- 389
- 1 189 114
Munas Home
Sweden
เข้าร่วมเมื่อ 13 พ.ค. 2018
WAX BARASHADII OO IGU ADKAARAY | SIDAAN MUSTAQBAL QURUX BADAN KU SAMEYSTAY ✨
WAX BARASHADII OO IGU ADKAARAY | SIDAAN MUSTAQBAL QURUX BADAN KU SAMEYSTAY ✨
มุมมอง: 1 685
วีดีโอ
QISO | Gabadheeda oo hadalka ka Soo Dahaay iyo sidaan u caawiyey ✨| Sidaan Tv, Ipad , ugu gooyey
มุมมอง 947ปีที่แล้ว
QISO | Gabadheeda oo hadalka ka Soo Dahaay iyo sidaan u caawiyey ✨| Sidaan Tv, Ipad , ugu gooyey
Waxan ahay Hooyo mar walba dalaan| TACAB & DAAL KADIB WAAN KU GUULEYSTAY INAAN NOLOSHEYDA QURXIYO ✨
มุมมอง 1.4Kปีที่แล้ว
Waxan ahay Hooyo mar walba dalaan| TACAB & DAAL KADIB WAAN KU GUULEYSTAY INAAN NOLOSHEYDA QURXIYO ✨
LIFE IN A DAY OF STUDYING MOM 📚JADWALKEYGA MAALINLAHA ✨
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
LIFE IN A DAY OF STUDYING MOM 📚JADWALKEYGA MAALINLAHA ✨
BACK TO SCHOOL | VLOG SCHOL DAY ✏️| KAALAY ISKUULKA II RAACA ✨ NIGHT TIME ROUTINE
มุมมอง 744ปีที่แล้ว
BACK TO SCHOOL | VLOG SCHOL DAY ✏️| KAALAY ISKUULKA II RAACA ✨ NIGHT TIME ROUTINE
JADWALKEYGA GALABTII ANIGA IYO CARUURTA ✨
มุมมอง 994ปีที่แล้ว
JADWALKEYGA GALABTII ANIGA IYO CARUURTA ✨
Back to School Vlogg | Jadwalkeyga Maalinlaha ✨
มุมมอง 790ปีที่แล้ว
Back to School Vlogg | Jadwalkeyga Maalinlaha ✨
JADWALKEYGA NADAAFADA | DEEP CLEANING ✨ |
มุมมอง 824ปีที่แล้ว
JADWALKEYGA NADAAFADA | DEEP CLEANING ✨ |
ISKU DIYAARINTII SCHOOLKA 2023 | ORGANIZE | QADO DHAMEYSTIRAN ✨
มุมมอง 681ปีที่แล้ว
ISKU DIYAARINTII SCHOOLKA 2023 | ORGANIZE | QADO DHAMEYSTIRAN ✨
JADWALKA SUMMERKA | ORGANIZE & NADAAFAD ✨
มุมมอง 909ปีที่แล้ว
JADWALKA SUMMERKA | ORGANIZE & NADAAFAD ✨
JADWALKEYGA MAALINLAHA IYO SIDAN JIKADA ISKAAGA FUDUDEEYO ✨
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
JADWALKEYGA MAALINLAHA IYO SIDAN JIKADA ISKAAGA FUDUDEEYO ✨
JADWALKA MAALINLAHA | A DAY IN MY LIFE | ADEEG | SHOPPING DAY | ✨
มุมมอง 756ปีที่แล้ว
JADWALKA MAALINLAHA | A DAY IN MY LIFE | ADEEG | SHOPPING DAY | ✨
Q & A | Sida ugu fudud oo caruurta Quranka loo baro ✨
มุมมอง 847ปีที่แล้ว
Q & A | Sida ugu fudud oo caruurta Quranka loo baro ✨
Q & A | Waxaan ka jawaabayaa su,aalihiina 🌷
มุมมอง 457ปีที่แล้ว
Q & A | Waxaan ka jawaabayaa su,aalihiina 🌷
NIGHT TIME ROUTINE | JADWALKEYGA HABEENKA BY MUNASHOME ✨🌟
มุมมอง 737ปีที่แล้ว
NIGHT TIME ROUTINE | JADWALKEYGA HABEENKA BY MUNASHOME ✨🌟
JADWALKEYGA MAALINLAHA | FAMILY TIME 🌷🌟 SUMMER 2023 | SPEED CLEANING |
มุมมอง 722ปีที่แล้ว
JADWALKEYGA MAALINLAHA | FAMILY TIME 🌷🌟 SUMMER 2023 | SPEED CLEANING |
DAILY ROUTINE BY MUNAS HOME | SUMMER EDITION 2023🌷🌟
มุมมอง 874ปีที่แล้ว
DAILY ROUTINE BY MUNAS HOME | SUMMER EDITION 2023🌷🌟
SUMMER ROUTINE ✨| JADWALKEYGA SUMMARKA | Dhiirigelin |
มุมมอง 874ปีที่แล้ว
SUMMER ROUTINE ✨| JADWALKEYGA SUMMARKA | Dhiirigelin |
Appka Farbarashada | Dhiirigelin | Jadwalkeyga Maalinlaha 🌞 | Routines
มุมมอง 756ปีที่แล้ว
Appka Farbarashada | Dhiirigelin | Jadwalkeyga Maalinlaha 🌞 | Routines
Jadwalkeyga Maalinlaha Iyo waxaan Qabto 🌷 | Ani & Asxaabtey Kaalay waqti nala Soo qaata ✨
มุมมอง 912ปีที่แล้ว
Jadwalkeyga Maalinlaha Iyo waxaan Qabto 🌷 | Ani & Asxaabtey Kaalay waqti nala Soo qaata ✨
JADWALKEYGA MAALINLAHA | DHIIRIGELIN | KAALAY WAQTI NALA QAADO | ISKU DIYAARINTA SUMMERKA 🌟
มุมมอง 915ปีที่แล้ว
JADWALKEYGA MAALINLAHA | DHIIRIGELIN | KAALAY WAQTI NALA QAADO | ISKU DIYAARINTA SUMMERKA 🌟
JADWALKEYGA WEEKEND | HOOYO & ARDAYAD 📚🩺| WEEKEND ROUTINE | DAY IN THE LIFE OF STUDENT MOM |
มุมมอง 942ปีที่แล้ว
JADWALKEYGA WEEKEND | HOOYO & ARDAYAD 📚🩺| WEEKEND ROUTINE | DAY IN THE LIFE OF STUDENT MOM |
❤❤❤👌👍👏
Waan kuu xiisay munay maad noosoo noqotid wax badan baan kaa faaiidi jiray
Buugaagtaan waan u baahnaa intee laga helaa
Muna qof yaqana maydinku jira xagay kabaxday
Mansha allah abaayo mcn anigan isoo booqda channel ❤❤❤
Waxa kor kaga dadisay maxa waaye recept ga ina so shegto ficned
Mash allaah
Caarur maad dgashay abayo❤
Asc mashallah abayo miiska tv xage kaso ibsatay iyo dhalada iyo ubaxa miiska kusaran abayo isojawab swedhan kulajoga alena hakubarakeyo abayo
Waanku xiisey Munaay muuqaladada wax bdn bey iibuuxi jireen, markale waaku sugeynaa insha alah
❤❤❤❤❤❤
Habo thanks❤
😅
Asc abayo Ani jadwal Kan wan kahelay lakiin I'ma suurtA galo
Intee laga helaa abyo
🎑🦖🦖🍌❤🎉😂😊 8:29
Masha alah
muno abayo mahadsanit
❤❤❤
❤❤
Asc abaayo xisaabta xagee laga soo bixiyaa
👍 ce shearing
Quick? Wait 24 hours? My family said, "Sorry."
Maasha allaah kheyr alle haku siiyo
Munoy ayaantan laguma haato xabibti. Inad nooso noqoto ayan rajeyna xabibti wankuu xiisnay
See tihii xaaladiina abaayo kawaran
Abayo Waan ku faraxsanahay maan ta inaa u horeeyo ,noo soo laabo abaayo ,wanku xiisney 🥹🥰 jadwalka dhiiragalin dhaman vidio Yadii ❤
mashalhaa walshy
Asc abaayo dollar store midka weyn miyaa carfisadana xagee ka soo gadey mahadsanid ❤
الحمد لله ❤
Masha allah tabarakallah hore usoco abayo ❤❤❤
Skriv igu adag tips bal isi wlly
Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤
Mash Allah
Markad luqada baranaysid waa mihiim inaad buugan akhrisid iyo inaad dhagaysatiid Lkn ta ugu mihiimsan Wax weeyi inaad ku hadashid ood dadka dhex gashid 😅
❤❤❤❤
Alwaxa iyo turubka mesha laga helo ii soo dir huuno link ❤❤❤ Allaahuma barik adiga iyo caruurtada
Video lagaama haayo maalmahan munoy
Jumna lmd ❤
Mahadsanid daganey❤
Allahuma barek 💗 Ha habibti waan rabnaa qisooyinka 👏🏽
Abayo hore uso noso badi dhiri gelintaada
Jazakalah muna abyo❤❤❤
Masha allh wllhi muqalkan xili aan u baha ayuu iso garay❤
Masha allh🎉🎉 wey daashay Gabdhas dad bdn dhiiro galin u tahay thanks muna❤❤
Maaanshaaalaaah😊
Aah way xanuun badan tahay ani curadkayga ayaa hadalka kasoo daahay wax aanan samayn malahayn anigii baa dipession igu dhacay waan iska ooyi jiray ilaahay baa baryi jiray heer la igu caayo ayaan gaaray hada alx luuqada aomaliga iyo ingriska isku si buu ugu hadlaa xanuunkaas ilaahay waa idhaafiyay inta uu haystana allaha ka dulqaado waxaana sabab uahayd asagoo halsono jira baa youtube u daari jiray diana iyo roma ayaguuba la noolaa aniga body cidlaa baa ila joogay hhhhh alx
mansha alaah alx abayo maxa samesay ma ila wadagi karta ani hada arintas camal ku jiiro
@@HaniM.hussein alla abaayooy waan dareemi karaa xanuunkaas haa abyo waan ku rafaday
@@HaniM.hussein abaayo iniga ilaa maalinkaan ku arkay waan la sheekaysanayay waxbaan u akhrinayay wax ii hagaagay malahayn markii danbe taleefan iyo tv waan ka daayay caruur bn dhex gashay inkastuu cayaarta iyo caruurtaba jeclaa hadana hadalkii mahagaagin markii danbe dugsi quraan ban geeyya maalinkii uu 29 ka xuruufta carabiga iibartay buu hadal bilaabin iyo kalmadihiisa la fahmo alx aniga markii horeba wuu hadli jiray lkn sidii shimbiraha buu uhadli jiray alx lkn wixii aan fahmi waayi jirayba waxay ahaayeen luuqadaha kala duwan ee uu youtube ka daawan jiray marka abaayo aniga waxaan orankaraa waxaa si dhab ii caawiyay waa barida xurufta hikada iyo joojinta tv iyo talefan iyo asagii oo uu iisoo jeesty wax walba aan baro qabanaya awal waa iga sii jeday oo telka bu ku mashquli jiray Xataa ilmaha dabeecaduu ka lumiyaa
Walal ma igu cawin karta waxad sameysay
Axbaabii mobile iyo tv ka mamnuuca kadib waxyaabaha lagu cayaaro usoo gada lana cayaara caruurna dhex geeya dulqaadna uyeesha waxay idin ku qaadandoontaa mudo dheer ilmahana way diidayaan in ay mobile la aan la qabsadaan lkn dulqaad uyeesha axbaabii muhiimadu waxaa weeye caruur dhex geeya
Wll chia seed caruurta marka la siiyo cuntada miyu ka xira se miyu cateysiiya
mansha alaah abayo mcnto inte kala so xiirira snp ama mel kale
Masha alha habo❤