Caaqil Teknoloji
Caaqil Teknoloji
  • 152
  • 104 824

วีดีโอ

Sidee Facebook Account Hawada Looga Saaraa? | How To Delete Facebook Account? @caaqiltechnology
มุมมอง 3012 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Video-gaan Waxaa kuugu Faa'iideyn Doonaa Sida Facebook Account Hawada Looga Saaro Gabi ahaanba How to Delete Facebook Account? #facebook #facebookpage #Facebook_recover #facebook_hacked_account_recover #bashada_computerka #basic_computer #basic_computer_course Daawadaheyga qaaliga ahaw wixii FAA,faahin dheeri ah waxaad igala soo xiriiri-kartaa Lambar WhatsApp-kan 252 613000448 Daawadaheyga qaal...
Sidee Facebook Profile Loogu Badalaa Facebook Professional page | @caaqiltechnology
มุมมอง 2814 วันที่ผ่านมา
Video-gaan Waxaan Kuugu faa'iideyn doonaa Sida Facebook Profile loogu badalo Facebook professional Page ama Facebook Professional Mode. #facebook #facebookreels #facebookpage #professional Daawadaheyga qaaliga ahaw wixii FAA,faahin dheeri ah waxaad igala soo xiriiri-kartaa Lambar WhatsApp-kan 252 613000448 Sidee Facebook Profile Lacag Loogu Sameeyaa?How To Make Money💰 FacebookProfile? @caaqilte...
Side Loo Furta Facebook laga xiray |Sida loosoo celiyo Facebook has been Locked🔒🔐 @caaqiltechnology
มุมมอง 5014 วันที่ผ่านมา
Video-gaan waxaa kugu faa'ideyn doonaa sida loo furto Facebook lock lagaaga xiray My facebook has been locked #facebook #facebook_locked #facebook_hacked_account_recover #Facebook_recover #facebook_report #bashada_computerka #basic_computer #basic_computer_course #computerscience #computerknowledge Daawadaheyga qaaliga ahaw wixii FAA,faahin dheeri ah waxaad igala soo xiriiri-kartaa Lambar Whats...
Sidee Facebook Profile Lacag Loogu Sameeyaa?How To Make Money💰 FacebookProfile? @caaqiltechnology
มุมมอง 5421 วันที่ผ่านมา
Video-gaan waxaa kugu faa'ideyn doonaa 4 Hab oo aad Facebook professional Mode -ka Lacag Ugu samayn kartid Wixii fikirkaaga ah Coment-iga iigu reeb Mahadsanid #caaqil_teknoloji @caaqiltechnology #facebook #facebookreels #facebooklive #facebookpage #facebookstatus #motivational #money Daawadaheyga qaaliga ahaw wixii FAA,faahin dheeri ah waxaad igala soo xiriiri-kartaa Lambar WhatsApp-kan 252 613...
Sidee Facebook Profile Lock 🔐 Loogu Xirtaa ?? How to Lock 🔐 Facebook Profile? #caaqil_teknoloji
มุมมอง 4021 วันที่ผ่านมา
Video-gaan waxaa kugu faa'ideyn doonaa Sidee Facebook Profile Lock 🔐 Loogu Xirtaa ?? How to Lock Facebook Profile? #Facebook #facebook #bashada_computerka #basic_computer #basic_computer_course #computerscience #computerknowledge Barashada Kumpiyuuter-ka Cashar-ka 1aad | Learn Basic Computer | #caaqil_teknoloji #af_somali #tech Daawadaheyga qaaliga ahaw wixii FAA,faahin dheeri ah waxaad igala s...
Messenger
มุมมอง 8หลายเดือนก่อน
Messenger
How To Uninstall Default Apps In Samsung Android? Sidee Loo Daleedaa Galaxy Store App?
มุมมอง 24หลายเดือนก่อน
Video-gaan waxaa kugu faa'ideyn doonaa sida loo daleedo Apps-ka Kusoo dago Samsung Android ka wiliba 3 Hab Inshaa Allah.. How To Uninstall Default Apps In Samsung Android? Sidee Loo Daleedaa Galaxy Store App? #caaqil_teknoloji #trading #bashada_computerka #basic_computer #basic_computer_course #computerscience #computerknowledge Daawadaheyga qaaliga ahaw wixii FAA,faahin dheeri ah waxaad igala ...
DXY
มุมมอง 17หลายเดือนก่อน
DXY
Sida la isaga xiro Camera Roll Sharing Suggestions/ How to lock 🔐 Camera roll Sharing Sugestions In?
มุมมอง 31หลายเดือนก่อน
Video-gaan waxaa kugu faa'ideyn doonaa sida la isaga xiro Camera roll Sharing Suggestions.. How to lock 🔐 Camera roll Sharing Sugestions In Facebook? #Camera #camera_review #Facebook #caaqil_teknoloji #smartphone #basic_computer_course #computerscience #computerknowledge Barashada Kumpiyuuter-ka Cashar-ka 1aad | Learn Basic Computer | #caaqil_teknoloji #af_somali #tech Daawadaheyga qaaliga ahaw...
coming back
มุมมอง 122 หลายเดือนก่อน
coming back
Sidee la isku baraa Printer 🖨 Cusub iyo Computer-ka | How to Install Printer 🖨 Setup Drive L3210?
มุมมอง 6972 หลายเดือนก่อน
Sidee la isku baraa Printer 🖨 Cusub iyo Computer-ka | How to Install Printer 🖨 Setup Drive L3210?
Sida la isku baro Printer-ka iyo Computer-ka? BERI ayaa idin soo dhigi doonaa Inshaa Allah.
มุมมอง 362 หลายเดือนก่อน
Sida la isku baro Printer-ka iyo Computer-ka? BERI ayaa idin soo dhigi doonaa Inshaa Allah.
How to activate windows? | Windows License will expire soon .
มุมมอง 475 หลายเดือนก่อน
How to activate windows? | Windows License will expire soon .
Sidee Loo sameeyaa Persensentation Animation PowerPoint Slide || Animated PowerPoint Slide Design
มุมมอง 866 หลายเดือนก่อน
Sidee Loo sameeyaa Persensentation Animation PowerPoint Slide || Animated PowerPoint Slide Design
Sida loo badalo Dhalashada Taariikhda Facebook | How to change Date Of Birth In Facebook
มุมมอง 798 หลายเดือนก่อน
Sida loo badalo Dhalashada Taariikhda Facebook | How to change Date Of Birth In Facebook
Sida Screenshort Loga qaado Design Ms-Word kusamaysay || Sida Computer-ka loogu shubo sawir
มุมมอง 539 หลายเดือนก่อน
Sida Screenshort Loga qaado Design Ms-Word kusamaysay || Sida Computer-ka loogu shubo sawir
Sida Loo Sameeyo ID Card Qurux Badan Ms Word | How To Make Best ID Card In Ms-Word #caaqil_teknoloji
มุมมอง 6589 หลายเดือนก่อน
Sida Loo Sameeyo ID Card Qurux Badan Ms Word | How To Make Best ID Card In Ms-Word #caaqil_teknoloji
Sida #facebook Profile looga dhax sameeyo #facebook Profile kale | Profile to Profile
มุมมอง 489 หลายเดือนก่อน
Sida #facebook Profile looga dhax sameeyo #facebook Profile kale | Profile to Profile
Update Cusub oo Facebook Profile-ka lagu soo kordhiyey 2023 #caaqil_teknoloji
มุมมอง 289 หลายเดือนก่อน
Update Cusub oo Facebook Profile-ka lagu soo kordhiyey 2023 #caaqil_teknoloji
Sida loo sameyo shahado Sharaf adigo isticmalaya Microsoft Office Word #caaqil_teknoloji #af_somali
มุมมอง 999 หลายเดือนก่อน
Sida loo sameyo shahado Sharaf adigo isticmalaya Microsoft Office Word #caaqil_teknoloji #af_somali
Wax ka ogow #Update ka ee lagu soo kordhiyey #Facebook #caaqil_teknoloji
มุมมอง 309 หลายเดือนก่อน
Wax ka ogow #Update ka ee lagu soo kordhiyey #Facebook #caaqil_teknoloji
Sida loo sameyo jadwal-ka ama #time_table ka Fasalka | How to make Time Table in ms-word
มุมมอง 7979 หลายเดือนก่อน
Sida loo sameyo jadwal-ka ama #time_table ka Fasalka | How to make Time Table in ms-word
Sida looga dhigo Logo 3D adigoo isticmaalaya Ms word #caaqil_teknoloji
มุมมอง 5710 หลายเดือนก่อน
Sida looga dhigo Logo 3D adigoo isticmaalaya Ms word #caaqil_teknoloji
Sida Youtube #Banner iyo #Logo loo saarto #caaqil_teknoloji
มุมมอง 6010 หลายเดือนก่อน
Sida TH-cam #Banner iyo #Logo loo saarto #caaqil_teknoloji
Sida loo sameeyo Loogo Qurux badan Adigoo isticmaalaya Ms-word || How to Make Best Logo in ms-word
มุมมอง 1K10 หลายเดือนก่อน
Sida loo sameeyo Loogo Qurux badan Adigoo isticmaalaya Ms-word || How to Make Best Logo in ms-word
Sida Video-ga Thumbnail loo saarto || Sida Youtube Channel Varify Loogu sameeyo #caaqil_teknoloji
มุมมอง 3911 หลายเดือนก่อน
Sida Video-ga Thumbnail loo saarto || Sida TH-cam Channel Varify Loogu sameeyo #caaqil_teknoloji
Sidee youtube Video Loo soo galiyaa || How to upload video on youtube | #caaqil_teknoloji
มุมมอง 9311 หลายเดือนก่อน
Sidee youtube Video Loo soo galiyaa || How to upload video on youtube | #caaqil_teknoloji
Sida loo sameeyo Youtube Channel || How to Create Youtube Channel #caaqil_teknoloji
มุมมอง 2211 หลายเดือนก่อน
Sida loo sameeyo TH-cam Channel || How to Create TH-cam Channel #caaqil_teknoloji
Sida loo sameeyo Youtube Channel || How to Create Youtube Channel #caaqil_teknoloji
มุมมอง 2111 หลายเดือนก่อน
Sida loo sameeyo TH-cam Channel || How to Create TH-cam Channel #caaqil_teknoloji

ความคิดเห็น

  • @CadnanMohamed-m5k
    @CadnanMohamed-m5k 9 วันที่ผ่านมา

    Wllkey ana iifur muhiim ban u ahee

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 6 วันที่ผ่านมา

      Wll WhatsApp-ka Description-ka saaran iga soo qabo Waan kuu fiirinayaa Inshaa Allah Mahadsanid.

  • @CadnanMohamed-m5k
    @CadnanMohamed-m5k 12 วันที่ผ่านมา

    Zhp anah ii fur in mudo ah buu iga xidhan yahay ilaa hada waan kari wayee

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 12 วันที่ผ่านมา

      Sxb Diyaar Inshaa Allah WhatsApp-ka Qeebta Description -ka saaran iga soo qabo Mahadsanid..

    • @CadnanMohamed-m5k
      @CadnanMohamed-m5k 9 วันที่ผ่านมา

      Zhp waan wayee number kaga isoo Qor zhp qll​@@caaqiltechnology

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 6 วันที่ผ่านมา

      +252613000448 waa kaa sxb sare

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 16 วันที่ผ่านมา

    Wcs

  • @ifraaxxasan803
    @ifraaxxasan803 19 วันที่ผ่านมา

    Wllo 24 may sidaa iga noqday wanu ii haagi layahay

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 19 วันที่ผ่านมา

      Okay so dhawaw wll waan kaa caawinaa intii Xad Inshaa Allah WhatsApp iga soo qabo.

  • @Money-Fast-Plan-a
    @Money-Fast-Plan-a 21 วันที่ผ่านมา

    Your video is an everlasting wellspring of motivation! - "Every setback is a hidden gem of wisdom."

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 20 วันที่ผ่านมา

      Exactly 💯 Thank For Ever.

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 24 วันที่ผ่านมา

    Sxb aad iyo aad bad umahadsantahay wanka fa.idaystay casharkagii

  • @Khadarmaxamed-dj9xb
    @Khadarmaxamed-dj9xb 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maaymaaycartoons7861
    @maaymaaycartoons7861 24 วันที่ผ่านมา

    🎉

  • @caasimcqc2695
    @caasimcqc2695 หลายเดือนก่อน

    Ustad aad ayad umahadsantahy lkn muhiimada waxay eheyd kms halka laga heli karo inad kuso darto markaa qodobka ad ka hadashay completely ayu noqon

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology หลายเดือนก่อน

      Sxb KMS-ka waxaa laga helaa Office 2016 qofkii fahmi waayana KMS-ka kaligiis ayaan Telegram-ka usoo dhigay Mahadsanid

  • @mohamedfarah6535
    @mohamedfarah6535 หลายเดือนก่อน

    Thank you my brother 🫡🙏🏽😊

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia หลายเดือนก่อน

    Ok Wallkey dhibmaleh xita mid cadi ah xita wan kaqustay borafel fallow Facebook keyga iska istacmala

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 2 หลายเดือนก่อน

    Profile fallows side logu badala profile page Wll tan garane

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 2 หลายเดือนก่อน

      Walal Facebook Profile-ka in page loo badalo way adkaatay horey bay ujiri jirta balse hadda waa socdo professional page in loo badalo..

  • @CabdulahiMaxamed-zw7gr
    @CabdulahiMaxamed-zw7gr 3 หลายเดือนก่อน

    Maccalin meesha lagu dhufanayo iima lahan ee seen wax yeelaa

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 3 หลายเดือนก่อน

      Ustaad Update kusameey Facebook kaaga kadib Dib u fiiri Inshaa Allah.

  • @CYC88
    @CYC88 3 หลายเดือนก่อน

    Asc teacher waxan raba ina facebook leyga xeray ii furtid waxaana rajeynaya in ay kuso garto farinteyda

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 3 หลายเดือนก่อน

      Wcs Masuul Fariintaada way isoo gaartay lkn Ayaantaan danbe way adkaatay in lasoo celiyo Facebook laxiray lkn waa Isla fiirinaynaa Inshaa Allah +252613000448 igala soo xiriir Inshaa Allah

  • @TalozameOfficial
    @TalozameOfficial 4 หลายเดือนก่อน

    Wax faa,iido ah meesha kuma arko kaliya views raadis ayaad tahay

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 4 หลายเดือนก่อน

      Haa sxb Runtaada waaye Lkn Adiga Halkii ka heshid ka qaado inta kale isaga tag okay 👍

  • @qaalimaxamad
    @qaalimaxamad 4 หลายเดือนก่อน

    Turn onka mesha iguma yalo woo iga maqan yhy😢

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 4 หลายเดือนก่อน

      Wll Facebook-ga Update ku samey kadib waxaa macguul ah inoo kuu soo galo Inshaa Allah

  • @user-cz2fo1hw6n
    @user-cz2fo1hw6n 5 หลายเดือนก่อน

    Wallhi waa mahadsan thY sxb saa ugu baahnaY le🙏🏽❤️😚sharaf io karaamo korkaagah ha ahaato❤️‍🩹🔥

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 5 หลายเดือนก่อน

      Adaa Mudan Soo dhawow wll

  • @Islaam252
    @Islaam252 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @Islaam252
    @Islaam252 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs (wraxma TULLAAHI) wabarakaatu

  • @xusniaxmed4161
    @xusniaxmed4161 5 หลายเดือนก่อน

    macalin sidee loo sameeyaa hal id card magacyo badan iyo sawiro kaladugan oo gaarayo sida 10 camal noo sameey qeer allaha ku siiyee macalimiin badan ayaa iga jabaabi weysi kii jaab kahelno allaha kaa dhigo👍

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 5 หลายเดือนก่อน

      Okay Inshaa Allah Ustaadi iga sug

  • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
    @MaxamedCabdulahi-rj1ef 5 หลายเดือนก่อน

    Lakiin ogaada lacag kama sameyn kartiin

  • @SakariyeFolay-ws8kh
    @SakariyeFolay-ws8kh 5 หลายเดือนก่อน

    Zxp ana iso cali wan ku ducanaya ❤

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 6 วันที่ผ่านมา

      Wll WhatsApp-ka Description-ka saaran iga soo qabo Waan kuu fiirinayaa Inshaa Allah Mahadsanid.

  • @ibraahindaacad1683
    @ibraahindaacad1683 6 หลายเดือนก่อน

    Sidee loo soo ceshadaaa

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 6 วันที่ผ่านมา

      Isla meeshii aad kafurtay ayaad kaxiree wll Haddii aad fahmi waydo Horey ayaa Video ugu soo sameeyey ee TH-cam Dib ugu laabo lkn Tala ahaan sidaan ayaa kuu quruxbadan Mahadsanid.

  • @abdirahimhassan2683
    @abdirahimhassan2683 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin logada aat sameesay sidee lo so dajina yacni markan rabo inan meel kale geeyo hada meshee aat kusamaysay ayay talaa

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 6 วันที่ผ่านมา

      Okay diyaar waaye Inshaa Allah Sorry ayaatan danbe mashquulaat ayaa igalay ee Waa kuu soo diyaarinaa Inshaa Allah Mahadsanid..

  • @FartunAhmed-nd2cn
    @FartunAhmed-nd2cn 7 หลายเดือนก่อน

    mash allh wuu isoo dhcy qer allha ku siyo shugrn

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 7 หลายเดือนก่อน

      Dhamaanteena Inshaa Allah

  • @faracadechanel1830
    @faracadechanel1830 7 หลายเดือนก่อน

    Sxbow Facebook factor iga xirmay

  • @user-AhmettAk11
    @user-AhmettAk11 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 8 หลายเดือนก่อน

    Kaabe beejkay baan waaye sidee ku soo ceshtaa

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 6 หลายเดือนก่อน

      Facebook giisa mahaysaa mise

  • @HaniAli-qr2vy
    @HaniAli-qr2vy 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 😊

  • @cayuunicabdi1614
    @cayuunicabdi1614 8 หลายเดือนก่อน

    Qofka ugu horeye❤😊

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 8 หลายเดือนก่อน

      MAHADSANID Cayuush Cabdi

  • @HaniAli-qr2vy
    @HaniAli-qr2vy 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 😊

  • @mustafesiciid9954
    @mustafesiciid9954 8 หลายเดือนก่อน

    Waxba kaamaan faa idin wllo

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 8 หลายเดือนก่อน

      OKAY dhib malaha Si khas ah ayaa laguu fahansiinaa Inshaa Allah..

  • @nimcocalicumar4842
    @nimcocalicumar4842 9 หลายเดือนก่อน

    Personal details aa igu qoran mxaa xale iso jwp wll fadlan Ina iska badalo rabaayr😢

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 9 หลายเดือนก่อน

      Pesonal details markaa kudhufatid kadib waxaa ku dhufane profile kaaga kadib Name ayaa ka dooranee

  • @nimcocalicumar4842
    @nimcocalicumar4842 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga imado saarayo halkas uhoresa personal information wxkle ku qoran😢

  • @yasminyoonis9974
    @yasminyoonis9974 9 หลายเดือนก่อน

    Macalin hore usooco from somalia 😂😂

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 9 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Ustaad Madaxa Ayaa iisaarantahay

  • @mohaaasom12
    @mohaaasom12 10 หลายเดือนก่อน

    Kms xage laga hela, Teda kale wax aan ka faaidnay o aad na bartay majirto wayo, kms noma shegin halka aad ka kentay !!!

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 10 หลายเดือนก่อน

      M.a wll cashar wanaagsan ayaa kaa bartay waayo aniga kuma fikirin inaa la aqoonin lkn waan idin soo diyaarinaa Inshaa Allah Mahadsanid

  • @user-wo4eh5kr9r
    @user-wo4eh5kr9r 10 หลายเดือนก่อน

    Password ka wa ilawsanhy bro

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 10 หลายเดือนก่อน

      Forgot password kusamee wll kadib mi cusub usamayso

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid bro

  • @wllsharuu8861
    @wllsharuu8861 10 หลายเดือนก่อน

    Wan fahmey Maclin 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 10 หลายเดือนก่อน

      M.a dadaal Inshaa Allah Mahadsanid

  • @SHAACIYE123
    @SHAACIYE123 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga hada youtube waan leeyahay llkn subscribe la aan baa ihayso

  • @Anfacabuukar
    @Anfacabuukar 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wlll❤❤

  • @HanaMukhtaar-jv5yz
    @HanaMukhtaar-jv5yz 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wll wnkaaga mahad celinayaa dirqiban kugu heleee shukran wll

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology 11 หลายเดือนก่อน

      Adaa mudan wll

    • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
      @MaxamedCabdulahi-rj1ef 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb aniga 5. 7 followrs ayaan maroyaa wana profile lacag maka sameyn karaa

  • @maydalawil1205
    @maydalawil1205 ปีที่แล้ว

    Sxb waan fhannay talaabootinka dhan ee macquul matahy inaad qoraalka nagu caawiso

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology ปีที่แล้ว

      Aad oo weyn Boss

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology ปีที่แล้ว

      Facebook account locked my acebook got locked and when want to open it_it is asking to put id proof in it while i dont have any valid id proof then give me any other option so that i can open it. because this id is very important for me so please provide me the Code option as soon as posstble so that i can open my account as soon as possible. My Acoount Details are below First Name:- Sure Name:- Phone Number:- +252 Country:-Somali Mobile Operator:-

  • @CabdiraxmaanYuusuf-gh4vg
    @CabdiraxmaanYuusuf-gh4vg ปีที่แล้ว

    Waad mahad san tahay wl

  • @wllzuper4618
    @wllzuper4618 ปีที่แล้ว

    Sxp mcn caqabad baa iga hysata facebook ma I caawin kartaa sxp

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology ปีที่แล้ว

      Sxb Waa isku dayaa Intii aan awoodo Alle ayaa Atwood iska lahee..

  • @user-hn6er6dv4b
    @user-hn6er6dv4b ปีที่แล้ว

    ani hadaa ciwaan sidirsado malehabeenaa

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology ปีที่แล้ว

      Haa Boss Haddii aad sida saxan udirsato

  • @user-kb9gx1gq8i
    @user-kb9gx1gq8i ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ aad iyo aad ayaan kaaga faaiday

    • @caaqiltechnology
      @caaqiltechnology ปีที่แล้ว

      Waad ku mahadsantahay waxa aan soo galiyey sida quruxda badan aad ugu faa'iidaysatay.

  • @alxamdullilaah764
    @alxamdullilaah764 ปีที่แล้ว

    Hadhaw profile ka dib see loogu celiyaa wll