Yoolka Rajada
Yoolka Rajada
  • 28
  • 47 407

วีดีโอ

maxaad samayn lahayd hadii aad noqon lahayd madaxwaynaha somalia?
มุมมอง 142ปีที่แล้ว
maxaad samayn lahayd hadii aad noqon lahayd madaxwaynaha somalia?
Waa maxay dibka soomaliya kaa jiiro? Maxaan xal u ah!
มุมมอง 127ปีที่แล้ว
Waa maxay dibka soomaliya kaa jiiro? Maxaan xal u ah!
5 Sual iyo 5 qof || Guurka Ma qadharsba?
มุมมอง 171ปีที่แล้ว
5 Sual iyo 5 qof || Guurka Ma qadharsba?
Qiso laa yaab leh iyo Samaynta Tiktok 🥸
มุมมอง 98ปีที่แล้ว
Qiso laa yaab leh iyo Samaynta Tiktok 🥸
Maxay qasab u tahay malinti in ad Tiktok isticmasho..
มุมมอง 93ปีที่แล้ว
Maxay qasab u tahay malinti in ad Tiktok isticmasho..
Dhaqamada ku soo kordhay Tiktok iyo saamaynta ay ku leeyihiin bulshada
มุมมอง 80ปีที่แล้ว
Dhaqamada ku soo kordhay Tiktok iyo saamaynta ay ku leeyihiin bulshada
Part2 Muqalki wareeysiga aha iyo farin muhim ah
มุมมอง 167ปีที่แล้ว
Part2 Muqalki wareeysiga aha iyo farin muhim ah
Episode 1 Tiktok Iyo Sualo Xiiso badaan.
มุมมอง 78ปีที่แล้ว
Episode 1 Tiktok Iyo Sualo Xiiso badaan.
wareysi xiiso badan iyo duucada Tiktok part1
มุมมอง 813ปีที่แล้ว
wareysi xiiso badan iyo duucada Tiktok part1
Goos gooska Barnamijka Qoyska Wanaagsan ||Dr Abdisalam Abdi.
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว

Muhiimadda cilmi baarista iyo waxbarashada
มุมมอง 291ปีที่แล้ว
Muhiimadda cilmi baarista iyo waxbarashada
Matahay Qof muruugo dharemo.....Part2
มุมมอง 457ปีที่แล้ว
Matahay Qof muruugo dharemo.....Part2
4 xirfado nololeed oo muuhiim ah si aad u horumariso noloshaada dhalinyarnimo.
มุมมอง 633ปีที่แล้ว
#podcast #somalia #youtube #sub #podcast
Dhismaha Qoyska Wanaagsan ||Dr Abdisalam
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
Dhismaha Qoyska Wanaagsan ||Dr Abdisalam
Saaxiibtinimo Maxay Tahay?
มุมมอง 248ปีที่แล้ว
Saaxiibtinimo Maxay Tahay?
Part 2 Waa Maxay Saaxiibtimada?
มุมมอง 507ปีที่แล้ว
Part 2 Waa Maxay Saaxiibtimada?
saaxiibtimida iyo samaynta ay leedahay part1
มุมมอง 1.2Kปีที่แล้ว
saaxiibtimida iyo samaynta ay leedahay part1
Q|Q part3 Samaynta ay dhalinyarada ku ledahy Q|| Maxaa xal u ah Qabyaalad?
มุมมอง 220ปีที่แล้ว
Q|Q part3 Samaynta ay dhalinyarada ku ledahy Q|| Maxaa xal u ah Qabyaalad?
Q|Q part 2 ||Somali iyo Somalinimo
มุมมอง 513ปีที่แล้ว
Q|Q part 2 ||Somali iyo Somalinimo
Qabiil iyo Qabyaalad
มุมมอง 458ปีที่แล้ว
Qabiil iyo Qabyaalad
Qiso jaceyl iyo Duco Waalid. Dr Abdisalam
มุมมอง 22Kปีที่แล้ว
Qiso jaceyl iyo Duco Waalid. Dr Abdisalam
Shukaansi Maxaad Ka Taqaana?
มุมมอง 434ปีที่แล้ว
Shukaansi Maxaad Ka Taqaana?
Barnaamijka Talo iyo Tusaale.Guurka Wanaagsan iyo Qoyska Wanaagsan.....
มุมมอง 4.2Kปีที่แล้ว
Barnaamijka Talo iyo Tusaale.Guurka Wanaagsan iyo Qoyska Wanaagsan.....
Shukaansi Maxaad ka Taqaan..💌..part 1
มุมมอง 640ปีที่แล้ว
Shukaansi Maxaad ka Taqaan..💌..part 1
muhiim ah oo wax tar u leh noloshaada maanta iyo mustaqbalka.
มุมมอง 485ปีที่แล้ว
muhiim ah oo wax tar u leh noloshaada maanta iyo mustaqbalka.
Sheekoyin Waqica Maanta.........podcast 🎤 @FlowPodcast @Podpah #sub #africa #contentcreator
มุมมอง 496ปีที่แล้ว
Sheekoyin Waqica Maanta.........podcast 🎤 @FlowPodcast @Podpah #sub #africa #contentcreator
Dulqaad la'aanta dhalinyarada qeybti 1 @ogaansho @Podpah@FlowPodcast@BBCNewsSomali
มุมมอง 1K2 ปีที่แล้ว
Dulqaad la'aanta dhalinyarada qeybti 1 @ogaansho @Podpah@FlowPodcast@BBCNewsSomali

ความคิดเห็น

  • @abdishakurahmed7435
    @abdishakurahmed7435 4 วันที่ผ่านมา

    Ilahay qalbiga hakuu dhayo sheikh Abdisalam 😢

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir8595 10 หลายเดือนก่อน

    M.a horey usocda

  • @NuuxFarma
    @NuuxFarma 11 หลายเดือนก่อน

    Waan ❤ jecelnahay pro ka anaga iyo Rabi ayaa garab u ah dulmiga cawaaqibtiisa waan aragnay dhulgariirka ka dhacay Turkiga waa Shahid abdisalam tan hada ka soo ooyneeyso nafsi ayaa Qabtay Alaha xifdiyo Abdisalam❤

  • @user-hh6sl7ys9e
    @user-hh6sl7ys9e 11 หลายเดือนก่อน

    Mar aan arkay Dr Abdisalam waxaan weeydiiyay Turkida wuxu igu yiri meesha ugu sareeysoo ayaan Gaarsiiyay Maxkamadi Allah Qiyamaha aduunkana dhulgariir ayaa lagu saliday madaxda soomali hadeey ahaan lahaayen Abdisalam shisheye wadan Keena Masood haweysteen nabar iyo naxdin markeey shalay nagu waaleen imaarad ayaa cadaw ah CCB ayaa waxaas nagu Aqrin jiray waxaan ka codsaneeyna Dowlada UAE oo walaaladena ineey soo Qabtaan dadka dhibaateeyay Dr Abdisalam iyo Qooskiisa waxaana Kadanbeeyo Fahad yaasin iyo Qadarta Qatarta ki ah dalkeena anaga hadaan mahay Reer Somaliland we ❤ love Abdisalam Wana nin Somalilandar ah 4 afarta wiil we cad waa Kenyan Arintaan laiskagama harayo wixii ku dhaca Dr Abdisalam waxaa ka masuula criminal Embassy iyo Qadar Embassy oo isku day dil iyo Xabsi u Geeysttay Turkey iyo Qadar waa cunsuriyiin wadankeena Hanooga baxaan lacnad haku dhacdee

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 11 หลายเดือนก่อน

    Dr Abdisalan waan aqaan waa nin Diin ahaan iyo aqoon ahaanba dhisan Guulayso saaxiib.

  • @kassimbashir8107
    @kassimbashir8107 11 หลายเดือนก่อน

    We ❤ Dr Abdisalam walahi waan Aqaan waa aabe Qiimi badan oo ladulmiyay Waa Qiso jaceyl cid walba weey ogtahay gabadhi heshaa nasiib leh midan hada uu ka hadlayo waxaa la dhaha hindi yusuf oo duco waalid ooga tagay shahrazaad uu jeclaa hooyadi ayaa u diiday tan xune baraha bulshada kasoo ooysay nafsi ayaa Qabtay Aloow isaga ookale naga dhig ileen Rageena soomaali Dr Abdisalam ookale ayaa ku jiro gabar wabaa tamaniseyso markaad leedihiin xaliimo aabe soomaali waa Geeyru masuuul maad Fiirisaan Dr Abdisalam walaasheey ayaan siistay ee ii raadiya wiilkaan yarka oo Soo Romantic maadi iyo diini ayuu Allah baray

    Dr Abdisalam waa Aabe Qiimi badan saxafi can ka ah dunida fahad yassin akhiro xaged gale argagixiso meesha keen oo ku daawe Dr Abdisalam wiilkiisi hala karantiilo aabaha Qiimiga badan u diida visa xabsi sharci daro iyo isku day dil haloogeesto inkaarti shacabka somaali ee aad dalkisa xoog ku joogtaan iyo wiilkiisa inaad ka dhibaateysaan anaga jecel ❤ Dr abdisalam waa mustajabu duco 4 tiisa wiilal ee cad cad waa kenyan hadad diahaana waa shahiid Allow naga dhig Dr ookale Waa Ehlu jana isagoo kale madaxda soomaali hadeey ahaan lahaayeen saan nalooma cunsuriyeeneen marna Qatar iyo Turki Hanalaga xukumo Marna dubai gabar ayaa ila dhalatay oo Quruxbadan aniga siiyay Dr Abdisalam Allaha xifdiyo wax kale ma dhahayo

  • @cawilabdalla7436
    @cawilabdalla7436 ปีที่แล้ว

    Dir hadan nahay waan jecelnahay❤ Waana mustajabu duca walalkis hadana sxb kiis waaye hadana media iskula jiran dr Abdisalam isaga kenay MCA DABAR u Geyay Allow Dr Abdusalam ookale naga dhig waa Aqoonti oo Qof tan hada kusoo ooyneyso hadana videa ga curadkisa oo komo kujirto u soodurtay hada safarad somali usoo wadatay iyado kenyan

  • @FardosoAbdirahman
    @FardosoAbdirahman ปีที่แล้ว

    Dr abdisalam waan jeclahay walahi meet aan ka Raadin malaha walalayaaloow meet iigu sheega Aniga oo ah gabar OG Ayaa nafteyda u hibeeye Runti Armaan darti u washaa isagana Shahrazad gabadhi sh abdirashid sh Ali suufi ayuu u waashay aniga na isagan ku khafiifay walahi ninkale marabo hadu 3 qabo ti 4 aan u noqona nagtan dhilada dhulbahante iyo turki cunsuriyiina aniga ooga aarayo ciiltirto Ayaan u noqonaya walahi waa mustajabu duco Turkish Markey dulmiyen xabsi iyo isku day dil Ayaan adan bare iyo nuradin iyo Afayenka u shegay abdisalam Ayaan u bukaa walahi cod macana Ramantic baari Aqoonti oo Qofa akhlaq qumayadi hindo Yusuf iyo aabahedka al shababka ahaa iyo abdulahi abdikadir tibishole abdisalam ayaa Mazar waxbarasho u geyay hadana weeydilen Ayago dhahyo gabdhena ino fur 4 will cad cad waa Kenyan 💖 nagtan luuq shaha ku Gadi jirtay nafsi ayaa ku dhacay baraha bulshada ayeey kasoo ooyday curadkisa nin xuno turki ah ayey aabo ooga dhigtay sistamkana mohamedbiyo Suleman iyo Salman u galisay abdisalam wuu dainty UNHCR na ka Qortay ayagoo Kenyan xataa iyada Honda Yusuf waa Kenyan wiilka yarna ee uu Dr Abdisalam u bixiyay Erdugan saxiib ayaa iga dhalay kuti weyna qarisay Somali mohamed oodhan week ogyihin Qisadan nagtan hindo Qumayada maalinkeey Dr Abdisalam ka Qarisay Passport keda iyo kuwa wiilasgeda ayuu inkaaray iyada iyo turkida sidaa ayuu dhulgariir oogu dhacay Dr abdisalam wiilkisa mohamed marku arkay isago koma ku juro wuu Qaracmay aniga iyo Gabdho badan oo soomali ayaa Nairobi hospital kusoo booqan jirnay abdisalam Mar walbon u tagno wuxuu nawaeydinjiray mohamed manoolyahay isago falepo kusocoto cuntadii ayuu kagoay Dr Abdisalam 💖 maalin Maalin mamaha kamida Ayaan u kaxeynay 2 River isago gariga curyanka saran visa ineey siiyaan iska daaye xabsi ayey Geyen habenki oo dhan ayey ku jirdilayeen habenki Oodhan ayeey garacen marku Suxay ayeey ispital Geyen subaxi aniga aderki Haji nuuh Juned aabihi wacay iyo my Yusuf iyo mca Dabar sirdoonka dalka Kenya nuradin iyo DCI mohamed amin ilaa hussein mohamed waablagaarsiiyay xata safaradaha shisheye 🇺🇸 🇬🇧 Norway 🇳🇴 Sweden 🇸🇪 dhaman midowga Yurub waa lalawadag Turkey 🇹🇷 And Turkish Embassy is criminal iyo Farhad Yassin ee argagixo Meesha ku heyso waa in Heg lageyo Dr Abdisalam somaaliweyn ayaa garab u ah waliba Qomiyada Dired iyo Somaliland inta eey jirto Qof wax ku sameyn karta malahan aniga waxwalba durable Ina aderkey u shegay we need justice

  • @maxamedmaxamuud3101
    @maxamedmaxamuud3101 ปีที่แล้ว

    Dr Abdisalam walahi umada somaali ayaa jecel❤

  • @siyaadbare8932
    @siyaadbare8932 ปีที่แล้ว

    Dr Abdisalqm 1996 ayaan wada dhiganeyne kulejo kutalo isiolo Alfalah Islamic waana ladulmiyay Fahadoow iyo Erdugaanoow iyo Hooyada Aberlady ah iyo safarada dalka Turkish ee Nairobi Qiyamaha xageed galeysan wiilka hooyadi waxeey tiri waa fir ama Tb wax cadenza uma keenin 3 will ee cad cad waa Kenyan kanyarna wax sharci Kenyan ma heysto hooyada iyo fahad ayaa u galiyay sistemka wuu dhintay kankalena saaxiib ayaa iga dhalay turkiyeey cunsuriyiineey ama visa u diida ama isku day dil u geest wuu idin habaaray anaga anagoo bah gari ayaa jecel dr 4 gabdhoodna siinay

  • @hassanmohamed300
    @hassanmohamed300 ปีที่แล้ว

    Jacelka wa cajib

  • @rahmaali760
    @rahmaali760 ปีที่แล้ว

    Dr Abdisalam ❤ waan jecelnahay waa legen Helyey Geesi garab waaye so Romantic intern kabkahela wiilkaan soomaaliyeey waan jeclaaday❤

  • @sumayocabdulahiibrahim2946
    @sumayocabdulahiibrahim2946 ปีที่แล้ว

    Mashalah 💖

  • @hodanali1844
    @hodanali1844 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 ปีที่แล้ว

    Waa kugu raacaysanahay in aysan Guursan walalaha iyo family soo badan arinta qoyska

  • @yasminabdi3003
    @yasminabdi3003 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah dr cabdisal thank you

  • @nurtasamriye6397
    @nurtasamriye6397 ปีที่แล้ว

    ❣️❣️❣️❣️❣️

  • @khanali5050
    @khanali5050 ปีที่แล้ว

    🥰

  • @sacdiyomaxamed7847
    @sacdiyomaxamed7847 ปีที่แล้ว

    Masha allah waad maahsanthihiin walaalaha

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @jonathanjobs5587
    @jonathanjobs5587 ปีที่แล้ว

    Well needed discussion

  • @jonathanjobs5587
    @jonathanjobs5587 ปีที่แล้ว

    Allahuma sali calaa sayudnaa muhammad

  • @eesy8947
    @eesy8947 ปีที่แล้ว

    Qufka ugu horeeya ku Sali Nabiga Salalaahu caleyhi wasalim ☺️😊

  • @eesy8947
    @eesy8947 ปีที่แล้ว

    استغفر الله العظيم واتوب اليه

  • @eesy8947
    @eesy8947 ปีที่แล้ว

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @eesy8947
    @eesy8947 ปีที่แล้ว

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 ปีที่แล้ว

    شكرا لكم

  • @mohadrombo7174
    @mohadrombo7174 ปีที่แล้ว

    Keep going brother

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 ปีที่แล้ว

    Wll bdf ma uhelikaraa

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 ปีที่แล้ว

    Sabbta in laagursan qarabada noo cadeya?

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 ปีที่แล้ว

    Mahad sanidiin dhamantiin 😇

  • @anashussein6120
    @anashussein6120 ปีที่แล้ว

    Zuheyb ibnu abdala mashaa allah habo sllah ku xafido

  • @halimafarah3720
    @halimafarah3720 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @haa8793
    @haa8793 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah ducaadena an rajeyneyno ee nobadali dono ducaada waweyn

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wilshy wa mahadsan tahin dacwad ad dadka U haysan

  • @xamdamuhiim6668
    @xamdamuhiim6668 ปีที่แล้ว

    M.a walalo antagero allah danbiyadiina hadhaafo janadana ha idinku abaal mariyo aamiin yaarabbi🤲🤲

  • @khadijasaciid5089
    @khadijasaciid5089 ปีที่แล้ว

    Mash llh Tabarakallah Allah ha idin xiftiyo

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว

    Cajiib ???????????!

  • @samiramohamed359
    @samiramohamed359 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH

  • @salimagure4678
    @salimagure4678 ปีที่แล้ว

    M a sheik Abdi Rashid ayuba oo cud egyahy

  • @saidaibrahim1639
    @saidaibrahim1639 ปีที่แล้ว

    Muqdisho umow hada rag tahay ilahay kucadaab cslamoo

    • @MunaXasan-tf9ug
      @MunaXasan-tf9ug 10 หลายเดือนก่อน

      Abaayo muxuu kugu sameeyay

  • @saidaibrahim1639
    @saidaibrahim1639 ปีที่แล้ว

    Kahian been badan umudda ku aqoon uwacdi

  • @saidaibrahim1639
    @saidaibrahim1639 ปีที่แล้ว

    Dadka waxy moodan nin wangsan subaxanalalh alla kuciqaab

    • @asmamuhumed129
      @asmamuhumed129 ปีที่แล้ว

      Wll ninkaan ma taqaanaa

    • @HodanAli-ik8be
      @HodanAli-ik8be ปีที่แล้ว

      Aqoon miyaa u ledhay wll haku danbaabin ninka islaameees😢

    • @maxamedmaxamuud3101
      @maxamedmaxamuud3101 ปีที่แล้ว

      Tan shamuutadan dr Kadaba dhigatay ma sirdoon turki ah ayaasoo diray dr abdisalam waa geesi. Garab waaye