Abdalla Omer
Abdalla Omer
  • 32
  • 5 592
Trading Journal ( Free Template ) | SOMALI
Follow Abdullahi
abdulahfx_
📊 Notion Template ( FREE ) : shorturl.at/E1mBh
📓 Free Notion Template for Traders | Trade Journaling Made Easy! 📓
In this video, I’m introducing a free Notion template designed specifically for traders to journal their trades and track performance. Keeping a trade journal is essential for improving your trading strategy and identifying patterns that lead to success. This template will help you stay organized and disciplined, all in one easy-to-use platform!
📌 What You'll Get:
- A simple, customizable trade journal template
- Tools to track your trades, profits, and performance
- Sections for reflecting on emotional control and mindset
- Completely free to download and use!
🎁 Grab the free template now and take your trading to the next level!
🔔 Don't forget to subscribe for more tools, tips, and strategies to boost your trading success!
#NotionTemplate #TradeJournaling #FreeTemplate #ForexMentorship #ICI #tradingtools
มุมมอง: 35

วีดีโอ

Psychology of Trading 103 | Somali
มุมมอง 597 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🧠 How to Become Profitable with the Right Mindset | The Trade is Within You 🧠 In this video, I’ll explore how your mindset can be the key to unlocking consistent profits in trading. It’s not just about strategies like the ICI or analyzing the markets-the real difference between success and failure comes from within you. I’ll show you how adjusting your...
EURUSD 1% | ICI | SOMALI
มุมมอง 5312 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🚀 Faahfaahin Ganacsi Forex: EURUSD 1% Faa'iido 01/10/24! 🚀 Muuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigi doonaa faahfaahin ganacsi oo aan sameeyey EURUSD, taasoo keentay faa'iido dhan 1%! 📈 Waxaan si faahfaahsan u sharxi doonaa falanqayntii aan sameeyey ka hor inta aanan galin ganacsiga, halka aan ka galay iyo halka aan ka baxay ganacsiga, iyo sababta aan u qaa...
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP8
มุมมอง 10014 ชั่วโมงที่ผ่านมา
-Follow Abdullahi abdulahfx_ 🧠 Sababta Aad Ugu Qasaartid Suuqa - Qeybta 8: Simple Process, Simple Trading 🧠 Ku soo dhawoow Qeybta 8 ee taxanaha "Sababta Aad Ugu Qasaartid Suuqa", halkaas oo aan maanta kaga hadli doono muhiimadda ay leedahay inaad yeelato hab ganacsi oo fudud oo ku saleysan nidaam iyo sida ay muhiim u tahay inaad ahaato qof nidaamsan. Ganacsiga guuleysta wuxuu ku ...
ALL Trades Taken This Month + FULL BREAKDOWN | SOMALI
มุมมอง 10821 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ September 2024 Forex Trading Recap | ICI Strategy | 3.13% Gain In this video, I’ll be breaking down all the trades I took this month, leading to a solid 3.13% gain for September 2024. I’ll walk you through each trade, explaining the setups, why I entered, and how I managed risk using the ICI Strategy. From the winners to the losses, you’ll get a comple...
Psychology of Trading 102 | Somali
มุมมอง 168วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🧠 Patience Is Your Superpower - Episode 102: Mastering Patience in Trading 🧠 Welcome to Episode 102 of the series "Psychology Mastermind," where we dive into the power of patience in trading. In this video, I’ll break down why patience is a crucial skill for every trader and how it can be the difference between success and failure in the forex market. ...
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP7
มุมมอง 84วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🧠 Why You’re Losing in the Market - Episode 7: Defensive vs. Aggressive Trading 🧠 Welcome to Episode 7 of the series "Why You’re Losing in the Market", where I break down the difference between defensive and aggressive trading styles. In this video, I’ll explain when it’s best to take a defensive approach and when to go on the offensive to maximize you...
Psychology of Trading 101 | Somali
มุมมอง 73วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🧠 Psychology of Trading 101: Master Your Mindset for Success! 🧠 In this video, I dive deep into the psychology of trading and why mastering your mindset is just as important as mastering your strategy. I’ll cover key aspects like emotional control, managing fear and greed, and how to stay disciplined during market volatility. 📌 What You'll Learn: - How...
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP6
มุมมอง 8314 วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_
GBPUSD +2% | ICI | SOMALI
มุมมอง 10714 วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🚀 Forex Trade Breakdown: GBPUSD 2% Gain on 19/09/24! 🚀 In this video, I’ll be breaking down a recent trade I took on the GBPUSD pair, resulting in a solid 2% profit! 📈 I’ll go over the analysis that led to the trade, the exact entry and exit points, and the reasoning behind my decisions. Whether you’re new to trading or an experienced trader, there’s s...
EURUSD +2% | ICI | SOMALI
มุมมอง 11614 วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ 🚀 Forex Trading Breakdown: EURUSD 2% Gain on 19/09/24! 🚀 In this video, I walk you through a detailed breakdown of a recent trade I took on the EURUSD pair, resulting in a solid 2% gain! 📈 I’ll cover my analysis leading up to the trade, the exact entry and exit points, and the reasoning behind my decisions. Whether you’re new to trading or an experienc...
Funding Pips Review EP2 | Somali
มุมมอง 36214 วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_
Funding Pips Review (Unfiltered) | Somali
มุมมอง 89921 วันที่ผ่านมา
Follow Abdullahi abdulahfx_ "Fiidhiyowgaan, qaybta 1-aad, waxaan si faahfaahsan oo qoto dheer u eegayaa shirkadda prop firm-ka ah ee Funding Pips, oo kamid ah shirkadaha ugu caansan ee taageera ganacsatada suuqa. Waxaan kuu soo bandhigi doonaa barnaamijyadooda maalgelinta, shuruudaha qiimeynta, iyo faa’iidooyinka iyo caqabadaha ay leedahay isticmaalka madashooda. Haddii aad qorsh...
Full Breakdown on my strategy | ici Somali
มุมมอง 15621 วันที่ผ่านมา
instagram iga so follow garee abdulahfx_
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP5
มุมมอง 10128 วันที่ผ่านมา
instagram igala so hadal abdulahfx_
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP4
มุมมอง 60หลายเดือนก่อน
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP4
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP3
มุมมอง 62หลายเดือนก่อน
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP3
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP2
มุมมอง 88หลายเดือนก่อน
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP2
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP1
มุมมอง 70หลายเดือนก่อน
Sababta aad ugu qasaartid suuqa EP1
Trade Breakdown Gbpusd | ici | Somali
มุมมอง 1653 หลายเดือนก่อน
Trade Breakdown Gbpusd | ici | Somali
Trade Breakdown | ici | Somali
มุมมอง 903 หลายเดือนก่อน
Trade Breakdown | ici | Somali
29 May | Eurusd 3%
มุมมอง 873 หลายเดือนก่อน
29 May | Eurusd 3%
29 MAY | GBPUSD +3%
มุมมอง 843 หลายเดือนก่อน
29 MAY | GBPUSD 3%
JOURNALING TRADES
มุมมอง 914 หลายเดือนก่อน
JOURNALING TRADES
Waxaan trade kareyay Bitcoin anigoo isticmalaya Strategy-ka ici | Forex Somali
มุมมอง 2306 หลายเดือนก่อน
Waxaan trade kareyay Bitcoin anigoo isticmalaya Strategy-ka ici | Forex Somali
Sidaan Wax ka Badal | Forex
มุมมอง 1186 หลายเดือนก่อน
Sidaan Wax ka Badal | Forex
BARASHADA ( ICI ) STRATEGY | FOREX SOMALI
มุมมอง 8006 หลายเดือนก่อน
BARASHADA ( ICI ) STRATEGY | FOREX SOMALI
Halka Wax Dilaya in aad Profitable Trader Noqotid | Forex Somali
มุมมอง 1046 หลายเดือนก่อน
Halka Wax Dilaya in aad Profitable Trader Noqotid | Forex Somali
Sababta Aadan Profitable U Ahayn | Forex somali
มุมมอง 956 หลายเดือนก่อน
Sababta Aadan Profitable U Ahayn | Forex somali
QALADKAAN WALIGAA HA SAMAYNIN | FOREX SOMALI
มุมมอง 1496 หลายเดือนก่อน
QALADKAAN WALIGAA HA SAMAYNIN | FOREX SOMALI

ความคิดเห็น

  • @eagleadvert
    @eagleadvert วันที่ผ่านมา

    Hada nin weyn buu ilahay kaa dhigayee ma waxaana lasoo shar tagtay😂😂😂😂

  • @hkmagoltube4529
    @hkmagoltube4529 2 วันที่ผ่านมา

    Legend master of the market

    • @1bdalla
      @1bdalla 2 วันที่ผ่านมา

      Thanks wll❤

  • @sakariye.king15
    @sakariye.king15 3 วันที่ผ่านมา

    Thank you teacher❤❤

    • @1bdalla
      @1bdalla 2 วันที่ผ่านมา

      You're welcome 😊

  • @sakariye.king15
    @sakariye.king15 3 วันที่ผ่านมา

    Ad bad u mahsantay zxp Sida wax nala wadagtay

  • @NURADIN_1
    @NURADIN_1 4 วันที่ผ่านมา

    waa mahadsan tahay taliye wxban ka faidey

    • @1bdalla
      @1bdalla 2 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan

  • @zakijyo
    @zakijyo 10 วันที่ผ่านมา

    Masha allah good information for free mahadsanid wll

    • @1bdalla
      @1bdalla 10 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan wll 🤝 Free 2 Hour live webinar ayaa so socday haga maqnanin

  • @suhaybjeebb
    @suhaybjeebb 10 วันที่ผ่านมา

    Mahadsantahay legend codka kor noogu qaad

    • @1bdalla
      @1bdalla 10 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan 🙏 insha allah

  • @AsadHussain-t5d
    @AsadHussain-t5d 10 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

    • @1bdalla
      @1bdalla 10 วันที่ผ่านมา

      Adaa mudan wll

  • @AbdiqaniMohamed-vb5hr
    @AbdiqaniMohamed-vb5hr 12 วันที่ผ่านมา

    ustaad volume ka sidee lagu ogaada ayadana muqal noogu so same adigo mhdsan

  • @AbdiqaniMohamed-vb5hr
    @AbdiqaniMohamed-vb5hr 12 วันที่ผ่านมา

    mhd sanid sxp muqalaada wax badan ayaan ka faaiday wlhi suqana kuma cusbi balse muqlada xogta aad kuso gudbiso ayaan ka fa,idestay loss 3% aan ku iray ayaan ugu dambeyn ici hada waa ii fududatay

  • @AsadHussain-t5d
    @AsadHussain-t5d 12 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Ustaad nosoo badi mowduucyada ku saabsan trading phycology

  • @zakijyo
    @zakijyo 13 วันที่ผ่านมา

    Aniga 4 sano forex ku jira accounts challenge 8 Ayan gubay Real na 2 Xalka waxan ka raadin jiray strategy ga badal Market structure isku day Supply and demand isku day Price action isku day ICT isku day Lkn markan dawaday taxanaha aad nala wadagtay waxan ogaday problem in uu yahay mindset ka iyo phycology iga qaldan

  • @yaasiryare9088
    @yaasiryare9088 13 วันที่ผ่านมา

    Ee markaas soo xaraan manoqoneyso ilaa waa qamaar oo kale hadi demo lagu trade gareynayo?

  • @abdirizakamir4045
    @abdirizakamir4045 15 วันที่ผ่านมา

    Funding pips or Funded next which one is better for trader's Uetaad?

  • @wewantsb
    @wewantsb 15 วันที่ผ่านมา

    Great video sxb

  • @MkKalaay
    @MkKalaay 16 วันที่ผ่านมา

    Tnx lpx

  • @DrSaidHassan
    @DrSaidHassan 16 วันที่ผ่านมา

    ustaad aad baa u mahadan tahay Volume ka baan u baahanahay fadlan nala wadaag

  • @MkKalaay
    @MkKalaay 17 วันที่ผ่านมา

    Equitge tuuga waaye

    • @1bdalla
      @1bdalla 17 วันที่ผ่านมา

      Waa kaso hadli doona

  • @abdimalikhaile4335
    @abdimalikhaile4335 18 วันที่ผ่านมา

    Sxp inte kla soxirra

    • @1bdalla
      @1bdalla 15 วันที่ผ่านมา

      instagram wll

  • @FADHIDIID
    @FADHIDIID 18 วันที่ผ่านมา

    Asç zxp

    • @1bdalla
      @1bdalla 18 วันที่ผ่านมา

      Wcs wll

  • @whyareugay9909
    @whyareugay9909 18 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid sxp

  • @abdiqafarabukar9822
    @abdiqafarabukar9822 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa jeclan laha wll inaad ilaso xariirta wa ku code gareyn your strategy hadey macqul thy , marka la automate gareyoo strategiyadada waxey noqoneysa out of emotion we can help alot to the community and also to ourselves..

  • @MaxamedBaariyoow
    @MaxamedBaariyoow 19 วันที่ผ่านมา

    Wll waxaan maqle findings pips Waxeey leedahay spread saaid ah ee sax miyaa?

    • @1bdalla
      @1bdalla 19 วันที่ผ่านมา

      Video-ka dhameyso wll waa ka jawaabay suashaas

  • @mohamedshire5451
    @mohamedshire5451 20 วันที่ผ่านมา

    Shukran bro ❤️ for your effort

    • @1bdalla
      @1bdalla 20 วันที่ผ่านมา

      Adaa Mudan wll

  • @abdiqanimohamed-m3k
    @abdiqanimohamed-m3k 24 วันที่ผ่านมา

    Ici mentor badan ayaan isticmala adigan ogaan bro

    • @1bdalla
      @1bdalla 24 วันที่ผ่านมา

      Lagayabaa inan maqal, balse isheeg hadaad adigu taqaan wll ? Mida kale strategy kaan anaaba create gareyee ayagu sidee ayay kugayneen ( balse magaca malihi ani, strategy lee leeyahay ) 🤷🏻‍♂️

    • @eagleadvert
      @eagleadvert วันที่ผ่านมา

      @@1bdalla😂😂😂😂😂😂

  • @DrSaidHassan
    @DrSaidHassan หลายเดือนก่อน

    THANKS THANKS 100%

  • @DrSaidHassan
    @DrSaidHassan หลายเดือนก่อน

    MASH AALLH MACLIN WAA MAHADSAN TAHAY RUNTII AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY SIDA HAGAR LA AANTA AH OO AAD DHALINTEENA ULA HADASHAY ICI WAAN TIIJAABINAY WAYNA NOO SHAQAYSAN MARKASTA WAXAN U BAAHANAHAY DHIIRIGALINTAADA IYO AQOON TAADA JAZAA KA ALLAAH KHAYRAL JAZAAA

  • @DrSaidHassan
    @DrSaidHassan หลายเดือนก่อน

    MASH AALLH MACLIN WAA MAHADSAN TAHAY RUNTII AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY SIDA HAGAR LA AANTA AH OO AAD DHALINTEENA ULA HADASHAY ICI WAAN TIIJAABINAY WAYNA NOO SHAQAYSAN MARKASTA WAXAN U BAAHANAHAY DHIIRIGALINTAADA IYO AQOON TAADA JAZAA KA ALLAAH KHAYRAL JAZAAA

  • @izaalove797
    @izaalove797 หลายเดือนก่อน

    Adaa u mahadsan tahay ustaad❤

  • @SacdiyoXasan-g4m
    @SacdiyoXasan-g4m หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ustad

  • @MaadowFX
    @MaadowFX 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga sxpow geligaa isla saxsan miyaa marka maanta dhan wxan iska dhaaf adiga waxna uma sheegeysid umada qof course kaa gataa rabtaa ici kulahaa waraa nio keligey saxsan iska dhaaf umada woxooda iska daa adiga wxa heyso u bandhig haday qaatan arag

  • @qisaschannel5839
    @qisaschannel5839 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee lagaala soo xariiraa?

    • @1bdalla
      @1bdalla 28 วันที่ผ่านมา

      Instagram wll @abdulahfx_

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

    walal telegram kaaga ii sheeg

    • @qisaschannel5839
      @qisaschannel5839 2 หลายเดือนก่อน

      Meel aad kala xariirto ma heshey

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      @@qisaschannel5839 sxb maya

    • @1bdalla
      @1bdalla 28 วันที่ผ่านมา

      Instagram wll @abdulahfx_

    • @1bdalla
      @1bdalla 28 วันที่ผ่านมา

      @@qisaschannel5839instagram wll @abdulahfx_

  • @moeS84
    @moeS84 3 หลายเดือนก่อน

    ninkaan isagaaba ICT kale ah. kaligii saxane...

  • @moeS84
    @moeS84 3 หลายเดือนก่อน

    asc. sxb see ku hela PDG kaaga

    • @1bdalla
      @1bdalla 2 หลายเดือนก่อน

      instagram igala so hadal

  • @TOMJERRY-lw9ly
    @TOMJERRY-lw9ly 3 หลายเดือนก่อน

    Hello brother How can i get the free pdf : great idea 👍

  • @SuleymaanAxmed-l9o
    @SuleymaanAxmed-l9o 4 หลายเดือนก่อน

    Sobilaw malin😢😢

  • @ivang1014
    @ivang1014 5 หลายเดือนก่อน

    🌸 'Promosm'

  • @DaljirkaDahsoon-jh8lo
    @DaljirkaDahsoon-jh8lo 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad live maasoogashid oo ku trade garaysid si loo arko waxaad sheegayso inuu profitable yahay.

  • @bashirabdulahi8887
    @bashirabdulahi8887 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah waan ka helay sida fudud eey ushaqeyso

  • @heitham_144
    @heitham_144 6 หลายเดือนก่อน

    Ustad strategy gan pocket option maku shaqenaya binary?

  • @Ahmedaadan-kt8pr
    @Ahmedaadan-kt8pr 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks❤❤❤ sxb mcn

  • @CabdiraxmaanCali-dr2ug
    @CabdiraxmaanCali-dr2ug 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @CabdiraxmaanCali-dr2ug
    @CabdiraxmaanCali-dr2ug 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @Galoolfxtrading
    @Galoolfxtrading 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤❤

  • @AbiFarah-gf9uy
    @AbiFarah-gf9uy 6 หลายเดือนก่อน

    Mad nla wadagi krta dhaqaqa Account last 3 months

    • @1bdalla
      @1bdalla 6 หลายเดือนก่อน

      Haye intee kugu so diraa ?

  • @jacalnaa10
    @jacalnaa10 6 หลายเดือนก่อน

    Pro tiktok ka so racay blse ujeydka an u imaday iyo sida aad hadalka udhigtay ismalahan so why profitably unoqon weysay so adna wali kama hadlin in aad isticmasho ici ana ict an ahayaa wana fikirkayga keep going pro

    • @1bdalla
      @1bdalla 6 หลายเดือนก่อน

      Yaa ku dhahay Anigu profitable ma ahi ? Waxaan la hadlayay dadka anan wali profitable ahayn oo isticmaalo ICT ama SMC

  • @AbdisalanAbdulleHalane
    @AbdisalanAbdulleHalane 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Mhdznd