Dr IQra mohamed
Dr IQra mohamed
  • 110
  • 179 327

วีดีโอ

Waqtiga Ultrasound & Computer la saari karo hooyada uurka leh.Waqtiga Ultrasound & Computer la saari karo hooyada uurka leh.
Waqtiga Ultrasound & Computer la saari karo hooyada uurka leh.
มุมมอง 3332 หลายเดือนก่อน
Gastroesophageal reflux disease.Gastroesophageal reflux disease.
Gastroesophageal reflux disease.
มุมมอง 534 หลายเดือนก่อน
peptic ulcer disease ( boog calooleed)peptic ulcer disease ( boog calooleed)
peptic ulcer disease ( boog calooleed)
มุมมอง 334 หลายเดือนก่อน
cardamom (heylka )cardamom (heylka )
cardamom (heylka )
มุมมอง 314 หลายเดือนก่อน
nutrient food sources 😋nutrient food sources 😋
nutrient food sources 😋
มุมมอง 264 หลายเดือนก่อน
valve disease (*xanuunada ku yimaado qolalka wadnaha).valve disease (*xanuunada ku yimaado qolalka wadnaha).
valve disease (*xanuunada ku yimaado qolalka wadnaha).
มุมมอง 267 หลายเดือนก่อน
waa maxay thyroid disorders ?waa maxay thyroid disorders ?
waa maxay thyroid disorders ?
มุมมอง 559 หลายเดือนก่อน
the health benefits of clovesthe health benefits of cloves
the health benefits of cloves
มุมมอง 4610 หลายเดือนก่อน
Noocyada madax xanuunka /Types of headache.Noocyada madax xanuunka /Types of headache.
Noocyada madax xanuunka /Types of headache.
มุมมอง 12410 หลายเดือนก่อน
Timir [ palma ]Timir [ palma ]
Timir [ palma ]
มุมมอง 3410 หลายเดือนก่อน
28 November 202328 November 2023
28 November 2023
มุมมอง 910 หลายเดือนก่อน
vital signs 🩺vital signs 🩺
vital signs 🩺
มุมมอง 3511 หลายเดือนก่อน
vital signs 🩺vital signs 🩺
vital signs 🩺
มุมมอง 3211 หลายเดือนก่อน
daibateddaibated
daibated
มุมมอง 1811 หลายเดือนก่อน
preterm labour 🤰preterm labour 🤰
preterm labour 🤰
มุมมอง 6511 หลายเดือนก่อน

ความคิดเห็น

  • @cajwaabdille.4506
    @cajwaabdille.4506 8 วันที่ผ่านมา

    Dibirada maxa xal ah dibira idhibtay

  • @hodonxaashi5039
    @hodonxaashi5039 14 วันที่ผ่านมา

    Drs dhaqtarada u tagay uur malihid iledahay marna ilmaha ogxantu kasameystay idhahday😢

  • @LeyloCabdullahi-lf3zu
    @LeyloCabdullahi-lf3zu 20 วันที่ผ่านมา

    Inta igu sooqor talalka bcg waxa laga sogabiyay pls😢

    • @dociqraifhaam6093
      @dociqraifhaam6093 20 วันที่ผ่านมา

      Bacillus Calmette-Guérin vaccine

  • @Ahmed-g2p6i
    @Ahmed-g2p6i 21 วันที่ผ่านมา

    الحمد لله illahay kheyr ha joga dhigo

  • @XaawoXuseen-dh7yc
    @XaawoXuseen-dh7yc 26 วันที่ผ่านมา

    Abyo bishii 6 ayaa kujira waxana laidha hay ilmahag hosu maxadax aadiyey 7bil maku dhalna kaas camal

  • @DeeqoMaxamed-n2q
    @DeeqoMaxamed-n2q หลายเดือนก่อน

    Abaayo walhi horta sanka waa runtaa wuu ixermaa calosha xas riyada cuntoyin an jeclahy iyo daal ama cajis xas kuli thankz

  • @LisaMartin-q3x
    @LisaMartin-q3x หลายเดือนก่อน

    Mills Square

  • @CumarFaiza
    @CumarFaiza หลายเดือนก่อน

    Abyo igaso jawb blz batiiq mashidankraa macwikaraa babaay ma ahan oky batiiqa maisticmlikraa

  • @faatima2kukay
    @faatima2kukay หลายเดือนก่อน

    Hal bil Mala Saari karaa

  • @Koos.cabdilaahi
    @Koos.cabdilaahi หลายเดือนก่อน

    Waxan kujiraa bish 9 wllyaalw dhiig kar ban iskga baqsanhy madax xanuuun saaida wadna garaac ban daremya garm kayga mayara ii 10 ba igu jirta marka iso shega cidi dhigkarka wax kataqaan bls

  • @mushtaqadan
    @mushtaqadan 2 หลายเดือนก่อน

    7aad ayaan kujiraa waxana isku arkey dhabr xanuun warer iyo daal madax xanun allha nofudeyo😢

  • @hodanahmed5825
    @hodanahmed5825 2 หลายเดือนก่อน

    Wlly ma wdna grc la.anta mXa kena

  • @qabulafrax4785
    @qabulafrax4785 3 หลายเดือนก่อน

    Alaa ma anaa iga hdleysaa kuli calamadahas ihasyo

  • @AbdioAliNimcocadey
    @AbdioAliNimcocadey 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo hada ayaan kujiraa bisha todobaad waana uurki iigu horeeye waxaan isku arkay dhabar xanunkaas ,barar iyo wareer

  • @SamiiracabdicasiisAxmed
    @SamiiracabdicasiisAxmed 3 หลายเดือนก่อน

    Ala byo hdn layaabanaa dhabar xanuun iyo San xiran

    • @nasraxasan900
      @nasraxasan900 2 หลายเดือนก่อน

      Alla maku caafimaaday imikuu aad ii xanuunayaye

  • @sacduushcali8708
    @sacduushcali8708 3 หลายเดือนก่อน

    Dr madaxa waliba dhexda ku aadan ayaa ixanuunaayo iyo dhahaga😢

  • @raxmaabdi-qm5me
    @raxmaabdi-qm5me 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo bishii 7 ayaa idhamatay kiniinkii dhikar ayaan unayaa ilmah wax dhibah makukeenikaraa isojawaab abaayo❤

    • @ayanbadan8856
      @ayanbadan8856 3 หลายเดือนก่อน

      Anigaba waan cunaa abayo dhibmale hada imisa bila tahay ano 2 bil ah layso qoray ilmahagi kowaad ayuu igu kacay alle naguma so celiyo

  • @queenayan5822
    @queenayan5822 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo .wlhi waxan qaba calamada suulka ee aad hada Soo galisay Marka ironkeyga oo yar ayaa wadno xanun igu sababi Kara miyaaa...ya allaah 😢😢😢😢

  • @raxmacadi1140
    @raxmacadi1140 7 หลายเดือนก่อน

    Dr waxaa ku weedinaa 6maalin uhoreesay aan soon naay dhaqaaqooda caadi uu ahaay 3malin udanbeesay waan socday anigoo sooman dhaqaaqii wuu yaraaday maxaa keeni karo mise ilmihi weedaaleen

  • @Khadijashaaban-x7j
    @Khadijashaaban-x7j 7 หลายเดือนก่อน

    Mashalla tabarakallah

  • @Ugaaso4
    @Ugaaso4 7 หลายเดือนก่อน

    Hal lug Ayaa zaid I xanuune daalne wan arkaa inyar ma socon karo 😢

  • @kawzarxaaji5391
    @kawzarxaaji5391 8 หลายเดือนก่อน

    allow matano isiii

  • @fatxiqurux5042
    @fatxiqurux5042 8 หลายเดือนก่อน

    Haa wn isku Arkey meebta hoose so cadi mahan

  • @sacadqolaab1260
    @sacadqolaab1260 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @hamdaahmed5425
    @hamdaahmed5425 8 หลายเดือนก่อน

    Maanta ayaan soo qaatay laba calaamadood oo midi khafiif tahay ayuu iiso saaray alle ayaan waydiisanaynaa awlaad khyr leh iiso duceeya walaaladay

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 8 หลายเดือนก่อน

      Abyo mcn uur moo kuu noqday mcney

    • @hamdaahmed5425
      @hamdaahmed5425 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Xamdimaxamad-bh1qm abaayo haaa alhmdulilh ❤

    • @Sacdio-ls6xh
      @Sacdio-ls6xh 8 หลายเดือนก่อน

      Abyo mid qafif io mid buxda ayu iso shegay

    • @hamdaahmed5425
      @hamdaahmed5425 8 หลายเดือนก่อน

      @@Sacdio-ls6xh uur inuu yahay ayay u badan tahay abaayo

    • @DumarBilla
      @DumarBilla 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamdaahmed5425 byo gorme barty cadda lhor ba misa kdib ilhy hku adkeyo angana hansiyo

  • @WaadhibaatoKale
    @WaadhibaatoKale 9 หลายเดือนก่อน

    Abyo 12 week ahy waa meqo bil abyo sido kle xaley waxan daremay 3 bar dhag dhag ah dhaqaq yar abyo

    • @joharafarah3200
      @joharafarah3200 6 หลายเดือนก่อน

      Bishi 3 ad aya dhameysatey wll

    • @munomanka940
      @munomanka940 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo sidee dareentey anigaba 12 week ah waxana ma daremine

    • @nasraxasan900
      @nasraxasan900 3 หลายเดือนก่อน

      Wll ma sadexdii bilood uu kuu dhaqaqay

    • @YasirYasir-d8l
      @YasirYasir-d8l 2 หลายเดือนก่อน

      Aniga xaakeyga 2 bilood ku darenay nuuxsiga ma waxba jirah

    • @MunaBashiir-y6w
      @MunaBashiir-y6w หลายเดือนก่อน

      rYasir-d8l

  • @aniisaxuseen4911
    @aniisaxuseen4911 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tahay qofka kaliya aan fahmo sharaxadeeda dhanka tilalka shukran

  • @FaysalHassen-w7u
    @FaysalHassen-w7u 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks for Advice Dr iqra Mohamed

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 10 หลายเดือนก่อน

    Asc dr suashan igaso jawab ilmihii kowad ayan sida 8bil ayan ku jiraa inta an uurka laha hurdo igu filan ma sexdo habenki 2sac habenka igu badan ayan sexda warwar iyo diqad ayan uurka ka qaday marka wax dhibata ma ku keni karta cunuga calosha ku jira

    • @hawoali478
      @hawoali478 2 หลายเดือนก่อน

      Walale marba hadi ad bisha 8gasho hurdala aantu waa iska normal waxba dhiba ah kuma kenyso ilmaha aniga xata majifto 36 weeks ban ahay habena ma jifto lkn diqada iska yare ale haku fududeyo dhamantanana ale haino fududeyo

    • @amranapdilaahi4228
      @amranapdilaahi4228 22 วันที่ผ่านมา

      Wllo ama kulamid bn ahy madeexdo hurdo

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey 10 หลายเดือนก่อน

    Somali doctor government

  • @Ahmedsaleh123
    @Ahmedsaleh123 10 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah abaayo

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 11 หลายเดือนก่อน

    Wan isku arkay inta badan

  • @MacalinCabdulah
    @MacalinCabdulah 11 หลายเดือนก่อน

    Keep going sister

  • @AyuubTakar-ky5hx
    @AyuubTakar-ky5hx 11 หลายเดือนก่อน

    M.a ❤

  • @RaxmaCabdiwaxiid
    @RaxmaCabdiwaxiid 11 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @AbdallaAbdy-ti3xt
    @AbdallaAbdy-ti3xt ปีที่แล้ว

    M.a ❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ❤❤

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ❤❤🎉

  • @fahmaosman-ns9cp
    @fahmaosman-ns9cp ปีที่แล้ว

    Abayo 15 malmod malagu ogan kara

  • @sahruujipintadan1050
    @sahruujipintadan1050 ปีที่แล้ว

    Talalkan qof dumaro aana uur lahayn maqadan karta

  • @Yusra812
    @Yusra812 ปีที่แล้ว

    Asc Dr's computer gudaha malagu arki karaa

  • @SadiyaHassan-tw1qe
    @SadiyaHassan-tw1qe ปีที่แล้ว

    Blzz aniga abyo lalabo mlhi lkiin culeys daremya😢xoga yamarkacunada cuno kle hadna waa iskabray bahashaan mid qafifa iyo mid riga iso sary ....hada uur mlhi lidhy inta$isbaray maxa khldan abyo iso jawaab😢dhigi cadanahda helye suu 2bo bilood igamaqna

    • @nimcodheemanofficial8379
      @nimcodheemanofficial8379 11 หลายเดือนก่อน

      Mcnto isbitalka yuu ku walin hada walac tahay wax yabo badan ba iska fahme adi ahan

    • @marwoxamdi4927
      @marwoxamdi4927 2 หลายเดือนก่อน

      Abyo uur ma noqday iijwb

  • @nimco-vw8gf
    @nimco-vw8gf ปีที่แล้ว

    Habeenkii wax maqaybi kara

  • @faysanuura8334
    @faysanuura8334 ปีที่แล้ว

    Dr ilmo 2kiilo ah siden uso kiciya miisankiisa

  • @Anfac-ij3ge
    @Anfac-ij3ge ปีที่แล้ว

    Uur wan leyyahy wana shakiye qeybta hose xanun

  • @ugaascade2453
    @ugaascade2453 ปีที่แล้ว

    Abyo 40 week ahay wxn isku arka dhicaan bdn iga yimaada maxaa keena misa dhib malee yhy

  • @saynabxasan1xasan927
    @saynabxasan1xasan927 ปีที่แล้ว

    wll dhaga cuncunka kasohadal carurta gbr 10jirto mnta dhan dhagte xogeysaa faraha kulajirta waxna kama muuqdaan

  • @ruweidashariif226ruweidash3
    @ruweidashariif226ruweidash3 ปีที่แล้ว

    Abyo isp jawab original kisa se ku Ogan kara midkle asogo Dr iso qorin ma qadan kara

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Lokes

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Loles