CPI Agribusiness
CPI Agribusiness
  • 17
  • 49 926

วีดีโอ

Maxaad ka ogtahay cayayaanka Malabeeyahay (Mealybug)?
มุมมอง 1748 หลายเดือนก่อน
Maxaad ka ogtahay cayayaanka Malabeeyahay (Mealybug)?
Xog badan ka ogow beerashada Xabxabka | Qaybtii 2aad
มุมมอง 25611 หลายเดือนก่อน
Xog badan ka ogow beerashada Xabxabka | Qaybtii 2aad
Booqashada mid ka mida Beeraha Guulaystay #BEERWALE. Somaliland Farming - KalQoray Strip Farm
มุมมอง 46K11 หลายเดือนก่อน
Booqashada mid ka mida Beeraha Guulaystay #BEERWALE. Somaliland Farming - KalQoray Strip Farm
Xog badan ka ogow sida loo Beerto Xab xab ||2024.
มุมมอง 139ปีที่แล้ว
Xog badan ka ogow sida loo Beerto Xab xab ||2024.
Halkan waa New Baki waxan maanta so gabagabaynay dhismayashi greenhouseka iyo tababararadi beralayda
มุมมอง 239ปีที่แล้ว
Halkan waa New Baki waxan maanta so gabagabaynay dhismayashi greenhouseka iyo tababararadi beralayda
Dhamaystirka Greenhouse shirkada CPI ay ka hir galisey degaanka Old-Baki ee Gobolka Awdal
มุมมอง 101ปีที่แล้ว
Dhamaystirka Greenhouse shirkada CPI ay ka hir galisey degaanka Old-Baki ee Gobolka Awdal
CPI oo Greenhouse ka hirgalisey degaanka Xidh-xidh ee gobolka Sanaag||2023
มุมมอง 110ปีที่แล้ว
CPI oo Greenhouse ka hirgalisey degaanka Xidh-xidh ee gobolka Sanaag||2023
Halkan ka daawo greenhouse aanu ka hirgaliney Gobolka Sanaag ||2023
มุมมอง 173ปีที่แล้ว
Halkan ka daawo greenhouse aanu ka hirgaliney Gobolka Sanaag ||2023
Usbuucii 3 aad ee tababarka yaanyada lagu beero Green-house
มุมมอง 125ปีที่แล้ว
Usbuucii 3 aad ee tababarka yaanyada lagu beero Green-house
Wax ka ogow cayayaanka loo yaqaano malabeeyaha (MEALY BUG).
มุมมอง 247ปีที่แล้ว
Wax ka ogow cayayaanka loo yaqaano malabeeyaha (MEALY BUG).
Isticmaalka haboon ee carrada abqaalka( Peat moss)
มุมมอง 364ปีที่แล้ว
Isticmaalka haboon ee carrada abqaalka( Peat moss)
laba green house oo shirkadda CPI Agribusiness ka hirgelisay dugsiga farsamada gacanta ee Hargiesa.
มุมมอง 2742 ปีที่แล้ว
laba green house oo shirkadda CPI Agribusiness ka hirgelisay dugsiga farsamada gacanta ee Hargiesa.
Three Green houses Implemented by CPI Agribusiness in Buhodle. +252634367575
มุมมอง 2632 ปีที่แล้ว
Three Green houses Implemented by CPI Agribusiness in Buhodle. 252634367575
Shirkadda CPI waxaad ka helaysaa qalabka iyo farsamada habka waraabka geed weynta. +252 0634367575
มุมมอง 1702 ปีที่แล้ว
Shirkadda CPI waxaad ka helaysaa qalabka iyo farsamada habka waraabka geed weynta. 252 0634367575
Green House ay shirkadda CPI Agribusiness ka hirgelisay magaalada Garowe. cpisom.com +252634367575
มุมมอง 3442 ปีที่แล้ว
Green House ay shirkadda CPI Agribusiness ka hirgelisay magaalada Garowe. cpisom.com 252634367575

ความคิดเห็น

  • @MabarigHaaruun
    @MabarigHaaruun หลายเดือนก่อน

    Waa koosto 10:10

  • @khadarmohamed8207
    @khadarmohamed8207 หลายเดือนก่อน

    Wonderful Job Ahmed

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤good job masha allah

  • @Creepy_vids
    @Creepy_vids หลายเดือนก่อน

    How much do theses greenhouses cost on average? Mahadsanidin.

  • @Wayrah-q9v
    @Wayrah-q9v 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalkaan waxuu ku celcelinayaa hodheelada waawayn, oo maanay u aahnayn guryuhu. Ayagaaba uga baahi bdan hodheelada waayo ilmaheena wax yaalaha hagaasiya waxaa kamid ah nafaqo iyo vitamin la aanta katimaada qudaar la aanta

  • @mohamedulusow2275
    @mohamedulusow2275 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @AbdullahAdam-y6b
    @AbdullahAdam-y6b 3 หลายเดือนก่อน

    Ma la waste khabir soomaliyeed oo beeraha yaqaana

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah MashaAllah

  • @habiibmamuz3392
    @habiibmamuz3392 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nothing waxy shaqale ajnabiya miyaa la wayay 2wiil Somali oo ka shaqaysta

  • @IsmailYahye-tz3cb
    @IsmailYahye-tz3cb 5 หลายเดือนก่อน

    Waan doonaynaa wall

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 5 หลายเดือนก่อน

    Asc shad net ka percentage ka ku saxan cimiladeena ma ii sheegi kartaan thx

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 หลายเดือนก่อน

    LABA SHAUBA SOMALIAND AYNU XOOGA SAARO BEERAHA IYO FARSAMADA

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku dhashay beetihii hore ee dooxa hargaysa dhonaca soke ee marka xaga dooxa looga dhaadjaco patrolihii ina galan ciyaala beerohii hore ciyaal new hargaysa beertu waa wax fiucan oo barsko leh

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 5 หลายเดือนก่อน

    Dadka aan waxba haysan lashaqeeya qurba joogta nagadaayoo

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah waa waxayaalah aynu aad iyo aadka ugu baahanahay ee lagama maarmaanka ah ❤❤

  • @lukmanH-r8q
    @lukmanH-r8q 5 หลายเดือนก่อน

    WAXAN JOOGAA JANAALE SHABELADA HOOSE .AD BAN UGU FARAXSANAHAY HORUMARKA AY KU TALABSADEEN UMAD SOMALIYEED. CIID WALBA EE GAYIGA SOMALIA WA LA BEERAN KARAYA KU DADALA GALEYDA IYO BARADHADA SABABTO AH AYAGA UGU MUHIMSAN OO WAX KASTO LAGA DHIGAN KARAYA GAJANA KA SAARI KARAYO. KUNA DADALA INAD LA XIRIIRTAN DADKA BERALEYDA KOONFURTA QAASATAN JANALE IYO AFGOOYE WAX BADAN BEY KORDHIN KARAYAAN WAL LA KALA FAIDESTA

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 5 หลายเดือนก่อน

    ASC, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH.

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah...

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allahu ma baarik

  • @CabdixakiinYarsa
    @CabdixakiinYarsa 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 หลายเดือนก่อน

    Waw differen coular Lattuce is best Salad

  • @milonislam8189
    @milonislam8189 6 หลายเดือนก่อน

    Nice❤❤❤

  • @milonislam8189
    @milonislam8189 6 หลายเดือนก่อน

    Nice brother❤❤❤

  • @milonislam8189
    @milonislam8189 6 หลายเดือนก่อน

    I am Bangladeshi, Can I buy agriculture land in Somaliland?

  • @nicmahayaan9972
    @nicmahayaan9972 6 หลายเดือนก่อน

    mansha allah CPI waa inaad trainino online ah samysaan oo dadku ka faaiidaysto

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 6 หลายเดือนก่อน

    Cpi information Intan kabadan ba u bahantahay because qurba joga telephone ka iyo email kina u bahantahay dad badan oo qurba joga oo dhul beered haystan lkn mahayn information ku dadala in si fudud loo helo please

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 หลายเดือนก่อน

    Waar khudradi qof ma dhergisee, dhulka beero kumaankun kilomitir oo qamandi iyo hadhuudh iyo galey ah ha laga beero ! Dalaga noocaa ah ayaa shacabka jidhkooda dhisaya, debeda loo dhoofin karaa oo cumlad adag soo gelinaya. Khudradi gaajo ma bi'iso, waa dalag nin cash degdeg ah doonaya. Dawladu liisanada haw badiso cidda qamandi, galey iyo hadhuudh beeraysa !

    • @lukmanH-r8q
      @lukmanH-r8q 5 หลายเดือนก่อน

      WA RUNTA SXB ANIGU WAXAN AHAY REER SHABELAHA HOOSE MEESHAN GAJO MA JIRTO SABABTO AH WAXAY BERTAN GALEYDA IYO BARADHADA OO WAX KASTA LAGA DHIGAN KARAYO QUDRAD WA WAX ISKA ZIYADA AH LAKINSE LOO BAHAN YAHAY. GALEY AMA HARUUR IS IMPORTANT

  • @nuuradiincabdilaahi957
    @nuuradiincabdilaahi957 6 หลายเดือนก่อน

    Qarashka ku baxay wa imisa 4taa green house?

  • @moali27
    @moali27 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah🥰, Allaha wada barakeeyo Shanta Soomaali iyo Muslimka oo idil.🤲🤲🤲

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 6 หลายเดือนก่อน

    Lambarkiina noo sheega oo halka nagula wadaag thanks wll

  • @socdaal
    @socdaal 6 หลายเดือนก่อน

    GMO seeds faaido malahan halisyo caafimaad ayay leedahay quruxdoda ha fiirinina waa mirihii asalka ahaa oo DNA-da la badalay weyna ka quality yartahay mirayaashena dabiiciga ah sidoo kale ciida lagu beero mudo ka dib wey dishaa sidoo kale miraha waa in aad soo iibsataa oo xor umatihid in aad beertaada waxa kasoo baxo aad dib u beerato waayo maba loogu talo galin mirahaas in mar kale dib loo beero anyways dadka arimaha beeraha ku howlan yaysan lacag kaliya fiirinin ha fiiriyaan bad qabka dhulkooda iyo dadkooda aqoonta umadane kor u qaadan oo ha u sharaxaan khataraha iyo faaidooyinka beerashada. Qofka asagoo og beentaas iyo amaantas umada ku dhex faafiyaa ha ogaado aakhiro in beentiisa lagula xisaabtamayo waxaa dhaanta adinkoo runta sheega oo aad tiraahdaan mirayaasha aan isticmaaleyno waa wax lasoo farsameyay oo ka duwan kuwii alle sameyay ee dabiiciga ahaa saas ayaa xalaal quudashada eh umadane ayagoo og auay kala dooranayaan dabiiciga ama gacan ku sameyska bugta ah ee aan caafimaadkoda u wanaagsaneyn.

    • @zakibuuni
      @zakibuuni 6 หลายเดือนก่อน

      Haday run tahay waa wax laga xumaado

  • @AgriVibe-1
    @AgriVibe-1 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Ibrahim

  • @kchanad
    @kchanad 6 หลายเดือนก่อน

    Walaahi.. Waan yaabanahay waxaan o dhan waa kuwa EU and USA looga yaqaano ORGANIC laakiinse waa kan real ORGANIC no chemicals waxkasta waa dabiici. Meelo badan oo dalka ka mid ah ayaa sidaas oo kale ah, hana iloobing xeebaha Soomaaliya oo dhan sida meesha Webiga iyo Badu iskaka darsamaan haddii ayno dowlad nafleh aynu lahaan lahay dalalka aduunka u taajirsan aynu ahaan lahayn..Way dhicioonta mar uun In Sha Allah.

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 6 หลายเดือนก่อน

    Sacad muse cadi maha dadka kale hadal ayey hayan

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 6 หลายเดือนก่อน

    Dadkeenaa lazy ah ee dhulkii wax kubaxayeen waa yaala dalka

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 6 หลายเดือนก่อน

    Manshala beautiful

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 6 หลายเดือนก่อน

    Aadban u Hanbalyayanayaa Inaantaas Aad sheegteen Ee qurbo Joogta ah. Waxaan hubaaa Inay u dhaami doonto Meeshii ay Ka timi.

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaallh

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 6 หลายเดือนก่อน

    Lagsan kkkk xaguu haystay Lagsan meeye Dhintii jaamacadaha beeruhu mise GARAN WAAGA ayay bartaan oyagu

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 6 หลายเดือนก่อน

    Asc greenhouse ma wadankaa lagu ibiyaa mise bananka ayad ka keentan fadlan ii soo jawab

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 6 หลายเดือนก่อน

    Greenhouse nocaas imisaa lagu hirgalin karaa ?

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @MustafeAhmed-ml4xu
    @MustafeAhmed-ml4xu 7 หลายเดือนก่อน

    I love you abo❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @MurangiriMurangiri-nx7db
    @MurangiriMurangiri-nx7db 9 หลายเดือนก่อน

    The farm use burned pesticides.

  • @Xaamuudpoi
    @Xaamuudpoi 11 หลายเดือนก่อน

    Dalaga digerta kasow hadal wll

  • @Xaamuudpoi
    @Xaamuudpoi 11 หลายเดือนก่อน

    Wll

  • @suhaybmaxamed0mersulub645
    @suhaybmaxamed0mersulub645 ปีที่แล้ว

    Tobabbaro meydaan fureyn :Dhalinyarda

  • @ZakiAbdirahman-vr8nf
    @ZakiAbdirahman-vr8nf ปีที่แล้ว

  • @hamzaismail8814
    @hamzaismail8814 ปีที่แล้ว

    Masha allah