Ow Abdi
Ow Abdi
  • 12
  • 10 081

วีดีโอ

Qisada Qays iyo Layla | episode 1
มุมมอง 1.5K11 หลายเดือนก่อน
Sheekada: Qays bin Al-Maluuh wuxuu jeclaaday Layla, wuxuuna billaabay inuu tiriyo gabayo jacayl ah, isagoo inta badan gabayadiisa ku xusaya magaceeda, dadaalkii uu miyir-qabka ahaa ee uu ku doonayay in uu gabadha ku soo dhaweeyo ayaa keentay in dadka deegaanka qaarkood ay ugu yeeraan Majnuunu layla
The art of being alone - Fanka kalinimada
มุมมอง 44711 หลายเดือนก่อน
The art of being alone - Fanka kalinimada Muqaalka fadlan like saar hadi aadan hore subs udhihina hada dheh Mahadsanid
Gabadh JIN ah ayaan Guursaday | Somali true story Episode 3 DHAMMAAD
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
Kusoo dhawow Ow Abdi hadi aadan hore inoo arag inaad inagu soo biirto waa inoo farxad Hadii ay jirto Qiso kugu dhacday waad nala wadaagi kartaa si aan uga qaadano khibrad, Adigana ugu yaraan aad uga hesho talo wanaagsan Mahadsanid
Gabadh JIN ah ayaan Guursaday | Somali true story Ep 2
มุมมอง 560ปีที่แล้ว
Kusoo dhawow Ow Abdi hadi aadan hore inoo arag inaad inagu soo biirto waa inoo farxad Hadii ay jirto Qiso kugu dhacday waad nala wadaagi kartaa si aan uga qaadano khibrad, Adigana ugu yaraan aad uga hesho talo wanaagsan Mahadsanid
Gabadh JIN ah ayaan Guursaday | Somali true story Ep 1
มุมมอง 2.1Kปีที่แล้ว
Kusoo dhawow Ow Abdi hadi aadan hore inoo arag inaad inagu soo biirto waa inoo farxad Hadii ay jirto Qiso kugu dhacday waad nala wadaagi kartaa si aan uga qaadano khibrad, Adigana ugu yaraan aad uga hesho talo wanaagsan Mahadsanid
ARRAWEELO | The Queen of DUMAR-LAND | somali story
มุมมอง 1.4Kปีที่แล้ว
Fadalan walal hadaad Nagu cusubtahay nagu soo biir oo #subscribe saar channel ka video gana #like garee Mahadsanid
Ethiopia Haking Addis Ababa 🇪🇹
มุมมอง 511ปีที่แล้ว
Ethiopia Haking Addis Ababa 🇪🇹
The Dry port | Dagakada Qalalan | Tog-wajaale
มุมมอง 308ปีที่แล้ว
The Dry port | Dagakada Qalalan | Tog-wajaale
suuqa ugu qadiimisan aduunka |Grand Bazaar |istanbul
มุมมอง 2932 ปีที่แล้ว
Hello Everyone How Are You... Please support my channel, like share subscribe.. Weekly New Video Upload. 😀 . TikTok: @zaakir_mo Instagram: zaakir_mo1
maxaad ku iibsan kartaa 5$ |ISTANBUL Street food
มุมมอง 1.1K2 ปีที่แล้ว
maxaad ku iibsan kartaa 5 dollar istanbul #journey #owabdi #istanbul #subscribe #like #share #thanks Hello Everyone How Are You... Please support my channel, like share subscribe.. Weekly New Video Upload. 😀 . TikTok: @zaakir_mo Instagram: zaakir_mo1
SAFARKII 2 DA QAARADOOD|the journey of 2 continents
มุมมอง 3152 ปีที่แล้ว
#owabdi #journey #travel #zaakir #subscribe #like #share Hello Everyone How Are You... Please support my channel, like share subscribe.. Weekly New Video Upload. 😀 . TikTok: @zaakir_mo Instagram: zaakir_mo1

ความคิดเห็น

  • @lukmanomar7228
    @lukmanomar7228 9 หลายเดือนก่อน

    😊❤😭✨😊😊😊

  • @raqiibmr3562
    @raqiibmr3562 10 หลายเดือนก่อน

    Haa waa guursan lahaaaa ❤❤

  • @AxamedYasir
    @AxamedYasir 10 หลายเดือนก่อน

    Haa ❤❤

  • @absatrader1838
    @absatrader1838 11 หลายเดือนก่อน

    waan iga soo daahisay qeyb labaad lkn waan kugu qaatay mida kle wad muuqalada meeshaa rabtid waaad gaaree guul sxp

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid sxb

  • @munamuhudiinmohamoud8996
    @munamuhudiinmohamoud8996 11 หลายเดือนก่อน

    Wax kle❤❤

  • @adamnur1129
    @adamnur1129 11 หลายเดือนก่อน

    Qofkii iswey diyay lee fahmi karo

  • @absatrader1838
    @absatrader1838 11 หลายเดือนก่อน

    waiting for episode 2

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      It’s coming out bro

  • @UsameBiladi-fl9is
    @UsameBiladi-fl9is 11 หลายเดือนก่อน

    Gudbintaadu way fiican thy lkn wll Mar danbe ha nagu heesin

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      Mar danbe loo noqon maha haha

  • @abdinuurhassan7763
    @abdinuurhassan7763 11 หลายเดือนก่อน

    Episode 2

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      It’s coming out soon sir

  • @abdinuurhassan7763
    @abdinuurhassan7763 11 หลายเดือนก่อน

    Episode 2

  • @zackwiilpoqor2273
    @zackwiilpoqor2273 11 หลายเดือนก่อน

    Qayska nool🔥

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      Yessir

  • @farhanznap2328
    @farhanznap2328 11 หลายเดือนก่อน

    Alle ya cisiq

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      I see y buddy

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA 11 หลายเดือนก่อน

    kk Fanan cod baa kugu dhex bakhtiyey guulayso muqal cajiiba weye

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 11 หลายเดือนก่อน

      Raali noqo ustad lonoqon ma 😂

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 11 หลายเดือนก่อน

    Best story teller

  • @kamalali1339
    @kamalali1339 11 หลายเดือนก่อน

    Tarikhda culus

  • @MumtazMohomed
    @MumtazMohomed ปีที่แล้ว

    Waa clip yar oo kusoo koobtay noloshada waxaaan ka hely sida aaad u qeexday kalinimada waxaan kamid ahy dadka tirada yar oo ku raaxaysta kalinimada kalinimadu waa macaaan marka aaad macnaheda fahanto ilahay kali nagama dhigo lkn kalinimadu waa sida ama habka ugu fudud eed naftaada ubarankarto keeep going wll thanks 😊

  • @rise4real373
    @rise4real373 ปีที่แล้ว

    muqal 100% habyta 100% creativity 100% lkn show as ur morning routine be productive like alpha male wana tahy , wa dhirigalinysa dhalinyar badan <3

  • @dhemancuisine4743
    @dhemancuisine4743 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ wllkey horay usoco

    • @lukmanomar7228
      @lukmanomar7228 9 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤😭💖

  • @SawdaJaamac
    @SawdaJaamac ปีที่แล้ว

    Aaway sheekadii qaybtii 3

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      It’s coming out soon

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA ปีที่แล้ว

    Muqaal cajiba weye keep going sxp

  • @AbdikafiBashiir
    @AbdikafiBashiir ปีที่แล้ว

    Keep going 🎉wll

  • @Savio8459
    @Savio8459 ปีที่แล้ว

    Aniga hada janis ku arko hada heli laha wan gursan laha 😂🎉

  • @owabdi3124
    @owabdi3124 ปีที่แล้ว

    Episodes ka kale soo daawo si aad qisada ufahnto Faldan muuqaalka like gare Mahadsanid

  • @SawdaJaamac
    @SawdaJaamac ปีที่แล้ว

    Haa❤

  • @abdiahmed1797
    @abdiahmed1797 ปีที่แล้ว

    Sxb nin talent leh ayaad tahay wa inoo 100 kun

  • @mrmoney170
    @mrmoney170 ปีที่แล้ว

    waxan marka nala hor imaanaysay ma caruur ayaa nagu xisaabisay waryhe😂

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      Wax akhriska iyo wax raaadinta baro

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 ปีที่แล้ว

    Gabay hada lafah maayaba 😂😂😂 War sheekoyin ka Noocasa soo badi lagen nio 😎

  • @degelkhayr
    @degelkhayr ปีที่แล้ว

    Maanta iigu kaahorraysa waana kugu soo biiray sababtuna waa inaan jeclahy sheekada jinka

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      Thanks walal so dhawow

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 ปีที่แล้ว

    May wllo

  • @maxamedcabdulahi4785
    @maxamedcabdulahi4785 ปีที่แล้ว

    Haa😂

  • @maxamedcabdulahi4785
    @maxamedcabdulahi4785 ปีที่แล้ว

    Lpx❤

  • @SucaadoMuumin
    @SucaadoMuumin ปีที่แล้ว

    💕😊

  • @taajirboygamer
    @taajirboygamer ปีที่แล้ว

    Never give up mar un 100k waad gaari talent baad ledahay ee horay usoco❤ sheekoyinka horrorka soo dhig iyo qisooyinka maafiyada ❤🎉

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      Thank you walal

  • @Fatxi.H
    @Fatxi.H ปีที่แล้ว

    Thanks❤❤

  • @owabdi3124
    @owabdi3124 ปีที่แล้ว

    Video gan fadlan like saar Hadii aad nagu cusub tahayna subscribe dheh meesha Soo dhawow

  • @Xamsocapdi-zs9kg
    @Xamsocapdi-zs9kg ปีที่แล้ว

    Reply iso gal😢❤

  • @maxamedcabdulahi4785
    @maxamedcabdulahi4785 ปีที่แล้ว

    Zxp intaan iyo in kamadan inaa gaartid aa ku rajenayaa1000k❤

  • @rise4real373
    @rise4real373 ปีที่แล้ว

    nio wad buug yo akhris badan tahy ....keep going legenow💯

  • @Apdiqanibahdoon
    @Apdiqanibahdoon ปีที่แล้ว

    Ku dhaqso cabdoow❤

  • @taajirboygamer
    @taajirboygamer ปีที่แล้ว

    First

  • @QűeeñHanaan-j4q
    @QűeeñHanaan-j4q ปีที่แล้ว

    Woow

  • @QűeeñHanaan-j4q
    @QűeeñHanaan-j4q ปีที่แล้ว

    Wow 👌 sheekadaan mid Lamido ah waligey maan arag

  • @XaajiKhadar-gr8pv
    @XaajiKhadar-gr8pv ปีที่แล้ว

    Abdiqani sabi 😂 magacas gadal bad ka turtay ban umalayn

  • @maxamedcabdulahi4785
    @maxamedcabdulahi4785 ปีที่แล้ว

    Zxp soo badi❤

  • @misshappy8306
    @misshappy8306 ปีที่แล้ว

    Maalinki igu horaysay kanaalkaaga,u are talented bro

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      Thank ysm Wellcome 😊👏

  • @rise4real373
    @rise4real373 ปีที่แล้ว

    broooooo u made it ...bet u gonna be fav of all time qof walpa 🤴

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      Thnk ysm sirr ☺️👋👋

  • @Fatxi.H
    @Fatxi.H ปีที่แล้ว

    Qeebta labaad aaway hee😢😢

    • @owabdi3124
      @owabdi3124 ปีที่แล้ว

      Way soosocotaa walal

  • @NazuuraOmar
    @NazuuraOmar ปีที่แล้ว

    Janalka maanta igu horeeso halii soo dhaweyo😊

  • @apdalahagio9145
    @apdalahagio9145 ปีที่แล้ว

    Qisadi kgu layaabka badneyd e ku kgu dhacdy nooga sheeke😂

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 ปีที่แล้ว

    Welcome 😂