Qaraami Channel
Qaraami Channel
  • 131
  • 516 595

วีดีโอ

NINKA BOOLI CUNEY ALFANAN MARWO CABDI AXMED SOMALI LYRICS QARAAMI CHANNEL
มุมมอง 2137 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
Baladweyn Xasan Aadan Samatar qaraami Channel 2024
มุมมอง 1157 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
Digarogasho Maaxamed Mooge Liiban iyo Shankaroon Qaraami Channel Lyrics
มุมมอง 3087 หลายเดือนก่อน
#Mohamed mooge Liiban # Shankaroon
Maslax Mideeye English Song have Lyrics HD Video qaraami Channel 2024
มุมมอง 337 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
heesta Axadii Maxamed Mooge Liiban Qaraami Channel Somali Lyrics
มุมมอง 2787 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
Aduunyooy Xalka Ba Maxamed Mooge Liiban Qaraami Channel Lyrics 2024
มุมมอง 2267 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
Xasan Aadan Samatar Bal Marwaa Qaraami Channel Lyrics 2024
มุมมอง 8667 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
Arraweelo #Oday_Biqay Ahmed Mooge Liiban iyo Xalimo Khalif Magol Qaraami Ch.Lyrics 2024
มุมมอง 1277 หลายเดือนก่อน
Arraweelo #Oday_Biqay Ahmed Mooge Liiban iyo Xalimo Khalif Magol Qaraami Ch.Lyrics 2024
Sahra Ahmed Jaamac heestii Nafku Jecel aduunyada qaraami Channel 2024
มุมมอง 817 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
xariir Ahmed 2024 hees cusub
มุมมอง 838 หลายเดือนก่อน
Edited by YouCut:youcutapp.page.link/BestEditor
Cabdinasir Macalin Caydiid iyo Sahra Ahmed Jamac hees qaraami ah oo qoraal ah
มุมมอง 1278 หลายเดือนก่อน
Cabdinasir Macalin Caydiid iyo Sahra Ahmed Jamac hees qaraami ah oo qoraal ah
heestii Sagaleey Ahmed Yasin Digfreer lyrics qoral ah Dawasho wacan
มุมมอง 1.1K8 หลายเดือนก่อน
heestii Sagaleey Ahmed Yasin Digfreer lyrics qoral ah Dawasho wacan
Guled Simba Heestii Dheyman #Najma Qaraami Lyrics 2024 .
มุมมอง 368 หลายเดือนก่อน
Guled Simba Heestii Dheyman #Najma Qaraami Lyrics 2024 .
Axmed Arka heesti Xasan Aadan Marrka dada jiray 15 Qaraami Channel 2024
มุมมอง 1348 หลายเดือนก่อน
Axmed Arka heesti Xasan Aadan Marrka dada jiray 15 Qaraami Channel 2024
Anoo dood iyo deeq dagaal la iga badinayn Axmed gacayte qaraami channel 2024
มุมมอง 6578 หลายเดือนก่อน
Anoo dood iyo deeq dagaal la iga badinayn Axmed gacayte qaraami channel 2024
Ahmed Mooge Liban iyo Xaliimo Cabdi Afweyn hees qoraal qaraami channel 2024
มุมมอง 9468 หลายเดือนก่อน
Ahmed Mooge Liban iyo Xaliimo Cabdi Afweyn hees qoraal qaraami channel 2024
Cumar dhuule Heestii Oranmaayo Kabada..2024 Qaraami Channel.
มุมมอง 2688 หลายเดือนก่อน
Cumar dhuule Heestii Oranmaayo Kabada..2024 Qaraami Channel.
Cumar Dhuule #Baryana_Tagay Qaraami Channel Somali Lyrics
มุมมอง 3378 หลายเดือนก่อน
Cumar Dhuule #Baryana_Tagay Qaraami Channel Somali Lyrics
Alustaad Mohamed Saleeban Tubeec Heestii Aniguba Garaadkaa kaa Gaabsan waayee @Qaraami_Channel.
มุมมอง 1458 หลายเดือนก่อน
Alustaad Mohamed Saleeban Tubeec Heestii Aniguba Garaadkaa kaa Gaabsan waayee @Qaraami_Channel.
Heeso Xul ah AlFanaan Cumar Dhuule Somali Lyrics, Qaraami Channel
มุมมอง 3308 หลายเดือนก่อน
Heeso Xul ah AlFanaan Cumar Dhuule Somali Lyrics, Qaraami Channel
Heesta Sanadka Cusub Codka #Tubeec Boqorkii codka by Qaraami Channel 2023..(+)
มุมมอง 1109 หลายเดือนก่อน
Heesta Sanadka Cusub Codka #Tubeec Boqorkii codka by Qaraami Channel 2023..( )
Hees kaban ama Qaaci ah oo aad u macaan by Qaraami Channel 2023
มุมมอง 419 หลายเดือนก่อน
Hees kaban ama Qaaci ah oo aad u macaan by Qaraami Channel 2023
hees Qaraami ah oo shidan Xasan Aadan Samatar by Qaraami channel lyrics
มุมมอง 3279 หลายเดือนก่อน
hees Qaraami ah oo shidan Xasan Aadan Samatar by Qaraami channel lyrics
Mix Advert.^ Slide show
มุมมอง 42ปีที่แล้ว
Mix Advert.^ Slide show
KHADAR KEEYOW WAA 1 KOW Official Music VideoQaraami Channel 2023
มุมมอง 112ปีที่แล้ว
KHADAR KEEYOW WAA 1 KOW Official Music VideoQaraami Channel 2023
Wakiil Caashaq Saado Cali Warsame & Cumar Xasan Rooraye Qaraami Channel
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
Wakiil Caashaq Saado Cali Warsame & Cumar Xasan Rooraye Qaraami Channel
Suldaan Seeraar 2023 Igu Laba Ahoow Qaraami Som Lyrics 023
มุมมอง 129ปีที่แล้ว
Suldaan Seeraar 2023 Igu Laba Ahoow Qaraami Som Lyrics 023
Nasteex Dayax Heestii Qiyaano Caashaq uma Kufi Karo 2023 Qaraami Channel
มุมมอง 64ปีที่แล้ว
Nasteex Dayax Heestii Qiyaano Caashaq uma Kufi Karo 2023 Qaraami Channel
Heesta Daauud Cali Masxaf Kaban qaraami Onbaa Biyaha loocabaa 2023 QaramiChannel
มุมมอง 319ปีที่แล้ว
Heesta Daauud Cali Masxaf Kaban qaraami Onbaa Biyaha loocabaa 2023 QaramiChannel

ความคิดเห็น

  • @ApdirashiidFarhan
    @ApdirashiidFarhan วันที่ผ่านมา

    Aaaaa

  • @falastinahmadabdulahi
    @falastinahmadabdulahi 5 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxan bartay habeen aan soo raacay wiil derewal ahaa safarkiiba heestasa i ilowsiisay waxan maraynay garowe iyo burtinle wadada udhaxaysa burtinle na waan ku dhawayn horay uma maqlin waxan aad ula yaabana wiil dhalin yaro ah oo heesaha nocan ah dhagaysta miyuu jiray wax kiro ah igama qadanin noloshana meel an la tago baan radinayay wana dhibaataysnaa ugu danbayn wiilkii waan guursaday hadana xaaas baan u ahay ilahay ha iidaaye wana jeclahy ilahow dhibaato iiga hay wa miskiin❤🥺

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 9 วันที่ผ่านมา

    October 2024

  • @cabdifataaxmaxamed3998
    @cabdifataaxmaxamed3998 10 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @MubarakEbrahim-j7d
    @MubarakEbrahim-j7d 13 วันที่ผ่านมา

    Eesh calaa abwaan

  • @mrpunisher1194
    @mrpunisher1194 14 วันที่ผ่านมา

    Isniin 23/09/2024 ayaan dhagaysanayaa heestan aniga oo shaqo ku jira waxaanan ula qof noloshayda wax badan ka bedelay ikraam husien waxaanan leeyahay nooloow mcn badan

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 17 วันที่ผ่านมา

    Maxay hees cajiiba tahay,Eebbe haw naxariisto Saado ali warasme waxay ahayd Fanaanad cajiiba oo cod tolmoon. Still l’m here 21/09/2024.🎻❤️

  • @IssaDahir
    @IssaDahir 19 วันที่ผ่านมา

    The old good days of love redemption.

  • @IssaDahir
    @IssaDahir 19 วันที่ผ่านมา

    Legend of legends

  • @QaaliQuman-o5v
    @QaaliQuman-o5v 26 วันที่ผ่านมา

    11/sep/2024 ayan so bokhdey iyadoo heestu marxaladan ku jiroh ka hadleyso wiil an jeclahey isna qadar anah goljano hergeisa rajeynayah in nabad illahey nagu kulmiyo🥹

  • @Abdallamohed-co4hk
    @Abdallamohed-co4hk หลายเดือนก่อน

    Sado cali inteedu waba xadiis😂

  • @CabdiQadar-i4i
    @CabdiQadar-i4i 2 หลายเดือนก่อน

    Heestaan xasuus horr igu ah

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 2 หลายเดือนก่อน

    Qaraami sxb marka hore waa ku salaamaya marka xigta hadad jeclaatey inaad heestaydan degan youtube kaaga soo gashato maxad ugu qori weydey oo uga tagtey abwaankii sameeyey iyo kii musikada tumayey oo ahaa Bashiir Hanuuniye

  • @Seed-news
    @Seed-news 2 หลายเดือนก่อน

    MsT❤

  • @xaaladuuntv
    @xaaladuuntv 3 หลายเดือนก่อน

    Wakhtigu wa duhur wa 8/july/2025,maalin isniin.Waxaan joga muqdisho gurigii adeerkay anigoo ka imiday borama si aan hooyo India ugu sii qaado . Wxaa niyada iiga so dhacday inaan dib uxasuusto heesti dugsiga sare la iigu dhigay wakhti lagu qiyaaso 2012 anigoo standard 6 ah .😊

  • @shiinemahamed3693
    @shiinemahamed3693 3 หลายเดือนก่อน

    Markale waxaan soo halacsaday heeskan aadka cajiibka u ah anigoo ka mid mucaashaqiinta heesaha qaraamka waxaa ila dhagaysanaya sadex dhalinyaro ah ahna asxabtayda kuwa ugu qaalisan oo i wehelinaya ragu jawi buu ku jiraa sanadku waa 7/7/2024 maalin axad ah ala hayaay 😂🎤🔥

    • @Abdihafid_barbar.
      @Abdihafid_barbar. 3 หลายเดือนก่อน

      Ilahay ha ku weedhaamiyee waadna weedhaamisay saaxibkayow,maalin qali ah Laboodka dhinaceena fadhiyana aanu qodobo badan iyo go'aamo wada qaadanay jawiguna yahay mid cajiib ah!,codsigayguna yahay inaad markale noogu celiso heestan cajiibka ah!.❤😁👋

    • @ahmedashakuur
      @ahmedashakuur 3 หลายเดือนก่อน

      Ya waduud wakhtigu kala Qurux badan malmuhuna Kala wacan Guulasta meelkasatod tagtan zahipayal 🙌

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 3 หลายเดือนก่อน

    Jawi ayaan ku qadanayaa magalda burco heestana si kedis ah ayaay iga soo horbaxday waxayba isoo xasuusisay xasuuso hore fankii hore ha ka ahaado 6/7/2024 sacaduana waa fiid horaad 19:50

  • @Cabdicabdulahi-i1y
    @Cabdicabdulahi-i1y 3 หลายเดือนก่อน

    Ax ya hees wa malin jimc ah waxan jooga galkacyo puntlnd somalia hurdo.kasoo kacay anoo quracana heestan igu soo dhacday 28 jun 2025 lixsaac iyo toban daqiiqo.alla ya raxma ader mcn 💔😢

    • @MaxamedSahal-us2ek
      @MaxamedSahal-us2ek 3 หลายเดือนก่อน

      Zxp aniga is Monday inaa iga hadalysi markaa sheekada akhristy

    • @AbdimaalikBashe-rg6km
      @AbdimaalikBashe-rg6km 2 หลายเดือนก่อน

      Alle haynagarsiyo sanadka 2025 😂

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 หลายเดือนก่อน

    Mirihii a.s.bide laxankii ismaacil yare codka hibo nuura

  • @cashamuxmedxasan
    @cashamuxmedxasan 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi markaan dhagaysto waan da a

  • @mohamedmj1568
    @mohamedmj1568 3 หลายเดือนก่อน

    Degan hees aan jecalahay xasuusna iguleh 😢❤

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle 3 หลายเดือนก่อน

    Darman macnaheda haley shego?

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 3 หลายเดือนก่อน

      Waa eray soomalia waxaana sida saxdaa loo isticmalaa fardaha

  • @XalimoBaandey
    @XalimoBaandey 3 หลายเดือนก่อน

    Hees mcn wooow❤❤❤❤

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 4 หลายเดือนก่อน

    Waa heesaha aanduugoobin waxaanku dhagaysanjiray hargaysa cajalad 1995 xaafada dumbukuq

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 หลายเดือนก่อน

    viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 4 หลายเดือนก่อน

    Made in somaliland eraydii abwaan axmed s bide ❤

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaay ka hadleysa jecelkii dhaxmaray Maxamed cali kaariye iyo shankaroon ❤️

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 5 หลายเดือนก่อน

    Ax yaaqaraami kuluc codku midhahuna axmed saleebaan maxamed bide

  • @osmanfarahali3484
    @osmanfarahali3484 5 หลายเดือนก่อน

    Afka Somaligu Erayo macaana walee Somali waa somalidii hore wxan maanta jooga waa dad Qabiil iyo qodhun dugsanya 😢😢

  • @DonSame-sob
    @DonSame-sob 5 หลายเดือนก่อน

    26/April/2024

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 หลายเดือนก่อน

    Allah hakuu naxariisto, sidaad fanka meel dunida uga gaadhay, aakhirona meel fiican baan kugu ognahay, cidna waxba maad yeelin Somali

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 หลายเดือนก่อน

    Erayada Abwaan Xayd AHUN

    • @mustafemohamed4879
      @mustafemohamed4879 2 หลายเดือนก่อน

      Wuu noolyahay abahay ee ahun ka masax

  • @gacal_m
    @gacal_m 6 หลายเดือนก่อน

    26/march/2024 16/ramadaan/1445 Meeluu gacal ka dheeryahoo layiraahdoo qatar🇶🇦 baan intaan gaarey waa hore waayuhu igeeyoo ka gayoonba wayee😢😢

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    UXUUD dagalgi fawalida

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 6 หลายเดือนก่อน

    DAAGALKA uxuud. Haalka ugu. MOQAL. HABON

  • @CabdilahiGagale
    @CabdilahiGagale 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @CabdilahiGagale
    @CabdilahiGagale 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @CabdilahiGagale
    @CabdilahiGagale 6 หลายเดือนก่อน

    Waa raaashin ban leeyhy

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 6 หลายเดือนก่อน

    1979 ayaan iskuul aan dhiganayay ka qaaday waxanan ku helay abaal marin. Waxaa joogay madax ka socotay wasaaradda waxbarashada.

    • @NajahAhmed-qr1in
      @NajahAhmed-qr1in 3 หลายเดือนก่อน

      Manshalah ilahay baa cimriga ku barakyey ❤❤❤

  • @AxmedShiine-h3s
    @AxmedShiine-h3s 6 หลายเดือนก่อน

    Xasan

  • @KuusanemahamedAden
    @KuusanemahamedAden 7 หลายเดือนก่อน

  • @KuusanemahamedAden
    @KuusanemahamedAden 7 หลายเดือนก่อน

    Kolle cashagii kiullelka iga galy❤❤

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 7 หลายเดือนก่อน

    Oo ilaa tan yaree heblo dareen la yiraahdo ee iminka qaadda way soo xadday.

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 7 หลายเดือนก่อน

    Shimbiruhu ka Giigeen weeye ee maaha ka hiigeen.

  • @abdurahmansaed2080
    @abdurahmansaed2080 7 หลายเดือนก่อน

    yey wadheedhu raacaday labadeena Wacad qaba keenee wax saarka leh. kuwaayoo i wayday ku waayoo iwayday mee wada jirkeenii xasuus Jacylka dhabta wa cajiib xitaa qofka aad jeceshahay khaladkiisu kuuma muuqanyo mudo ayan waxaan ka murugaysnaa gabadh aan kala tagnay anoo aaminsanaa inaan anigu sabata lahaa, markii aan ayaan joogay ayaa waxaa isoo baxay in aanan anigu masuul ka ahayn waayo qofna ma jecla inuu ka tago qof uu jecelyahay hadii aa la khasbin, oo asaga oo ka xun uusan gaarin go'aan uusan rabin lakii. uu ogyahay in uu yahay laga maarmaan.

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaasi waa dadka yagii oo meel walba looga faa’iideysanaayo. War ha ku safrina diyaaradooda.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Aragayga waxa oO adera inamadi owladi NABI Aadan EAragtidasi siday tahay

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 7 หลายเดือนก่อน

    Arinta bodhari waxan uu arka waa jacayl hal albaaba halisna keeni karaya taasi

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hanaxariisto

  • @eng.sacadhassansaed3932
    @eng.sacadhassansaed3932 7 หลายเดือนก่อน

    Beat 💓 70% but he is trying well done sooner..😢😂