- 927
- 6 044 570
Nasiib Media
Saudi Arabia
เข้าร่วมเมื่อ 9 ต.ค. 2018
Dhacdooyinka Deg Dega ah
DEG DEG A.Madoobe oo u cararay Kenya iskuna Dhiibay Guusha Xasan Sh & RW Xamse
#wararkiiugudambeeyey
มุมมอง: 1 739
วีดีโอ
DEG DEG Soomaaliya oo gashay Kaalin Ciidanka ugu Awoodda badan Caalamka Iyo Adduunka oo Yaabay
มุมมอง 4.6K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Dowladda oo ku dhawaaqday arin Itoobiya dhabarjab ku ah howgalka AUSSOM
มุมมอง 2.1K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG MD XASAN OO LA WAREEGAY FAHAD YAASIIN & FARMAAJO OO GODKIISA LOOGU GALAY
มุมมอง 3.6K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG XOGTA WIXII KA DHACAY ADIS ABABA SHIRQOOLKA ITOOBIYA KU KACDAY ARINTA SOMALIA
มุมมอง 2.7K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG MD XASAN SHIIKH OO ISKU DHIIBAY XABASHADII ITOOBIYA
มุมมอง 70916 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Musiibadii ugu weyneed dabka mareykanka & Argagax Trump ku dhacay
มุมมอง 7K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey #wararka
DEG DEG Masar oo la wareegtay hogaanka, Xasan Shiikh oo ka farxiyay Al sisi iyo Abiy oo niyad jabay
มุมมอง 12K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG WASIIR FIQI OO CAROODAY MD XASAN SH OO CALI BALCAD TAAGEERAY
มุมมอง 73021 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
MEYDKA FARXIYA THEBOSSLADY OO SAALADA SAARAN & DADKA CAANKA AH OO ILMEEYAY
มุมมอง 1.2Kวันที่ผ่านมา
#degdeg
DEG DEG Dagaal culus Kismaayo DF oo ciidamo ku diyaarisay xadka Kenya A.Madoobe oo quustay
มุมมอง 3.4Kวันที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG A.Madoobe oo isku dhiibay beesha Mareexaan xiisad ka taagan Dolow DF oo talaabo ka qaadeysa
มุมมอง 4.4Kวันที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
DEG DEG Gen. Odowaa oo careysan oo amar culus dul dhigatay Gudd. Shuute iyo maxakadda ciidamada
มุมมอง 4.3Kวันที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
GUUL & FARXAD ; MD Turkiga oo xaqiijiyay inuu Muqdisho imaanayo Arinta shidaalka iyo Itoobiya
มุมมอง 2.5Kวันที่ผ่านมา
#wararkiiugudambeeyey
FARXAD Itoobiya oo la go’doomiyay Jabuuti, Eriteriya, Masar, Suudaan oo awood lasoo baxay
มุมมอง 12Kวันที่ผ่านมา
FARXAD Itoobiya oo la go’doomiyay Jabuuti, Eriteriya, Masar, Suudaan oo awood lasoo baxay
DEG DEG Masar & Yugaandha oo u tashtay Itoobiya xaalada oo kasii dartay
มุมมอง 1.7Kวันที่ผ่านมา
DEG DEG Masar & Yugaandha oo u tashtay Itoobiya xaalada oo kasii dartay
DEG DEG MD Xasan Shiikh oo bilad qaali ah ku guuleysanaya iyo naagtii Itoobiyaanka arinta ay sameysa
มุมมอง 2.3Kวันที่ผ่านมา
DEG DEG MD Xasan Shiikh oo bilad qaali ah ku guuleysanaya iyo naagtii Itoobiyaanka arinta ay sameysa
DEG DEG Dowladda oo si toos ugu dhawaaqday in ciidanka Itoobiya joogi doonaan iyo Abiy oo ku farxay
มุมมอง 1.4K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Dowladda oo si toos ugu dhawaaqday in ciidanka Itoobiya joogi doonaan iyo Abiy oo ku farxay
DEG DEG Gen. Odowaa oo ka dagaya Doolow ciidanka Gorgor oo is diyaariyay & A.Madoobe oo
มุมมอง 3.8K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Gen. Odowaa oo ka dagaya Doolow ciidanka Gorgor oo is diyaariyay & A.Madoobe oo
DEG DEG MASAR OO SOOMAALIYA KAGA FARXISAY CIIDANKII UGU TABABARKA FIICNAA OO AY USOO DIREYSO
มุมมอง 2.3K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG MASAR OO SOOMAALIYA KAGA FARXISAY CIIDANKII UGU TABABARKA FIICNAA OO AY USOO DIREYSO
DEG DEG TRUMP OO QALBADA JABIYAY ITOOBIYA LANA SAFTAY MD XASAN SHIIKH IYO MASAR OO KA SHAQEYNEYSA
มุมมอง 15K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG TRUMP OO QALBADA JABIYAY ITOOBIYA LANA SAFTAY MD XASAN SHIIKH IYO MASAR OO KA SHAQEYNEYSA
DEG DEG Gen. Odowaa oo talaabo culus qaaday Iyo MD Xasan Sh oo geesinimadiisa la yaabay
มุมมอง 1.9K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Gen. Odowaa oo talaabo culus qaaday Iyo MD Xasan Sh oo geesinimadiisa la yaabay
DEG DEG FARXAD NATIIJADA XILIGA SHIDAAL BAARISTA OO LA SHAACIYAY
มุมมอง 4.5K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG FARXAD NATIIJADA XILIGA SHIDAAL BAARISTA OO LA SHAACIYAY
GUUL & FARXAD ; ARINTA SHIDAAL BAARISTA OO WEJI CUSUB YEELATAY, TURKIGA OO
มุมมอง 4.4K14 วันที่ผ่านมา
GUUL & FARXAD ; ARINTA SHIDAAL BAARISTA OO WEJI CUSUB YEELATAY, TURKIGA OO
GUUL & FARXAD ; JABUUTI MASAR IYO ERITARIYA OO ITOOBIYA WADNAHA JARAY LANA SAFTAY SOOMAALIYA
มุมมอง 10K14 วันที่ผ่านมา
GUUL & FARXAD ; JABUUTI MASAR IYO ERITARIYA OO ITOOBIYA WADNAHA JARAY LANA SAFTAY SOOMAALIYA
GUUL & FARXAD ; SUDAN IYO MASAR OO WACAD KU MARAY IN ITOOBIYA LA DAGAALAMI DONAN LANA SAFTAY SOMALIA
มุมมอง 14K14 วันที่ผ่านมา
GUUL & FARXAD ; SUDAN IYO MASAR OO WACAD KU MARAY IN ITOOBIYA LA DAGAALAMI DONAN LANA SAFTAY SOMALIA
DEG DEG Gen. Odowaa oo amarkii ugu cuslaa siiyay ciidanka Gorgor, danab iyo diyaaradaha dagaalka oo
มุมมอง 9K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Gen. Odowaa oo amarkii ugu cuslaa siiyay ciidanka Gorgor, danab iyo diyaaradaha dagaalka oo
DEG DEG Wasiir Fartaag oo u dhaartay A.Madoobe amar culus bixiyay guusha G/Gedo.
มุมมอง 10K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Wasiir Fartaag oo u dhaartay A.Madoobe amar culus bixiyay guusha G/Gedo.
DEG DEG Go'aan culus Burundi oo la safatay Itoobiya dalkana ka baxeysa
มุมมอง 2.3K14 วันที่ผ่านมา
DEG DEG Go'aan culus Burundi oo la safatay Itoobiya dalkana ka baxeysa
Kkkkkkk je 😂😂😂 benaalee Ahmed madoobee dameerka xasan dhiqo wuu kaguulzystey ee riyadaa jooji
Bal is qabad sii u baxsaday kenya iyo la kulmaya madaxwaynaha kenya? Yaa hawiye nacas
Ma cararine madaxweyne isku kalsoon waaye adigu dhalfada sayidka ku dhaganow
Garabkaaga Allaha ka baxo Ahmed madoowe ku noqo meeshaad ka soo jeeda kilinka 5aad
Kkkkkkkkkkk
Hhhhhhhh cararay ee ha dhihin ee waxaad dhahdaa shaqadiisii ayuu qabsanayaa??? Zayd axmed waa laandheere absame kuumade kenya isagaa leh, itoobiyana isagaa leh !!!!
Asww❤❤
Raga ad sawir kogaso qadatay maxd u xaqiraysa mad shegtid ilalo qaran
M.a Somalia Guuuuul iyo Gobonimo Horemar Wacan Insha Allah Sida Khayrkale Raxmanoow 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻
Guul weeye ciidanka soomalia
Somalia Africa meqaa kagashe
Ciidanka sas u awood badan e hadana besha calamka nabad somalia u jowan maxah tahay
Waxaa usabab ah jubaland buntland iyo somaliland ee wada jirka somalia 🇸🇴 fidno ku ah
Cidanka adshegi away makuwa lacunay ee xasan xarash iyo qomkisu layen miyad shegi halke jogan cidan isracsan waa iga su.al
Yukreen maxakeenay markii Gabalkeedi dhacay. Waa yaab.
Kuwa soomaaliya kahoreeyso waakuuwo dhintay
Beenbadanaa😂😂😂
Beenaale
Barahanmohammed
Cali bacad waa jajuus Ethiopia ah
Oi
Fahad farmaanjo uu u adeegayaa
Dowlada farmaajo fahad baa kala waday farmaajo waxba maoga waa wax fiican iney isfahmaan
Asc maamo fahad awalba isaga ayaa soo geliyay siyaasada waxay labada ninwaxba soo kodhinmaayaan
Fahad muxuu galaa duliga aafanineysid gabdhahoow dilaa loo heystaa
Dowlada farmaajo fahad baa maamulayay farmaajo muxuu ogyahay
Fahad haduu wax tari karo kursigiisi awey waa hal magaan ah magacedana waa bacad cad iyo caano midna male fahad waa jaajus wadamo kale ushaqeya
Waabeenbiishansano OoNin ootiisan Ah Aad dhoodhoobeuseen???
Maxaad dadbakhtiyey Kashekeysaan Ninkii Kursigiisa loodiidey miyaad kashekeneysaa????
xaag ama xelad kuqabsanaya somalia. badeda ayu yiri abiya xeladi ama xogii lagu gorgortamaya wa dhulkabada somaliyed qaranimada somaliyed🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹🇪🇹🇪🇹
ethopia waxa lagala gorgortamayo wa bada somaliyed dhulka somaliyed. qaranimada somaliyed. bada somaliyed iney xoog ama xelad kutimaado. abiya barlamankisa ushegay xoog ama xelad ethopia waxalagala gorgortamaya. xelad kuqabso ama xood bada somaliyed aqli maha tas❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌
Sidde xalladda uu egtahhay , shacbka somalida mel walbo dunidda waa muqaddiss qawil walbo inn uu istaggo hurnimmadda shacabka somali siddi Mar kalle gumeyso uu hostaggiin sidda falastinka kalle Mel walbo refugee aa kuu nahhay hadda xammar 😢
Warya Etiopien ma shirqolin somaliya xasan iyo xukumadisa ayaa dalkii iyo dadka somaliyed cadawga 1 kuwarejiyay wanay dawanayan calamku doqonimada somaliya dhaxal keedi godka kuriday
Xasan waa khayaanoole waa KA xunahay, ETHIOPIA WAA CADOWGA SOMALIA, SHABAAB WAA ETHIOPIA, Ethiopia waa SHABAAB , GOHAANKA SHABAAB WAA AXMED MADOOBE, SOMALIA MAXAA U DANA, Xasan HALAGA QABTO dalka
Waa run taas lilaahi
gurguurte wa khainu wadan,dalka ha laga qabto. maxkamadna hala saaro.damaca Ethiopia ee dhulka iyo badda somaliyeed halaga difaaco,difaaca dalku wa waajib muqadas ah.gumaysi iyo gunimo maya,gobanimo ha.cadawga somaliyeed haloo sarakaco iska difaacisa.allahu Akbar.
Wariya waxaad cilmi iyo aqoon aad u laheen ha ka hadlin madaxweyn asiga ayaa wadanka ka masuul ah take it easy
❤❤❤
Uff shaka cafaded buflee benale
ordagaan ayaa kadabeeya waxaad oo dhan saxiix kaca dhalinta soomaaliyeed
mw xasan sheekh markuu tegay adis ayuu hankii soomaaliya uuhoos udhigay ma ahayn in uu tago adis waxay ahayd in isaga looyimaado Abiy kasoo dego muqdisho xasan wuu qasaaray haduu bad siiyo shacabka reer muqdisho haku banana baxaan xasan sheekh hadiidaan in itoobiya lasiiyo bad itoobiya balance and malahan waxay aaminsan tahay ilaa muqdisho in ay ayaga leeyihiin xayle salaasa ayaa ugu sheekeeyay wax soomaali layiraahdo majirto waa afar qoys oo reer guuraa.ah dalka itooba ayaa iska leh ayuu shacabkiisa ugu sheekeeyay markuu cabdi qaasim salad xasan markii carto lagu dooranayay shirkaas wuu yimid mingiste wuxuu yiri mingiste wax soomaali layiraahdo majirto dalka anagaa leh cabdi qaasim wuu dharbaaxay xayle salaasa Marka dad afiguba nolo kuu ogoleyn oo in ay kuxoogta ku hanweyn haatan hadaad siiso bad sow dhibaato mahaa
Mareykan waa xaaraan ku naax
Ciyaal xaafo ayuu u sheekeynayaa war wuu ka badan yahay 80 km
Wali muusocdaa wll
Kaboy . Walaalow . Sirta . Hanaga . Shegin . Shib dheh
😂😂😂😂😂😂 xasan sheea unuu addis ababa joog maanta ma lasocotaaa
Ethiopian ha noolaato
ilaahowu iyaadi intii muslim ah lee ka badbaadi Ameen yarabi 🤲🥺
Dab hurinta iskada
MASAR INTEY JOGTO SHARKEDA OGOW KA KU DHEXJIRANA INU YAHAY YUHUUD😢MW XSH M HAKA DIKTOONAADO SI WEYN BASAASNIMADA MASAR AY KU BASASI DOONTO DALKA KUNA DABA GALI DOONTO TURKIGA JOGA DALKA ASIGOO DANAHIISA MIDKAANA U JOOGA WAXAN NOQONAY HAL QALAN AY HABAR DUGAG U HESHIINEYSO KII XOOGA LAHAA IYO KII U TABARTA LIITAY CULIMADA SOOMAALIYEED HA QABTAANO FADHI QURAAN AH MASAAJIDYADA IN ALLE NAGA QABTO😢
Wariya ceeb iyo fadeexa baad sheegtaa siyaasada seey u socoto lama socotid please waxaad aqoon u laheen ha ka halin
Heey meeshaas gaad mo aa ku jirto masar israa iil eey wax la wadaa???
Somalia maanay wadan shisheeye la aanti wax noqon karin waa yaabe masar waa gaajo maxay wax tarta may falastiin wax u tarto dan ayay ka fushanaysa hadhowna kuma taqaan somaliland ❤wadanka aan ciidan kisa mooye ciidan kale laga ogolayn allow mahada ada leh