- 3 956
- 6 004 041
BAALGORAY MEDIA (BAALMED)
Norway
เข้าร่วมเมื่อ 18 ส.ค. 2012
วีดีโอ
Dufcadii Labaad Ciidankii ugu badnaa ee Milatariga Somaliland oo lagu soo Tababaray itoobiya oo yimi
มุมมอง 129หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Wariye Abiib Iimaan Xasan oo Si Yaab leh uga Sheekeeyay Taariikhda Facawayn ee Fanaanadda Hibo Nuura
มุมมอง 47หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Madaxwaynaha Somaliland oo Safar ku Maray Gobolada Galbeedka SL ayaa Soo Gaadhay Caasimada Hargeysa
มุมมอง 35หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
“Fanaanada Hibo Nuura Waxay ka mid tahay Hablihii Fanka Bilaabay” Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland
มุมมอง 172 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
'Waxaan aad ugu Faraxsanahay Dalkii aan Ku Dhashay in la igu soo Dhaweeyo' Fanaanadda Hibo Nuura
มุมมอง 252 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL ayaa Munaasibad Soo dhawayn ah Hargeysa ugu Sameyay Fananada Hibo Nuura
มุมมอง 62 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Madaxwaynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa Si Weyn loogu Soo Dhaweyey Degmada Tog Wajaale
มุมมอง 492 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Dr's Marwo Adna Aadan ayaa Ku Wareejisay Dawalda Hoose ee Berbera Dhul laga Dhigasayo Cisbitaal
มุมมอง 392 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyey Degmada Arabsiyo
มุมมอง 292 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Gaadhay Degmada Xariirad
มุมมอง 612 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Shirkadda Star Group ayaa Degmada Sallaxley ka Hirgalisay Huteel Casriya oo Hurdo & Cunto ka Kooban
มุมมอง 142 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Xadhig ka Jarka Mashaariicda Horumarineed ee Degmada Salaxley
มุมมอง 192 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Ninkii Ku Dhawaaqay Go'aankii Gooni Isu Taagga Somaliland Ganacsade Aadan Axmed Diiriye Baradho
มุมมอง 452 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Golaha Wasiirada Somaliland oo Qodobo Adag ka Soo Saaray Ceerigabo & Difaaca Somaliland Fadhiga 131
มุมมอง 292 หลายเดือนก่อน
Subscribe, Share, Like & Comment
Wefti ka Socda Somaliland ayaa Kulan kula yeeshay Nairobi Deeq Bixiyayaasha Somaliland Taageera
มุมมอง 312 หลายเดือนก่อน
Wefti ka Socda Somaliland ayaa Kulan kula yeeshay Nairobi Deeq Bixiyayaasha Somaliland Taageera
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Ka Hadlay Qalinjebinta Dufcaddii 21aad ee Jaamacadda Hargeysa
มุมมอง 212 หลายเดือนก่อน
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Ka Hadlay Qalinjebinta Dufcaddii 21aad ee Jaamacadda Hargeysa
Deg deg Aqoonsiga Somaliland itoobiya oo Safiir Buuxa u Soo Magcawday Somaliland & Madaxweyne Muuse
มุมมอง 762 หลายเดือนก่อน
Deg deg Aqoonsiga Somaliland itoobiya oo Safiir Buuxa u Soo Magcawday Somaliland & Madaxweyne Muuse
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Jawaab Adag Siiyay Cadowga Somaliland
มุมมอง 402 หลายเดือนก่อน
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Jawaab Adag Siiyay Cadowga Somaliland
Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maamulka Muqdisho
มุมมอง 302 หลายเดือนก่อน
Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Maamulka Muqdisho
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Soo Dhaweyn Weyn ay ku Qaabileen Shacbiga Caasimadda Hargeysa
มุมมอง 482 หลายเดือนก่อน
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Soo Dhaweyn Weyn ay ku Qaabileen Shacbiga Caasimadda Hargeysa
Soo dhawaynta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa
มุมมอง 532 หลายเดือนก่อน
Soo dhawaynta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa
Waanu la Xisaabtamaynaa Cida u Hogaansanta Warqada ka soo Baxday Meesha yar ee Ciidamada Shisheeye
มุมมอง 322 หลายเดือนก่อน
Waanu la Xisaabtamaynaa Cida u Hogaansanta Warqada ka soo Baxday Meesha yar ee Ciidamada Shisheeye
Jiidaha hore ee Ciidamada Qaranka Somaliland Qayb ka mid ah oo Madaxweynaha Somaliland Salaan Siiyay
มุมมอง 442 หลายเดือนก่อน
Jiidaha hore ee Ciidamada Qaranka Somaliland Qayb ka mid ah oo Madaxweynaha Somaliland Salaan Siiyay
Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha ayaa Tababar u soo Xidhay Saraakiisha Ciidanka Xeebaha SL
มุมมอง 432 หลายเดือนก่อน
Taliyaha Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha ayaa Tababar u soo Xidhay Saraakiisha Ciidanka Xeebaha SL
Doonyo Si Sharci Daro ah ku Kalluumaysanayey oo lagu Qabtay Xeebaha Galbeed Somaliland Taliye Hurre
มุมมอง 192 หลายเดือนก่อน
Doonyo Si Sharci Daro ah ku Kalluumaysanayey oo lagu Qabtay Xeebaha Galbeed Somaliland Taliye Hurre
Ceerigaabo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Mashaariic Xadhiga ka jaray Qaarna Dhagax dhigay
มุมมอง 342 หลายเดือนก่อน
Ceerigaabo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Mashaariic Xadhiga ka jaray Qaarna Dhagax dhigay
Jiidda Hore ee Ciidanka Qaranka JSL ee Degmada Oog Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Booqdey
มุมมอง 1372 หลายเดือนก่อน
Jiidda Hore ee Ciidanka Qaranka JSL ee Degmada Oog Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Booqdey
Khudbad Qiiro Leh oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi uu u Jeediyey Shacbiga Burco
มุมมอง 792 หลายเดือนก่อน
Khudbad Qiiro Leh oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi uu u Jeediyey Shacbiga Burco
Soo dhawayntii ugu Weynayd oo lagu Qaabiley Weftiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee Burco
มุมมอง 942 หลายเดือนก่อน
Soo dhawayntii ugu Weynayd oo lagu Qaabiley Weftiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee Burco
Somaliland 💚🤍❤ guul iyo gobonimo inshallah
😢😢😢
cabdi cumar yare fuaad cumar yare walaalkiis reer cumar yare waa wada fanaan
cali seenyo waa nin qarankiisa jecel
erayadhii cali seenyo dhadhami waayihii darnaaa
Dahabshiil Botaan wali waa sidisii 😂😂
Waarin aad u adag
Viva the Republic of Somaliland 🙏✌️♥️💯❤️❤️❤️
Cawo waxaa leh ama ciil bixi lahaa,calaf nimuu kusiiyoo,cunto kula wadaagoo gogol kula caweysaa,heestan waxaan uhibeeyey gabadha aan jeclahay,musayba cawil ❤
Heestaan markaan maqlo waan jiriricoodaan ❤🤍💚🔥👏
"Aniguna Nasiibkay Noloshayda waan heli Nabsi baan ku raacshee Waa inoo nacayb kaas!"
❤❤❤❤
Heestan waxaan maqalkeeda igu horaysay 2012 xilligii madaxwaynihii dhabta ahaa ee somaliland maanata oo la joogo 17/10/2024 halkee joognaa wqxaasoo dhana waa madaxwayanaha iyo xukumadiisa ilahayow somaliland cadowgeeda naga qabo inaan yeelay in calanka somaliland saxar gaadho wlhy ❤
aamiin wll illaahay ha ka qabto somaliland cadawgeeda ana waxaan daawanayaa 27/10/2024 waa dhab cida godadkooda cadawga somaliland godadka ka soo saartay waa xukuumada maanta jirta balse si ka duwan sidaad aaminsan tahay anigu waxaan qabaa in ay si dhab ah uga shaqaysay qadiyadii somaliland ee ahayd inay ictiraaf hesho taas ayaana la quudhi laayey markaa waxa inala gudboon in gacmaha aan isku qabsano sidii aan riyadeenii mudada dheer u dhabayn lahayn waxa yar yar ee aan isku haysano waxa ka daran colka diidan nolosha reer somaliland oo soomaali waxay noqotay kuwo aan waxba isku ogolayn
ibrahim cali ex
Maasha Allaah
Alle Cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo Madaxweyne Siilaanyo Waxqabadkii sii Maanta waa Midha Dhalay
Waxaan daawanayaa 15 October 2024 doorashadii waxaa ka hadhay 28 cisho ilaahaw nabadgalyo iyo caafimaad haynagu gaadhsiiyo. Shacabka Somaliland nabadgelyo iyo barwaaqo ayaa inoo rajaynayaa.
Waaaw xidigaa geeska noooolaaada aaamiin❤
Waaaw cabdirisaaq ashax nolow hees macan❤
Somaliland nabadeed ilahay ka sokow ciidankaa inoo hay ilaahoow noo daa ciiiiiiiiiidankayga cadaw ciilayaasha wn idin jecelahay ciidankayagoow 💗💖Ilove you ciidanka💜💜💜💜💜
❤❤❤❤❤ Mashalaal soomaalilnd guuliyogobanimo 🥰😍🥰🤍💚💯💪👍🥰
❤❤❤❤❤ Mashalaal soomaalilnd guuliyogobanimo 🥰😍🥰🤍💚💯💪👍🥰
❤❤❤❤❤ Mashalaal soomaalilnd guuliyogobanimo 🥰😍🥰🤍💚💯💪👍🥰
Waan idin nacbaha
Dhamaaadka 2024 baan daawanayaa aduunka iyo somalida kaleba somaliland baynu dheernahay ilaaahay haynoo ilaaliyo Qarankeena 6/10/2024 waxaan ku suganahay Mugdishu mis waligay kama kaftamin😢❤
16/10/2024 heeztan aad bn u jeclhy tvga ayuun bn k dawan jiry iyo mlinta 18 ka may allow zomali qalbigoda burcad izku mari zomaliland ka yeel mid ka mida wadamada lagu hirto aftica oo dhn❤
Mar haduu namiimshihii Naxli kugu abuurood Nabad guurshay aayihii Nacasowday maantee Aniguna nasiibkay Noloshayda waan heli Nabsibaan ku raacshee Waa inoo nacaybkaas 🙆♂️💔
Ninkaasi waa gob walahay waa istaahilaa in xilkaa loo dhiibo
حياكاالله
Soomaliland maanta la marayo halkee maraysaa 2024 dalkii goboladii qaar maqan yihiin dadkii soomaliland qaar sheeagy cadaw wadanka raggii wax garadka talada gacanta kuma hayo lkn juhalo la haya taladii ALLAW soomaliland ilaali burbur iyo dhibaato
Jidhka idubaaxiyay wlhi😰
Malmo adag ayay ahayeen😢
Cali Zaki muxu walaya😂
Abwaan
Mashallah❤🎉
Qodkastaa inta uu soomaliga ka yaqaan ayuu wax kq curiyaa ninkani waa ku hodan soomaliva aun
War ma hadraawi baa ninkan gabay la ekayn kara hadrawi abwaan wa ahaa lkn heerkaan maa gaarsiisnayn
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Qofku haddii aad lacag ku leedahay oo ku meermeeriyo waxa waajiba ah in aad u tagto garsoorka waa sida islaamkubsheegayal weeyo
Maanshaa allaa fanaan qaran weeye nur daalacay Hees wadaniyan oo qiiro leh weeye Somalliland guul iyo gobanimo insha allaa.
Aniga ayaalayqaaday
9/9/2024 20:10 fiidnim Heestan hees aad uqiiro badan waaye
Hees mcn
Mandhera ragi udhacay manta cadawgi gudaha lo yaqana oo kursiga sida galada loga ilaliya aderow ilhy ku naxariso❤
2024
Masha allah
War heeska iyo musiga maxaad kala soo doontay
Aun inti kushahidy😢
Masha Allah somali land guul iyo gabanimo cadowgaygu cagta hoosteeda
Masha Allah guul iyo gabanimo cadowgaygu cagta hoosteeda daaiman
Heestan waxaan Dib usoo booqdaY Caawa oo aY bishu Tahay 29/08/2024 Snm Waa ta dhashaY s/landta maanta Markaas ayaa siyaasiyiin yar yar iyo dad 2023 soo baxaY Aadyar iska leeyihiin SNM wax jira ma aHa SNM wey jirtaa weligeedna Wey jiraYsaa Diida ama Yeela Cidna Taariikhda Snm waxba ka bedali maYso