Maryan Ruun Sh  Nuur .
Maryan Ruun Sh  Nuur .
  • 2
  • 468 352
Heestii warlalis iyo maryan ruun
มุมมอง: 188 763

วีดีโอ

Heestii warlalis iyo codkii hallaasiga ahaa ee Maryan RuunHeestii warlalis iyo codkii hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun
Heestii warlalis iyo codkii hallaasiga ahaa ee Maryan Ruun
มุมมอง 280K2 ปีที่แล้ว
Ereyadii iyo laxankii Abwaanad Faaduma Wiilo Musik 🎶 iyo cod qabasho ustad Waniinaay Filme 🎥 qaadis Faisa Amiir

ความคิดเห็น

  • @LionRed96
    @LionRed96 3 วันที่ผ่านมา

    Asc maryama sh nuur aad bn u salaamayaa wll xagee lagaala soo xidhiidhi kara

  • @TireeytiireyTiireeytiirey
    @TireeytiireyTiireeytiirey 5 วันที่ผ่านมา

    Glad dagaalka

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed6359 10 วันที่ผ่านมา

    Woooooow faarax 😂😂😂😂😊

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 23 วันที่ผ่านมา

    Jacayl aan layla wadin waglada layla tumin(ciyaarta aan layla wadin) wadnaha aan laygu qaban anigu waligeey ma arkin 🌺wareeri hadaad lahayd ku wiirso hadaad lahayd(ceeb u yeel) weedaanta kala gooy lahayd inaad wiil jiro ahayd iyo wax magale ahayd(wax ma tare) anigu aniga waan kala ogaa 🌺warlalis baad ahayd(war raadis) dhagahii baa waaw na lahee (buuq)wacdi aan jirin dooni maayee iwaydaaro baan ku iri( i dhaaf) Iga weeco baan ku iri🇸🇴jacayl wado maran socdoo hadana aan wehel lahayn ninkii wadi lahaa uu fogyahay anigu waligeey ma arkin🌺walaaci hadaad lahayd nolashana ku waal lahayd warkuba waa kooban yahay inaan waran adag ahay oo lay waabin karin(cabsiin karin) baan adiga kuugu warinayaa(sheegayaa)🌺warlalis unbaad ahayd dhagihii baa waaw na yiri wacdi aan jirin dooni maayee i waydaaro baan ku iri iga weeco baan ku iri🌺waaw maryan ruun inaba caadi ma aha heestaan nimanka bay ku socotaa wax sheeg badanaa naa saas ha sameen ma ilmo may noo moodeen ilaahay raga soomaaliyeed dumarka ha ka dajiyo amiin🌺

  • @kingofbanadir5988
    @kingofbanadir5988 23 วันที่ผ่านมา

    King Of Banadir

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 หลายเดือนก่อน

    Waley aney igahadleysaah midbaah kujira waal ilaah 9sano balse malico dhagtakala kabixiyaah fananad cod macan ooh qurux badan masha allah ❤❤❤

  • @CumarCulusow-r8z
    @CumarCulusow-r8z หลายเดือนก่อน

    Xasuus iga mudan thy heestaan gabar aan jeclahay aaa markasto iska kay mashquuleyso markaas heestaan aashidaaa Jeceyl aan leylawadin wadnaha leygu qaban ani wiligey ma arag waxaan kasideysan jiray sameecad😢😢😢

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 หลายเดือนก่อน

    Always my fav fannan ❤❤2024 july ❤❤saar

  • @faayomohamed4020
    @faayomohamed4020 หลายเดือนก่อน

    Oo aan laywaabinkarin ayaan kugu warinayaa

  • @SundusSaa
    @SundusSaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😊

  • @fadumohirsi919
    @fadumohirsi919 2 หลายเดือนก่อน

    Ascww abayo galabwanagsan )waakuwataa maanshalaahtababaraka❤

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen 2 หลายเดือนก่อน

    Jabka badan Karti ayaa laga qadaa Midaa iga qora

  • @maryambrahim82
    @maryambrahim82 2 หลายเดือนก่อน

    Maryan qurux ❤

  • @LuulAlifarah
    @LuulAlifarah 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamiiloxuseen7276
    @jamiiloxuseen7276 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @SharmakevenSharmak
    @SharmakevenSharmak 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 หลายเดือนก่อน

    Wacyi anjirin dooni maayee iweydaran ku idhi marmaya ruuney inoolow 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @maryansakin384
    @maryansakin384 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks my sami anigo iska fikiraya iska ilmenaya ahestan iga sohorbaxde wlh kisto dhiranan ayan daremay iyo ina is adkeyo hada waxan leyahy walaci hadad lahed noloshaba kawaal lahed lurkuba wakoban yahy inan waran adag ahoo ayan adiga kugu warina thanks kunjer mama maryama🙏🙏

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 4 หลายเดือนก่อน

    Waa waxaan Ku suganahey ineey ijeedaa moodaa heestuba

  • @bintimuse2982
    @bintimuse2982 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤wwww❤❤❤maryan❤❤❤❤I.lof.you❤❤waa❤❤mugtar.❤duhur.iyohirw❤❤kadydayee❤❤❤❤😂

  • @user-yj7ey3mq4x
    @user-yj7ey3mq4x 4 หลายเดือนก่อน

    Sax waaya😂😂😂

  • @user-yj7ey3mq4x
    @user-yj7ey3mq4x 4 หลายเดือนก่อน

    Wow song ❤😊

  • @dhaqaniyodheel7321
    @dhaqaniyodheel7321 4 หลายเดือนก่อน

    Aabaha sheekh miyaa adna ma noo Kala kicinee waa aduunye

  • @Fallandurduro82
    @Fallandurduro82 4 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👏👏👍👍👏👍👍💃🏻❤️✅🙏

  • @CfataaxAhmedofficial
    @CfataaxAhmedofficial 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cimriga hakuu kuu dheereyo sister ❤

  • @CfataaxAhmedofficial
    @CfataaxAhmedofficial 4 หลายเดือนก่อน

    Maryamaay xagee aaday Dee hees shidan oo kale soo qaad aad baan kuu salaamayaa aad ban kuu taageeraa

  • @CfataaxAhmedofficial
    @CfataaxAhmedofficial 4 หลายเดือนก่อน

    Maryamaay xagee aaday Dee hees shidan oo kale soo qaad aad baan kuu salaamayaa aad ban kuu taageeraa

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 4 หลายเดือนก่อน

    Nolashaba kuwaal hadaa laheed walee iwaali mesid adi unbaa kuwalaya mahanee😂😂

  • @Beeldaje
    @Beeldaje 4 หลายเดือนก่อน

    waaaaw🎉❤

  • @maaful
    @maaful 7 หลายเดือนก่อน

    Eedo Maryan hadda ka dib muuji meesha ah: " Anigu waan kala oogaa"

  • @SamowadeMedia2024
    @SamowadeMedia2024 8 หลายเดือนก่อน

    Beautiful queen maryama ruun hada saacadu thy 2:45 oo taarikhdu thy 21 December bn daawanayaa inta Ka heshay like iisaara 😢

  • @Abdullahimohamed12345
    @Abdullahimohamed12345 8 หลายเดือนก่อน

    M.a habo macan Guuleyso❤

  • @CabdiFataax2043
    @CabdiFataax2043 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan igu horaysa September 12 2022 inta Ka heshay like iisaara

  • @assadfarah2895
    @assadfarah2895 9 หลายเดือนก่อน

    Heesta caadi mahanadi...

  • @CabdiLovelike-vl6jq
    @CabdiLovelike-vl6jq 10 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan daawan jiray September 2022 inta ka heshay like iisaara

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 11 หลายเดือนก่อน

    Inay ii qaado heestaa Maan jeclayn waanu is waydaaranay gacalisadayda

  • @abdiduse7014
    @abdiduse7014 11 หลายเดือนก่อน

    Wwwwwwwwwww heer sare fanaanad qaran

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 11 หลายเดือนก่อน

    Stii watching this😢😢September 2023❤❤❤my fav fanana

  • @feinu
    @feinu ปีที่แล้ว

    Hees iyo nus ragow ku wanso qata

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 ปีที่แล้ว

    Waaaw heestan anay hada iga tarjumeysaa 💔💔💔💔wareeeri hadaad laheyd kuwiiqso hadaad intasaa kudhaafi waayo odayga iyo dadkalaa ayaa isirxay 💔💔💔 sadly inshallah book yaan kaqori ineve for get 10/3/2023ilaa12/6/2023alxmdulilaah ilaahay yaa ii hiiliyey 4tegeneen that mean fore people attack halqof 💔💔😭💔💔

  • @Beldaje
    @Beldaje ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍😍😍

  • @istarlinsiyar4074
    @istarlinsiyar4074 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @abdimuhiyadin2599
    @abdimuhiyadin2599 ปีที่แล้ว

    Wareri hadad lahayd kawal hadad lahayd inad nag jirta ahayd inad waxma gale ahayd anigu man kala ogayn

  • @abdimuhiyadin2599
    @abdimuhiyadin2599 ปีที่แล้ว

    Msha allah maryan ruun wanka helay

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 ปีที่แล้ว

    Naag nool 💪💪💪

  • @farhiaabdihamid5753
    @farhiaabdihamid5753 ปีที่แล้ว

    heestan neh ma ina Adertay ba lahed😭😂Tiktok hada kuso dhagesty le be❤

  • @ubax3018
    @ubax3018 ปีที่แล้ว

    Maryan yareey waan ku Salaamay waxaan kamid ahaa Ardeydii x dh k g afgooye

    • @maryanruunshnuur.4516
      @maryanruunshnuur.4516 ปีที่แล้ว

      Abaayo ubax waa kaa qaadey 👋mid la mida gudoon 👍 soo dhawoow ❤

    • @ubax3018
      @ubax3018 ปีที่แล้ว

      @@maryanruunshnuur.4516 Ma xasuusataa markaad aheed Dugsiga dhexe aan aheen Maclin shaati weene😁😁

  • @laylahassan1805
    @laylahassan1805 ปีที่แล้ว

    Dadka marka lanaco waassas

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 ปีที่แล้ว

    ishcala hess maryan ruun nolow walal qali