Ahmed Mursal
Ahmed Mursal
  • 35
  • 36 185

วีดีโอ

Maama Soomaali ah iyo nin sixiroole maxaa kala qabsaday?
มุมมอง 522 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Maama Soomaali ah iyo nin sixiroole maxaa kala qabsaday?
MAANA-FAAY: Qaybtii 8aad ee taxanaha sheekadii Maana-faay
มุมมอง 3914 วันที่ผ่านมา
Sheekada waxaa qoray AUN Dr Maxamed Daahir Afrax
MAANA-FAAY: Qaybtii 7aad ee taxanaha sheekadii Maana-faay
มุมมอง 2014 วันที่ผ่านมา
Sheekada waxaa qoray AUN Dr Maxamed Dahir Afrax
MAANA-FAAY: Qaybtii 6aad ee taxanaha sheekadii Maana-faay
มุมมอง 6114 วันที่ผ่านมา
Sheekadan waxaa qoray AUN Dr Maxamed Daahir Afrax
MAANA-FAAY: Qaybta 5aad ee taxanaha sheekadii Maana-faay
มุมมอง 6021 วันที่ผ่านมา
Sheekada waxaa qoray Allah ha u naxariistee Dr Maxamed Daahir Afrax
MAANA-FAAY: Sheekadii Maana-faay qaybtii 4aad
มุมมอง 58หลายเดือนก่อน
Sheekadan waxaa qoray Allah ha u naxariistee Dr Maxamed Daahir Afrax
MAANA-FAAY: Sheekadii Maana-faay iyo qaybtii 3aad
มุมมอง 61หลายเดือนก่อน
MAANA-FAAY: Sheekadii Maana-faay iyo qaybtii 3aad
MAANA-FAAY: Qaybta 2aad ee sheekada Maana-faay
มุมมอง 662 หลายเดือนก่อน
MAANA-FAAY: Qaybta 2aad ee sheekada Maana-faay
MAANA-FAAY: Taxanaha sheekadii Maana-faay
มุมมอง 912 หลายเดือนก่อน
MAANA-FAAY: Taxanaha sheekadii Maana-faay
Maxaa kala qabsaday Cumar Carte Qaalib iyo madaxweynihii hore ee Congo Mobutu Sese Seko?
มุมมอง 18Kปีที่แล้ว
Maxaa kala qabsaday Cumar Carte Qaalib iyo madaxweynihii hore ee Congo Mobutu Sese Seko?
Goorma ayay Soomaalidii ugu horraysay tageen dalka Congo? Maxay ka dooneen?
มุมมอง 1.5Kปีที่แล้ว
Goorma ayay Soomaalidii ugu horraysay tageen dalka Congo? Maxay ka dooneen?
Dhaqamada gobonimada leh ee dadka DRC Congo.
มุมมอง 469ปีที่แล้ว
Dhaqamada gobonimada leh ee dadka DRC Congo.
Dhaqamada yaabka leh ee dadka reer Congo ee qaarkood ay Soomaalida ka siman yihiin.
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
Dhaqamada yaabka leh ee dadka reer Congo ee qaarkood ay Soomaalida ka siman yihiin.
DR Congo qaybta 2aad: Waa kuwee jaaliyadaha ka shaqaysta dalka Congo?
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
DR Congo qaybta 2aad: Waa kuwee jaaliyadaha ka shaqaysta dalka Congo?
DR Congo: Dahabka iyo Macdanta kale ee laga helo DRC Congo iyo dadka ka faa'idaysata.
มุมมอง 548ปีที่แล้ว
DR Congo: Dahabka iyo Macdanta kale ee laga helo DRC Congo iyo dadka ka faa'idaysata.
Heestii Lumumba halyaygii rer Congo 1970-kii: AUN iyo hobolladii Waaberi.
มุมมอง 4.8Kปีที่แล้ว
Heestii Lumumba halyaygii rer Congo 1970-kii: AUN iyo hobolladii Waaberi.
DR Congo iyo Somaaliya: Waxyaabaha ay iskumidka ka yihiin ama ay iskaga dhow yihiin.
มุมมอง 266ปีที่แล้ว
DR Congo iyo Somaaliya: Waxyaabaha ay iskumidka ka yihiin ama ay iskaga dhow yihiin.
Taariikhda halyeey-gii reer Congo, Patrice Lumumba, oo meeshii lagu dilay aan booqannay.
มุมมอง 1.7Kปีที่แล้ว
Taariikhda halyeey-gii reer Congo, Patrice Lumumba, oo meeshii lagu dilay aan booqannay.
Safarkaygii DR Congo: Magaalada ganacsiga ee Lubumbashi.
มุมมอง 1.6Kปีที่แล้ว
Safarkaygii DR Congo: Magaalada ganacsiga ee Lubumbashi.
Suaalihii Dadweynaha Nairobi
มุมมอง 72ปีที่แล้ว
Suaalihii Dadweynaha Nairobi
Qaraxii ayaan Aabahay kuwaayay....Qiso cajiib ah
มุมมอง 142ปีที่แล้ว
Qaraxii ayaan Aabahay kuwaayay....Qiso cajiib ah
The Most In-Demand Skills for 2023
มุมมอง 103ปีที่แล้ว
The Most In-Demand Skills for 2023
A Kenyan who has lived with the Somali community for 16 years.
มุมมอง 165ปีที่แล้ว
A Kenyan who has lived with the Somali community for 16 years.
Waraysi: Wiil Turkaana ah oo Afsoomaaliga ku hadla. By Maxamuud Maajo
มุมมอง 186ปีที่แล้ว
Waraysi: Wiil Turkaana ah oo Afsoomaaliga ku hadla. By Maxamuud Maajo
Eastligh iyo Maanta
มุมมอง 122ปีที่แล้ว
Eastligh iyo Maanta
Safarkaygii Zambia iyo magaala dalxiseedka Livingstone
มุมมอง 223ปีที่แล้ว
Safarkaygii Zambia iyo magaala dalxiseedka Livingstone
Gabadh chines oo ku hadlaysa AF-SOMALI || Chinese lady speaking the Somali language fluently.
มุมมอง 1.7Kปีที่แล้ว
Gabadh chines oo ku hadlaysa AF-SOMALI || Chinese lady speaking the Somali language fluently.

ความคิดเห็น

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 3 วันที่ผ่านมา

    Allah yarxmee cumar carte. Wakii. Xitaa feedhay nak out wasiirkii. Ethiopie iyo sudaan bahdiley xitaa😂

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 วันที่ผ่านมา

    Dowladii Kacaanka Wadaniyada Somalinimo baa ku badnayd!

  • @aadanabdi292
    @aadanabdi292 11 วันที่ผ่านมา

    1961kii ayaa la dilayo 3 bil ayuu raiisul wasaare Ka ahaa lkn dadkii baa lagu dire waxaan Ka dambeeye biljimka iyo ingiriiska

  • @fawazsharif2086
    @fawazsharif2086 11 วันที่ผ่านมา

    Somalinimo,ayaakujirtay,dadkas

  • @AbdiNur-wn7fo
    @AbdiNur-wn7fo 16 วันที่ผ่านมา

    Waa soomaaliddii nasabka ahayd

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 17 วันที่ผ่านมา

    Xaraf kii iga khaldama ku darso

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 17 วันที่ผ่านมา

    Maro kasta tawxiid ka alle waa lagu qori karaa ee. Ka soco. Adeer. Muslin waa la is ka sheegab karaa. Laa kiin been cid kaa yeelaysa ma jirto

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 17 วันที่ผ่านมา

    Talyaani. Iyo ingiriis. Baa labo. Dawladood. Haa ee. Somalidu. Ingiriis bay xoriyad ka qaatee hal calan. Uun baa. Somali. Looya qaanaa.

  • @mohamedheykal5837
    @mohamedheykal5837 18 วันที่ผ่านมา

    Cirkaas wuxu I sheegaya in ay bad ka hoosayso hadaanan qaldaneen siiba hada qiyaaso Meesha sawirkaas lagu qaaday wa Tanzania, darusalaam, ama somalia xamar,

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs 20 วันที่ผ่านมา

    Waxay ahayd baan maqlay dheeman bay ahàyd

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 21 วันที่ผ่านมา

    Ala ha unaxariisto

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 21 วันที่ผ่านมา

    Kuwa imika dabadooy siini lahaayee mabuutu

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 21 วันที่ผ่านมา

    Kk😂😂😂kkkkkkk waa somalidii horee

  • @CiiseAadan-gc4sm
    @CiiseAadan-gc4sm 22 วันที่ผ่านมา

    Sheekada dhammaystir sxb. Wàa sheeko afsoomaali heer sare ah Ku qoran runtii.

  • @mohamedalibiliko1809
    @mohamedalibiliko1809 22 วันที่ผ่านมา

    hhhh sheeko xiiso badan weeye cigal shidadow

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 23 วันที่ผ่านมา

    Asc alla haunaxiirste cumar carte wuxuu ahaa wasiirkii arimaha dibada ugu wanaagsan ee soo mara taariikhda soomaliya

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 19 วันที่ผ่านมา

      Allaha unaxariisto Cumar Carte geesi Alle sharaf iyo karti siiyuu ahaa; wadani codkar ah. Wasiir dibadeed itoobiya isbktaalka loola cararey maruu dharbaaxo kagasoo rogey. Wasiir dibadeedka Sudaanna madashii ururka carabta kacararey markuu cumar dadkii weydiiyey "bal na eega aniga iyo ninkan sudan; keenee carab u eg". Asoo kale waa qarni soobax.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 18 วันที่ผ่านมา

      Waxa uu ahaa nacas his kids uu magac daray siya bare

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 18 วันที่ผ่านมา

      @@hassan-mp1pk Kids intaad leedahay Ilmihiisa maad qortid - Soomaali cid aan aheyn miyaa akhinaya?

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 17 วันที่ผ่านมา

      @@Daljirka-Dahsoon it is true

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 24 วันที่ผ่านมา

    Af somaaligu ha jiro waligiba

  • @xogtabeeraha20
    @xogtabeeraha20 หลายเดือนก่อน

    Nimankasi ciida gale ayay ahyeen

  • @MoHameT143
    @MoHameT143 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan youtube walbo oo soomalia yeed oo soo dhigo ma dhameystiro marka wll adigu madhameyney sidee mxaa iskugu daliyee

  • @GalladElmi-zk9mz
    @GalladElmi-zk9mz หลายเดือนก่อน

    Sxb si heer saraa udiyaarisay waxaana sii macaynaa muusiga Cajiibkaa Ee dhextaalka uga dhigtay salut bro

  • @user-pp4tl6jy6g
    @user-pp4tl6jy6g หลายเดือนก่อน

    wacaadi in labarto afkasta

  • @abdulkadirabdullahi8968
    @abdulkadirabdullahi8968 หลายเดือนก่อน

    Was it not in 1960s when Somalia sung this song?

  • @AyaanleBarre-nb7dx
    @AyaanleBarre-nb7dx หลายเดือนก่อน

    Aabihii shuhadada xuriyada

  • @aqoonkoob3362
    @aqoonkoob3362 หลายเดือนก่อน

    Waan salaamey weriye sare axmed mursal xuseen, adoo mahadsan maad inaga dhaaftid muusikada maadaama ay dad kala duwan ku kula socdaan.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu ilabaxsanaa Somalidii ugu horaysay e Congo degay gaar ahaan Qabiilka Habar Awal

  • @howsbadboy751
    @howsbadboy751 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb congo side ku imaada waxan joga nairobi passport somali ayaan heystaa sxb inte kalasoxarira

    • @AhmedRaage-vt1ie
      @AhmedRaage-vt1ie 3 หลายเดือนก่อน

      Waa lagu tagaa raadi si fudud bad ku tagi kartaa

    • @nourMohammedali-dm9um
      @nourMohammedali-dm9um หลายเดือนก่อน

      Zxb aniga hada ayaan rabaa inaan Soo caado bal miyaad tagtay war iga sii zxb

    • @yassinabuukarcali9050
      @yassinabuukarcali9050 หลายเดือนก่อน

      @@nourMohammedali-dm9um walal intee lagala sool xariiri karaa ma joogta congo

    • @xaadirnaadir
      @xaadirnaadir หลายเดือนก่อน

      ​@@nourMohammedali-dm9umanaa hada aadi raba insh allah lubumbashi nairobi joogaa

    • @xaadirnaadir
      @xaadirnaadir หลายเดือนก่อน

      Wax info maiga siin kartaan asxbey mesha safe miyaa

  • @revivedsoul1099
    @revivedsoul1099 4 หลายเดือนก่อน

    Wow nice!

  • @masodberlin3043
    @masodberlin3043 4 หลายเดือนก่อน

    Oh ni hao,i liked

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 ปีที่แล้ว

    Barakallah sxb horey usoco

  • @saadiqmohamed5353
    @saadiqmohamed5353 ปีที่แล้ว

    Keep going🎉

  • @mohamedabdiwaahid6353
    @mohamedabdiwaahid6353 ปีที่แล้ว

    Howshu Ha socotoh

  • @joemuthoka3542
    @joemuthoka3542 ปีที่แล้ว

    Oh! Awesome!

  • @joemuthoka3542
    @joemuthoka3542 ปีที่แล้ว

    True

  • @camiirchannel3927
    @camiirchannel3927 ปีที่แล้ว

    Keep going 🎉

  • @camiirchannel3927
    @camiirchannel3927 ปีที่แล้ว

    M.a ❤

  • @camiirchannel3927
    @camiirchannel3927 ปีที่แล้ว

    🎉