- 69
- 93 469
Jilacow Fashion
Algeria
เข้าร่วมเมื่อ 17 ม.ค. 2022
Carwo Jilacow Fashion, hooyga bilicda dumarka, ugu imaaw dhar tayo iyo taabashaba qiimihiisuna jabanyahay,
Fadlan nagu soo booqo xarunteena Bakaaro ama naga soowac, 0617512353 ama 613661944,
Sidoo kale waxay leedahay qeyb dharka dumarka lagu naqshadeeyo, laguna tolo, waliba, cabirka iyo sida aad dalbato ayaa laguugu tolayaa, balateenu waa carwo Jilacow Fashion

Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay Bacweyne cusub oo 1$ ah yaan lagaaga soo hormarin

มุมมอง: 234
วีดีโอ
Carwo Jilacow Fashion, waxay kuu keentay baati bacweyne, raqiis ah tayo iyo taabashana leh,
มุมมอง 3402 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay kuu keentay baati bacweyne, raqiis ah tayo iyo taabashana leh,
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay, xijaabo raqiis ah, qiimohooduna yahay 1$ kaliya waarki
มุมมอง 4047 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay, xijaabo raqiis ah, qiimohooduna yahay 1$ kaliya waarki
Carwo Jilacow Fashion waxay idiin heysaa naqshado cusub oo saakooyin ah , fadlan soo dalbo
มุมมอง 34412 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion waxay idiin heysaa naqshado cusub oo saakooyin ah , fadlan soo dalbo
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin heysaa bacweyne , xijaabo, iyo liino raqiis ah oo waliba 1$ ah
มุมมอง 28214 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin heysaa bacweyne , xijaabo, iyo liino raqiis ah oo waliba 1$ ah
Carwo Jilacow, waxay idiin keentay liino, raqiis ah aadna u qurux badan, yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 34219 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Carwo Jilacow, waxay idiin keentay liino, raqiis ah aadna u qurux badan, yaan lagaa dhameysan
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay liino raqiis ah oo 1$ ah , fadlan yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 46621 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay liino raqiis ah oo 1$ ah , fadlan yaan lagaa dhameysan
Carwo Jilacow fashion, waxay idiin keentay xijaabo raqiis ah oo 1$ ah yaan lagaa dhameysan,
มุมมอง 498วันที่ผ่านมา
Carwo Jilacow fashion, waxay idiin keentay xijaabo raqiis ah oo 1$ ah yaan lagaa dhameysan,
Caawa iyo Liino, 1$ ah, yaan lagaaga soo hormarin, nagu soo booqo Carwo jilacow Bakaaro
มุมมอง 474วันที่ผ่านมา
Caawa iyo Liino, 1$ ah, yaan lagaaga soo hormarin, nagu soo booqo Carwo jilacow Bakaaro
Baati cusub oo bacweyne raqiis ah, waliba 1$ waarki ugu imaaw Carwo Jilacow Fashion
มุมมอง 754วันที่ผ่านมา
Baati cusub oo bacweyne raqiis ah, waliba 1$ waarki ugu imaaw Carwo Jilacow Fashion
Baati bacweyne raqiis ah tayo iyo taabashana leh ayaan idiin keenay ee nagu soo booqo Carwo Jilacow
มุมมอง 48614 วันที่ผ่านมา
Baati bacweyne raqiis ah tayo iyo taabashana leh ayaan idiin keenay ee nagu soo booqo Carwo Jilacow
Carwo Jilacow , waxay kuu keentay, baati bacweyne 1$ ah fadlan noo kaalay oo yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 1K14 วันที่ผ่านมา
Carwo Jilacow , waxay kuu keentay, baati bacweyne 1$ ah fadlan noo kaalay oo yaan lagaa dhameysan
caawo iyo xijaabo Indonesian, ul dheereyaal ah, mid waliba uu kan kale kasii qurux badanyahay,
มุมมอง 45114 วันที่ผ่านมา
caawo iyo xijaabo Indonesian, ul dheereyaal ah, mid waliba uu kan kale kasii qurux badanyahay,
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay Xijaabo Indonesian ah, aadna u qiimo jaban, noo kaalay
มุมมอง 1.1K14 วันที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay Xijaabo Indonesian ah, aadna u qiimo jaban, noo kaalay
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay baati bacweyne, tayo taabashaba leh, yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 17214 วันที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiin keentay baati bacweyne, tayo taabashaba leh, yaan lagaa dhameysan
Caawa iyo Go'yaal diyaarsan, macmiil soo dalbo sidaan camal ayaan kuugu diyaarineynaa,
มุมมอง 47014 วันที่ผ่านมา
Caawa iyo Go'yaal diyaarsan, macmiil soo dalbo sidaan camal ayaan kuugu diyaarineynaa,
Jilacow Fashion, wuxuu idiin keenay Baati Bacweyne, tayo iyo taabashaba leh aadna u qiimo jaban
มุมมอง 40514 วันที่ผ่านมา
Jilacow Fashion, wuxuu idiin keenay Baati Bacweyne, tayo iyo taabashaba leh aadna u qiimo jaban
Caawa waxaan idiin wadaa muuqaal ka duwan kuwii hore, team Jilacow oo shaqadooda wata kuso dhawaada
มุมมอง 20521 วันที่ผ่านมา
Caawa waxaan idiin wadaa muuqaal ka duwan kuwii hore, team Jilacow oo shaqadooda wata kuso dhawaada
Carwo Jilacow, waxay idiin keentay Baati bacweyne raqiis ah, oo 5 kalar ah yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 64021 วันที่ผ่านมา
Carwo Jilacow, waxay idiin keentay Baati bacweyne raqiis ah, oo 5 kalar ah yaan lagaa dhameysan
Jilacow Fashion, caawa wuxuu idiin haayaa Sample kale oo cusub oo raqiis ah, aadna u qurux badan
มุมมอง 2.5K21 วันที่ผ่านมา
Jilacow Fashion, caawa wuxuu idiin haayaa Sample kale oo cusub oo raqiis ah, aadna u qurux badan
saaka iyo sample kale oo cusub, waa baati bacweyne, waana 1$ waarki, ugu imaaw Carwo jilacow fashion
มุมมอง 58821 วันที่ผ่านมา
saaka iyo sample kale oo cusub, waa baati bacweyne, waana 1$ waarki, ugu imaaw Carwo jilacow fashion
Mar kale iyo Baati Bacweyne cusub oo raqiis ah , waarkiisuna yahay 1$ , Carwo jilacow hooyga Baatiga
มุมมอง 50621 วันที่ผ่านมา
Mar kale iyo Baati Bacweyne cusub oo raqiis ah , waarkiisuna yahay 1$ , Carwo jilacow hooyga Baatiga
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiinkeentay, xijaabo, nairbian istariij ah, oo aad u qurux badan
มุมมอง 62121 วันที่ผ่านมา
Carwo Jilacow Fashion, waxay idiinkeentay, xijaabo, nairbian istariij ah, oo aad u qurux badan
Baati Bacweyne xaraash ah, waliba 1$ ugu imaaw Carwo Jilacow oo ku taala bakaaro, 0617512353
มุมมอง 70721 วันที่ผ่านมา
Baati Bacweyne xaraash ah, waliba 1$ ugu imaaw Carwo Jilacow oo ku taala bakaaro, 0617512353
Maanta & bacweyne kale oo raqiis ah, waa 1$ yaan lagaa dhameysan Carwo Jilacow ayuu kuu dhex yaal
มุมมอง 7K21 วันที่ผ่านมา
Maanta & bacweyne kale oo raqiis ah, waa 1$ yaan lagaa dhameysan Carwo Jilacow ayuu kuu dhex yaal
Baati Xaraash ah oo 1$ ugu imaaw Carwo Jilacow Fashion, hooyga bacweynaha raqiista ah
มุมมอง 45621 วันที่ผ่านมา
Baati Xaraash ah oo 1$ ugu imaaw Carwo Jilacow Fashion, hooyga bacweynaha raqiista ah
yaan lagaa dhameysan dharkaan quruxda iyo raqiista kulansaday ee uu jilacow idiin keenay waa1$kaliya
มุมมอง 66421 วันที่ผ่านมา
yaan lagaa dhameysan dharkaan quruxda iyo raqiista kulansaday ee uu jilacow idiin keenay waa1$kaliya
kaalay oo soo gaar Carwo jilacow , waxay idiin keentay bacweyne 1$ ah, fadlan yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 30821 วันที่ผ่านมา
kaalay oo soo gaar Carwo jilacow , waxay idiin keentay bacweyne 1$ ah, fadlan yaan lagaa dhameysan
kaalay, baati bacweyne 1$ ah oo tayo iyo taabasho leh ayaan idiin keenay ee yaan lagaa dhameysan
มุมมอง 88021 วันที่ผ่านมา
kaalay, baati bacweyne 1$ ah oo tayo iyo taabasho leh ayaan idiin keenay ee yaan lagaa dhameysan
Dhar qurux iyo raqiis kulansaday ugu imaaw carwo jilacow, hooyga bacweynaha 1-ka doolar
มุมมอง 45021 วันที่ผ่านมา
Dhar qurux iyo raqiis kulansaday ugu imaaw carwo jilacow, hooyga bacweynaha 1-ka doolar
MAASHAA ALLAH XARAASH IYO XOOLO JABAN KUSOO YAACA SOMALIYEY
Guusha wa dhawdahay
MAASHAA ALLAH
MAASHAA ALLAH
Ilaahey hakuu barakeeyo ganacsigaada masha allah tabarakallah
Good job
Mashallah Mashallah Mashallah 👍 good
Eedo maxanunsan tahay codkaga daciif ado sidan ka fircoon wax xayeysiin jirte
Haa maama lkn hadda alx xitaa habeenki ka horeeyay xitaa waxba sooma galin, lkn hadda alx waan fiicanahay
@@JilacowFashion alxamdilaah
MAASHAA ALLAH
Omg.caawa waan dareeme inaad qarash aad gashe marka camera da bal war iga sii😂😂
Hhhhh yaawaaye
MAASHAA ALLAH
Masha allaah tabaaraka allaah
MAASHAA ALLAH
MAASHAA ALLAH
MAASHAA ALLAH
Horey usoco TikTok imow gudomiye🎉
Oki jilacow fashion follow dheh
MAASHAA ALLAH
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Mashlah horey u soco hambalyo
M.a❤❤❤
MAASHA ALLAH
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما
MAASHAA ALLAH
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ماشاء الله تبارك الله
Dharkaagu wuuqurux badan yahay lkn maxay kugu tallaa???
Hh hee ma qaalibaa
Dharkaga aniga arke Wax Malaga Qaban Karo zxb😂@@JilacowFashion
Wankudaray isha allaahu horay usoco wixii cusub caalamkaa jecel waaaaaw
MAASHAA ALLAH WEY QURXOON YIHIIN
Wll😊 0 wadsabka isoqabo
Waa 0617512353
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ماشاء الله تبارك الله
MAASHAA ALLAH
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ماشاء الله تبارك الله
Shukran jazaakalaahu qeyran wajazaa
Masha allah tabarakallah ❤❤
MAASHAA ALLAH
Mansha allah
Maasha alaah jilacow markaad hidhisto dheh Alxamdu lilaahi hada cafwan baa tiri ana waan kuu duceeya irxamakalaahu saas xadiista iyo adkaarta haloo xafdiyo yaa soomaali weyn asc
Masha allah shukran , inaan alxamdulilah iraah, oo aad yarxamu kalaaah I dhahdaan bey ahayd , waad iga saxantahay mahadsanid
Yahdii kumulaah, wa yuslix baalukum
Masha Allah wax wanaagsan baad no so bandhigtay indonesian ki primada miyaa kuwaan ma ulaha gaaban oo romonka ah miyaa xijaabada ulaha dhaadheer ee indonesianka ah ma iibisaa carwo jilacow
Haaa waan haayaa iyagana caawa ayaan ula dheerkana muuqaal kaso sameyna
Kuwi xalay aan muuqaalka kasoo sameeyay waa Indonesian ka ula gaabka rumanka ah
ALLAH HAKU BARAKEYO CIBADAD CIMRIG IYO BEEC MUSHUTARKA CADE AMANA ALLAH.
Aamiin aamiin aamiin , alle hanoo aqbalo, ducadaada, walaashey waad mahadsantahay
Jilacoow wax dhaamo lawaa masha'allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
MAASHAA ALLAH
MAASHAA ALLAH
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ماشاء الله تبارك الله
Jazaakalaahu qeyran
Toobabka baaka ah ma haysaa qiimaa soo sheeg inshaa allaa
Haa waan ku heynaa WhatsApp ka naga soo wac mahadsanid
Lacag tooda waa meeqo
Waa 1.25
@@JilacowFashion yaar diga ayaa kawadaa ayaa ufahmey waa raqiis masha allah
@JehaanAbdiraxman Haa kuwo yaardigi 1$ ahna waan haayaa
MAASHAA ALLAH
Keep going
Maashaa alaah
AMIIN YAA RABI
ALLAHA SHAAFIYO
Maasha alaah habbo alaha ku xafdiyo shaqaa sharaf leh ilaah ha kuu barakeeyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
Shukran maama