DALJIR SHOW
DALJIR SHOW
  • 80
  • 221 768
RICH DAD POOR DAD - Aabaha Hodankaa Aabaha Saboolkaa | HORDHACA BUUGGA | #Qeybta 1AAD
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan.
Facebook Link:
Daljir.abdullahi
sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada,
haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin;
daljirshow.com ama +254700614024
-----------------------
Daljir.abdullahi
daljirshow/
www.tiktok.com/@daljirshow
www.youtube.com/@daljir-show
#Rich_Dad_Poor_Dad #the_7_habits_of_highly_effective_people #think_and_grow_rich #feker_oo_hodan_noqo #best_seller_book #xogaha_sirdoomka #socdaalka_dunida #soo_koobida_buugga
#wararka_dunida #Sirdoonka_CIA #Sirdoonka KGB #why_nations_fail? #books #steve_jobs #soo_koobida_buugga #ninkii_Babili_ugu_hantida_badnaa #the_richest_man_in_babylon
มุมมอง: 2

วีดีโอ

7 CAADDO EE DADKA SAAMEYNTA LEH - THE 7 HABITS OF HIGHLY EFFECTIVE PEOPLE | SOO KOOBIDA BUUGGA| #09
มุมมอง 1.1K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. profile.php?id=100063582452202&mibextid=ZbWKwL Contact us: 252615356135/ 252617838974 sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo g...
AWOOD, BARWAAQO & SABOOLNIMO - POWER, PROSPERITY & POVERTY | #WHY NATIONS FAIL TODAY | S1-Ep-2
มุมมอง 77816 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. Saddex eray oo muhiim ah oo si joogto ah ugu soo noqnoqda buugga waa Awood, Barwaaqo, iyo Saboolnimo, kuwaas oo ah furayaasha lagu sharxayo guulaha iyo guuldarrooyinka quruumaha kala duwan. sidoo kalena wixi ...
FEKER OO HODAN NOQO - THINK AND GROW RICH | #SOO KOOBIDA BUUGGA | #08
มุมมอง 5Kวันที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024 Daljir.abdullahi daljirshow/ www.t...
NINKII UGU HANTIDA BADNAA BAABILIYOON - THE Richest Man in Babylon | #SOO KOOBIDA BUUGGA; #07
มุมมอง 2.7Kวันที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024 Daljir.abdullahi daljirshow/ www.t...
STEVE JOBS - The Man Who Thought Different | NINKII ARAGTIDA SOOCNAA| #SOO KOOBIDA BUUGGA; #06
มุมมอง 1.7K14 วันที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024 Daljir.abdullahi daljirshow/ www.t...
WAA KUMA - CHARLES ELIOT | MUXUUSE SOOMAALIDA KA YIRI | S1-ep-2
มุมมอง 23014 วันที่ผ่านมา
𝐊𝐔𝐌𝐔𝐔 𝐀𝐇𝐀𝐀 𝐂𝐇𝐀𝐑𝐋𝐄𝐒 𝐄𝐋𝐈𝐎𝐓 Sir Charles Eliot wuxuu ahaa diblomaasi iyo maamule gumeysi oo Ingiriis ah, kaasoo ahaa Koomishineerkii iyo Kunsulkii Guud ee Ilaalada Bariga Afrika intii u dhaxeysay 1900 ilaa 1904. 𝐌𝐔𝐗𝐔𝐔 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐃𝐀 𝐊𝐀 𝐘𝐈𝐑𝐈 "Shaki kuma jiro in Soomaalidu yihiin dadka ugu caqliga badan ee ku nool dhulkan, inkastuu ku tilmaamay inay yihiin kuwo kibir badan, khiyaano badan, xagjir ah ad a...
WAA KUMA HENRY FORD | HALGANKII HENRY IYO SHIRKADDIISA CAANKA AH;
มุมมอง 21421 วันที่ผ่านมา
Maxaad ka ogtahay, sheekada 𝐇𝐞𝐧𝐫𝐲 𝐅𝐨𝐫𝐝 iyo halgankiisii Shirkadda Ford Company. Si aad xog badan uga hesho Fadlan la soco muuqaalka maanta. 𝐇𝐞𝐧𝐫𝐲 𝐅𝐨𝐫𝐝 wuxuu ahaa ganacsade iyo hal-abuur Mareykan ah oo si weyn ugu caan baxay hirgelinta wax-soosaarka warshadaha casriga ah, gaar ahaan habka wax-soosaarka ee loo yaqaan "assembly line". sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jira...
WHY NATIONS FAIL? - MAXAY DOWLADDUHU U FASHILMAAN? | AF SOOMAALI | SOO KOOBIDA BUUGGA; #05
มุมมอง 1.9K21 วันที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024 Daljir.abdullahi daljirshow/ www.t...
XOGAHA SIRDOONKA | MASHRUUCII MANHATTAN IYO SIRDOONKII NUKLIYEERKA;
มุมมอง 13921 วันที่ผ่านมา
Xogaha Sirdoonka iyo Daljir Show; Waxaan halkaan isbuuciiba hal illaa laba jeer idinku soo gudbin doonnaa, xogaha sirdoon ee taariikhda galay, iyo sidoo kale dhacdooyinka sirdoon ee dunida ka dhacay ama hadda cusub. Anagoo goor kastaba xoogga saari doonno sida ay u kala xiisa badan yihiin. si aad u hesho dhacdooyin ku xiisa geliyo rukumo @daljir-show oo goorkasta kusoo gudbin doonno dhacdo cusu...
THE ART OF WAR - FARSAMADA DAGAALKA | AF SOOMAALI | SOO KOOBIDA BUUGGA; #04
มุมมอง 87021 วันที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024
THE NEW ONE MINUTE MANAGER - MAAMULKA HAL'DAQIIQADLAHA C. | Af Soomaali | #SOO KOOBIDA BUUGGA; #03
มุมมอง 33928 วันที่ผ่านมา
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024
SILICON VALLEY - WAX KA OGOOW: MUXUU YAHAY AAGGA TEKNOOLOJIYADA IYO HAL'ABUURKA DUNIDU?
มุมมอง 500หลายเดือนก่อน
Silicon Valley waa xarunta hormuudka tiknoolojiyadda iyo hal-abuurka caalamiga ah, oo ku taalla gobolka waqooyi ee California, Mareykanka. Waa hoyga shirkadaha tiknoolojiyadda ugu waaweyn adduunka sida Apple, Google, Meta, Intel, iyo kuwo kale oo badan. Aagga ayaa caan ku ah cilmi-baarista tiknoolojiyadda sare, hal-abuurka shirkadaha cusub (startups), iyo dhaqanka maalgelinta ganacsiga hal-abuu...
ZERO TO ONE - EBER ILAA HAL | AF SOOMAALI | SOO KOOBIDA BUUGGA; #02
มุมมอง 455หลายเดือนก่อน
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024
CASHFLOW QUADRANT - 4ta WAAXOOD QULQULKA LACAGTA | AF SOOMAALI | SOO KOOBIDA BUUGGA; #01
มุมมอง 491หลายเดือนก่อน
Soo koobida Buuggaagta dhaxal galka ah, waa mowduuc muhiim ah oo aan kusoo gudbin doonno halkaan. waxaana rajeynayaa inay noqon doonnaan kuwa wax laga faa'iidi doonno ee kala soco halkaan. sidoo kalena wixi dhiirrigelinana waa dhankaada, haddii ay jiraa wax talo iyo tusaalo ah, fadlan inoogu soo gudbin; daljirshow.com ama 254700614024
TAXANAHA SHEEKADA CUQUBO - QEYBTA 1AAD; QISADDII SAADAQ IYO XAAWO
มุมมอง 572 หลายเดือนก่อน
TAXANAHA SHEEKADA CUQUBO - QEYBTA 1AAD; QISADDII SAADAQ IYO XAAWO
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 4AAD
มุมมอง 842 หลายเดือนก่อน
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 4AAD
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 3AAD
มุมมอง 1044 หลายเดือนก่อน
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 3AAD
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 2AAD
มุมมอง 1024 หลายเดือนก่อน
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 2AAD
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 1AAD
มุมมอง 1534 หลายเดือนก่อน
TAXANAHA SHEEKADA FARAWEYNE - QEYBTA 1AAD
Casharka 4aad | Sida loo furto Binance Account | Crypto Af-Soomaali By Roble Idle
มุมมอง 5887 หลายเดือนก่อน
Casharka 4aad | Sida loo furto Binance Account | Crypto Af-Soomaali By Roble Idle
Forex Bilow ILaa Dhamaad Full Forex Course 📊✅
มุมมอง 5558 หลายเดือนก่อน
Forex Bilow ILaa Dhamaad Full Forex Course 📊✅
Heesta Cusub | Diihaal - Codka Maxamed Axmed Shareeco
มุมมอง 2098 หลายเดือนก่อน
Heesta Cusub | Diihaal - Codka Maxamed Axmed Shareeco
2 WEBSITES | AAD KA HELI KARTO WAXBARASHO BILAASHA OO TAY0 SARE LEH | QEYBTA 2AAD
มุมมอง 1538 หลายเดือนก่อน
2 WEBSITES | AAD KA HELI KARTO WAXBARASHO BILAASHA OO TAY0 SARE LEH | QEYBTA 2AAD
Casharka 3aad | Sida loo doorto Crypto Coins| Crypto Af-Soomaali
มุมมอง 3488 หลายเดือนก่อน
Casharka 3aad | Sida loo doorto Crypto Coins| Crypto Af-Soomaali
2 WEBSITES: AAD KA HELI KARTO WAXBARASHO BILAASHA OO TAYA SARE LEH
มุมมอง 1648 หลายเดือนก่อน
2 WEBSITES: AAD KA HELI KARTO WAXBARASHO BILAASHA OO TAYA SARE LEH
Casharka 2aad | Crypto Currency Af-Soomaali
มุมมอง 4448 หลายเดือนก่อน
Casharka 2aad | Crypto Currency Af-Soomaali
Lacagaha Crypto Casharka 1aad | Af-Soomaali
มุมมอง 7568 หลายเดือนก่อน
Lacagaha Crypto Casharka 1aad | Af-Soomaali
SOCDAALKA DUNIDA: TAARIIKHDA DALKA LIIBIYA "WAX KA OGOOW"
มุมมอง 4968 หลายเดือนก่อน
SOCDAALKA DUNIDA: TAARIIKHDA DALKA LIIBIYA "WAX KA OGOOW"
FURSAD: IsDB SCHOLARSHIP 2024-2025 (MINXADA WAXBARASHO EE ISLAMIC DEVELOPMENT BANK)
มุมมอง 6519 หลายเดือนก่อน
FURSAD: IsDB SCHOLARSHIP 2024-2025 (MINXADA WAXBARASHO EE ISLAMIC DEVELOPMENT BANK)

ความคิดเห็น

  • @awilali6102
    @awilali6102 2 วันที่ผ่านมา

    Nooso badi sxp Mahadsanid

    • @daljir-show
      @daljir-show 2 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, aqbal iyo guddoon.

  • @anasabd9602
    @anasabd9602 2 วันที่ผ่านมา

    Mhdsnd ustaad

  • @bashiirabdi404
    @bashiirabdi404 3 วันที่ผ่านมา

    Thanks teacher Next book waxad nooga dhigtaa booggagta sida dhaqaalaha loo maareeyo 🙏🙏🙏

    • @daljir-show
      @daljir-show 3 วันที่ผ่านมา

      Mudnid ustaad, majiraa mid aad farta ku fiiqeyso misa anigaad ii diree👑👑👑

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 3 วันที่ผ่านมา

    epow wa mahdsan tahy

  • @qasaali-2732
    @qasaali-2732 4 วันที่ผ่านมา

    Asc Khayr hele buugaas oo Soomali ku turjuman xagee ka helaa magaaladee ama maktabadee. Jazakalah khayr.

    • @daljir-show
      @daljir-show 4 วันที่ผ่านมา

      Walaal, Xamar ayaad ka helee Raad Press ama Yalax sidaad u taqaan.

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 4 วันที่ผ่านมา

    Moalimoow✊️ Ani marka buug aqri isdhoho Hurdo aya i qabanee 2 sadar ma aqrin karo maxaa xal ah??

    • @daljir-show
      @daljir-show 3 วันที่ผ่านมา

      Afrikoow, haddii ay sidaas tahay kalyanti fiican aniga ii noqo!

  • @AhmedMohamed-zm6xj
    @AhmedMohamed-zm6xj 4 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad

  • @rothajimcle
    @rothajimcle 4 วันที่ผ่านมา

    The next book think big oo qoray Ben Carson

    • @daljir-show
      @daljir-show 4 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaalo, Aqbal iyo Guddoon.

  • @AbdilahiKanadi
    @AbdilahiKanadi 5 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad

  • @YosufMursall
    @YosufMursall 5 วันที่ผ่านมา

    Ina adeeraw! abaal kaad nagasha nayso ka dhalin yar ahaan laab'taan kugu hayna.

    • @daljir-show
      @daljir-show 5 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid, walaal muhiimadu waa inaad intaas kaliya ii ogtihiin. Inta soo hartana waa masuuliyadeydi layga rabay inaan guto.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sir

  • @mamacademy3011
    @mamacademy3011 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey hakaa abaal mariyo

    • @daljir-show
      @daljir-show 5 วันที่ผ่านมา

      Amiin dhammaanteen walaal

  • @xasancali5006
    @xasancali5006 6 วันที่ผ่านมา

    Sxb waad mahadsantahay in aad Nala wadaagto buugaagta, waxaanse jeclaan lahaa in aan kula wadaago adi ku quseeyso, mana jecli si duplic ah u soo dhigo ila wadaag hadii ay suura gal tahay meel gaar ah

    • @daljir-show
      @daljir-show 5 วันที่ผ่านมา

      waad mahadsan tahay walaal, adigoo raaliya Daljir Cabdullaahi, ayaa Facebookga iigu qoran Messenger ka igala soo hadal si aan contact gayga kuu siiyo.

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 6 วันที่ผ่านมา

    Maamulka hal daqiiqo. Buugga magacaas baa ku habboon malaha walaal.

    • @daljir-show
      @daljir-show 4 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, waa magac bixin wanaagsan.

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 4 วันที่ผ่านมา

      @daljir-show Ku mahadsanid wll.

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 6 วันที่ผ่านมา

    Barnaamijka halkaas ka wad walaal waan ka helay.🎉😊

    • @daljir-show
      @daljir-show 4 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, warkaasi ka laabasho maleh.

  • @hodanhimilo7072
    @hodanhimilo7072 6 วันที่ผ่านมา

    Buuggan waan jeclaa hadana maan akhrin si wacan baad u sharaxday mahadsanid walaal in badan halkaas kasii wad.❤

  • @JamaAbdala538
    @JamaAbdala538 6 วันที่ผ่านมา

    halkaan waxaa ka cad in dad keena iyo jiilka hada jiro meel dhinte jookno thanks bro

  • @darasadmedia.8599
    @darasadmedia.8599 6 วันที่ผ่านมา

    Soomali 1990 bay soo maraysaa bugaagtii 1990gii lasoo aqrisanjiray baa hda kucusub!!! Hda The richest man in Babylon iyo Think and grow rich midna lama jaan qaadikaro dunidaan casrigaa waxaas waalaga tagay wuxuna Facts maahan oo waxyi maahane dunidaan hdaad rabto inaad hodan noqoto update noqo waa duni halkii saacba isbadalaysa oo ubaahan in daqiiqad walbeba isbadalka imaadaa kusaamayn karo.

  • @Emiin9
    @Emiin9 7 วันที่ผ่านมา

    Ustaad waad mahad san tahay sida qiimaha leh aad inoogu soo koobtay waan dawaday qaybta 1 sisharaf leh ayaa inoogu soo kobtay waxaan jeclaan lahaa in aad cutub cutub inoogu falan qaysid 🙏 kuwa soo cabtay nah way gar daran yihiin waayo waxa aad ka hadlaysid ayaan kusocon aniga wuuba ila yaraa qaybtii hore

    • @daljir-show
      @daljir-show 7 วันที่ผ่านมา

      Ustaad, waad mahadsan tahay. Sida sharafta leh ee aad ii ixtiraamtay sidoo kalena dhammaan saaxiibada igu xiran waan ku tixgalinayaa aragtiyadooda marka taladaadu waa aqbal walaalkeey.

    • @BisharThe
      @BisharThe 7 วันที่ผ่านมา

      Ustaad waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noogu soo koobtid Buuggaagta waxtarka leh . Ka dhagayste ahaan waxaan soo jeedin lahaa in aad cutub -cutub aad u dul- istaagto Buug walba oo aad nala wadaagayso ; si aan qodobo nuxur leh ugala baxno . Mahadsanid markale .

    • @daljir-show
      @daljir-show 6 วันที่ผ่านมา

      @@BisharTheAqbal iyo Guddoon saaxiibayaal

  • @dhaqan25hassan83
    @dhaqan25hassan83 7 วันที่ผ่านมา

    Thanks 👍 brother

  • @YosufMursall
    @YosufMursall 8 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ka abaal mariyo walal

  • @AhmedMohamed-zm6xj
    @AhmedMohamed-zm6xj 8 วันที่ผ่านมา

    Ustaad si wacan ayaad u sharaxdaa buug walba Mahadsanid

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan walaalkeey.

  • @Mujaahid098
    @Mujaahid098 8 วันที่ผ่านมา

    waa mahadsanthy shb horay usoco

  • @Abdirisak-c3s
    @Abdirisak-c3s 8 วันที่ผ่านมา

    Great

  • @Jannodoon1212
    @Jannodoon1212 8 วันที่ผ่านมา

    Mnsha alh garad,buugan sharaxaadiisa ad ban ugu baahna

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      Aniga ayaan kaaga caajiseyn Garaad.

  • @bashiirabdi404
    @bashiirabdi404 8 วันที่ผ่านมา

    Wad mahadsanthay mclin lkn Soo koob buugga

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      mudnid ustaad, waan soo koobayaa laakiin nuxurka ayaa qeyb hareysaahe maxaad ku talin laheyd.

  • @Trainingchallenge
    @Trainingchallenge 8 วันที่ผ่านมา

    Waxaa dawaday dhamaan muqaladada waxaa daremay ina u bahantahay qof video editor ah uu kala shaqeya qeybta muqaal qurxinta si professional ah marka welcome zxp .Mahadsanid

    • @BashiirAbdi01
      @BashiirAbdi01 8 วันที่ผ่านมา

      nio mataqana muqal.sameynta

    • @Trainingchallenge
      @Trainingchallenge 8 วันที่ผ่านมา

      @BashiirAbdi01 haa zxp

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, waa sidaad sheegtay ee maxaa tala ah. Sidee laygaga caawin karaa.

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 8 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid ustad xalqadaha dhaadher gagabsada 30m kala dhagaysta fikir un weye buga dawan ku xigsi walal adiguna

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      Mudnid walaal, taladaas xalqadaha waan ka fekerayay laakiin waxaan isdhahay qofka daawaneysa armeey kala qeybsataa laakiin qorshahaan ku daraa. Buugga Dawan wali ma arkin Buug la tarjimay miyaa misa waa mid caadi qofi u qortay.

    • @khaalidabdiqadir7918
      @khaalidabdiqadir7918 8 วันที่ผ่านมา

      @ buga dawan (ka xorowga mushaharka ama adoon ha u noqon mushaharka ) waxa turjuma maclin sheikh hamse habiib wa turjumida buuga la dhaho لن اكون عبد للراتب wa buug aad u macan o an hada wado akhriskisa marka wuxu ka hadlaya dhaqalaha save garenta iwm mahdsanid ustad

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      @@khaalidabdiqadir7918 Waan raadinaa ustaad, waxaa igu wanaagsanaa English kiisa hase yeeshee waan soo heli idam alle.

  • @abdifitahyusuf214
    @abdifitahyusuf214 9 วันที่ผ่านมา

    Jazaka khayre aaaaaaaaaaaaaddd baaan uga faaiiday Waxaan rajayn inaa fulin doono talooyinkaan.

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, dhammaanteen allaha inoo wada fududeeyo.

  • @CabdiNaasir-mr4im
    @CabdiNaasir-mr4im 9 วันที่ผ่านมา

    Waad mahad santahay wallaal Qofka woxoo ku ceejisaa hadalka badan ee ka horooyo buuga aad ka hadleyso wallaal habka soo jeedinta wax ka badal hadaa awoodo🙏

    • @daljir-show
      @daljir-show 8 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, warkaasi waa dhan yahay.

  • @hamdaxiirgeye4182
    @hamdaxiirgeye4182 9 วันที่ผ่านมา

    Jazakallah ustaad ilhy hku barakeyo

  • @BashircumarAbdirahman
    @BashircumarAbdirahman 9 วันที่ผ่านมา

    شكرا وشكرا من لم يشكر الناس لم يشكر الله Ustaad waa xalqadii iigu horaysay een chanel ka kadhagaysatay runtii faa iidada ku jirta lama soo koobi karo Noo soo badi adoo noo xulaya buugba buuga uu ka faa iida badan yahay mahadsanid ustaad

    • @daljir-show
      @daljir-show 9 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, aqbal iyo guddoon ee adiguna buuggaad inuu faa’iida leeyahay u aragto magaciisa ila soo wadaag.

  • @UniversityCampus-j8w
    @UniversityCampus-j8w 9 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid qoraa, si wacan baad u falanqeysay

  • @maskamadoow-sb6rt
    @maskamadoow-sb6rt 9 วันที่ผ่านมา

    Runtii buuggaan oo sidaan loo faahfaahinayo aadbaan u doonnayay, mahadsanid walaal.

  • @calicabdullahi6671
    @calicabdullahi6671 9 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sir ❤adinkuna ka Faa'iidaysi wacan yaalayaal

    • @daljir-show
      @daljir-show 10 วันที่ผ่านมา

      Mudnid walaal, waa sidaas.

  • @Abditirisaaq-e9u
    @Abditirisaaq-e9u 10 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid sxb waan udiyaarsanahay muuqaaladaada

    • @daljir-show
      @daljir-show 10 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, meeshi waa meeshiini ee baahiya i.a