- 1 218
- 1 115 102
Somali People TV
United States
เข้าร่วมเมื่อ 27 ก.พ. 2020
Kusoo dhawaada Somali People TV Balanteenu Waa Tabin Hubaal & Warsan.
"Gobollada dhexe Madaxweynuhu wax uu u qabtay malahan waana isku cakiran yihiin:
"Gobollada dhexe Madaxweynuhu wax uu u qabtay malahan waana isku cakiran yihiin: xattaa Abgaalka uu ka dhashay."
มุมมอง: 103
วีดีโอ
Hees Cusub "Cali Jeyte".Fanaanad Xaawo Dagan
มุมมอง 10Kหลายเดือนก่อน
Hees Cusub "Cali Jeyte".Fanaanad Xaawo Dagan
Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada SSC khaatumo Oo Siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Columbus
มุมมอง 1.1Kหลายเดือนก่อน
Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada SSC khaatumo Oo Siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Columbus
Shacabka Muqdisho oo Si layaab Leh kaga falceliyay khilaafka jubaland iyo dowlada fadaraalka
มุมมอง 252หลายเดือนก่อน
Shacabka Muqdisho oo Si layaab Leh kaga falceliyay khilaafka jubaland iyo dowlada fadaraalka
'Waa nasiibdarro in Taliyaha ciidanka xoogga uu dhaho tirada saxda ah ee ciidanka mahaayo:
มุมมอง 29หลายเดือนก่อน
'Waa nasiibdarro in Taliyaha ciidanka xoogga uu dhaho tirada saxda ah ee ciidanka mahaayo: si degdeg ah waa in mushaarka ciidanka loo kordhiyaa."
"Ciidan waxa Jira Mushaarkooda gaarayo $700 iyo $500 Midna 150 ayuu kunool Yahay "Xildhibaan Jeesow
มุมมอง 58หลายเดือนก่อน
"Ciidan waxa Jira Mushaarkooda gaarayo $700 iyo $500 Midna 150 ayuu kunool Yahay " Xildhibaan Jeesow
"Waa bixi doonaa hadii alle idmo waxan tageyna kismaayo waxana ugu qeyb Gali doona Wadatashi
มุมมอง 269หลายเดือนก่อน
"Waa bixi doonaa hadii alle idmo waxan tageyna kismaayo waxana ugu qeyb Gali doona Wadatashi aan la yeelan doono dowlada Jubaland "xil GARAAD
DEG DEG:-Xildhibaanda Jubbaland oo shaaciyay iney aqbaleen casuumaada Madaxweyne Axmed Madoobe
มุมมอง 627หลายเดือนก่อน
DEG DEG:-Xildhibaanda Jubbaland oo shaaciyay iney aqbaleen casuumaada Madaxweyne Axmed Madoobe kana dagayaan Kismaayo.
"Cid naga hor istaagi karta majirto safarka aan ku tageyno Kismaayo iyo ka qeybgalka shirka
มุมมอง 630หลายเดือนก่อน
"Cid naga hor istaagi karta majirto safarka aan ku tageyno Kismaayo iyo ka qeybgalka shirka Madaxweyne Axmed Madoobe: haddii tallaab dowladdu qaado wixii ka dhasha iyadaa qaadan doonta."
Dhibaatooyin halis ah oo dhalinyarada Soomaaliyeed kala kulmaan Tahriibka!
มุมมอง 170หลายเดือนก่อน
Dhibaatooyin halis ah oo dhalinyarada Soomaaliyeed kala kulmaan Tahriibka!
"Waxan rabnaa in ay codeeyaan dad Soomaliyeed 7 Million kabadan Sedex xisbina kala doortaan "
มุมมอง 33หลายเดือนก่อน
"Waxan rabnaa in ay codeeyaan dad Soomaliyeed 7 Million kabadan Sedex xisbina kala doortaan Meel walbana laga Codeeyo " Xildhibaan Maareeye
"Waa nasiib daro weyn in wiilka dhalinyarada ah ee furinta u jooga difaaca dalkiisa
มุมมอง 105หลายเดือนก่อน
"Waa nasiib daro weyn in wiilka dhalinyarada ah ee furinta u jooga difaaca dalkiisa iney dowladaan u dib Marto gurigiisa oo barakicin kula kacdo".
" Afar dagmo oo muqdisho kamida dowlada ayey u xiranyihiin oo dadka ku qasbeyso iney xirasha".
มุมมอง 133หลายเดือนก่อน
" Afar dagmo oo muqdisho kamida dowlada ayey u xiranyihiin oo dadka ku qasbeyso iney xirashada camera Cc iyo As oo dil dadkii kugu hanjabeyso".
Sheekada Dalxiiska: "Adiga iyo qoftaada jawiga degan: xattaa kuwa is gaadgaadaya
มุมมอง 26หลายเดือนก่อน
Sheekada Dalxiiska: "Adiga iyo qoftaada jawiga degan: xattaa kuwa is gaadgaadaya: laakiin xanuun waaye keligaa dalxiis."
"Hassan shiiq waxa uu kusocda wadanku meeshii ugu halista badneyd wixii shalay uu diidanaa
มุมมอง 429หลายเดือนก่อน
"Hassan shiiq waxa uu kusocda wadanku meeshii ugu halista badneyd wixii shalay uu diidanaa ayuu manta ku dhaqmayaa Madaxweyne Hassan " Xildhibaan Mohamed Abuukar
" Madaxweyne iyo Xukumadiisa oo usoo dhigtay iibinta danta guud & in la laayo dadka shacabka ah"
มุมมอง 186หลายเดือนก่อน
" Madaxweyne iyo Xukumadiisa oo usoo dhigtay iibinta danta guud & in la laayo dadka shacabka ah"
"70 Xildhibaan oo niic heesta oo wasiirow niic ah lagu Soo wada tixaya ayaa gurbaano tumaayay "
มุมมอง 124หลายเดือนก่อน
"70 Xildhibaan oo niic heesta oo wasiirow niic ah lagu Soo wada tixaya ayaa gurbaano tumaayay "
" Dastuurka laguma tirgaliyo muwaadinka kaliya siyaasiyiinta cod bixinta ayey
มุมมอง 301หลายเดือนก่อน
" Dastuurka laguma tirgaliyo muwaadinka kaliya siyaasiyiinta cod bixinta ayey
DHIBAATADA TAHRIIBKA IYO QISO XANUUN BADAN
มุมมอง 8252 หลายเดือนก่อน
DHIBAATADA TAHRIIBKA IYO QISO XANUUN BADAN
Wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada
มุมมอง 1642 หลายเดือนก่อน
Wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibada
" Dil qorsheysan oo cadaw uu Soo maleegay ayaan hasin kaga bad baaday Mana u joogin doono Wixii... "
มุมมอง 1443 หลายเดือนก่อน
" Dil qorsheysan oo cadaw uu Soo maleegay ayaan hasin kaga bad baaday Mana u joogin doono Wixii... "
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Safiirro Soomaaliya ku matalaya dalalka caalamka
มุมมอง 993 หลายเดือนก่อน
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Safiirro Soomaaliya ku matalaya dalalka caalamka
MURUGO IYO QARACAN :-Wiil bajaajle ah oo i qaad loo dilay iyo Ehelka oo Cadaalad dalbaday.
มุมมอง 1883 หลายเดือนก่อน
MURUGO IYO QARACAN :-Wiil bajaajle ah oo i qaad loo dilay iyo Ehelka oo Cadaalad dalbaday.
Puntland oo dafirtay halis amni oo kajirta garoobka boosaaso iyo PSF ku hanjabay arrin Culus .
มุมมอง 1263 หลายเดือนก่อน
Puntland oo dafirtay halis amni oo kajirta garoobka boosaaso iyo PSF ku hanjabay arrin Culus .
xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD oo Somalia kala hadlaya xiisada gobalka
มุมมอง 183 หลายเดือนก่อน
xoghayaha fulinta urur goboleedka IGAD oo Somalia kala hadlaya xiisada gobalka
"Hooley suldaan ma ahan - waa fadlan lacag ku shubo. Weligiisna canada ma tagin Leego
มุมมอง 1563 หลายเดือนก่อน
"Hooley suldaan ma ahan - waa fadlan lacag ku shubo. Weligiisna canada ma tagin Leego
DAAWO:-Barnaamijka Dalka Iyo Dibada Ee SPTV
มุมมอง 1683 หลายเดือนก่อน
DAAWO:-Barnaamijka Dalka Iyo Dibada Ee SPTV
Daawo;-Barnaamijka Dalka Iyo Dibada ee SPTV
มุมมอง 943 หลายเดือนก่อน
Daawo;-Barnaamijka Dalka Iyo Dibada ee SPTV
Daawo:-Barnaamijka Dalka Iyo Dibada Ee SPTV
มุมมอง 1513 หลายเดือนก่อน
Daawo:-Barnaamijka Dalka Iyo Dibada Ee SPTV
😂😂😂😂😂😂
Saas waye 🇸🇧
Run sheeg bandana Allaha ya cisak 🎉
Xaawo maashaalaahu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Madowgii😂😂😂😂
Adeer cali jeeyte hadaan HG nahay waanku wadanaa ilaahey hawiye ha u guuleeyo daarood goobahaan oo kale dumar ayeey kayihiin canjeelada dumarka lacuna hooyadiin wasa dheh
Tusaale nool sida ugu haboon ee bulsho loogu noqdo madax xalisa dhibaatada bulshada
Soma jesto iyo cali jeyta ❤
Ali jeyte nin abal leh
Parti 2😢
Cimrigaaga ha raag 3:39 o Cali jeyte geesi la hubo balse dowlada ayaa marna abaal marin taasi waa doqonka wanaaji geesigana xumee balse dadkiisa ayaa abaal u haayo
Adher ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Aabe ali jente 🇸🇧🩸🫶
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaawo degan waxay ku guulaystay heestii u qalanta halgankii ka bilowday maxaas, janta goodish, ilaa moqokori lagu xaliyey viva Ali Jayte Osman (AJO)
Qayr alle hasiiyoSalad cali
MashaAllah🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
Mansha alah waa guuuul
Gobonimo 🇸🇴 MashaAllaah 🎉
See Laguugu Aaaminaa Markaa Isa Soo Sharxeyse Dastuur Aa Dhameystiraa Aa Dhahday Markii Dalxureeye La Doortay Dastuur Aa Dhameystiraa Uu Dhahay Adigaa Taagan Yaala Dhameystirin Sidee Laguugu Aaminaa Ileen Beenaale Ilaah Ka Furtay Aa Tahay
nin kaan qabyaalada dilatay oo farmaajo anigaa ka xiga muqdisho dhahaaye Doorashadii Wuxuu Dhahaaye No More Abgaal, Maan Tana Waa Muwaadin Reer Magaal Ah 🤣
kan oo kale oo 1994 wisil ka yimid 2005 suudaan tagay aa raba in la doorto
😮
Asc: Salaad annigu kuma lihi been baad sheegeysaa laakiin arinta aad ka sheegtey Inna’ shangole waa ma jirtadaada … Fu’aad sweden Mowlac ayuu hayey muslimiintana diintooda ayuu ku boorin jirey oo aaska iyo jannaazada u oogi jirey….. Wadaad aqyaar ayuu ahaa intaan ka bartey waqtigii uu Sweden joogey… Laakiin intaa ka bacdi ma ogi waxa iska bedeley….Allah ha nagu sugo diintiisa
Daruur curatay daad baa qada❤❤❤❤ laandherenimo cabdulaahi careyee❤❤❤
WAR BAARLAMAANKAAN MAA LAGU KALA TAGO OO QOF WALBA XAAFADIISII MAGAALADIISII GOBALKIISII ISAGA LAABTO WAABA LEYS DIIDAN YAHAYE
ILAAHAA IMAQLAAYEE HADAAN BAARLAMAANKA KA TIRSANAAN LAHAA QOFKAANOO KALE WALAAHI WAA KU ..................... WABA SHOWIISTE ISTUSTUS BADAN
WAR QOFKAAN WUU IS CAJIBIYEE MAA LEEYSKA QABTO
WAR HEEDHE QOFKAAN YAA SOO DIRSADAY WABA KA DARAYAAYE JAAJUUS MIYAA QOFKAAN MARNA MASLAXA UMMADA SOMALUYEED KUMA HADLEE
Sow idinkii shalay doortay adan madoowe iyo xasan sheekh ka jooga ayadoo la leeyahay in manta sidaa la idin galo waa soo dhawaynaynaa waliba xabsi iyo jirdil la idin kugu daro waayo waa mirihii aad beerateen manta guranaysan
Bari sidee uga qayb galeysaan kal-fashiga dambe? Lol😅
Jarar jarar dhalay
Sheekadii banooniga ee aheyd waan benaday ayaan soo xusuustay, kuwaan xildhibaano maaha ee Ilaahow adaa noo maqan
Astaqfurulah damiirka Ethiopia ku tagerten miyaa cadiya yabnay sidee calanka uqaten xabashada tankale hade godon sanyihin adiga maxaa qabataa maa is ka sartan qawarijta ee is ka sartan xabashada
Guul koofur galbeed
C/laahi walaal Taasi gaf beey kugu noqoneysa naarta dadka ha ugu yeerin Fadlan anaga oo intaasi sameeyn baan guuleeysan karna from Madhibaanka Waqooyi
Ma sha Allah Tolkeey Reer Sheikh Madhibe 🩸🦁🇷🇸🇷🇸🇷🇸🇷🇸
Madhibaan barasha uma baahna🎉🎉
Wax laga tiraban yahay ma jirto
Somaliyey umada walalihiina ah kadaaya cunsurinimada aad kula dhaqmeysaan 4 oday oo jaahiliin ahaa ayaa u aqriyey beenta ee umada kutakoorayaan umadii walaalahood aha ciil iyo niyad jab bey uhorseedeen (gabooyo waa dad wanaagsan aqlaaq leh dhiig aanan galin dhibaatada aanan ka qaybqaadan waa dad sharafleh YUSUF XEYLOW KOR ALLAHA KAA DHIGO hafariisan intaad gabooyo cilmiga iyo aqoonta kula tacaasho
Saxiix runtuu ka hadlay
الغريب ان هذا الحدث قديم لماذا وفى هذا الوقت والعالم ضد كل ماهو اسلامى .وايه محل عربى يهاجم هكذا .اليست الصومال فى الجامعة العربية.وعيب ان نرى النساء فى هذه الموقف الغير لائق .هدانا الله وهداكم
warqadaan aa aqrisay xilkii waaku weyde xasaanadana hadaa lagaa qaadaa lafta gareen iyo abby ahmed haku diifaacaan aan aragno
eelaay wiiq waxaa tihiin jaajuusiin ethiopia soo dirsatay waa jib kiina aa niila marsiinaa
Dadkii kusoo garab qabtay yeey ahaayeen xilibane😂😂 kala hadal😂 billowday
Raggaa uu sheegey xildhibaanku ee 3 da ah waa rag qiima badan OO qarankooda si daacad ah ugu shaqeeya guuleysta dhammaantiin
Guuleyso xildhibaan
Nin si fiican u fikiray oo ka meel keenay alaha ku garab galo waad guulaysatay ku badan oo meelaha ka qayliyo ayaad ka wanaagsantahay
Masha allah xildhibaane ha is dhiibin halyeey qaran