Gal-duur media
Gal-duur media
  • 23
  • 302 294

วีดีโอ

Abwaan suufi awcali iyo gabay; Qalas dirkiisii
มุมมอง 954ปีที่แล้ว
Abwaan suufi awcali iyo gabay; Qalas dirkiisii
jaandheer
มุมมอง 225ปีที่แล้ว
jaandheer
abwaan shookaan gabay uu uga jawaabay Guba3 ee heelaale
มุมมอง 2.1Kปีที่แล้ว
abwaan shookaan gabay uu uga jawaabay Guba3 ee heelaale
khaliif shiikh maxamuud masafo walcasri
มุมมอง 380ปีที่แล้ว
khaliif shiikh maxamuud masafo walcasri
abwaan axmed gabay cabdinuur gabay ka hadlaya dagaalka ka socda gobolka sool
มุมมอง 33Kปีที่แล้ว
abwaan axmed gabay cabdinuur gabay ka hadlaya dagaalka ka socda gobolka sool
abwaan cali cilmi afyare sidigta dhaameel
มุมมอง 449ปีที่แล้ว
abwaan cali cilmi afyare sidigta dhaameel
sayid maxamed cabdille xasan masafadii dood waxaan u leeyahay
มุมมอง 258ปีที่แล้ว
sayid maxamed cabdille xasan masafadii dood waxaan u leeyahay
abwaan shookaan gabay la magac baxay Kala-dheer
มุมมอง 226ปีที่แล้ว
abwaan shookaan gabay la magac baxay Kala-dheer
Khaliif shiikh maxamuud siciid,magaca gabaygan: ka cabiraad qaata
มุมมอง 75Kปีที่แล้ว
Khaliif shiikh maxamuud siciid,magaca gabaygan: ka cabiraad qaata
Abwaan cali dhuux aadan 14 hal oo wada gudha ah geela igu siiya
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
Abwaan cali dhuux aadan 14 hal oo wada gudha ah geela igu siiya
axmed gabay cabdinuur indhawayte waataanan galin gabayadaydiiye. maalmihii ssdf
มุมมอง 196ปีที่แล้ว
axmed gabay cabdinuur indhawayte waataanan galin gabayadaydiiye. maalmihii ssdf
khaliif shiikh maxamuud gabay; sifaale
มุมมอง 49K2 ปีที่แล้ว
khaliif shiikh maxamuud gabay; sifaale
sayid maxamed cabdille xasan gabaygii gudban codkii cali afyare
มุมมอง 19K2 ปีที่แล้ว
sayid maxamed cabdille xasan gabaygii gudban codkii cali afyare
abwaan shookaan gabay dakano
มุมมอง 1692 ปีที่แล้ว
abwaan shookaan gabay dakano
abwaan shookaan gabaygii saadaal
มุมมอง 1992 ปีที่แล้ว
abwaan shookaan gabaygii saadaal
abwaan shookaan iyo gabaygii baratan
มุมมอง 1182 ปีที่แล้ว
abwaan shookaan iyo gabaygii baratan
Abwaan shookaan gabaygii hawaale
มุมมอง 2312 ปีที่แล้ว
Abwaan shookaan gabaygii hawaale
Abwaan shookaan iyo gabaygii saadaal
มุมมอง 1292 ปีที่แล้ว
Abwaan shookaan iyo gabaygii saadaal
Abwaan shookaan gabaygii dareen
มุมมอง 3093 ปีที่แล้ว
Abwaan shookaan gabaygii dareen
abwaaan khaliif shiikh maxamuud \ngabaygii maruuryo
มุมมอง 30K3 ปีที่แล้ว
abwaaan khaliif shiikh maxamuud gabaygii maruuryo
abwaan shookaan iyo gabaygii hungo
มุมมอง 4703 ปีที่แล้ว
abwaan shookaan iyo gabaygii hungo
Abwaan shookaan iyo gabaygii gocosho
มุมมอง 4053 ปีที่แล้ว
Abwaan shookaan iyo gabaygii gocosho

ความคิดเห็น

  • @tiibeqorane7008
    @tiibeqorane7008 5 วันที่ผ่านมา

    Nasiib darada dhacdaa waxay tahay ninkaaan hal gaber ayuu dhalay gabadhiina mareexaaan ayaaaa guursaday alla maxuu odaygu mareexaan ciil uqabay

  • @abdirizakalisaeed7035
    @abdirizakalisaeed7035 7 วันที่ผ่านมา

    Abwaan tagay weyeh afkaga caano lagu qabay❤

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 19 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 19 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan 19 วันที่ผ่านมา

    oohin baa ka timi wax u la hadhay ma jiro.. ilaa islaantii sacad muuse ee dhashay .. ayuu habar yoonis kula baryaootamay ilaa ninkii islaaantaasi dhashay ee habar yoonis... maxamed cumar ayuu ku sheegay ninka gabyayaaye.. ee wuxu ahaa Muxumed Cali.. oo ninkii Whitehorse la odhan jiray ee Qaasin isu gabyi jireen aabohhoo oo ugaadh cumar ah.. weeye

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 21 วันที่ผ่านมา

    Hussein Abshir Waraabe Garoon Wuxuu Ladhashay Hassan Abshir Waraabe Oo Mar Darawal U Ahaa Jaale Siyaad, Ex. Duqii Muqdisho Islamarkaana Noqday Raiisal Wasaarihii TFG Abdiqasim Salaad. Haddaba Hussein Abshir Oo Gabaygan Ku Socdo Wuxuu Kamid Ahaa Saraakiishii Jamhaddii Barakaysnayd Ee SSDF, Waxaana Jirtay Mar Uu Kacarooday Dacaayado Lagu Eedeyey Inuu Xiriir La Leeyahay Xamar Iyo Walalkii Hassan Abshir. Arintii Calaa Kuli Xaal Khalif Sh. Maxamud Baa Dhameyey Oo Sugaantan Kula Gar Naqsaday Walalkii G/S/Xuseen. Allaha Ku Arzaaqo Janooyinka Alle Midda Ugu Darajo Sarayso Dhamaantood Amiin Dhaxalkoodii Maanta Waa Carro Udug Oo Xornimo Iyo Nabad Cidna Aan Looga Baqayn

  • @AbdifittahAhmett
    @AbdifittahAhmett 22 วันที่ผ่านมา

    Ader gacaliye Allha kuu naxariisto dhiigaad noo hurtay ban ku hurudna ❤❤❤

  • @AbdifittahAhmett
    @AbdifittahAhmett 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @AmtelOlympic
    @AmtelOlympic 25 วันที่ผ่านมา

    MAR LA ARAG

  • @SiciudAhmed
    @SiciudAhmed หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 หลายเดือนก่อน

    Abwan qiima badan

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aderkay guulayso

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    Libaax abwaan dhacdhacle

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan dhacdhacle guul iyo gobanimo

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto adeer khaliif

    • @SuufiAdduun
      @SuufiAdduun หลายเดือนก่อน

      Ninkaan cali saleebaan miyaa wll?

  • @MiiraUmuanhaar
    @MiiraUmuanhaar 2 หลายเดือนก่อน

    Jeelkuu hurdaa faysalkay rag u jeclaayeene😂

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah abwaan dhacdhacle

  • @lulsoyan4432
    @lulsoyan4432 2 หลายเดือนก่อน

    Naxariistii ilaah iyo janno fardows alah kugeeyo

  • @AyaanleAbdi-o2m
    @AyaanleAbdi-o2m 3 หลายเดือนก่อน

    Meeye kuu 77kii

  • @anabogle5752
    @anabogle5752 3 หลายเดือนก่อน

    Allah haunaxariisto Khalif shiekh

  • @NuurAhmad-t4s
    @NuurAhmad-t4s 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @SiciidCabdi-q8t
    @SiciidCabdi-q8t 3 หลายเดือนก่อน

    rabi kuu naxarisay adeer mcane tariqdaa ku xusi donto

  • @moyaa1852
    @moyaa1852 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer Rasuul baad Tahay ilaahay nasoo direy

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂 alla maxaan qoslay

  • @barkhadlemohamed6635
    @barkhadlemohamed6635 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkan gabaygii wuu cnadadowlay oo wuu ku ciyaaray

  • @mahamudyasin3458
    @mahamudyasin3458 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha unaxaristo adeerkey Husen xaaji Abshir faraax qabriga Allah haku wasiciyo

  • @ibrahimali3143
    @ibrahimali3143 4 หลายเดือนก่อน

    Gabaygaan adeer wuxuu utiriyey adeer xusseen abshir faarax corneel xuseen sheydaan kumagac dheeraa oo taliye u'ahaa guutada cirro markii ay is tuhmeen oo ay yiraahdeen walaalkii ayuu la shaqeeyaa ra'iisal wasaarihii hore xasan abshir farah waraabe oo markaa ahaa gudoomiyaha muqdiaho Kullih ilaahey ha 'unaxariisto mujaahidiinteenii adeer khaliif iyo adeer xuseen iyo ciidankoodii maalinkaas waxay dhigeen taariikh markii ay ciidankii siyaad barre ka dileen 67 askari ssdf na waxaa ka dhintay maalinkaas 12❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shar-wi5eu
    @Shar-wi5eu 4 หลายเดือนก่อน

    2:06

  • @axmedxasan-ex6zm
    @axmedxasan-ex6zm 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ axsan abwaan

  • @DoonyaaleibneCasayr
    @DoonyaaleibneCasayr 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan xaraashle

  • @caaishacandiwali1953
    @caaishacandiwali1953 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxarsto khaliif shiikh maxamuud siciid faay

  • @YaasiinGuleed-fz9cf
    @YaasiinGuleed-fz9cf 5 หลายเดือนก่อน

    Khalif shikh naxamud

  • @CabdulaahiDaroor
    @CabdulaahiDaroor 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 6 หลายเดือนก่อน

    Majeerteen Laabta Kuheeysta waxa Naloo Geeystay Oo Sidda Hooyooyinkeen Iyo Aabayaasheen Nooga Sheekeeyeen Caruurahiina Uga Sheekeeya. Caruurtiina Kuwa Dhiiroon Oo Qofwalba Intuu Ujiro Noqdo Hanoqddeen Siddeenoo Kale. Fadlan Ha Ilaabina. Niman Taariikhdiisa Aqoonin, Meeshuu Usocddana Mayaqaan. Allow Puntland Barakeey. Ssdf 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 6 หลายเดือนก่อน

    Geesi Halgamaa Addeer Khaliif sheikh Mohamuud. Alloow Kuunaxariiso Wallee Majeerteen Ragg waa Soomaray. Ssdf 😍😍😍

  • @BeebeCabdi
    @BeebeCabdi 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @faatushaalbaasha4671
    @faatushaalbaasha4671 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto gabaygii Aabahy xuseen abshir gabaygaan waxaa no daari jirtay hooyaden macaan Hooyadey hooyo adna ilaahy haku naxariisto

  • @axmedwarsame-c6o
    @axmedwarsame-c6o 6 หลายเดือนก่อน

    ninman aywalaala yihiin oo habar yoonisa ayay xaga hooyo ka walaala yahiin cali dhuux oo makihiil isaaq ayaa dhalay labadaba

  • @somali7851
    @somali7851 6 หลายเดือนก่อน

    Ragii igu gadanaa miyaa akhiro iguuray 😢

  • @AbdallaAli-os2be
    @AbdallaAli-os2be 6 หลายเดือนก่อน

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 7 หลายเดือนก่อน

    Tanoo kale lama arag lamana maqal

  • @abdirisaqhussen4452
    @abdirisaqhussen4452 7 หลายเดือนก่อน

    Gabaygii galar hee xasan carab nosogaliya bila caleek

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 7 หลายเดือนก่อน

    Libaax WEEYE NINKAAN

  • @calidhakalaf4121
    @calidhakalaf4121 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abwaanka waxaa la odhan karaa xiligaas waxbaa loosii nuuriyey dhawrkan arimood oo aan gadaal ka sheegi doono midna ma dhicin markan uu gabayga tirinayo, waxaa la yaab ah sidii uu sheegay in wax walba aakhirkii udhaceen, weerar subax jimce ah waa 25 August ‘e, hubka dhigistii, habqankii ciidanka snm, dhisidii maamulka ssc-khaatumo & xitaa aqoonsigii oo markiiba dhacay oo uu sii saadaaliyeyba.

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 8 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxaristo Mujaahid Khalif SH.Maxamuud wiilhoog MJ ah wa ninka Somalia badbaadiyay

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 8 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah guuleyso

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 8 หลายเดือนก่อน

    Rabi hakuu naxariisto

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 8 หลายเดือนก่อน

    Waar qofka maxa diif ka muuqata

  • @alib7923
    @alib7923 8 หลายเดือนก่อน

    Gabaygaan wuxuu ku soo qaatay aabahay abdulqaadir iyo awowgay cali qod oo ahaa halgamayaal ssdf dhamaantood ilahay ha u naxariisto