- 106
- 70 409
Dalmar Specialist & Teaching Hospital
Argentina
เข้าร่วมเมื่อ 8 ก.พ. 2021
The new hospital has two main areas / components
1.\tThe Specialist Health care Services.
2.\tThe Teaching and Research services.
The Dalmar hospital aims to become a premier center of excellence in secondary and tertiary health care services with all the main sub-specialties relevant to the Somali Health care needs.
It will also be training for the local and other students from other countries from Africa. It will have a skill-based competence oriented in-service training for all different health care workers. It will also cater for short-term training in certain technician courses, which will be decided as and when required.
The hospital is equipped with the latest cutting edge diagnostic, curative and surgical equipment, and is manned by qualified and experienced staff.

Qalliinka 𝐋𝐚𝐩𝐚𝐫𝐨𝐬𝐜𝐨𝐩𝐲-ga waa mid leh 𝐣𝐞𝐞𝐱𝐭𝐢𝐧 𝐲𝐚𝐫, 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐞𝐲𝐧 iyo 𝐬𝐨𝐨𝐤𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡.
Qalliinka 𝐋𝐚𝐩𝐚𝐫𝐨𝐬𝐜𝐨𝐩𝐲-ga waa mid leh 𝐣𝐞𝐞𝐱𝐭𝐢𝐧 𝐲𝐚𝐫, 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐧𝐞𝐲𝐧 iyo 𝐬𝐨𝐨𝐤𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠 𝐚𝐡 Ilaahey idankiis. Qalliinnada waxaa sameynaya dhkahaatiir 𝐤𝐡𝐢𝐛𝐫𝐚𝐝 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐝𝐚 u leh, iyagoo isticmaalaya 𝐐𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐡𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐬𝐚𝐧 oo casri ah.
Latasho Dhakhaatiirteenna Qalllinnada Guud iyo Qalliinnada Qurxinta.
Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1
[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]
#dalmarhospital
#cosmeticsurgery
#laporascopicSurgery
#DSTH
................................................
Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Pizza House iyo Beerta Banaadir, ama nagala soo xiriir:
Tell; +252 61 3927070 ama Lambarka Gaaban; 2666.
Email: Info@dalmarhospital.so
Website: www.dalmarhospital.so
Facebook.com/dalmarhospital
dalmarhospital
dalmarhospital
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]
#Dalmarhospital

มุมมอง: 78
วีดีโอ
Qalliinnada 𝐂𝐮𝐧𝐚𝐡𝐚, 𝐃𝐡𝐞𝐠𝐚𝐡𝐚 iyo 𝐒𝐚𝐧𝐤𝐚 - 𝐄𝐍𝐓 - The best ENT Clinic
มุมมอง 66หลายเดือนก่อน
Mid kamid ah bukaannada nagu soo booqday Qaybteenna 𝐂𝐮𝐧𝐚𝐡𝐚, 𝐃𝐡𝐞𝐠𝐚𝐡𝐚 iyo 𝐒𝐚𝐧𝐤𝐚 - 𝐄𝐍𝐓, oo aan u smeynay 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐧𝐧𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 ayaa ka warbixinaya sida aan 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐧𝐚𝐲. Latasho Dhakhaatiirteennna Isbitaalka Dalmar Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1 [Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga] #dalmarhospital #besthospital #entclinic ...
Prof. Dr. Dalmar oo ka sheekeeyay qaabkii ay ugu suuragashay helista waxbarashada 9 caruur ah oo...
มุมมอง 99หลายเดือนก่อน
Prof. Dr. Dalmar oo ka sheekeeyay qaabkii ay ugu suuragashay helista waxbarashada 9 caruur ah oo arragga naafo ka ah, oo uu u kaxeeyay wadamada Bahrain iyo UK, sanakdii 1990-kii. Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Pizza House iyo Beerta Banaadir, ama nagala soo xiriir: Tell; 252 61 3927070 ama Lambarka Gaaban; 2666. Email: Info@dalmarhospital.so Website...
Fariinta Hambalyada Maalinta Aragga Adduunka iyo Munaasabadda Maalinta Usha cad, 2024.
มุมมอง 85หลายเดือนก่อน
Prof. Dr. Abdirisak Ahmed Dalmar, gudoomiyaha guud ee Isbtiaalka Dalmar iyo Hayada Al-nur Foundation of Somalia, ayaa bulshada Soomaaliyeed u diray wacyigelin ku aadan maalmaah Aragga Adduunka iyo Maalinta Usha Cad. Prof. Dalmar ayaa sidookale hambalyo u diray dhammaan dadka ku howlan daryeelka iyo daaweynta argga. Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Piz...
“Yahye waxa uu ku dhashay cudur aragga saameeya, oo araggiisa daciifiyay. 1990-kii waxaan ahaaa...
มุมมอง 107หลายเดือนก่อน
Prof. Dr. Abdirisak A Dalmar, “Yahye waxa uu ku dhashay cudur aragga saameeya, oo araggiisa daciifiyay. 1990-kii, waxaan ahaa dhakhtarkii baarista ku sameeyay caafimaadkiisa, kadibna u fudeeyay in uu aado 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐥-𝐍𝐮𝐮𝐫 ee ku yaalla wadanka 𝐁𝐚𝐡𝐫𝐚𝐢𝐧 isaga iyo 8 caruur kale oo Soomaaliyeed”. ”Farxad weyn ayay iitahay in aan kasoo qayb galo xafladda Bandhigga Buugga 𝐔𝐧𝐬𝐡𝐚𝐤𝐚𝐛𝐥𝐞 𝐖𝐢𝐥𝐥 - 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐚...
Hambalyada 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 iyo Munaasabadda 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐔𝐬𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐝.
มุมมอง 168หลายเดือนก่อน
Gudoomiyaha Isbitaalka Dalmar, Prof. Abdirisak Dalmar, ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagaya fariinta Hambalyada 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 iyo Munaasabadda 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐔𝐬𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐝. Iyadoo sanadkaan diirada lagu saarayo 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚, halku dhigga sanadkaanna uu yahay, "𝐊𝐮 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐦𝐞𝐞 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐣𝐞𝐜𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐚𝐡𝐨𝐝𝐚", ayaa Prof. Dr. Dalmar waxa uu waalidiinta kula dardaarmay in ay xil weyn ...
𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐧 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐭𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮 𝐪𝐨𝐫𝐨?
มุมมอง 4K4 หลายเดือนก่อน
Waa maxay sababa keena in Hooyooyinka qaar aysan dhameysan daawda uu dhakhtarka u qoro? Waaxaa talooyin arrinkaas ku saabsan ina siinaysa dhakhtarka cudurrada haweenka iyo qalliinnadooda, Dr. Naciima Adan Xuseen. Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: wa.me/message/JFWDHDKL23 [Hiigsigeenu waa Caafimaadkaaga] #dalmarhospital #hallambariyodhowrdhakhtar #gynec...
FRAMES CUSUB IYO DUKAANKEENNA OOKIYAALAHA ISBITAALKA DALMAR
มุมมอง 1734 หลายเดือนก่อน
Waxaan qaybteenna Ookiyaalaha idiin keennay 𝐅𝐫𝐚𝐦𝐞𝐬 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 oo isugu jira, Caruurta, iyo dadka waaweyn oo rag iyo dumar ka kooban, islamarkaan tayadoodu sareyso. Yaan lagaa dhameysan ee nasoo gaar goor hore. Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1 [𝐇𝐢𝐢𝐠𝐬𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚] #dalmarhospital #hallambariyodhwrdhakhtar #opticalsh...
Wax kasto oo ku saabsan dhiigkarka. Dr. Mohamed Saed, Dhakhtarka Daaweynta Wadnaha.
มุมมอง 4435 หลายเดือนก่อน
Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Pizza House iyo Beerta Banaadir, ama nagala soo xiriir: Tell; 252 61 3927070 ama Lambarka Gaaban; 2666. Email: Info@dalmarhospital.so Website: www.dalmarhospital.so Facebook.com/dalmarhospital dalmarhospital dalmarhospital [Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga] #Dalmarhospital #DSTH
ADEEGAYDA QAYBTEENNA RAAJADA - IMAGING UNUIT
มุมมอง 1606 หลายเดือนก่อน
Qaybteenna Raajada ee Isbitaalka Dalmar, waxaad ka heleysaan adeegyo tayo leh iyo qalab casri ah oo ay ka shaqeynayaan khabiiro xirfad sare leh. [Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga] #dalmarhospital #radiology #CTscan #opg #DigitalXray #Ultrasound #ECG #DSTH Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Pizza House iyo Beerta Banaadir, ama nagala soo xiriir: Tell; 252...
MASHIINNO CASRI AH IYO BAARITAANNO CUSUB
มุมมอง 1796 หลายเดือนก่อน
Qaybteena 𝐒𝐡𝐚𝐲𝐛𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 ee Isbitaalka Dalmar oo aan kusoo kordhinnay 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐧𝐧𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 iyo 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛. Waxaan diyaar kuula nahay 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐧𝐧𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡, 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐧𝐨 𝐥𝐚'𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐡𝐚𝐥𝐥𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐨 iyo 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐮 𝐥𝐞𝐡 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐲𝐛𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚. Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: wa.me/message/JFWDHDKL23 [Hiigsigeenu waa Caafimaadkaaga] #dalmarhospital...
GUUDMARKA OLOLAHA QALLLIINNADA INDHAHA OO AY FULINAYEEN DHAKHAATIIR KATIMID DALKA PAKISTAN
มุมมอง 1736 หลายเดือนก่อน
Guudmarka 𝐎𝐥𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚, kuwaas oo ay fulinayeen koox 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 ah oo ka socotay dalka 𝐏𝐚𝐤𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧. Ololahaan oo ahaa mid lagu sameynayay qalliino Indhaha oo casri ah islamarkaana socday muddada u dhaxaysa 𝟏𝟏𝐤𝐚 illaa 𝟐𝟐𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟒, ayaa maanta lasoo gebogabeeyay. Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga. #dalmarhospital #DSTH Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaad...
MAALINTA CAALAMIGA AH EE DHIIGKARKA
มุมมอง 1746 หลายเดือนก่อน
Maanta oo kale sanad kasta waxaa loo asteeyay maalinta caalamiga ah ee dhiigkarka kaas oo ah sare ukac ku yimaada cadaadiska dhiigga ee xiriddada( la'eg ama kabadan 140/90mmhg ). Qofka waxaa muhiim u ah in uu si sax ah u cabiro cadaadiska dhiigga, sidoo kale inuu ka hortago ama la tacaalo dhiigkarka si uusan dhibaato caafimad ugu geysanin. Hiigsigeenu waa caafimaadkaga. #DalmarHospital #WorldHy...
QAYBTA 2AAD: FARIINTA HAMBALYADA CIIDDA EE HOWLWADEENNADA ISBITAALKA DALMAR XARUNTA AL-NUUR, HELIWAA
มุมมอง 4287 หลายเดือนก่อน
Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Pizza House iyo Beerta Banaadir, ama nagala soo xiriir: Tell; 252 61 3927070 ama Lambarka Gaaban; 2666. Email: Info@dalmarhospital.so Website: www.dalmarhospital.so Facebook.com/dalmarhospital dalmarhospital dalmarhospital [Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga] #Dalmarhospital #DSTH
QAYBTA 1AAD: FARIINTA HOWLWADEENNADA ISBITAALKA DALMAR EE MAALINTA CIIIDDA
มุมมอง 1947 หลายเดือนก่อน
Qaar kamid ah Howlwadeennada Isbitaalka Dalmar ayaa farxadda iyo hambalyada Ciid Al-fitriga la wadaagay bulshada Soomaaliyeed. Kuwada ciida caafimaad san. [Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga] #Dalmarhospital #EidalfitrMubarak #DSTH Nagu soo booqo xarunteenna KM6, agagaarka Isgoyska Banaadir, inta u dhaxeyso Pizza House iyo Beerta Banaadir, ama nagala soo xiriir: Tell; 252 61 3927070 ama Lambarka G...
FARIINTA CIIDDA EE GUDOOMIYAHA GUUD EE ISBITAALKA DALMAR
มุมมอง 547 หลายเดือนก่อน
FARIINTA CIIDDA EE GUDOOMIYAHA GUUD EE ISBITAALKA DALMAR
CALOOL ADEEGGA, WAXYAABAHA KEENO IYO SIDA LOOGA HORTAGI KARO
มุมมอง 1K7 หลายเดือนก่อน
CALOOL ADEEGGA, WAXYAABAHA KEENO IYO SIDA LOOGA HORTAGI KARO
CALOOL-FADHIGA HOOYADA UURKA LEH XILLIGA RAMADAANKA
มุมมอง 1.8K8 หลายเดือนก่อน
CALOOL-FADHIGA HOOYADA UURKA LEH XILLIGA RAMADAANKA
Aabe Abdirisak oo ka warbixinaya sida loogu adeegay Isbitaalka Dalmar qayba ENT-ga.
มุมมอง 8628 หลายเดือนก่อน
Aabe Abdirisak oo ka warbixinaya sida loogu adeegay Isbitaalka Dalmar qayba ENT-ga.
Waxaan gabadhayda ka keenay magaalada Beledweyne, waxaan keenay isbtalka Dalmar annagoo ka cabanayna
มุมมอง 1.5K11 หลายเดือนก่อน
Waxaan gabadhayda ka keenay magaalada Beledweyne, waxaan keenay isbtalka Dalmar annagoo ka cabanayna
Waxaan ku dedaalnaa in aan noqonno 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚. Bandhigga Waxbarashada.
มุมมอง 100ปีที่แล้ว
Waxaan ku dedaalnaa in aan noqonno 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚. Bandhigga Waxbarashada.
Aad ayay noloshaada u caawin doonta haddi aad samaysd baaritaanka ogaanshaha kansarka Mindhicirada.
มุมมอง 359ปีที่แล้ว
Aad ayay noloshaada u caawin doonta haddi aad samaysd baaritaanka ogaanshaha kansarka Mindhicirada.
FARIINTA DHAKHTARKEENNA EE XUSKA MAALINTA CAGAARSHOWGA ADDUUNKA
มุมมอง 79ปีที่แล้ว
FARIINTA DHAKHTARKEENNA EE XUSKA MAALINTA CAGAARSHOWGA ADDUUNKA
Latasho Dhakhtarkeenna Cudurrada Dheefshiidka iyo Beerka oo adeegsanaya qalab iyo daweyn casri ah.
มุมมอง 157ปีที่แล้ว
Latasho Dhakhtarkeenna Cudurrada Dheefshiidka iyo Beerka oo adeegsanaya qalab iyo daweyn casri ah.
Hooyo Hodan Xuseen, "India marka aan tagay waxay igu dhaheen Isbitaalkaaga Dalmar ku laabo.....!
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Hooyo Hodan Xuseen, "India marka aan tagay waxay igu dhaheen Isbitaalkaaga Dalmar ku laabo.....!
IIsmail Haji , “Hooyadey waxay isbitaal Dalmar ku xirneyd muddo aad u fog oo loo samaynayay ...."
มุมมอง 303ปีที่แล้ว
IIsmail Haji , “Hooyadey waxay isbitaal Dalmar ku xirneyd muddo aad u fog oo loo samaynayay ...."
WAXAAN IDIIN KEENNAY FRAME-YO CUSUB , SOO BOOQO DUKAANKEENNA OOKIYAALAHA
มุมมอง 70ปีที่แล้ว
WAXAAN IDIIN KEENNAY FRAME-YO CUSUB , SOO BOOQO DUKAANKEENNA OOKIYAALAHA
Hooyo Hodan, "Isbitaalka waxaan ua imid Gobolka Sool, anigoo aad u xanuunsan, waxaa laii sameyay.."!
มุมมอง 268ปีที่แล้ว
Hooyo Hodan, "Isbitaalka waxaan ua imid Gobolka Sool, anigoo aad u xanuunsan, waxaa laii sameyay.."!
Dr nacimo xageh kala soxarirah
WhatsApp-ka nagala soo xiriir: wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1 Ama nagu soo booqo, Agagaarka Isgoyska Benaadir, degmada Hodan, Muqdisho.
Kan miyaa caruur ah 😂😂😂😂 waba iga ween yahay
Mashaa alaah dr naciima wa dhaqtareyda ilaahey cimri dheer iyo cfmaad haku siiyo wax badan ayey iga cawisay ❤❤
Tel maledihin laa idinkaso waco dr dalmar
WhatsApp-ka nagala soo xiriir: wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1 Ama nagu soo booqo, Agagaarka Isgoyska Benaadir, degmada Hodan, Muqdisho.
WALL INTO KUYAALAAA PLZ AAD UGU BAHANAHAY. DHAGTA BIDIX MAQALKA DACIIF KANOQDAY PLZ NEMBER AMA MESHA UU KUYAAL. ISHEG. DR WACODSU 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏
Walaal Isbitaalka waxa uu ku yaallaa Muqdisho, KM6, Agagaarka Isgoyska Benaadir, Degmada Hodan. Faahfaahin wac 0613917070.
Cayno comastia mad qashaan
im abdikadir dalmar
if im older im going too work there
Waa xagee dhakhtarkas
Halke ayuu ku yaala
WhatsApp-ka nagala soo xiriir: wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1 Ama nagu soo booqo, Agagaarka Isgoyska Benaadir, degmada Hodan, Muqdisho.
Dr Abdirzaq ahmed dalmar mahadsanid ❤🙏
Masha allah adeer inta sheegtay waa ruuntada anuu i daaweyey Alx dalmar magacina ha jiro
Hospitalka dalmar wan u xiisay runtii abaal iyo magac baa u hayaa ❤🙏
Hospitalkeyga dalmar waa u xiisay booqashadiisa
Qarashka kawarn heeeeee amaa leys majuujaaa
Waryaa aniga iga weyn thy sidii ciyaalka u ciyaaree😁😁
Dadkeenu hoos ha u firshaan wadankeen intay adayan Itoobiya iyo turkiga dhaqatardun dadka ha u turaan illaahey u gabaqa dadka masakiinta ah ooaan waxab hayasan intaasi waa iga talo
Dhaqaatiirta xamar waa is majuujis waxaa igula yaab badna Malin aan tegay hospitalada caanka ah ee muqdisho hooyo da' ah u balansanayd in indhaha loo fiiqo ay u xayirneyd $22 wlh teyda wan iloopay dhaqaatiirta waxan dhihi lahaa masaakiinta haloo raxmado.
Hooyo ilaa Burco ayaad safar dheer u soo gashey caafimaadkaaga, waxaan ilaahay kaaga baryayaa inuu caafimaad sareecan ah oon kaa daahin kaa siiyo meel kasta oo ku xanuuneysa Allah caafimaad kuu gasho. Amiin.
Masha allah hospital dalmar Abaalkiisa ma ilaawo runtii Anigoo 1sano xanuunsanaa Hospital Mogadishu xanuunkeyga wax ka qaban waaayen buu i daaweyey
Aamiin ayaa rabi
I am Quran tichar
"Teacher"
Aslamoalikum
@@yashafajamaldin8245 Caleykum wasalaam
@@faizam523 how are you
Your country name
I preyar four u
ilh hakucafiyo
Inteew kuyaalaa walaalayal
Next to pizza house
Dalmar hospital a wonderful hospital.i was 7 months pregnant having a bleeding problem i was treated well by Dr Maryan Abdullahi (Dr Maya) .Alhamdulilah now I am having a healthy baby.thank darmar hospital
Alxamdulilah wishing you safe and sound delivery inshallah, my son is due September 8th 2022.
I wish you safe delivery. In Sha Allah
Thank you qaali
Somali miyad lahadlaysan Mise ajanabi meeday AF soomaaliga
Maxa number ah oo niikala helaa
Hal number ayaa jaraneysaa dhamaan dhaqtar walba aad rabto wad lakulmeysaa
Masha alha
Mash alaah Dr dalmar
Mashallah Good, God Bless you and your team Dr Dalmar. Well wishes from pakistan
Mansha alaah ilaahy ha idin barakeeyo
Ameen.thanks
Maanshlaah
Masha allah waa mahadsantahay dr dalmar bulshada shaqada fiican aad uheeso
Masha Allh hospital caalami ah oo caalamka la tartami kara weye iyo dhaqaatiir la hubo masha Allh waxaa kamid ah Dr, dalmar iyo Dr, clfatax iyo dhaqaatiir kaloo cadaan ah
Alllahuma bareeeek
MashaAllah
Masha Allah hormar wacan insha Allah dalmar hospital♥️♥️
Dr Dalmar wuxu istahila bilad sharaf wa isbitalka keliya oo standard lo habye MANSHALLAAH
MashaAllah 😍😍
Alla dawada Haayo lkn Hooya mcn aa sbb u noqoteyn dawadeyda Qstn Dr abdifatah👏
بتوفيق والنجاح دكتور ماجد 😍😍
😍
🙃
Health is a life