Suxufi Ishqi
Suxufi Ishqi
  • 1 695
  • 1 585 017

วีดีโอ

Labadiisii kalyood ayaa fadhiistay mawliid cumar daahir oo xaafadooda u shaqayn jiray, walaalkii aya
มุมมอง 3037 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Labadiisii kalyood ayaa fadhiistay mawliid cumar daahir oo xaafadooda u shaqayn jiray, walaalkii ayaa Kali u saaraya balse dhaqaalihii oo 40-kun oo dollar ah ma haystaan. Dhamaantiin sharegareeya oo qofkastoow waxaad hayso ku caawi kana farxi qoyskaasi iyo wiilkooda
Meherada aalaa boutique ee Magalada Borama ayaa hablaha u samaysay qiimo dhimis balaadhan hore haloo
มุมมอง 1237 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Meherada aalaa boutique ee Magalada Borama ayaa hablaha u samaysay qiimo dhimis balaadhan hore haloo Soo gaadho. Comentiga ka Soo qabo gabadh aad la jeclaan lahayd inay ka faa'iidaysato jaaniska
Shirkada Turkish bread store ayaa Laga daahfuray Magalada Borama, waa furun caruur iyo cirooleba u f
มุมมอง 2679 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shirkada Turkish bread store ayaa Laga daahfuray Magalada Borama, waa furun caruur iyo cirooleba u fiican oo nafaqo le,xanuunada gaarka cida ka cabanaysana... Shirkada hala Soo dhaweeyo horena haloo Soo gaadho
Waxa la iigu tolay qaabkaan jeclaa waxanan ku helay wakhtigii aan jeclaa meherada casood tailor
มุมมอง 1299 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Waxa la iigu tolay qaabkaan jeclaa waxaanan ku helay wakhtigii aan jeclaa meherada casood tailor ee Magalada Borama ayaa qiimo dhimis balaadhan u samaysay bulshada. Comentiga ka Soo qabo saaxiibkaaga aad la jeclaan lahayd inuu ka faaiidaysto
Suldan Mohamed Suldan Suleiman ilaahay haka yeelo suldaan umada anfaca oo sidii
มุมมอง 19814 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Suldan Mohamed Suldan Suleiman ilaahay haka yeelo suldaan umada anfaca oo sidii ilaahay ha unaxariistee aabihii suldaan saleeban loo jeclaa isna loo jeclaado insha allah. Dhamaantiin uduceeya in ilaahay ku asturo masuuliyadaa la saaray
ilaahay ha unaxariisto Suldaankii guud ee Gobolada galbeedka Somaliland suldaan saleeban Cali ismaci
มุมมอง 1.3K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ilaahay ha unaxariisto Suldaankii guud ee Gobolada galbeedka Somaliland suldaan saleeban Cali ismaaciil aaskiisu sidan ayuu u dhacay maanta. Dhamaanteen aan u ducayno in ilaahay janooyinkiisa ku casuumo oo uu ka yeelo Marti la jecel yahay
110 arday ayaa ka aflaxay maraakiista anwaarul Qur'an ee M/Borama akhriska, qoraalka iyo bar-baarint
มุมมอง 261วันที่ผ่านมา
110 arday ayaa ka aflaxay maraakiista anwaarul Qur'an ee Magalada Borama akhriska, qoraalka iyo bar-baarinta caruurta. Maasha allah awlaadiinana keena
Kaah dental clinic oo ku yaala Borama gaar ahaan sisibta ayaa qiimo dhimis %50 waana bilaash adeegya
มุมมอง 12314 วันที่ผ่านมา
Kaah dental clinic oo ku yaala Borama gaar ahaan sisibta ayaa qiimo dhimis P iyo adeegyaduna waa bilaash cardka lagu galayo uunbaa la bixinayaa. comentiga ka Soo qabo saaxiibkaaga afka iyo ilkaha ka cabanaya jaaniska si uu uga faaiidaysto
Ugaaskii gadabuursiga ee wadani u codeeya lahaa wasiir kuxigeen ayuu ku helay jibriir yoonis 100-kun
มุมมอง 6K14 วันที่ผ่านมา
Ugaaskii gadabuursiga ee wadani u codeeya lahaa wasiir kuxigeen ayuu ku helay horena madaxyo-wayn Saajin ayaa usiiyay, jibriir yoonis codkooda Cali xaamud ayaa 100-kun oo dollar ka siistay, wasiir kuxigeenka la siiyay jibriir yoonis reer nuurow ka qaata. Saajin ayay garan waayeen oo ka saamayn badnaa madaxwayne kuxigeen " ayaanle siciid khaliif"
"Afarta wasiir ee ree Awdal waa inay si deg-deg ah isku casilaan oo ay-na tolkood gunimo u qaadin"
มุมมอง 7K14 วันที่ผ่านมา
"Afarta wasiir ee ree Awdal waa inay si deg-deg ah isku casilaan oo ay-na tolkood gunimo u qaadin" Halkan ka Soo qabo taageerayaashii isbadalka xisbiga Wadani "Shacabka Borama"
Shirkada xajka iyo cumrada ee abubakar travel agency ee Magalada Borama ayaa bulshada Gobolada Awdal
มุมมอง 17114 วันที่ผ่านมา
Shirkada xajka iyo cumrada ee abubakar travel agency ee Magalada Borama ayaa bulshada Gobolada Awdal iyo salel ugu baaqaya inay qabanayaan dhamaan macluumaadkii la xidhiidhayay xajka. Ha laga Faa'iideysto
cuntooyinka, cake, make upka xinaha iyo qurxinta haweenka ayay barteen dufcadii 2aad galado skills
มุมมอง 18821 วันที่ผ่านมา
Barashada cuntooyinka, cake, make upka xinaha iyo qurxinta haweenka ayay barteen dufcadii 2aad galado skills school Borama. Halkan ka Soo qabo gabadh aad la jeclaan lahayd xirfadahani si hadhow ugu shaqaysato
Tayo poly clinic ayaa Laga daahfuray magalada Borama adeegyadee ayayse Xaruntani caafimaad qaban doo
มุมมอง 15521 วันที่ผ่านมา
Tayo poly clinic ayaa Laga daahfuray magalada Borama adeegyadee ayayse Xaruntani caafimaad qaban doontaa ? Dr Xasan Cilmi ayaa fadhiisan doona hore haloo Soo gaadho
Waxkasta waxaa ka wayn wadajirka iyo wada lahaanshaha Somaliland, isbadalka dhalinyaraduna wuxuu aha
มุมมอง 14121 วันที่ผ่านมา
Waxkasta waxaa ka wayn wadajirka iyo wada lahaanshaha Somaliland, isbadalka dhalinyaraduna wuxuu ahaa inay helaan shaqo abuur ganacsiyeed iyo inay wax usoo kordhana. "Farah Jr oo ka mid ah bahda sportiga Gobolka Awdal "
Ku guulayso Tv, Mobile iphone, gasaalad, galaaseer iyo ofin carwada barako oo kulmisay
มุมมอง 38521 วันที่ผ่านมา
Ku guulayso Tv, Mobile iphone, gasaalad, galaaseer iyo ofin carwada barako oo kulmisay
Bidaar baan lahaa awal, kalyaha, jilbaha,jidhka ayaa I daalayay, caalami organic oil and food produc
มุมมอง 64621 วันที่ผ่านมา
Bidaar baan lahaa awal, kalyaha, jilbaha,jidhka ayaa I daalayay, caalami organic oil and food produc
Gadabuursiga dha'dhaar 4-raad ayaa ku Soo biiray waa madaxyo-wayn wasiirkooda hala siiyo, dadku waa
มุมมอง 31321 วันที่ผ่านมา
Gadabuursiga dha'dhaar 4-raad ayaa ku Soo biiray waa madaxyo-wayn wasiirkooda hala siiyo, dadku waa
Kaalmo foundation ayaa 3000-kun oo dollar gudoonsiisay cispitalka wayn ee Magalada Borama si dadka
มุมมอง 31821 วันที่ผ่านมา
Kaalmo foundation ayaa 3000-kun oo dollar gudoonsiisay cispitalka wayn ee Magalada Borama si dadka
Busy bees ayaa daahfuray dugsi ugaara caruurta baahiyaha gaarka qaba ee ku nool magalada Borama.
มุมมอง 29421 วันที่ผ่านมา
Busy bees ayaa daahfuray dugsi ugaara caruurta baahiyaha gaarka qaba ee ku nool magalada Borama.
Ma Sii taagnaan doono tiir ay leedahay Shirkada laydh-ka ee aloog haday Sii dayn waydo kayd oo si du
มุมมอง 3.9K28 วันที่ผ่านมา
Ma Sii taagnaan doono tiir ay leedahay Shirkada laydh-ka ee aloog haday Sii dayn waydo kayd oo si du
Bahda sportiga Gobolka Awdal ayaa ka codsaday wasiirka ciyaaraha Somaliland in Laga Soo dhigo yuusuf
มุมมอง 20728 วันที่ผ่านมา
Bahda sportiga Gobolka Awdal ayaa ka codsaday wasiirka ciyaaraha Somaliland in Laga Soo dhigo yuusuf
Xoghayaha dawlada hoose ee Borama maxaa looga qaaday xilka ? Waraysigan wax badan ku ogow, dayntii
มุมมอง 1.9K28 วันที่ผ่านมา
Xoghayaha dawlada hoose ee Borama maxaa looga qaaday xilka ? Waraysigan wax badan ku ogow, dayntii
"Wada noolashaha iyo nabada aad haloo xoojiyo, hambalyo xukuumada cusub"bashiir axmed dahir
มุมมอง 15728 วันที่ผ่านมา
"Wada noolashaha iyo nabada aad haloo xoojiyo, hambalyo xukuumada cusub"bashiir axmed dahir
Dalabsame sport center ayaa Laga daahfuray magalada Borama kaalay ila Soo arag
มุมมอง 30328 วันที่ผ่านมา
Dalabsame sport center ayaa Laga daahfuray magalada Borama kaalay ila Soo arag
Ilaahay waxaan ka rajaynayaa inay ree Somaliland noqdaan dad isku duuban, Madaxwayne Muuse biixi
มุมมอง 34728 วันที่ผ่านมา
Ilaahay waxaan ka rajaynayaa inay ree Somaliland noqdaan dad isku duuban, Madaxwayne Muuse biixi
Wada noolaashahii iyo is-dhexgalkii dadka iyo isku duubnidii bulshada Somaliland dib loo Soo cesho
มุมมอง 112หลายเดือนก่อน
Wada noolaashahii iyo is-dhexgalkii dadka iyo isku duubnidii bulshada Somaliland dib loo Soo cesho
Suma walaahi inaan qaadanayn xilka qaadista xoghayaha dawlada hoose ee Borama, wixii ay keento masuu
มุมมอง 2.1Kหลายเดือนก่อน
Suma walaahi inaan qaadanayn xilka qaadista xoghayaha dawlada hoose ee Borama, wixii ay keento masuu
Tartankii doorashadu yaanu reebin is nacayb bulsho, kursigana waxaa ka muhiimsan wada noolashaha bul
มุมมอง 272หลายเดือนก่อน
Tartankii doorashadu yaanu reebin is nacayb bulsho, kursigana waxaa ka muhiimsan wada noolashaha bul
Nabad-doon 6-bilood jeelka Borama ugu xidhan gudoomiye kuxigeenka komishanka doorashooyinka
มุมมอง 1.2Kหลายเดือนก่อน
Nabad-doon 6-bilood jeelka Borama ugu xidhan gudoomiye kuxigeenka komishanka doorashooyinka

ความคิดเห็น

  • @ahmedabdi4319
    @ahmedabdi4319 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hadkay ku taalaa

  • @ahmedabdi4319
    @ahmedabdi4319 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 2 วันที่ผ่านมา

    Adoomo ii door

  • @cabdiladane2319
    @cabdiladane2319 2 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku caafiyo wllo

  • @hiboahmedawadan8697
    @hiboahmedawadan8697 3 วันที่ผ่านมา

    allha ku cafiyo❤❤

  • @LuulLuula-wb3qm
    @LuulLuula-wb3qm 3 วันที่ผ่านมา

    masha Allah waa farxad

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 4 วันที่ผ่านมา

    Reer borama walaalayaal siday wax u jiraan ma og tahay ma og tahay furin turkiga laga keeno ma jirtee magac wadan kale rootigu dee turki noqon maayo gobolka awdal oo dhan waxa deegaan magac leh miyaad u bixisaan gorayacawl.baki.boon.qulujeed.dila.camuud.cabdilqaadir.xariirad.saylac.lughaya.xeego.garbadadar.cali xaydh.bakkery intaas oo magac adigo haysta maxaa turki ku keeni magac dal kale rooti lagaga iibsan maayo.

  • @sirtanoloshaonline2050
    @sirtanoloshaonline2050 7 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢 illaahay ha u naxriisto..😢😢😢

  • @KhadraAbdillahi-g7g
    @KhadraAbdillahi-g7g 13 วันที่ผ่านมา

    hooyoda iyo munafaqada wadaba wase

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 13 วันที่ผ่านมา

    Fataalyohow sakhraanki afkaaga qadhmuun ka leexi Ugaaska reerka.Doqon baad tahay ugaaskiisa lagu soo direy.

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 13 วันที่ผ่านมา

    Adeer dawladani waa dawladii LAANGAABKA.j/yoonis aad buu u soo dhaweynayaa in ay markan maamulka qabtaan reerahaa yaryar ee wakhtiga la siiyey.Hambalyo.

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 13 วันที่ผ่านมา

    Ninmanki hilac ka codeyay xusbi soo saran kari waayay idinku ma cayda dawlada laindin abuuray

  • @mohamedabdillahi1960
    @mohamedabdillahi1960 13 วันที่ผ่านมา

    Adeer musafiin iyo jibriil yoonis hore ayuu noqdey wasiir iyo m/weyne ku xigeen iyo madaxweyne.marka dadka kale hala siiyo, xilku waa meerto.nin weyn baad tahay aflagaadada iyo iskudirka jooji.. Ugaasku wuxu taageerey isbadalka ee maaheyn wax kursi ku saabsan. Munaafaq beenaale.

  • @abdirahmanbarre9635
    @abdirahmanbarre9635 13 วันที่ผ่านมา

    Waar kani waa af ku xoogle

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 13 วันที่ผ่านมา

    Ayaanle ma waxbaa ka si noqday mise jagooyinkii baa ka xidhmay ciraa jagooyinka furayee samir dhaha😅😅😅

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 13 วันที่ผ่านมา

    Adeer wax iska hubso

  • @AbdilahiMohamed-zk9pd
    @AbdilahiMohamed-zk9pd 13 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh niyaw ninkani waa funy walahi waan qoslay qolayada isaaq sidaa uma kaftami naqaan

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 13 วันที่ผ่านมา

    Dhoobadan ragiitaakay ee dhagaxan aasasay dhaaxabakuwiihaynjiraadhawrhabeeqaday

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkk halkan uumarayaa waa halkee waar wasiir iyo kuxigeen umaynaan Socon muusaynu ridaynay oo badeena iibiyay ugaaskeena celiyay kuxigeenka iyo wasiir micno male mar hadaynu isdhaafinay dhamaanteen Ree somaliland markaa halkan ay umarayso waa halkee mida labaad jibrir yonis sawkii kulmiye ucodeeyay waxan la,iibsaday waamaxay

    • @mohamedabdillahi1960
      @mohamedabdillahi1960 13 วันที่ผ่านมา

      Jibriil yoonis uma codeyn kulmiye inyar oo reer Axamad ah iyo h/cafaantii uu water Buuni iyo Dacar ayaa u codeysey ee waxad u baahantahay aqoonta sida dadku wax u doortaan.mida kale dib u eeg meelaha kulmiye lagu jabiyey waa degaanada j/yoonis,tusaale Qulujeed ayaa dega ma reerkiina ayaa dega,waraqa ma adigaa dega,borama gudaheeda ma adigaa dega.afartii doorasho kulmiye wuu ku jabey waligii wadani baa ku garaaci jirey,h/cafaan waligeed kulmiye ayey aheyd.taariikhaha adeer dib u raac.

    • @sayidcalimuxumedxadi8075
      @sayidcalimuxumedxadi8075 13 วันที่ผ่านมา

      @mohamedabdillahi1960 waar jibriir yoonis waxa ay ucodeeyeen Saajin codkii habar cafaan eed sheegan jirtay ayaad wayday waynu is ognahay

  • @XasanAyaanle-b2t
    @XasanAyaanle-b2t 14 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 14 วันที่ผ่านมา

    Ma,fahmin ayanle warkisa

    • @mohamedabdillahi1960
      @mohamedabdillahi1960 13 วันที่ผ่านมา

      Waxa loo soo dhiibey mashruuc la isku dirayo nuur yoonis iyo j/yoonis.

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye 14 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo saajin million ki la idiin dhibay ma idinka cunay ilayn cod kumad keenine

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 14 วันที่ผ่านมา

    Waa ninkan waa fany ruwaayadaha haynoo galo kaftankiisu waa qosol bilaa naxliya iron man weeyaan

  • @Haantailaacomporosork
    @Haantailaacomporosork 14 วันที่ผ่านมา

    Ninkan ayaanle waa masiibo walahi wuu so qarxiyey maydhane

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 14 วันที่ผ่านมา

    Cishqi Adeer maad naga daysid. Shaqsiyaadka xanuunsan maad naga daysid.

  • @Maxamed-pr1wi
    @Maxamed-pr1wi 14 วันที่ผ่านมา

    unsubscribe qaado wariye buka

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 14 วันที่ผ่านมา

    Cishqiyoow saqraan baa i soo booqday maalin walba noo keen waar waxaan meesha ka kaxee timihii iyo futadii ayaa cadaatay

    • @WiilkaMagaalka-oo1od
      @WiilkaMagaalka-oo1od 13 วันที่ผ่านมา

      Guri la isku caayo ayaad ku soo barbaartay

    • @mohamedabdillahi1960
      @mohamedabdillahi1960 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@WiilkaMagaalka-oo1odadeer wixii af xumo la horyimaada shaashadaha waa la caayi,isagaa u badheedhey in la caayo too sharadtiisii ku iibsadey mijin jaad ah oo loo soo qaadey.anigaa ku keh kani waa sakhraan munaafaq ah oo dadka isku diraya.

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 14 วันที่ผ่านมา

    Kani waa doqon daroogada caba snm ku shaqaysato samaroonku naf ma leh waa doqmo loo kala sheekeeyo aaway awdal sate

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 15 วันที่ผ่านมา

    Hilaac ayaad cute cuteen mee hilaac manta ilmatiyaal ha halin😂

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 15 วันที่ผ่านมา

    Jibriiyoonis udaaya iygaayaqaanasidaloocuno cadquudheed

  • @GudiCidgal
    @GudiCidgal 15 วันที่ผ่านมา

    Helay boorama m s f

  • @user-horo
    @user-horo 15 วันที่ผ่านมา

    Dadkan reer somaliland maxaa kasiya? Waar kala shaqo taga oo sida aduunka udhaqma doorashaad ku waalateen doorshadiina way dhamaatay waliba badankiinu cidaad doonayseenbaa taladii dalka ku guulaysatay hadaba hala idiin taliyee dib ufadhiista subxaanlaa

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 16 วันที่ผ่านมา

    waligiinba ahaada reer ooyaaye

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 16 วันที่ผ่านมา

    Aakhiro janata haday galaana waa u cabasho markaa waxaan leeyahay caafimad hela kkkkkk

  • @KhaalidBaade
    @KhaalidBaade 17 วันที่ผ่านมา

    Odaygii waran wuu shanqadhay malaha sidi islaanti faadumo ibrahin ayu noqday waar dhulbahante hadu jogo io hadu tagoba s.land lama wada laha ogaada taasi niyow s.land waa beesha dhexe ku biyo caba taa

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 17 วันที่ผ่านมา

    Weligiin sidas uqaayliya. War sida dhulbante isu xoreya.huuno sida isudhama

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 17 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow imaanka hanaga qaadin nio xabaal laba mitiraad galaysaa alle kayaaba nio madax wayne kuxigeenbad heshene alx dhaha

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 17 วันที่ผ่านมา

    Sowtii aad u codayn waydeen Hillaac, ee aad soo saari waydeen! Ma cabashada ayaa idiin dhaqan ah.

  • @asxaabi
    @asxaabi 17 วันที่ผ่านมา

    4 wasaradod oo miisaan leh ayaa la siiyey cabashada ayey ugu badisa malaha waxbaa naga maqan

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 17 วันที่ผ่านมา

    Markaad ururkiinii HILAAC AAD rideen ayaad waliba soo cabaadaysaaan waar abtiyaal isla xishooda

  • @CabdirisaaqDarmaan-o9j
    @CabdirisaaqDarmaan-o9j 17 วันที่ผ่านมา

    Samaroon maxay la qaylinaysaa haday sadex qaateen qabiilo dhan baaba midh midh keliya la siiyay sida gabooye ayuub tol jecle oo iska aamusan

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 17 วันที่ผ่านมา

    Qoladii wasiir ka waayay ahaa shalay waad aamusnaydeen markuu saajin 7da sano wasiir ka ahaa maalinba waji kale soo xidha Qoladii hargaysa ka ooyaysay muuse biixi ayay aaminsanaayeen inuu soo baxayo idinkuna saajin ayaad aaminsanaayeen inuu soo baxayo codkiina ayaa idiin ciilay meesha calaacalka kala hoyda maantuun baan laysku joojinayn

  • @ahmedderiawarsamejiir
    @ahmedderiawarsamejiir 17 วันที่ผ่านมา

    Ordoo Etopia Aada Waar Horta Maxaa Rabtaan Madax Weyne Ku Xigeen Oyo Wa Siiro Waar Niic Kalaa Wadaan

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 วันที่ผ่านมา

    Maanta maaha maalintay iscasilayaane garta maalintaa?

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 วันที่ผ่านมา

    Fidmo umada ha dhex dhigina iyo tashuush aakhiro waa la iswaydiinayaa ma xamar ayaad afar wasiir ka helilahayd

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 17 วันที่ผ่านมา

    Fidmo umada ha dhex dhigina iyo tashuush aakhiro waa la iswaydiinayaa ma xamar ayaad afar wasiir ka helilahayd

  • @elijahheyele1708
    @elijahheyele1708 17 วันที่ผ่านมา

    Samaron prank,hal xisbi ba so saaran kari la'dihin ee iska cabaada uun bila faido

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 17 วันที่ผ่านมา

    REE AWDAL WASIIRO UMA BAAHNA EE WAXA DOONAYA IN GOBOLKODA HURUMARKA DAWLADNIMO LA GAADHSIIYO ILAA DAWLADII SIYAAD BARE G.AWDAL MA GAADHIN SOMALILANDNA MA GAADHIN SHIRKADA WADOOYINKA SOMALILAND KAMA SHAQEYAN WAXAY KU JOOGAN KALABEYDH

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 17 วันที่ผ่านมา

    Ina Abiib, ina xaamud jibriil iyo tuugta wakiilada idiinku jiraa oo calooshooda u shaqaysanayay oo cadawga somaliland inay ku soo hogaamiyaan loo adeegsanayay baa hog idinku riday oo xisbigiinii Hilaac riday Saami qaybsi dambe ood ka hadashaana halkaasuu ku dhintay