi5216 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah islamic banka waxa uu uueeyahay opportunities fara badan lkn se waxaa klar oo jira challenges fara badan sida kalsonida darada dafka iyo aqoon darada shacabka oo aan fahan sanaynba shaqadiisa iyo sixir bararka joogtada aha iyo faragalinta dawlada iyo waxyaabo kaloo badan

  • @jaasminmahamed8383
    @jaasminmahamed8383 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Anigo bangiga. Salaam ku leh sideen. Lacagta uga soo baxsan karaa. Mopilka ma in oo ahaadaa. Soomali mise

  • @hassanmohaud1720
    @hassanmohaud1720 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan rabaa hadii aan qof udiro lacag misane message ka uusan iisoo dhicin sida aan ku heli karo message kaas mahad sanid

  • @mohamedfarahmohamed9164
    @mohamedfarahmohamed9164 3 ปีที่แล้ว

    Email maki xiran karaa si aan Fariinta code ka u helo hadi aanan wadanka joogin

    • @naftanurka106
      @naftanurka106 2 ปีที่แล้ว

      Sxb aniga ku dhiban Gmail ayan ku xirtay code ka si notifications ah kuma heleysit waa inat appka kaso baxda Gmail timada code marka hesho at waafi kulabato hadana password galeni waa ila meyreyso

  • @fatush8506
    @fatush8506 3 ปีที่แล้ว

    Salaam bank xarun maku leedihiin gaarisa kenya