- 17
- 192 945
Alladi Podcast
United States
เข้าร่วมเมื่อ 23 มิ.ย. 2021
Ku soo dhawoow “Alladi Podcast”
Waa madal aan ku falanqeyno mowduucyo kala duwan oo ku saabsan dhaqanka, bulshada, tiknoolajiyada, horumarinta shaqsiga, iyo arrimo kale oo xiisaha leh. Waxaan ku dadaaleynaa inaan soo gudbino doodaha iyo xogaha qiimaha leh ee ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee taabanaya nolosha Soomaalida iyo guud ahaan bulshada. Kamid noqo daawadayasha oo ku xidhnow si aad u hesho barnaamijyada cusub ee aan soo gudbino. Mahadsanidiin.
Waa madal aan ku falanqeyno mowduucyo kala duwan oo ku saabsan dhaqanka, bulshada, tiknoolajiyada, horumarinta shaqsiga, iyo arrimo kale oo xiisaha leh. Waxaan ku dadaaleynaa inaan soo gudbino doodaha iyo xogaha qiimaha leh ee ku saabsan arrimaha muhiimka ah ee taabanaya nolosha Soomaalida iyo guud ahaan bulshada. Kamid noqo daawadayasha oo ku xidhnow si aad u hesho barnaamijyada cusub ee aan soo gudbino. Mahadsanidiin.
Falanqaynta Saadasha Doorashada Somaliland: Aqoonyahan Abdi Ismail & Saeed Abdi
#doorasho #somaliland #wararkiiugudambeeyey #doorasho #wararkiiugudambeeyay #kulmiye #wadani #ucid #muuse_biixi #Ciro #Komiishanka
มุมมอง: 243
วีดีโอ
Project 2025: Aqoonsiga Somaliland iyo Xukuumada Donald Trump #doorashada #somaliland
มุมมอง 67919 ชั่วโมงที่ผ่านมา
"Mashruuca cusub ee Project 2025 ee uu soo bandhigay xisbiga conservative-ka ee Mareykanka ayaa qorsheynaya in Mareykanka uu qaato tallaabo muhiim ah oo uu ku aqoonsanayo Somaliland. Video-gan, waxaan ka hadleynaa sida mashruucan u dhiirrigelinayo in Somaliland la aqoonsado, waxaana sharaxeynaa muhiimadda istaraatijiyadeed ee dekedda Berbera iyo doorka ay arrintani ka ciyaari karto xoojinta dan...
Falanqayn: Doorashoyinka Somaliland, Nov 13, 2024
มุมมอง 27328 วันที่ผ่านมา
#dood #doorasho #kulmiye #somaliland #wadani #ucid #november13 #africa
Somaliland & Taiwan: Wadajir & Xidhiidh Horumarineed
มุมมอง 75หลายเดือนก่อน
Somaliland & Taiwan: Wadajir & Xidhiidh Horumarineed
Wax Ka Ogow Xarunta Technology-da Geeska Africa | Silicon Savannah | Nairobi, Kenya
มุมมอง 76หลายเดือนก่อน
#somaliland #nairobi #savannah #technology #africa #addisababa #hargeisa #mogadishu #djibouti #entrepreneur
Somaliland: Rajadii Geeska Afrika | English Version
มุมมอง 152หลายเดือนก่อน
#dood #doorasho #kulmiye #wadani #somaliland #ucid #november13 #pleasesubscribe
DOOD KULUL: Sadexda Musharax - Qaybta 4/4 - (Muuse & Faysal oo Isugu Tagay Ciro) BBC-Somali 2017
มุมมอง 3.1Kหลายเดือนก่อน
#dood #doorasho #kulmiye #wadani #ucid #somaliland #november13
Dood: Sadexda Musharax - Jawaab Kulul - Faysal Cali Waraabe - BBC-Somali 2017
มุมมอง 1.7Kหลายเดือนก่อน
#dood #doorasho #kulmiye #ucid #wadani
DOOD: Sadexda Musharax - Qaybta 3/4 - (Xidhiidhka Somalia ) -Barnaamij -Copyright- BBC-Somali 2017
มุมมอง 6Kหลายเดือนก่อน
#Dood #kulmiye #wadani #Xisbiyada #doorasho #somaliland #november13
DOOD: Sadexda Musharax - Qaybta 2/4 (Midnimada Somalia ) -Barnaamij - BBC-Somali 2017
มุมมอง 67Kหลายเดือนก่อน
Maxaad ku dooransysaa madaxwaynaha 5ta Sano ee soo socota #doorasho #somaliland #Kulmiye #Wadani #Ucid #Dood #Murashaxiinta
DOOD: Sadexda Musharax - Qaybta 1/4 -(Musuqa & Shaqo La’aanta ) Barnaamij - BBC-Somali 2017
มุมมอง 105K2 หลายเดือนก่อน
Maxaad Ku Dooranaysaa Madaxwaynaha 5ta Sano ee soo socota?
Vlog Dalxiis: Minnehaha Falls, Minneapolis MN | Sep 06, 24
มุมมอง 202 หลายเดือนก่อน
Vlog Dalxiis: Minnehaha Falls, Minneapolis MN | Sep 06, 24
Xalka Somalida | Dr. Hussein Bulxan & Minister Louis Farrakhan “1978” Ep:1
มุมมอง 5702 หลายเดือนก่อน
Xalka Somalida | Dr. Hussein Bulxan & Minister Louis Farrakhan “1978” Ep:1
Qaaci Macaan 2022 - Dayaxiyo Cadceeda (Xusuus AHUN Digfeer)
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Qaaci Macaan 2022 - Dayaxiyo Cadceeda (Xusuus AHUN Digfeer)
Ayaga kulahaa adi itoobiyaan maatahay
Waa muqarabiinta wax halaagayo war somaaliya somaali baa leh
Guuuuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
War somaliland is free to business with anyone they want. The USA see the failed state is endless losing Case so they don't want anything to with them. Somaliland could care less
Haye 👍
Legend keep going zhp ilaahay hayno rumeeyo arintaa waa guul Sheegatada Xalane Laga maamulo Ciidamada Ethiopia iyo Uganda na ay ilaaliyaan Aan iska dhamayno hadalkooda Somaliland Hanoolaato ❤❤❤
Guuuuuuul
Manshalah Well done, bro 🎉🎉
Big up
Guul,muse bixi iyo faysal cali xusen
Waa khalad w/hadalka 2somali,waayo hadii 2 nin is dilaan o lakala qabto,marka la arko iyagoo wadahadlaya larko,waxaa loo arkayas heshiis inay yihin,taasina wa albaabka midinimo 2somali, Wadahadalku waa hooga zomaliland.
Baal eeg Reerki Issaq ahaa waxaa kadhax hadlaayo Ethopia waxeey ku mideeysan yihiin ariinta ah Somalia majiirto sii bada iyo beeriga lawareegto gaalo qarmuun
Adeer iidoor wiilashashoodii andarikoper ayaa lacag siiya oofuula waanaqabiil
waa Qabyaladih o iskah cad kkk maxay been isku ma weliyan kk xasan moryan wuxuu wadah o u dasturkah u badalayoh waxay ku heshiyen museh oromoh in u noqdoh madaxweyneh ku xigen kk citiraf bay ku washen museh waxad ogatah in ay maxkamad kugu socotoh
fasal waa daacad waxaa uusheegay waa dhab ciro iyo muuse waa isku mid fasal baa udhow madaxweyne
Waar duqowdan uu caqligii ka guuray ee isku reerka ah dadka ka horleexiya and bring young and energetic people,oo umadda gobolada waqooyi wada degto na horkeena hadii kale iska sii wata riyada endlesska ah.
Soomaaliyuu ku meeraystey faysal
Sadexdu ba wa ilmaadeer qabiilna paranoid ma noqdo
Muuse muuse Faysal cirro
Dorashadan,mxd dooda uqabn wayday
Muse iyo cali hos hos ayay isku eegayan😂
Ciro uku Rida hadad musdaqbal rabtan❤
Ciro uku Rida hadad musdaqbal rabtan❤
Ciro uku Rida hadad musdaqbal rabtan❤
Ciro uku rida❤
Ciro uku rida❤
Sadex nin oo isaq citiraf keeni mayan mee harti
Ciro u dhibta
Why you don’t ask them ssc
Faysal Geesi Muuse marlabaad❤❤❤❤❤❤❤
CIRO CUNSURI DGAGAR QABE ALAHAYOOW XIL HANOOGU DHIIBIN❤❤❤
Geesi Qaran madaxwaynaha jamhuuriyada sland muuse Biixi iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee qaranka Fayasal guul❤❤❤
Aqoonsiga sland waa Sharci Caalamkana waa laga Aqoonsan yahay Sland keliya waxaa udhiman XidhiidhkiiDhaqaale ee caalamka❤❤❤
Muuse,7sano ayuu joogay wadahadalka soomaaliya iyo somaliland halmar ayey kulmeen maaha inqofku waxan aanjirinsheegto.
❤❤
Xamar dowlad dhis Beesha Caalamku kama waddo. Waa sheeko kale. Somalilaandna waxa lagu maaweeliyaa waad fiicantihiin, amni iyo doorashooyin baad samayseen, ictiraafna majiro. Bal dadyow arinkaa sifiican uga fiirsada oo ujeedada kadambaysa fahma.
Suaaluhu. Re battle bay ahayd inuu usameeyo wariyuhu
War waa meel inkaari ku dhacday Wax wanaag la yidhaahdo way ka fogaatay
KkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkBBC MIYEY NOOLAYD YAA DHEGAYSTA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
Doodan si aad u qaldan ayaa loo qabtay wariyuhu waxa u muujiyey ixtraam daro farabadan qoladan dooda loo qabtayna may garan.Ma ahayn in qol yar ku murmaan.
Kuwaas ayaaa reer utaliya Walee reer aad rarteen ayaan meel doogle dagin
Waa inasd qaad badan cuntan qamri badana cabtan
Kulmiye 💚🧡💚 ugu rida Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Somaliland 💚🤍❤️ Muuse biixi cabdi xildiid Rooble geesi qaran ❤❤❤ waa nin caqli iyo Maskax badan siyaasad yaqana
Waxba uguridimayno muxu dalka iyo daadka uqabtay todoba sano u naso horfadhiyaye qabyalad bakuhaysa wana xanuun eeh iska dawe walalahay xata hadu Aabahay yahay doranmayo wayo danta dalka aya muhim ah calaya taxal doorkaan Ciirro ban tijabinayna Faysal wa iska macalesh marka inader Somaliland uhili aderka haw hiliniin wa hadi ad qalbi nadif ah leeday
Wadaniuguriida
Somtel should be prepared enough to interview presidential contestants, and send a qualified journalist who knows how, what and when to asked questions. Tell him to respect the title they stand for, if he don't respect them and give time each of them. Thanks
💚🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳💚💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💚🌳🌳🌳🌳💚💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Ciro wuxuu ku takhasusaya sida loo raadiyo ina dadku aada useexadaana meela kasata ku seexadana
Dhalinayaradoo dhana wuu seexina doona markaya soo kacaana biriisa buu ka dheragi doona
Ala been badanaa dodani waa tii 2017 ka dibiinyahay
The three dumdumay sorry for the Somaland people, it’s embarrassing
Haddii ad adigu doonto iyo Haddii ad adigu diiddo ba Haddii ad ii ducayso iyo Haddii ad ii darraadto ba Haddii............ Nin doona iyo ku diida ba indhahooda oo dhan ah ayaa la aqoonsanayaa...
Daadkni horta caadi miya sxbayal