- 17
- 18 139
𝗧𝘂𝗯𝗲𝗲𝗰
เข้าร่วมเมื่อ 17 พ.ค. 2020
🌟: Kooxdii [ Dayax ] : Maamul Qaran
🌟 Abwaan: Muuse Maxmed Shire
- Heesta : maamul Qaran
- Kooxda :Dayax
- Heesta : maamul Qaran
- Kooxda :Dayax
มุมมอง: 65
วีดีโอ
Saynab Xaaji Cali Siigaale ( Baxsan ) "Afrikaay Hurudooy"
มุมมอง 613 หลายเดือนก่อน
Miraha : abwaan Ismaciil Xirsi Ciise ( Farxaan ) "AHN Laxankii : Cabdi Cali Bacalwaan "AHN Tariikhda: 1968 " AHN
Mohamed Suleiman Tubeec & Hoboldii wabari
มุมมอง 436 หลายเดือนก่อน
Mohamed Suleiman Tubeec & Hoboldii wabari
Hibo Maxamed Hudoon《Hibo Nuura》 |Hafakarin Naftaydaay: ❤️🔥
มุมมอง 197ปีที่แล้ว
Ab/Mohamed Ali Kaariye AHUN "
Cumar Dhuule | hadey'nan heshiineen
มุมมอง 2122 ปีที่แล้ว
Miraha iyo laxankaba isagaa Laga hayaa AHN 1960
Khadiija Cabdullahi Camey | Daleys
มุมมอง 7722 ปีที่แล้ว
Mirihii : 🌟Sahal Macalin Ciise heesta magaceeda : Anni ley dhebey
gobonimadu | waa geedka gaaja aad martee dherag ku gaadhee
มุมมอง 12K2 ปีที่แล้ว
gobonimadu | waa geedka gaaja aad martee dherag ku gaadhee
Inkastoo sabool ahay hadana waa sariigtaa sacabada mahoor sadoo
มุมมอง 1.9K3 ปีที่แล้ว
Ilahow wadankeena i noo barakeey
Gobanimaddu waa geed Nin gaar looga dhigay Hawluu gelayaayeey. Gobanimaddu waa geed Gaal iyo Islaan gacal kuusiine
Dadyahow dhulkaa lagu manaystee mafaaciga eebe siiyow Hadaydaan ciida maalin Hadaynan macdatena dhuran Waxuu markab soo sidoo Hadaad sii mililicayno Inaan macluul u la'aniyo Maxaa kaajo kaga baxnaa Waxaa wabiya is maraayaa Hadaynan maangaha ku beerin Hadaynan babayga abuuran Hadaynan qaraheenan miiran Hadaynan masagada dhitaysan Galayda hadaan la mudin “Haddaan badda loo mirkicin Miisaaniyadeena weeyee Malaayga Haddaan la Daban Muhuundo Inaan Aahaaniyo Waxaan Magan Kaga Baxnaa Masuuba waxay na haysaa suuq madow laynaguu micneeyay Masuuba waxay na haysaa Midkii maalkii dadwaynaha Adiga maamul lagu yidhaah Laaluushka u malabsanaayoo Masiibo waxay nahaysaa Masuuliyad aan la hanan Waxuu maanku diidanyahay Maskaxduna qaadi karin Dhaguhu maqli karin innaba Aqoon yahankii joogijiray Maalka inoo dhaqi lahaa Haduu maryahii cadaystay Magaalo haduu dhexdago Maskaxdiisa isagoon kuhayn Xil mas'uul bannaan hadii Marti uu kayahay sidee mugti kaga baxnaa Dhaqaale u maamulnaa milkina aan u yeelanaa Maskaxdiisa asagoon ku hayn Haduu suuqa meehanaabo Hadii Marti uu kuyahay sidee mugti kaga baxnaa Dhaqaale u maamulnaa milkina aan u yeelanaa Waxay murtidu ay ina tiri Hadaaan isku meel u jeedno Hadaa mooqif qudha lahaano Wax soo saar midigta saarno Dhagaxa waan maali lahayn Dhulka waa maquurin laheyn Maanta iyo danteenee Dadyahow midnimo iyo maamul qaran ma u maleegannaa 😂😂😂😂😂😂
Maansha allaah guul iyo gobanimo waana xaqiiqu
Mirihii iyo laxankii abwaan m.sh.cilmi codkii hobolada waabari
Gobanimada waa geedkubaxa dhiiga geesigaye ❤❤❤ waged guntiyo kuntiyo.xididku kalago.aayane❤❤❤❤
Asc kudarsoo maanta ayay taagan tahay guubabadani oo wadaniyiin soomaaliyeed loo baahan yahay badbaadiya dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia 🇸🇴
Mirihii m.c.kaariye laxankii c.jiir codka hibo nuura
Cajiib illahow kuu naxariiso😢😢
Aamiin yaarabbi 🤲🤲🤲🤲
Uma una vaga a ruuxkalee
❤axsan
Suldaan qamuus waan ku salaamay 🙏
Alah sxb soo dhamaystir
Waan soo dhamaystiray bro mahadsanid
Ereyadii abwaan mustafa sheekh cilmi codkii hobollada waaberi
Gobanimadu waa geed ku baxa dhiiga geesiga,
Masha alaah ma iloobayo xasuus beri samaadkii markaan ahayn libaaxyada afrika🥲🥲🥲🥲🥲
Aad iyo aad dhaxal weeye haray
Hore uma maqaal heestan sxb
Heestaan waxaan ka soo jaray hees dhameystiran qeybta ey kujirtay fanaanadaan umbaa Kala soobaxay
Woow
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💙💙💙
👍
Haye wax kale keep going😚😚🙏🇸🇴
Mahad sanid wallkey 🙏🥰
Horumar ayaan kuu rajaynayaa