BirlabFX
BirlabFX
  • 303
  • 58 572

วีดีโอ

Trade wa dulqaad iyo sugitaan.✍Trade wa dulqaad iyo sugitaan.✍
Trade wa dulqaad iyo sugitaan.✍
มุมมอง 595 วันที่ผ่านมา
13 July 202413 July 2024
13 July 2024
มุมมอง 497 วันที่ผ่านมา
Maxaa farqi ah idin dhaxeeyo adiga iyo qofka traderka buuxa ah.Maxaa farqi ah idin dhaxeeyo adiga iyo qofka traderka buuxa ah.
Maxaa farqi ah idin dhaxeeyo adiga iyo qofka traderka buuxa ah.
มุมมอง 3688 วันที่ผ่านมา
Week end qurux badan asxaabta bahda birlabfx wa inoo weeka xiga guuleysta.✍Week end qurux badan asxaabta bahda birlabfx wa inoo weeka xiga guuleysta.✍
Week end qurux badan asxaabta bahda birlabfx wa inoo weeka xiga guuleysta.✍
มุมมอง 7515 วันที่ผ่านมา
usdcad NFP News.usdcad NFP News.
usdcad NFP News.
มุมมอง 6315 วันที่ผ่านมา
Waad sameeyn kartaa wa hadii ay ka go antahayWaad sameeyn kartaa wa hadii ay ka go antahay
Waad sameeyn kartaa wa hadii ay ka go antahay
มุมมอง 6917 วันที่ผ่านมา
birlabfx?igshid=MzNlNGNkZWQ4Mg
Gbpusd NY trade 1/7/2024Gbpusd NY trade 1/7/2024
Gbpusd NY trade 1/7/2024
มุมมอง 11219 วันที่ผ่านมา
birlabfx?igshid=MzNlNGNkZWQ4Mg
Sida ugu sahlan e account challenge ah loo baasiyo.Sida ugu sahlan e account challenge ah loo baasiyo.
Sida ugu sahlan e account challenge ah loo baasiyo.
มุมมอง 1.4K19 วันที่ผ่านมา
birlabfx?igshid=MzNlNGNkZWQ4Mg
Sideen aan ku baasin karaa account challenge wa muuqaal aad u xiisa badan 1/7/2024Sideen aan ku baasin karaa account challenge wa muuqaal aad u xiisa badan 1/7/2024
Sideen aan ku baasin karaa account challenge wa muuqaal aad u xiisa badan 1/7/2024
มุมมอง 9120 วันที่ผ่านมา
birlabfx?igshid=MzNlNGNkZWQ4Mg
Side suuqa forex lacag ugu sameeyn karaa.Side suuqa forex lacag ugu sameeyn karaa.
Side suuqa forex lacag ugu sameeyn karaa.
มุมมอง 42522 วันที่ผ่านมา
birlabfx?igshid=MzNlNGNkZWQ4Mg
Waqtigaaga ka fa iideyso.Waqtigaaga ka fa iideyso.
Waqtigaaga ka fa iideyso.
มุมมอง 4324 วันที่ผ่านมา
Cidna waliga haka laad laadin guul.walbo waxay u baahntahay dhabar adeeg guuleysta.Cidna waliga haka laad laadin guul.walbo waxay u baahntahay dhabar adeeg guuleysta.
Cidna waliga haka laad laadin guul.walbo waxay u baahntahay dhabar adeeg guuleysta.
มุมมอง 24625 วันที่ผ่านมา
Dadaal walbo la sameeyo mirihiisa wala hantaa guuleysta bahda birlabfx ciid wanagsanDadaal walbo la sameeyo mirihiisa wala hantaa guuleysta bahda birlabfx ciid wanagsan
Dadaal walbo la sameeyo mirihiisa wala hantaa guuleysta bahda birlabfx ciid wanagsan
มุมมอง 75หลายเดือนก่อน

ความคิดเห็น

  • @kalidabdinuh1851
    @kalidabdinuh1851 3 วันที่ผ่านมา

    Alx trade kasta ood todobadkan so dhigty wn qaaty xtaa Kan aad imika qaadatay xta GU iyo EU labadaba wn qaaty ila imika ayay iisocdan alx

  • @maxamedcabdiraxmaan2535
    @maxamedcabdiraxmaan2535 7 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustad

  • @grandtvchanel3489
    @grandtvchanel3489 8 วันที่ผ่านมา

    Next video rules to take entry at NY session

  • @AyaanleFX
    @AyaanleFX 8 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 8 วันที่ผ่านมา

    Next video, how to backtest, please 🙏

  • @Yaasiin-wz2nh
    @Yaasiin-wz2nh 8 วันที่ผ่านมา

    Thnks

  • @Qalbi132
    @Qalbi132 12 วันที่ผ่านมา

    Wll sidee iiga caawin kartaa in aan barto strategy-yadan

    • @birlabfx
      @birlabfx 6 วันที่ผ่านมา

      Instagramka inaga so qabo

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp 16 วันที่ผ่านมา

    Account ka10k ah ma 30 maalin ayaa lagaa rabaa o bil ayaad bixinaysaa mise ma xadid na

  • @Ismailandirahman
    @Ismailandirahman 17 วันที่ผ่านมา

    Ustad ad iyo ad ayan kugu bahna bal dhanka iyo instegramka iga eeg

  • @Mohamett779
    @Mohamett779 17 วันที่ผ่านมา

    Ustad si private ma iicawin karta ict model 13 raba ina barte🤝😊

    • @birlabfx
      @birlabfx 5 วันที่ผ่านมา

      Ustaad instagramka inaga so qabo

  • @AbdiRizak-e1v
    @AbdiRizak-e1v 17 วันที่ผ่านมา

    ustaad fundednext muuqaal kasoo samee plz

  • @AbdiRizak-e1v
    @AbdiRizak-e1v 17 วันที่ผ่านมา

    ustaad fundednext muqaal kasoo sameee plz

  • @Muscabfx
    @Muscabfx 18 วันที่ผ่านมา

    Legend

  • @user-nu8by3bl1r
    @user-nu8by3bl1r 18 วันที่ผ่านมา

    Aad bad u mhdsnthy ustaad

  • @amiirhajiali3040
    @amiirhajiali3040 18 วันที่ผ่านมา

    USTAAD meel lagaala soo xidhiidho ma lihid miyaa

    • @birlabfx
      @birlabfx 18 วันที่ผ่านมา

      Ustaad instagramka ayaad nagala so xiriiri kartaa guuleyso.

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 18 วันที่ผ่านมา

    Thanks bro. Wxaa Kaloo Cashir Kale kaso Diyaarisaa Step by step ah CRT oo Baryahan Madaxa naga galay bro, Adigo Mahadsan. Thanks.

    • @birlabfx
      @birlabfx 18 วันที่ผ่านมา

      I.a wixii waxtar leh bahda birlabfx wa ay lawadagayan asxaabtoda ustaad.guuleyso

    • @carafaatcali
      @carafaatcali 18 วันที่ผ่านมา

      Fuded wayeh crt zx CB

  • @Mr__dollar
    @Mr__dollar 19 วันที่ผ่านมา

    Muuqalkan mid ka faaiido badan TH-cam kuma jiro mahadsanid ustaad

    • @birlabfx
      @birlabfx 19 วันที่ผ่านมา

      Ustaad guuleyso.

    • @traderhassan5304
      @traderhassan5304 18 วันที่ผ่านมา

      ​@birlabfx Thanks bro. Wxaa Kaloo Cashir Kale kaso Diyaarisaa Step by step ah CRT oo Baryahan Madaxa naga galay bro, Adigo Mahadsan. Thanks.

  • @user-ot4ov2gj8q
    @user-ot4ov2gj8q 19 วันที่ผ่านมา

    Aad ba umahadantahy ustaad🫡

    • @birlabfx
      @birlabfx 19 วันที่ผ่านมา

      Ustaad guuleeyso.

  • @abdallahasan8884
    @abdallahasan8884 19 วันที่ผ่านมา

    Wlhi sidan uga faaiday ma maleysan kartid muuqaalkan ilaahey haka abaal mariyo, Trade badan raadintiisa bes ayey iga tahy nadaam quruxbdan baad nagu caawiday Shukran wll waa hubaa inan dhowr acc baasin doono muuqalkan kadib thnk U bro🙏🙏🙏

    • @birlabfx
      @birlabfx 19 วันที่ผ่านมา

      Ustaad guuleeyso

  • @Sports77657
    @Sports77657 22 วันที่ผ่านมา

    Macalim aad u mahadsantahay❤

  • @HassanAlii-si7ui
    @HassanAlii-si7ui 22 วันที่ผ่านมา

    nabar sxb

  • @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey
    @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey 22 วันที่ผ่านมา

    Ustaad lacagtan waa tee

  • @breezeofeye3928
    @breezeofeye3928 25 วันที่ผ่านมา

    ustad aad baan kuu wataa daacadii aniga waligeyn qof kuma dhagin qofkasta waxiisa hadey u shaqeyan hampalyo dhahaa,hadafku wa making money

  • @abdikadirxaad1902
    @abdikadirxaad1902 หลายเดือนก่อน

    Ustaad suuqa madama wax structure ah ùu bixin waxd ku qadaty ma no shegi karta ustaad ?

  • @user-re2zt1dl9y
    @user-re2zt1dl9y หลายเดือนก่อน

    Wallo fx brimus markuu kuaqbalo agtiv soo kuma soo qorahay sxb lanabrka wthaspp isoodir nio wax baa rabay inaan iga caawizo lbx

    • @birlabfx
      @birlabfx หลายเดือนก่อน

      Instagramka inaga so qabo ustaad mahdsanid.

  • @user-re2zt1dl9y
    @user-re2zt1dl9y หลายเดือนก่อน

    Wallo signals mabixisa

  • @Mr__dollar
    @Mr__dollar หลายเดือนก่อน

    Intaba waan ku jiraa maanta ustaad

  • @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey
    @ABDIASISARABMOWLIDALI-zi5ey หลายเดือนก่อน

    GBPUSD SELL ayaan udiray tp na way ku dhacday lkn lacag kale oon furay ayaa khaare igalisay waxaana jabiyay rules ah risk management Iyo trading plan kiiba Haneen walba waxaan ku seexdaa Inaan rules kayga ilaaliyo lkn subixiu kii xalayba ma ihi

    • @yoonismustafe5968
      @yoonismustafe5968 หลายเดือนก่อน

      Nidaam noce ah ayad isticmaasha wll

    • @birlabfx
      @birlabfx หลายเดือนก่อน

      Ustaad ugu danbeyn adigo ruleskaga dabaqaayo walagu tagaya guuleyso.

  • @Abdal252
    @Abdal252 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad, USDCAD qaatay ani si wanagsan udhaqaaqday🎉

    • @birlabfx
      @birlabfx หลายเดือนก่อน

      Guuleeyso ustaad

  • @Ck-cade1
    @Ck-cade1 หลายเดือนก่อน

    Sxb ma iishegi kartaa broker fiican oo low spread ah oo aqbalaya ethiopia Mahadsanid

  • @Ahmedwali-22
    @Ahmedwali-22 หลายเดือนก่อน

    Lkn legend trade kan sawabta ad uqadatay mano sheegi karta anago og inusan poi usan joogin dibna loogu noqon internal liquidityga side macalin noo faa'odey

  • @Dhiifane
    @Dhiifane หลายเดือนก่อน

    Ustaad waad ku mahadsan tahay taladan qof waxbarasho ku nira umba garan garo qimahisa guuleyso ❤🎉

  • @Abdal252
    @Abdal252 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ani lacag la'aan i heyso maxaa xal ah oo ii heysa shaqada lacagta aan ka qaato familka toos usiyaa kamana maarmaar, challenge gi ugu danbeye aan qaate shirkadi ila hada waa iso jawabi la dahay fidelcrest waye waana basay ph1 2 isbuuc gidahoda 2 bil kaso waregtay ila hada shib waaye

    • @birlabfx
      @birlabfx หลายเดือนก่อน

      Ustaad xal wuu imanaya waqti waxaa dhici doonto aad awood u yeelato in aad labada dhinac maareyso suuqa forex mahan mid tagaya kaliya xirfada waqti sii ,teeda kale shirkada aad tilmaantay xog sida kama haayno waayo bahda birlabfx ma isticmaalan shirkadaas ,sida darteed waxan xog ka heyn waxba ma ku tilmaami karno ustaad guuleyso.

    • @Abdal252
      @Abdal252 หลายเดือนก่อน

      ​@@birlabfx shukran ustaad

  • @breezeofeye3928
    @breezeofeye3928 หลายเดือนก่อน

    sxb killzone time 10ka ilaa 11ka iyo 5ta ilaa 6da oo kaliya miyaa entry qaadatiin mase london iyo new york oo dhan iisheg bal

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 2 หลายเดือนก่อน

    Muuqalkan Bilaa Codka ah mxa wye bro, Cod sosar Trade ka ino Sharax Pls? Meel aan Kaala So xiriiro ino Raacu.

  • @liibanza4531
    @liibanza4531 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad mahadsanid lkn cod ina noogu si sharaxdo aye ku fiicned si aan si wacan ugu fahano si walbo tahay mahadsanid 🙏🙏

  • @carafaadcumar-yq2uq
    @carafaadcumar-yq2uq 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad NY entry noo soo gali oo nagu sadaqayso

  • @yoonismustafe5968
    @yoonismustafe5968 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @AyaanleFX
    @AyaanleFX 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @FUADMAHAMED297
    @FUADMAHAMED297 2 หลายเดือนก่อน

    Jasakalaaah ustaad Daacadnimo iyo hawl karnimaa kaa muuqata macalin. Ustaad ma bixisaa mentorship.?? Inàan Ardaydaada ka mid noqdaan rabee Waliba advanced baan ahay Ict

    • @birlabfx
      @birlabfx 2 หลายเดือนก่อน

      Ustaad instagramka inaga so qabo mahdsanid.

  • @Abdal252
    @Abdal252 2 หลายเดือนก่อน

    Shirkad la dhaho fidelcrest aan ka qaatay challenge 15k ah phase one markaan gudbay phase 2 maba iso diroyaan ilaa muddo bil ku dhaw waxeyna dhaheen isbadalo aan sameynonaa oo naga war sug, waaba kasii niyad jabayaa hadda oo funding pips kuwo la dhaho ka war jerin rabaa madaama ftmo ay qaali tahay

    • @birlabfx
      @birlabfx 2 หลายเดือนก่อน

      Guuleyso ustaad.

  • @AyaanleFX
    @AyaanleFX 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad❤❤❤

  • @xamsexandule2559
    @xamsexandule2559 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad halka xili hadoo conformation isiin waayo ma sugi karaa xiliga ny

  • @yoonismustafe5968
    @yoonismustafe5968 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤