- 27
- 128 255
Burhan A. Elmi
เข้าร่วมเมื่อ 25 มี.ค. 2013
Journalist
24 May 2016
Yaan iyo yaabkii bal ila daawado caagani la carbinayo ee loo ooyayo
Illahay amamrkii
Illahay amamrkii
มุมมอง: 89
วีดีโอ
Wariye Burhan iyo Wariye Liibaan Mogdisho iyo London warkii
มุมมอง 1.6K10 ปีที่แล้ว
wararkii rmedia Mogdisho iyo London
Wariye Burhan Muqdisho iyo Wariye Qaamuus Gabiley War News Radio Rasmi 17 11 2013 5
มุมมอง 26110 ปีที่แล้ว
warkii radio rasmi oo caawa idinka imanaya xafiisyada mogisho iyo gabilay.....
Alle ha u naxariisto❤❤❤❤❤
Allow kuu naxariiso
Alla ha unaxariisto boqorka codka
Tubeec
Adeer ilaahay hakuu naxariisto anagana hanooga kaa daba naxariisto
waxuu metelay tubeec riwaayadii alle aamin ma iisho uuna ka dhigay cadan yemen uuna la metelay maandeeq. waxuu kale uu metelay aabahay ka samraye adiga uuna la metelay magool, maandeeq iyo gacanlo. waxuu kale metalay jacayl boob uma baahna waxuuna la metelay maandeeq marka 1aad marka 2aad magool ooay ku jireen cabdikhadar iyo shankaroon labada marba.
Allow unaxristo wallkas tubeec ❤❤❤❤❤
Tolow waraysigani waa xilima
2000s
Rabi ku naxriisye maxmed saleeban tuubec 😢
I.H.N boqorkii Codka iyo suugaanta Soomaaliyeed Waa sanadkee tolloow wareysiganni?
Allah Haku naxarsto boqorkii codka somali dabada waxa u heesa sharma boy iyo ugbaad Aragsan
Allah hakuu naxariisto maxamed saleeban tubeec
Maxamed yuusuf cabdi aqaa qaada heesta calisugule ayaa sameeyay haydaan garanayn dadka waydiiya
Koofur galama heesi jirin barigaa miyeey dheheen cajiib Hinbi beey dhageesan jiree oo dadku meey somali aheen oo hal abuur laheeyn dadkani wa nuuc kale aloow sahal😂😂😂
Waligay ma arag konfuur oo woqooyi wax ka sheegaysaa lakin woqooyiga waxad mooda inay necebyihin koonfur
@khaderawalehabdi8334 sxb runtu waa qadhaadh , koonfur hal abuur ma yaalo, afsoomaliga saxda ah iyo maansada iyo suugaanta iyo maahmaahayaha woqooyi inaadan ku gaadhyan adba waad ogtahy ,markaan ku leehay woqooyi qabiil ulama jeedo , qofka reer woqooyiga ah waa qof hidihii soomaliga xambaarsan,
Allow ku naxriiso
ALLAHA u naxariisto ❤fanaanka weyn ❤
Allaha u naxariisto
Iloohoo ha unaxariusto
Tubeec codlayaab leh waxa kale uu lahaa dabeecada qofka hal abuurka leh goonisocd ka ah
dhaxaa laylahaa lagaa dhacan dhawaadayoo waa nigaa dhakhsade dharaarti walaalkay loodhisaye hortii dhashay sawmasoo dhicin Abwaan cali sugule duncarbeed
allaha unaxariisto boqorka codka ❤❤
The greatest Somali singer of all time , MS Tubeec. Il maestro . AUN! RIP!🙏🙏🙏
Habaar qabayahow , halkee u kala Wadaa Somalia iyo Somaliland?Somali Hannoolaato!
Allow ku naxariiso 🤲
Allah yaa raxma
Ala ya raxma dhamaan somaliland will prayer alah and respect
Thats somalilander song and as somaliland peaple we have the copy right somalia can't claim it
Your boran...laftin nagaa
Naxariistii Eebe dushiisa ha Ahaato boqorkii somalida
Waa waraysi dhaxal gal ah AHUN tubeec
Suugaan dhaadhi walalkay
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Saaxiib sare sharaf iyo karaamo.
Allaha ha unaxaristo Abwaanka mxmd saleeban tubeec
Somaliyey dalacnoo maanta dowlad baynu nahee sida uu udhahaayo waliba kulahaa boqorka codka si fcn uma qaadi karo hada allow ku naxariiso soomali oo idil wey kuso duceynaysaa allena hakuu aqbalo
Waraysi ad u qimo badan. Boqorku wu mirqnsanyahay..😂Waxa lagu tilmamami jiray inu nin xidhxidhan aha lakin waraysigan ad ayu u furfuranyahay. Wariyahan magacisa iyo xiligii waraysigan la qaaday yaa nagu caawin kara?
AUN Boqorka Codka😭😢 wlhi Marku Heesaha ku luuqaynayo wan jiriricoday🥺🫀❤️
Illhy.hownaxaristo
Markii hore calankii ayanu dhiibney markii danbena anaga yaacney
Allah haw naxariisto albaabada janadana haw furo aamiin aamiin aamiin boqorka codka kinig of voice maxamed saleban tubeec Allah haw naxariisto
Walee ma aheyn "Dharaartii aan xumatadii dhaqdhaqnay" ee waxay aheyd June 26, 1960, maalitii Somali hoogeedu bilaanmay. Xoriyad qaadatee maxaad haysaa maanta!
Axyaa Qaraami Rag waa ragii hore hadala waa intuu yidhi.O.pk.sun.19feb.2023pm.holland.
Fankii socdaal io catosh baa ku dheele
Allah u naxariisto
Maxamed saleebaan tubeec alaah haw naxariistee waa markiii kobaad een codkiisa cadiga ah aan maqlo isagoo heesayaya moojiye
Rabiyoow adoonkaada hadii oow adiga ku rumeeysanaa Ahaana qof muslim ah Rabiyoow maxamed suleebaan tubeec u naxariiso alahyow waan ku baryaa u naxariiso
Alle Ha U Naxariisto
Naxariis iyo Jano, waxaad ka fan wanaagsan oo aad u fara badan, waxa ay heesahaaga farxad geliyeen dad badan oo la dheel dheeliyaayay dhibka dhafoorka uga taal. Nabaday fanaankeenii waynaayoow
Alaha unaxaristo amin
Boqorkii codka alle hawnaxaristo
Ale hawnaxariisto boqorkii codka
Tubeec AHN Inuu Somalilander yahay buu ku faanayaa uuna aaminsanaa alla godka ha u nuuro
Aun maxamed saleebaan tubeec waberi legend
Asxaabta wareysigan dhegeysatey iyo wiilka youtubekan lehba waxan idinka codsanayaa ninkii wareysigan ka qaadaya boqorkii codka soomaliyeed AHN maxamed Saleebaan tubeec Ninka wareysiga ka Qaadaya Inaad iisoo sheegtaan magiciisa hadad garataan sababta aan idiinka codsanayaana wax kale Maaha e marka lasoo gaadho hees Kamida Heesahayga kuwa loogu jecelyahey oo uu qaado AHN maxamed sakeeban tubeec oo layiraahdo Degan Ayuu weriyuhu weydiiyey boqorkii codka oo uu ku yiri waxa jirta hees kamida heesahaga danbe balse meel walba kujirta sida VOA iwm yaa heestaas kuu dhiibey jawaabtii maxamed Saleeban wareysiga waa lagasarey oo waxad arkeysaa in la jarjarey oo sida jawaabtii loo sugayo ayay heeso kale soo gelayan bal muxuu ka wareysanayey hadii uu jarjarayo ileyn waxani waa taariikh e ama qofka jecloow Ama necboowe ama heesihiisa hasoo qaadin ama hadad soo qaadana usii daa wareysigoo dhan bulshada ileyn waxani waa taariikh oo waa muhiime