- 17
- 21 963
Kafiyo Herpal
เข้าร่วมเมื่อ 21 พ.ย. 2023
Fadlan subscribe ka nagu caawi wll
วีดีโอ
Ila daawo bocor laga sameeyey macmacaan!
มุมมอง 53514 วันที่ผ่านมา
Ila daawo bocor laga sameeyey macmacaan !
QADO AAN U SAMEEYEY CARUURTA
มุมมอง 444หลายเดือนก่อน
ILA DAAWO QAAB KA AAN U SAMEEYEY QADADA CARUURTA
Kusameyso gurigaaga Sabuun (soap) qubeys
มุมมอง 10Kหลายเดือนก่อน
Kusameyso gurigaaga Sabuun (soap) qubeys
Sameyso shaambada guryaha lagu dhaqo kaligaa
มุมมอง 4692 หลายเดือนก่อน
sameyso shaambada guryaha lagu dhaqo kaligaa
ku sameyso gurigaaga shampoo dettol
มุมมอง 3783 หลายเดือนก่อน
ku sameyso gurigaaga shampo dettol waliba qaab fudud
Qaabkii aan iskugu diyaariyey Ramadaankaan
มุมมอง 1118 หลายเดือนก่อน
Qaabkii aan iskugu diyaariyey Ramadaankaan
kabo dumar oo turki ah iyo taraaxadooyin cusub
มุมมอง 1549 หลายเดือนก่อน
kabo dumar oo turki ah iyo taraaxadooyin cusub
kusoo dhawaada cake fudud oo xaafad ku sameys ah
มุมมอง 2.2K10 หลายเดือนก่อน
kusoo dhawaada (Toorte) ama cake sidaa utaqaanaan
ku soo dhawaada cabitaan fudud oo nafaqo leh
มุมมอง 37011 หลายเดือนก่อน
ku soo dhawaada cabitaan fudud oo nafaqo leh
Xijaabo iyo baatiyo qurux badan oo aad in badan ka heli doontid
มุมมอง 15711 หลายเดือนก่อน
Xijaabo iyo baatiyo qurux badan oo aad in badan ka heli doontid
Abayo waxa magacyadooda soqor fadlan
M.allah wll numberkaga noso qor adoo raali ❤❤❤
Abayo bahasha sabunta laga sameyo magaceed plz
❤❤ bahasha sabunta magaceed wll
masha alaah
Masha Allah hory u soco xabiibti guulayso ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah wan ubahanahay Number kada halkee kaheli kara
Meesha laga heli karo alaabta iyo sheeyada inta ay ka kooban yihiin iyo magac yadooda.
Masha Allah tabarka allah ❤❤❤❤
Masha Allah
Abayo balastiga sabunta lagasameyo xagen kahela
Mashalah horay usoco 🎉
Qaaliyeye wadmahad santahay jasakalaqer qayasta marista nosogali
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik
Hahaha Santa Santa lamsameyo eeg cadi inter lagahela abaayo
Abyo xagee kala so xariraa
Xage kala so xariri abyo
Abaayo caagada ku sameyso inte laga helaa ila so hadal wan ku rabaye
Masha allahuma baaarik ilahay hanixiddiyooo hore usoco❤😊
Aamiin walaashey
Masha allah❤
Masha allah hory u soco❤❤❤❤
Maad ibisa walashayi intee ileeg baad kabadh kugu jirii karta intee week bayi kuxuman karata oo kalarku isku badali kaara
Masha Allah gacantaado ha barakowdo ee xagee kahelin saabuunta caad iyo caaga
Somaliya ma jogta inteene kahelena
Asc abaayo xagee laga helayaan ama aan ka dalban karnaah waxa laga sameeyo saabuunta
Mcny inte kahela cagada lagu shubayo
Cagada inte ka helikara
Sabun maris nosogili abyo teda kala sida bacda lugu habaya nososheg abyo thank u Allah kubarakaya
❤❤❤❤❤❤
Sabuun maris noo soo gali
Masha allah abayo gacantaada alle hakuu barakeeyo
Saint sabunaha ayanrab cage kahela
Soosheega waxa laga samaynayo hal kaad ka so qadatay
Mar ka hore xagee laga so ibiyaa
Asc abyo kimikadaa kasameeysay maanala wadaagto kafaaiidaysane
Masha Allah keep going sister ❤❤❤❤
Mashalah walashey Hore usoco
Waa cjiib
❤❤❤❤
❤❤❤❤
Waaw hore usoco
Masha Allah
Woow masha allah hory u soco xabiibti❤❤
Mashaa alaah walaashey hore usoco
Kiip going sister ❤❤❤
❤❤❤❤
Mashaa alaah
Waaw