- 22
- 320 991
Daruur Dayax Media
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 22 ก.ค. 2020
Music
NIMCO JAAMAC - Faral Weeye Caashaqu
Nimco Jaamac Migil Heestii: Faral Weeye Caashaqu
Waa runoo fidmada hore
Fartuu kuugu yeedhaa
Markuu faaska kula helo
Dabeed kula fogaadaa
Anna labada fiid-cawl
Faras buu i saaraa
Wabi igu faruuraa
Nimay feedhi jaban tahay
Fadhiiguu ku taahaa
Adna fooxa maantiyo
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Waxay fiintu ooydaa
Galawguna ka foodhyaa
Fiidmeerta duushaa
Fooraha dabayshee
Fad markuu hadheeyee
Anna waxaan la fooraree
Fajacaada igu riday
Jacaylkayga fooraha
Ila helay fallaadhoo
Sidii yoon wax falan ahay
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Waa runoo fidmada hore
Fartuu kuugu yeedhaa
Markuu faaska kula helo
Dabeed kula fogaadaa
Anna labada fiid-cawl
Faras buu i saaraa
Wabi igu faruuraa
Nimay feedhi jaban tahay
Fadhiiguu ku taahaa
Adna fooxa maantiyo
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
Waxay fiintu ooydaa
Galawguna ka foodhyaa
Fiidmeerta duushaa
Fooraha dabayshee
Fad markuu hadheeyee
Anna waxaan la fooraree
Fajacaada igu riday
Jacaylkayga fooraha
Ila helay fallaadhoo
Sidii yoon wax falan ahay
Faalkaa ku sheegee
Hadday dumarku fooshaan
Waa wax laga filaayee
Faral weeye caashaqu
มุมมอง: 57 812
วีดีโอ
Dhanto cusub : Qofac iyo Jaceyl Diiriye Abdi jigre
มุมมอง 3.6K3 ปีที่แล้ว
dhanto cusub qofac iyo jaceyl
Salaad Darbi iyo Seynab Cige : Haldhaayay Waxaa Jira
มุมมอง 2.2K3 ปีที่แล้ว
Heestii Haldhaayey Waxaa Jira : Salaad darbi iyo Seynab Cige
DAAUUD CALI MASXAF iyo MAANDEEQ - SIDII WABI DURDURAYOO
มุมมอง 204K4 ปีที่แล้ว
DAAUUD CALI MASXAF iyo MAANDEEQ - SIDII WABI DURDURAYOO