Dayba TV - قناة طيبة
Dayba TV - قناة طيبة
  • 321
  • 144 191

วีดีโอ

Soo dhaweyn ta bisha uu dhashay xabiibkenu
มุมมอง 349 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Soo dhaweyn ta bisha uu dhashay xabiibkenu
Sidee ayuu kawnku ka hor intaan nebiga la so dirin .|| Sh xasan cabdi maxamed
มุมมอง 2212 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Sidee ayuu kawnku ka hor intaan nebiga la so dirin .|| Sh xasan cabdi maxamed
Waa Muuqaal Kooban oo laga Diyaariyay Sooyaalkii Suubanaheena Muxamed
มุมมอง 914 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waa Muuqaal Kooban oo laga Diyaariyay Sooyaalkii Suubanaheena Muxamed
Waraysi gaban Sh Khadar Hindi Bootaan Oo ka Hadlay xafladda dhalashada xabiibkeennii muxamed n.n.k.h
มุมมอง 1814 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waraysi gaban Sh Khadar Hindi Bootaan Oo ka Hadlay xafladda dhalashada xabiibkeennii muxamed n.n.k.h
Warbixin:Jamciyatu al axbaab o kulan lagu so dhawaynayo bisha mawliidka ku qabatay hargeysa
มุมมอง 1814 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warbixin:Jamciyatu al axbaab o kulan lagu so dhawaynayo bisha mawliidka ku qabatay hargeysa
Caalimka wayn ee Muxadithka ah Sheikh Cumar Gadhweyne oo Muqdisho ka daahfuray dawro muhiim ah
มุมมอง 6014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Caalimka wayn ee Muxadithka ah Sheikh Cumar Gadhweyne oo Muqdisho ka daahfuray dawro muhiim ah
soo dhawaynta dhalashada xabiibkeenii muxamed magaalada muqdisho
มุมมอง 3314 ชั่วโมงที่ผ่านมา
soo dhawaynta dhalashada xabiibkeenii muxamed magaalada muqdisho
soo dhawaynta dhalashada xabiibkeenii muxamed scw magaalada guraceel
มุมมอง 2014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
soo dhawaynta dhalashada xabiibkeenii muxamed scw magaalada guraceel
WAREYSI xiiso badan : Sheikh Abuukar Macalin Xasan Calasoow maamulaha markaska Rabiic
มุมมอง 49วันที่ผ่านมา
WAREYSI xiiso badan : Sheikh Abuukar Macalin Xasan Calasoow maamulaha markaska Rabiic
Soo dhawaynta bisha barakaysan ee rabiicul awwal oo hargaysa lagu qabtay
มุมมอง 64วันที่ผ่านมา
Soo dhawaynta bisha barakaysan ee rabiicul awwal oo hargaysa lagu qabtay
Munaasabad Weyn Oo Lagu Soo Dhaweynayo Bishii Uu Dhashay Xabiibkeena Muxamed Scw
มุมมอง 40วันที่ผ่านมา
Munaasabad Weyn Oo Lagu Soo Dhaweynayo Bishii Uu Dhashay Xabiibkeena Muxamed Scw
safar gaaban iyo deganka ubale
มุมมอง 3714 วันที่ผ่านมา
safar gaaban iyo deganka ubale
dariiqooyinka Qaadiriyo iyo Axamadiyo oo jawaab kulul ka bixiyay Wahaabi Shibili
มุมมอง 5614 วันที่ผ่านมา
dariiqooyinka Qaadiriyo iyo Axamadiyo oo jawaab kulul ka bixiyay Wahaabi Shibili
Dr Sheikh Abuukar xasan maalin oo Soo khatimay Kitaabka Saxiixul Muslimka
มุมมอง 8414 วันที่ผ่านมา
Dr Sheikh Abuukar xasan maalin oo Soo khatimay Kitaabka Saxiixul Muslimka
Machadka Al-Axqaaf oo qabtay munaasabad qurux badan oo ay ka Soo qaybgaleen culimo waaweeyn
มุมมอง 4114 วันที่ผ่านมา
Machadka Al-Axqaaf oo qabtay munaasabad qurux badan oo ay ka Soo qaybgaleen culimo waaweeyn
Sh Maxamed Shaakir Cali Xasan" Qofkii Sh Cusmaan Xidig Cadaw Ku Ah Rasuulkii Ilaahey Ayaa la Cadaway
มุมมอง 8514 วันที่ผ่านมา
Sh Maxamed Shaakir Cali Xasan" Qofkii Sh Cusmaan Xidig Cadaw Ku Ah Rasuulkii Ilaahey Ayaa la Cadaway
sh suufi yare oo kahadlay tacsida sh cismaan xidig ilaahay hau naxariistee
มุมมอง 4314 วันที่ผ่านมา
sh suufi yare oo kahadlay tacsida sh cismaan xidig ilaahay hau naxariistee
gogol laabka tacsida sh cismaan xidig ilaahay haunaxariistee gaadhay sh bukhaari
มุมมอง 8214 วันที่ผ่านมา
gogol laabka tacsida sh cismaan xidig ilaahay haunaxariistee gaadhay sh bukhaari
gogol laabka tacsidii sh cismaan xidig
มุมมอง 7014 วันที่ผ่านมา
gogol laabka tacsidii sh cismaan xidig
Shiikh Cusmaan Xiddig Khatinka iyo Gogol Laabka Tacsida Subaca Qur'aan .
มุมมอง 8921 วันที่ผ่านมา
Shiikh Cusmaan Xiddig Khatinka iyo Gogol Laabka Tacsida Subaca Qur'aan .
Malaha Alle Laga qabo Oo La wanaajiyo || Sh Mubaarik Shoombe
มุมมอง 2321 วันที่ผ่านมา
Malaha Alle Laga qabo Oo La wanaajiyo || Sh Mubaarik Shoombe
sirta sacaadada || Sh Mubaarik shoombe
มุมมอง 3121 วันที่ผ่านมา
sirta sacaadada || Sh Mubaarik shoombe
Muuqaal horo dhac u ah bishii caashiqiinta oo foodda inagu Soo Haysa Wariye cabdulmajiid xusen xirsi
มุมมอง 12121 วันที่ผ่านมา
Muuqaal horo dhac u ah bishii caashiqiinta oo foodda inagu Soo Haysa Wariye cabdulmajiid xusen xirsi
Sh cabdi kariim cali cadow oo magaalada hargeysa lagu soo dhaweeyey
มุมมอง 10121 วันที่ผ่านมา
Sh cabdi kariim cali cadow oo magaalada hargeysa lagu soo dhaweeyey
Madarasadda daarul xabiib oo qur'aan akhris u bilawday AUN caalimkii weynaa ee sh cusmaan xidig
มุมมอง 6028 วันที่ผ่านมา
Madarasadda daarul xabiib oo qur'aan akhris u bilawday AUN caalimkii weynaa ee sh cusmaan xidig
Sheikh Cabdinaasir Cali Xuseen
มุมมอง 5328 วันที่ผ่านมา
Sheikh Cabdinaasir Cali Xuseen
Munaasabad lagu Soodhawaynay "Sheekh Maxamuud Guriceel" oo lagu Qabtay Degmada Guriceel:
มุมมอง 66หลายเดือนก่อน
Munaasabad lagu Soodhawaynay "Sheekh Maxamuud Guriceel" oo lagu Qabtay Degmada Guriceel:
Warbixin: wahaabiyadii oo diidan dood cilmiyeedkii loogu baaqay
มุมมอง 55หลายเดือนก่อน
Warbixin: wahaabiyadii oo diidan dood cilmiyeedkii loogu baaqay
Sheekh Maxamuud Guriceel oo Galabta lagu Soo Dhaweeyay Degmedii uu Caanka Ku Ahaa Ee Guriceel:
มุมมอง 56หลายเดือนก่อน
Sheekh Maxamuud Guriceel oo Galabta lagu Soo Dhaweeyay Degmedii uu Caanka Ku Ahaa Ee Guriceel:

ความคิดเห็น

  • @mohamedmohamud778
    @mohamedmohamud778 3 วันที่ผ่านมา

    Ee raga janalkhaan gacanta ku haaya sheeqan khutubta uu aqriyay ee la duubay mell iiigu tillmaama sh maxamed samiir ayaan khu wadaaa dee

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 4 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah Barakhallahu fiikum

  • @NuurMaxamed-ny2zq
    @NuurMaxamed-ny2zq 4 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah

  • @shiiqmohamed6683
    @shiiqmohamed6683 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @shiiqmohamed6683
    @shiiqmohamed6683 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiwahaabjaamac758
    @cabdiwahaabjaamac758 10 วันที่ผ่านมา

    MAASHA ALLAH barakooba oo khayr hela ....asxaabtayda khayrka .qaba ..waynu xoojinaynaa ixtifaalka musdafahaصلى الله عليه وسلم ...عليه أفضل الصلاة والسلام........وميلاده عيدلناوهوذخرنا يجدد شوق الواله المتطلع

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 10 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 10 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @HassanMahad-mo1me
    @HassanMahad-mo1me 12 วันที่ผ่านมา

    Ma

  • @MuxudiincabdiCasiis
    @MuxudiincabdiCasiis 14 วันที่ผ่านมา

    ليس شيعي

  • @BishaaroDarajoBishaaro
    @BishaaroDarajoBishaaro 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 17 วันที่ผ่านมา

    Ahlu Dhariikha Ilaah Kor Ha Niiga Dhigo Cadowgiina Cagta Ka Hoos Bi'idni Laahi Kariim

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 17 วันที่ผ่านมา

    Nahaabi Shibil Waa Ninkii Diinta Beenta Ka Sheegay Waa Jaahil Ilaah Ka Furtay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 17 วันที่ผ่านมา

    Nahaabi Shibil Waa Diin Laawe Jaahil Ah Ilaah Ka Furtay Oo Aan Diin La Barin Weliba

  • @user-bk3bj9zr8q
    @user-bk3bj9zr8q 17 วันที่ผ่านมา

    ومن اضل ممن اتبع هواه بغير هدى من الله نسا ل الله العافية من البدعة والخدلان

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 18 วันที่ผ่านมา

    UMADA KA DAA SHIRKIGA IYO QUSACBALAADKA ODEY SHAAKIROOW HAKU DHIBAN ADIGOO UMADA LUMINAYSID EE DAMBIGOODA MA QAADI KARTIDE FURSADA AAD HAYSATO KA TOWBAD KEEN WAA IGA NASTEEXO.

  • @AbdiKahin-f6s
    @AbdiKahin-f6s 19 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 20 วันที่ผ่านมา

    Sheekh Cismaan Xidig Naxariistii Jano Allaha Siiyo Aamiin Yaarabi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 20 วันที่ผ่านมา

    Masha-allah Culumada Ahlu -suna Waljamaaca Ee Magaalada Hargeysa Guuleysta Weligiin

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 23 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah

  • @abdifatahahmed616
    @abdifatahahmed616 25 วันที่ผ่านมา

    IAM very delighted to see my people are involved in the rememberace of our beloved prophet MOHAMMED ❤❤..KEEP IT UP🎉

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 26 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo Nabad Allaah hanagu gaarsiiyo

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 27 วันที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 27 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allaah

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah nooloh cheikhoww❤

  • @user-rk9hc8yd2n
    @user-rk9hc8yd2n หลายเดือนก่อน

    Soodhawoow sheekunaa

  • @hamdiHassan-md7gl
    @hamdiHassan-md7gl หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @user-ql8hg7cu5e
    @user-ql8hg7cu5e หลายเดือนก่อน

    Mashallah culamada Allaha ino barakeyo Dhamantood La,anto wa abaare

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariisto

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    المشكلة العلماء الصوماليين هي من يقولوا تعالوا نعتمد لحبل الله فقد. ومن يقولون تعالوا نعتمد وصيلة الولي لغير الله لكي تحظي رضيه الله ونجاح الدنيا. لانه من يريد أن تخطي لوحدانية الله لاينجح في الدنيا والاخر.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 หลายเดือนก่อน

    BIDCADA SHIRKIGA IYO KUFRIGA UMADA KA DAAYA ILAAHEEY KA CABSADA OO UMADA HA HALAAGINA

  • @user-nb3gg3vw4x
    @user-nb3gg3vw4x หลายเดือนก่อน

    Dadka commentiga ku caaytamaya ayagu waxa laga hadlaa xataa ma fahansana marka waa dad aqoon ay xataa muwduuca laga hadlaa ku ekaadaan oo aysan duulduulin laheyn

  • @ts7152
    @ts7152 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah culumadii saxda ahayd waa kuwaane dadow dadkii xalay liida ku laayay soomaalidii masaakiinta ahayd shiikhyadoodu diin nooma hayaan iyo dariiq la raaco toona ee soomaaliyeey beenta ka kaalaya oo culumadaan ahlu xaqqa ah dhageysta oo raaca wa billaahi towfiiq

  • @abdallajama1823
    @abdallajama1823 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 หลายเดือนก่อน

    Shekh umal suufiyada dufanlayaashaa diinlaawayaasha ah maxaa kala hadlaysaa aakhiro iyo addunba waa seegeene

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj หลายเดือนก่อน

    Magaranayo markaa ka xuroobi doonaan in wax la weydisto dadkii mar hure ciida wax ka waayse

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 หลายเดือนก่อน

    Mxaa been la isu sheegay xataa 30% magaadhaan

  • @CaalimSalan
    @CaalimSalan หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed หลายเดือนก่อน

    Wahaabiye waxaa samaystay nasaaro iyo yuhuud umul waa munaafaq

  • @abokorgutale8554
    @abokorgutale8554 หลายเดือนก่อน

    Umada soomaliyeed waxay aamisan tahay: in ilahay carshiga ka sareeyo. Ashaacirona waxay aamin San tahay in aan sidaa la odhan karin, markaas soo been ma aha soomali waa ashaaciro. Mise talow wadaadku aqoon uma laha waxa u sheeganaayo???!!! Bal adba.

    • @user-ec1uf4qi1t
      @user-ec1uf4qi1t หลายเดือนก่อน

      Salafkaa idiinka dhaw runtii tawxiidka saxda ah

    • @xasan406
      @xasan406 หลายเดือนก่อน

      Walaalkay waalagu qalday ayaan filaa, kutub ashaarico leedahay horay uma'aadan aqrisan ayaan umalaynaa. Masl'alada ah in alle carshiga kasareeyo qur'aankay kusoo aroortay "الرَّحْمَنُ عَلَى الْعَرْشِ اسْتَوَى"ashaaciro iyo qof kale oo ahlu qibla madiidi karo laakiin ashaaciro waxay diidan yihiin kalmado qur'aanka uusan sheegin in lagu daro, xittaa salaf aan laga soo werin sida " الرَّحْمَنُ عَلَى الْعَرْشِ اسْتَوَى بذاته " ama " الرَّحْمَنُ عَلَى الْعَرْشِ اسْتَوَى حقيقتا ". Talo: hadii aadan dhalabatul cilmi aadan kamid ahayn illaahay waxa uu yiri " فَاسْأَلُوا أَهْلَ الذِّكْرِ إِن كُنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ ", culimada ashaaciro ee soomaaliya sida Dr.sh abuukar xasan maalin, Sh cumar garweyne iyo dhammaan mudarisiinta ashaaciro kabaar mas'alada ama hadii aad xaq doon tahay si'gaar waad usoo weydiin kartaa. اللهم وفقنا لما تحبه وترضاه.

    • @user-ec1uf4qi1t
      @user-ec1uf4qi1t หลายเดือนก่อน

      Sawmaadan daawan markay nayroobi isku heleen labada dhinac doodii salaf iyo ashaaciro maaturiidiyah sida banaanka loo keenay khaladkii afkiina juuqda gabay sxb daawo adaa xaqa fahmayee

    • @kimuhumad6594
      @kimuhumad6594 หลายเดือนก่อน

      @@xasan406 ashaciro waxba mesha kuma hayaan,waxa uuna nabiga samaynin ama dhihin iyo asxaabtiisiba ayaad melaha lawaregaysaan,bal xagee lagu arkay sheikh laxusayo meqa ka fadli badan sheikh aad xusaysan asxaabti nabiga scw iyo xata ambiyadi ilahay malaxuso oo waxlaga faidaysto

    • @kimuhumad6594
      @kimuhumad6594 หลายเดือนก่อน

      Intaad qurafaadka iska dhaftan bal sunadi nabiga iyo asxaabta aynu laimaano waxkalana mel iska dhiga

  • @mohamednur2163
    @mohamednur2163 หลายเดือนก่อน

    Salaf salax ma jiraan miyaa sheekh ubkuar maalin salaf salax ahay ayuu dhahay

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    فضلا لا تعطن الشيخ امل. الشيخ امل يريد فقد أن يبين كالشمس بين الحق والشبهات. الشيخ XidiG لا اعرف شيئا ارجوا له المغفر والرحمة والسلوان ، لا يليق كلنا أن نقول الشي سلبي ضده لانه انه لايستطيع أن يدافع عن نفسه كما أنه رحل الي الدار بقاء.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    لاخلاف بين العلماء الصومالين الا من يريد تصحيح لأقوال ليس قاىم علي الثابت ،ومن لا يريد أن تصحح عليهم ما يومنون ويعلمون لاتباعهم.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน

    سمعت الشاعر يومنون قرانين هل هذا صحيحخ؟ ولماذا الشاعر تفضل لنفسها سواي الصوماليين. ولماذا المعظم العلماء الصوماليين لا توفق ماتروج الشاعر ؟ من الذي يستطيع أن يشرح لنا ما هو الشاع؟ ولماذا الاشاعرتكبر وتفضل مؤاسسها،؟

  • @mohamedhassanahmed355
    @mohamedhassanahmed355 หลายเดือนก่อน

    Mashlh macanbadana saliga nabiga shekh cuthman xidig udajiye raxmatulahi caleyhi

  • @fatumaalijaamac1508
    @fatumaalijaamac1508 หลายเดือนก่อน

    war dadka rabigood ku xira wadaad waxba idin tari maayo sheekha ilaahay ayaa abuurtay

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 หลายเดือนก่อน

    Axaxaxa ax uxuxuxux diin ma ahan

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 หลายเดือนก่อน

    Suufiyo been inay sheekto kama xishooto Caanood miyaa yiri ibnu taymiyah Jannada ayuu ku jiraa. Waar caqiidada halaguu saxee Jannan u rajaynayaa dheh.

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 หลายเดือนก่อน

    Macaa macaa macaa

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c หลายเดือนก่อน

    Qof qof dhintey jannuu ku kujiraa Ama meelkale majirto Lakiin hadaad wanaag wax yar ku aragtey U duceey in uu ilaahay SW naxariistiisa kamid yeelo Ahlul jannah