Gacaltooyo Films
Gacaltooyo Films
  • 68
  • 26 275
SHAQO IYO SHAHAADO Qeybta 2aad. | SUBSCRIBE NOW
SHAQO IYO SHAHAADO Qeybta 2aad.
SCREENWRITTEN: Daadir Yare
DIRECTED: Indhacadde Gacaltooyo
PRODUCTION MANAGER: Shafie Hassan Mohamud
SCRIPT SUPERVISOR :mohamed isxaq
SHARE it Please.
มุมมอง: 156

วีดีโอ

Surwaalka iyo Xirashadiisa | LABIS SHIDAN | SUBSCRIBE
มุมมอง 642 ปีที่แล้ว
Surweelka xirashadiisa waa in sharciga la waafajiyo.
BUN IYO BARKHADAYSI | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE NOW.
มุมมอง 353 ปีที่แล้ว
Dhaqan Soomaaliga ugu caansan ee laga yaqaan gobollada ugu badan dalka.
Qarankii Qabiil laga Dooray!!!! _ Muuqaal Cusub _ GACALTOOYO FILMS.
มุมมอง 823 ปีที่แล้ว
"Hadday ul iyo diirkeed yihiin, rag iska eegaaya. Afrikadan ma joogeen nimaan aabbe ku lahayne." Aan garanno waxa ay awooweyaasheen u dhinteen dhaxal ahaanna noogu reebeen. Soomaaliya waa dalka dunida ugu sareeya.
DAD BAAN HADAFKEENNA RABIN | ABWAAN SUGAAL | GACALTOOYO FILMS
มุมมอง 933 ปีที่แล้ว
Haddaad nagu cusub tahay SUBSCRIBE saar. Haddii aad horay noola joogtayna Like, Share and Comment.
NAAGTA FUR | Gacaltooyo Films | Subscribe, Like and Share
มุมมอง 1343 ปีที่แล้ว
#Caam_films waad haleesheen. Cajiib ayaad tihiin dhallinyaro.
Waan Uga Tagayaaye | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
มุมมอง 733 ปีที่แล้ว
☆ Nin haduu talamo waa go'aan in uu ku toosaaye ☆ Inkastoo sharcigi taaba galin taan ka soo cararnay ☆ Oo tuugadii iyo axmaqi shacabki toobayso ☆ Taagnaanta yurub waxaa ka roon tii ku noqod keede ☆ Iga tiriya toban baan arkoo waan uga tagayaaye Waa Abwaan soomaaliyeed oo noo sharaxaya dhibaatada Qurbaha taala . #DHAGEYSI_WACAN
Dugsigaaga ma laga akhrin jiray? | GACALTOOYO FILMS
มุมมอง 963 ปีที่แล้ว
Subscribe, like and share
BEHIND THE SCENE - KU HABSO - | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, LIKE, COMMENT AND SHARE.
มุมมอง 3633 ปีที่แล้ว
Qaabkii loo jilay short filmkii ku habso iyo farriinta uu xambaarsan yahay filmka, ka bogasho wacan.
KU HABSO Short film (Full video) | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE |
มุมมอง 6513 ปีที่แล้ว
Waa film ka hadlaya dhacdooyin dhab ah oo dalkeenna ka jira qayb ka mid ah. @Hadaf_Productions @Daadir_yare_Model
KU HABSO (Official trailer) Short film | Share, like, and Comment | GACALTOOYO FILMS Subscribe now
มุมมอง 3573 ปีที่แล้ว
Waxa uu ka hadlayaa short filmkaan qisooyin dhab ah oo dalkeenna inta badan ka dhaca.
Abwaan #Shube #hees #waddani ah |#Gacaltooyo Films Subscribe,share & like
มุมมอง 954 ปีที่แล้ว
Dadka waanadoodiyo dalka horumarkiisaba
Doorashooyinka Soomaaliya iyo dunida kale. (Election) | GACALTOOYO FILMS.
มุมมอง 534 ปีที่แล้ว
Si aad u hesho muuqaalo kale taabso SUBSCRIBE ku sii dar LIKE iyo SHARE.
Idaajaa iyo gabay xifaalo ah
มุมมอง 7K4 ปีที่แล้ว
Idaajaa iyo gabay xifaalo ah
JACEYLKA & ABWAANKA SOOMAALIYEED | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE, COMMENT & LIKE
มุมมอง 824 ปีที่แล้ว
JACEYLKA & ABWAANKA SOOMAALIYEED | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE, COMMENT & LIKE
Heesta Calankeenna Soomaaliya | Cod aad u macaan | BILE WABIYO iyo KHADAR | SUBSCRIBE,LIKE AND SHARE
มุมมอง 794 ปีที่แล้ว
Heesta Calankeenna Soomaaliya | Cod aad u macaan | BILE WABIYO iyo KHADAR | SUBSCRIBE,LIKE AND SHARE
JACBUR INGIRIIS AH | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE and LIKE.
มุมมอง 974 ปีที่แล้ว
JACBUR INGIRIIS AH | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE and LIKE.
Muuddey iyo Maano | ila qosol | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE and LIKE
มุมมอง 1934 ปีที่แล้ว
Muuddey iyo Maano | ila qosol | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE and LIKE
Ammaanta Xabiibkeenna SCW | cod macaanaa | GACALTOOYO FILMS
มุมมอง 975 ปีที่แล้ว
Ammaanta Xabiibkeenna SCW | cod macaanaa | GACALTOOYO FILMS
SIDA AAD U SAAMEYN KARTO MASKAXDA QOFKA KALE | Pro: Cabdirisaaq Xaashi | GACALTOOYO FILMS
มุมมอง 945 ปีที่แล้ว
SIDA AAD U SAAMEYN KARTO MASKAXDA QOFKA KALE | Pro: Cabdirisaaq Xaashi | GACALTOOYO FILMS
WADA SEEXASHADA LAMMAANAHA IYO QURAAFAADKA LAGA AAMINSANYAHAY | GACALTOOYO FILMS
มุมมอง 1945 ปีที่แล้ว
WADA SEEXASHADA LAMMAANAHA IYO QURAAFAADKA LAGA AAMINSANYAHAY | GACALTOOYO FILMS
Aftahannimada iyo khayrka sheegiddiisa | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE AND LIKE
มุมมอง 705 ปีที่แล้ว
Aftahannimada iyo khayrka sheegiddiisa | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE AND LIKE
Hab cusub oo loo dhaqaaleeyo xoolaha | GACALTOOYO FILMS | Subscribe, Share and like
มุมมอง 675 ปีที่แล้ว
Hab cusub oo loo dhaqaaleeyo xoolaha | GACALTOOYO FILMS | Subscribe, Share and like
Hergabka xajka | Hajj cough | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE.
มุมมอง 675 ปีที่แล้ว
Hergabka xajka | Hajj cough | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE.
QURAAFAADKA DADKEENNU AAMINSANYIHIIN | QORIDDA INDHACADDE | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE AND LIKE
มุมมอง 445 ปีที่แล้ว
QURAAFAADKA DADKEENNU AAMINSANYIHIIN | QORIDDA INDHACADDE | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE AND LIKE
CILMI BAARIS HABARGIDIR | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE AND COMMENT.
มุมมอง 835 ปีที่แล้ว
CILMI BAARIS HABARGIDIR | GACALTOOYO FILMS | SUBSCRIBE, SHARE AND COMMENT.
Dumarku saddex bay ahaayeen oo saddex baa badalay | GACALTOOYO FILMS
มุมมอง 465 ปีที่แล้ว
Dumarku saddex bay ahaayeen oo saddex baa badalay | GACALTOOYO FILMS
SIRTII FILIMAANTA FASHILAA KU DHACAY
มุมมอง 1485 ปีที่แล้ว
SIRTII FILIMAANTA FASHILAA KU DHACAY
Filimaanta Qayaanada ku duugan oo aan maanta fashili doono, si aad uga warqabto.
มุมมอง 1455 ปีที่แล้ว
Filimaanta Qayaanada ku duugan oo aan maanta fashili doono, si aad uga warqabto.
Magacayada filimada ee holcaya | Kinemaster best editor | GACALTOOYO FILMS | LIKE, SHARE and COMMENT
มุมมอง 925 ปีที่แล้ว
Magacayada filimada ee holcaya | Kinemaster best editor | GACALTOOYO FILMS | LIKE, SHARE and COMMENT

ความคิดเห็น

  • @hassanhaji3519
    @hassanhaji3519 6 หลายเดือนก่อน

    Sobadi❤

  • @Haider-f5u
    @Haider-f5u 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa tiriyey gabeygaas

  • @TabaarakXaaji
    @TabaarakXaaji 7 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @gambool-
    @gambool- 8 หลายเดือนก่อน

    Talada adkaatay😂

  • @abdisabuurabdikariimsahal9474
    @abdisabuurabdikariimsahal9474 8 หลายเดือนก่อน

    Waa xagal ka daac naasahaan aad kor u xireysaane Intuu xabadkaa laabtaa jiray buu xiiso leeyahaye Xumaayoo kasoo durug halkuu ku xaragaysnaa Haduu xooranyahay gacanta waa kala xishoonaa Xoog kuma dhinee yaan la xadin xubinta naafoowday

  • @abditinle7172
    @abditinle7172 9 หลายเดือนก่อน

    galkacyo caloley xudumey gaas garowe faroole faraweyne farateeb faracade iyo farjanoo biyihi ah baran cagta hoose qoobey cagey ciribey cagalaash qardho waji qoslaaye salxaan shaarub

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Fadhi xuma gudishay ragaba leh cidkasto fadhiweyn

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @faadumomaxmed3256
    @faadumomaxmed3256 ปีที่แล้ว

    Rag wa iska celin wlhi

  • @faadumomaxmed3256
    @faadumomaxmed3256 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @AM-uy5ul
    @AM-uy5ul 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan indhacade ahaa, this is good sxb horay usoco in shaa allah.

  • @Iamhustler4l
    @Iamhustler4l 2 ปีที่แล้ว

    The cameraman deserves a raise bro 🥶🔥

  • @unlockthe.Scrambler1
    @unlockthe.Scrambler1 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wcn

  • @gymology6359
    @gymology6359 3 ปีที่แล้ว

    😥 realy is heart touching

  • @abdiraman1509
    @abdiraman1509 3 ปีที่แล้ว

    Indha -cade Bisha Waa la arkay guudax ayaana Arky😂😂🥰

  • @MoDirie
    @MoDirie 3 ปีที่แล้ว

    Wee iga gadan thy clipkan wllhi 🙋‍♂️

  • @sacdiyoxuseen1378
    @sacdiyoxuseen1378 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Iamhustler4l
    @Iamhustler4l 3 ปีที่แล้ว

    Inu sheekeenaayo lo maleeyaa bro 😂

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 Gabay waayo arag baa la yiraa. Miisaankiisu wuu fadhiyaa. Laakiin luuqdaa lunsan.

    • @Iamhustler4l
      @Iamhustler4l 3 ปีที่แล้ว

      @@GacaltooyoFilms saaaas I dheh wan dareemay iney wax qaldan yihin lipaax

  • @abdisalamomar9302
    @abdisalamomar9302 3 ปีที่แล้ว

    M.a Wallee abwanku been kuma sheegin

  • @deeqacabdirashiid2017
    @deeqacabdirashiid2017 3 ปีที่แล้ว

    *Ogaysiis ogaysiis* *dhamaan umada muslimiinta ah ee jecel barashada Qur,aanka kariimka ah* *waxa uu Ogaysiisnayaa* Markizka barashada Qur,aanka kariimka ah ee *MARKAZU NUURU AL IIMAAN QURAN ONLINE* in uu idiin diyaariyey Qaybo cusub oo Barashada Qur aanka kariimka ah .waxana idiin dhigaaya macalimiin taba baran oo xufaad ah .carabkana waa laydinka dhisayaa . Xuruuftana waa laydinka sixi doonaa insha allaah Waxyaabaha markizka lagu barto 1:Qur,aanka kariimka ah 2:Tajwiidka 3:Higaada 4:ducada 4:xadiiska nebiga S C W 5:SIXIDA SALAADA QAWLKA ALLAA LAGU QABOOBAA QULUUBTUNA KU DEGTAA QAYRKAA KA HADH WAA HABAARE U QALAB QAADO BARASHADIISA . fadlan ha ka qadin nimcada agtaada timi Adoon is dhibin ku baro Qur,aanka kariimka ah iyo culuumtiisa hab online ah *Wixii faah faahina lasoo xidhiidh - TELL:0634120209*

  • @calidiite9696
    @calidiite9696 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah, Afkaada caano lagu Qabay. Allaylahe Aad buu uga dhacay waa waayo joog tilmaamo badan bixiye.

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad si aan la yaabay buu u falanqeeyay qurbaha.

  • @icequeen6997
    @icequeen6997 3 ปีที่แล้ว

    Allow waxgaradka soomaali xigmadii weyla tagi rabaane dad nooga reebo nasiih🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin Allaha na siiyo dad badan.

  • @icequeen6997
    @icequeen6997 3 ปีที่แล้ว

    Dhabtuu ka hadlayaaa balse inta ka qaadaneysaa yar 😔😔😔jah😏

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Saxiix waaye, waa laga dhega la'yahay.

  • @icequeen6997
    @icequeen6997 3 ปีที่แล้ว

    Abwaankaan magicii ustaad🤔

  • @abdizamadali5052
    @abdizamadali5052 3 ปีที่แล้ว

    Hda ii kow😃

  • @abdizamadali5052
    @abdizamadali5052 3 ปีที่แล้ว

    Maya

  • @abdalamuniir6519
    @abdalamuniir6519 3 ปีที่แล้ว

    Hadaaba igu horayso

  • @calidiite9696
    @calidiite9696 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin Allahayow. Waayo waayo weeye. Way dhacday mar in dugsigeena laga aqriyo se waayahan danbe lagama aqrinen.

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Waa la casriyoobay maad leedahay?😂😂😂

    • @calidiite9696
      @calidiite9696 3 ปีที่แล้ว

      @@GacaltooyoFilms Aad iyo aad macallin.

  • @icequeen6997
    @icequeen6997 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @icequeen6997
    @icequeen6997 3 ปีที่แล้ว

    Mya lagama aqrin jirin hadaaba iigu horeyso🤣🤣

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Taariikh xoog leh ayaa ku dhaaftay

  • @qadrodaahir5376
    @qadrodaahir5376 3 ปีที่แล้ว

    Haa

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Legendska ayaad ka mid tahay. Dadkii sidaas loo soo qur'aan baray weligood ma illoobaan 👍👍

    • @qadrodaahir5376
      @qadrodaahir5376 3 ปีที่แล้ว

      @@GacaltooyoFilms aaad io aad 👌

  • @qalbidirie4888
    @qalbidirie4888 3 ปีที่แล้ว

    First person from warta nabadda😂

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Reer Warta_nabadda waa salaamantihiin 🙋🙋🙋

  • @updykadirdakaneibrahim7247
    @updykadirdakaneibrahim7247 3 ปีที่แล้ว

    Macalankeyga marna sxpkeyga mrs indha cade horay usocdo wax qabadkeyna dadka wuu cajab kaliyay 🤘💪👈👌

  • @najmoneha7534
    @najmoneha7534 3 ปีที่แล้ว

    Keep going proh

  • @FarhanAli98226
    @FarhanAli98226 3 ปีที่แล้ว

    Waan rajeynaa horumarkina

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Alle idinkii waan gaari doonnaa. Waad ku mahadsantahay dhiirra galinta

  • @aqiilomar
    @aqiilomar 3 ปีที่แล้ว

    لديك عمل جيد يا معلم👏👏

  • @qadrodaahir5376
    @qadrodaahir5376 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mariyousif167
    @mariyousif167 3 ปีที่แล้ว

    Waaw mash all ustayga kaliya ee ixtiramka iyo gesinimada loga haray

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah qof qiimo badan baad tahay.

  • @realhasouni1722
    @realhasouni1722 3 ปีที่แล้ว

    👊🥰Guul io goponimo☝️

  • @Iamhustler4l
    @Iamhustler4l 3 ปีที่แล้ว

    Indhacade codkarnimada wa kuku ogaa ex gudooomiye wan kuku bogadinaa

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      #Fanka sxb qaaliya aad baad ugu mahadsan tahay dhiirra gelinta. Allaha kula jiro.

  • @khatrahassan9424
    @khatrahassan9424 3 ปีที่แล้ว

    M.a horey usoco ustaad indhacade

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      #Khatra aad baad ugu mahadsantahay dhiirra gelintaada.

  • @ramadaanramadaan334
    @ramadaanramadaan334 3 ปีที่แล้ว

    Wxs imarayo Keep going

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Libaax taageeriddaadaan wax ku nahay.

  • @abdalamuniir6519
    @abdalamuniir6519 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad baad u mahadsan tahay

  • @cabdiladiifmpape1967
    @cabdiladiifmpape1967 3 ปีที่แล้ว

    Macalin indhacade ❤️

  • @khatrahassan9424
    @khatrahassan9424 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa film xaqiiqda jirta kahadlaayo.horey usocda Gacaltooyo group🙏

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Aad oo weyn Khadra waa sidaad sheegtay maasha Allaah

  • @qadrodaahir5376
    @qadrodaahir5376 3 ปีที่แล้ว

    M.a horey usocoh

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad baad u mahadsan tahay.

  • @fowziaali6314
    @fowziaali6314 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Inbadan baan sugayay 😔 Finally wuu soo dhace Waa filim xikmad xambarsan Dad weynaha neh Wacyi kalin u ah Alle ha idin xafido howsha neh Alle ha idinla garab galo. Markan oo kale Af Englishku wuxuu dhahaa Keep going 👏👏 Ustadkeyga and Teamkisa

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah Fowsiya. In badan waan sii wadi doonnaa. Hadduu Alle idmo.

  • @Iamhustler4l
    @Iamhustler4l 3 ปีที่แล้ว

    Jilidaanka, camerada & sheekadaba wa ka baxsateen bro 👏👏👏

    • @GacaltooyoFilms
      @GacaltooyoFilms 3 ปีที่แล้ว

      Aad baad u mahadsantahay. Adigoo ra'yi noogu daraa ka sii macaa lahayd. 👌👌

  • @gymology6359
    @gymology6359 3 ปีที่แล้ว

    Inaba cadi mha

  • @haleelkaaqoonta9432
    @haleelkaaqoonta9432 3 ปีที่แล้ว

    M.a good film